Тёмный

Daawo Rw itoobiya Somalia Ha imaqasho Aduunkodhan Ha imaqlo Xaqbaan Uleenahay Badda Cas Awoodna Waan 

Anfac Media
Подписаться 263 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 9 часов назад
Guuuuuuul dawlada Somalia 🇸🇴 idamka ilahay cadawgu wujabay Dona inshallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@drabdimajidahmed3820
@drabdimajidahmed3820 8 часов назад
Xabashi way qarwaysaa , markii qof somali ah dhulka laga waayo qaata badaas Nin waalan
@ismaelfozia
@ismaelfozia 8 часов назад
Wax biirso wax beel bey dhasha ee baduu wey ku sugeysa ee uu kaley oo waxad ka hesha somalie waxba haka siin , wuxuna ogeyn damacisa badeed ineey somalie dan uu tahay so soco siradey wan ku raagsaney
@abdiyare4603
@abdiyare4603 7 часов назад
Sxb somalia hadii ay badacas meel ka haysato ha u diido lkin somaliland way siinaysaa wwaanay fulinaysaa omu ga ictiraaf kana waanu ku badalanaynaa ee ha is wareerinina waxba kama qaban kartaane
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 7 часов назад
​adiga meshaan oromo kaa tahay bada waa dolka somaliya ma fahmatay xolo oromo ka tahay
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 8 часов назад
Aby waa fayras, fayraskan hal daawo ayuu leeyahay, daawaduna waa midnimada ummadda Soomaaliyeed si looga hortago cudurkiisa. Soomaaliya waxaa ku waajib ah inay ilaaliso dhulkeeda iyo baddeeda oo ah dhaxalka ubadkeeda.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 7 часов назад
Waa ayaan darro in maanta Xabashi xun oo weligii haweysan karin bad ay Somalia leedahay uu yiraahdo badda Somalia xaq baan u leenahay inaan wax ku yeelanno!!!!!! ......
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 8 часов назад
Nabad iyo Etiopien kala dheer. xoog bay ku rabta Lkn qofkii dhoof ku yimaado baa geerida dhibta.
@MumtaazMohammed
@MumtaazMohammed 7 часов назад
Ninkiiii masri u yeeedhay. Ayay. geeeridu dhibaysaaaa
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 7 часов назад
Fsqash oromo meshan ka tahay
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 8 часов назад
WAA FURSAD AYEY U TAHAY SOOMAALI INAY DAGAAL KU QAADAAN ITOOBIYA OO LAGA XOREEYO SOMALIGALBEED.
@MumtaazMohammed
@MumtaazMohammed 7 часов назад
SOMALILAND. XIDHIIIIDH QOTO DHEEER BAY ETHOPIA LA LEEEDAHAY. . HADAAAD ADIGU LA DAGAALAMAYSO. ALSHABAAAB NA KA XAYSO. ADIGAY KU JIRTAAA.
@abdiyare4603
@abdiyare4603 7 часов назад
Somalia awood uma laha inay daggaal kuy qaado Ethiopia ha wareerina
@abdiyare4603
@abdiyare4603 7 часов назад
Guul bay ui tahay somaliland inuu. Full heshiiskaasi guul somaliland
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 7 часов назад
Ku waan she ganayo somaliland waa oromo waye
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 часов назад
Jabhadah halalshaqeeyo
@istahilYusuf-e2d
@istahilYusuf-e2d 8 часов назад
War.kani wa jiranyahay
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 8 часов назад
ETHIOPIA 🇪🇹 COUNTRY. AND SOMALIA COUNTRY. 🇸🇴 IDON'T CARE WHAT YOU LOVE
@ahmedabdi1985
@ahmedabdi1985 8 часов назад
Doqpnkan Bad iyo dhul dad leeyahay ayuu rabaa xaq yaa usiiyey ma hooyadiis miya laheed Bada cas a aga waa ka adag naha Itoobiya dadka Somaliyeed 35 sano ayaan dagaal ku dhex jirna
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 8 часов назад
Yimad tafad dhahdayaa biyad dhahdayaa waa ku cunaynaa amxaar yahoow
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 7 часов назад
Dr wuu kumahad.sanyahay.anaguna diyaar ayanu.nahay wuuna garab taaganhy ethiopia ethiopia iyo somaliland guuuul
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n 8 часов назад
Anigu isaga lama yaabani ee xoolaha dhageysanaayo aan la yaabanahay bada cas maxaa kaaga daran badba ma lihide cid ku dhahda xoolaha dhageysanaayo maku jiraan miyaa waa ayaan daro ku dhacday qoomiyad dhan
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 8 часов назад
habarta usheeg
@malaboa591
@malaboa591 8 часов назад
Bad ku dhac dheh. Bad aysan laheeyn ayay rabaan ineey boobaan Ethiopia oo waxeey ka arkeen Soomaalida qaarkood oo qaa’inul wadaniyiin noqday.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 8 часов назад
Wuu isku xaaray. Waa JAAHIL. Biyihii roobka ee buuraha ku daadanaayey ee webiga Niil ku rogmanaayey ayuu ka xidhay waddamdii deriska ahaa. Markaasi ayuu doonayaa inu bado dawlado kale leeyihiin u hanqal taagayaa.
@musemuse417
@musemuse417 8 часов назад
Kkkkk. Badeeeeey waaaaaa badeeeeey. Abiy Ahmed Ali Omar.
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 9 часов назад
Kan ma dhul somaliyeed iyo bad in Aad ka iska qaadato waa qofkii aan maqlo oo ugu acqli xun s.galbeed baa lagaa xoreyn orom iyo m.juudaan maxkamad lagu soo taagayaa orod oo axmaaro iska soo celi
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Ciidamadii soomaaliya ku jiray buu la bixiwaayay ee ma bad buu ka kacayaa yaa aaminaya
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 часов назад
Allow naga Qabo Allow adaa nagu filan
@osmanabdai-sheikh2493
@osmanabdai-sheikh2493 7 часов назад
Abey ahmed taasi hadal ma aha ee waa dhuusada oromo ee hadaad xoog wax kuqaadanayso dhul somaliyeed waa laysu joogaa timirtee hore debloowaa waxaad hayso soo daa dhuusayahay.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 7 часов назад
Cuucaac nagadaa ee sanadka inta kadhiman is adkee oo hasoocararrin,
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 8 часов назад
FIYUUSBAA KAN MEESHA KAGALAY ITOBIYA BURBURTAY MUSENA WUU DHACAY
@hibaq123
@hibaq123 8 часов назад
Ma ku dhacdaa oroma
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 8 часов назад
FAQASHEEY BADDII LUGHAYA MIYAA ILLOWDEEN 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MaxamudMigil
@MaxamudMigil 9 часов назад
Ninkani uhinasay ama umasiray sidad uaqanaba bad bu kumasiray mana bogsado qofka hinasay cidamada kaga dhinty somaliya magtodi uqaday dabana ugu jirtay isaga somali madalban maxishode
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 8 часов назад
Hadad run sheegayso codkiisa namaqashii. Meeshan been ban unacay
@Yusufxasann
@Yusufxasann 8 часов назад
ABIY AHMAD ISAGOO OROMO AH AYUU HADANA GAAL NOQDAY. AYAAN DARRO IYO FOOLXUMO. ADDOON GAAL AH AYAA ADDUUNKA UGU XUN
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 9 часов назад
War ninkaan Waa Soo indha cadyahay muuse maxuu Ku siin karaa xasan sheekh Buu ka arkay hadeer Buu xabad Ku bilaabi lahaa
@MumtaazMohammed
@MumtaazMohammed 7 часов назад
Ethopia welcome to SOMALILAND. FUCK MOGDISHO
@R3dS3a
@R3dS3a 8 часов назад
Ethiopia dee de ma tan kala tagtay Abiyow wad riyoneysa ee bal kuwa kula taliya iska badal oo siyasada dad kubari kara so xulo oromadi ayad miden weyday markasad mel aadan garikarin ku riyoneysa waxa rumowday xanti ahayd talo xumida aad dhiqada lugaha kala bixi la dahay
@nasiromar7817
@nasiromar7817 8 часов назад
Ninkaan wuxuu arkay Somalia dabacsanaan badan iyo kala daadsanaan
@MumtaazMohammed
@MumtaazMohammed 7 часов назад
ETHOPIA WELCOME TO SOMALILAND FUCK. MOGDISHO
@bashirmohamed8526
@bashirmohamed8526 8 часов назад
ninkan iskama hadlay😅ee dowlado weyn yaa ka danbeeeyo.special garaglhaan yuhuuda dabada ka riixeyso.iyo USA uk.iyo kuwo kale. sababta uu ugu soo indhacad yhy baad ka garaneysa.uu u leeyahay itobiya bad wa iney hesho.xoog ama xeelad.uuna dhahay waa qasab in bad LA helo.somaliyey usoo jeesta cadowgina ee iska daya dhexdina waxa dhexyaalo.Jetstar
@AliAadan-j8p
@AliAadan-j8p 8 часов назад
Wuu waashay heyhata
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 9 часов назад
Itoobiyo ma qaadan karto. bada ay soomaali oo dad difaaco.oo itoobiyo.dhulka ayeedahay ayaan qabsan doonaa dagaalkii 1977 dii ayaa ka dhici doono oo dhul.badan itoobiyo looga qaadan doono
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 7 часов назад
Ma siilka hooyada ayaa ka celin nafdaada been hawsheegin bada isaaq ayaa leh gaar ahaan subeer awaaaal😊🙂🙂🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 8 часов назад
ITOOBIYA BADII. AY. LA HAAN JIRTAY. MEEDAY HADII. MENGISTU HAILE MARIAM. LAGA. CAWAYAY. IN AY. IS KA TUURAAN MAXAY. DAL KOODII UGU HESHIIN WAAYEEN. WAA NAC NAC. IYO. SHEEKO RAQIISA
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 8 часов назад
Cudur bad ayaa ku dhacay, kaalay bada dhulka ka fuji hadey qaadmeyso hala arke
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 9 часов назад
Xageed ka dhaafaysaa anagu 50 Sano Ayaan kiraysanay. Ee ma jirto dhul iyo bad aan qaadanaynaa. Weriye caqli xume bal intaa meel ka dhaaf. Kkkk
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z 8 часов назад
Aduunka qofki ugu caqliga xuma wa odaygan abiyi sidi lax indhaha laxidhey bu marba gidaar madaxa ku dhufan haya kkkk
@omarsharif015
@omarsharif015 8 часов назад
The most sulfish leader.the Orom Abiy Emarat remote loses Ethio leadership as he talks his last speaches before fano cupture Addis. he is not mentaly fit most surely crazy.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад
Marin badeed aan wax wada hadal ah leheeyn soo doono ama waad heli ama waad waayiye laga billaabo saacadaan somaliya kaalama hadli doonto wax ku saabsan badoodee marna taagtaa marna tabartaa
@MahamedNuuh-df4nx
@MahamedNuuh-df4nx 7 часов назад
Ethiopia ku soo dhawaw bada somaliland Somalia meeshaa kama talisee Kaalay soo deg bada cas
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Wuu waashay imaaraad iyo yuhuud baa waalay oo lacag u sheegay
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Ganacsi ma rabtid bad Aad leedahay Kuu ma hayno sidii naagihii buu is Jil Inaya’s qiyaano
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Anaga ma beeraha iyo biyaha ilaahay siiyay baan ku haysan aa maxaa bad ayada tusay
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Maxaa ku nacday jabuuti maa ladhoho haduusan dhul wa si rabin
@myyga261
@myyga261 7 часов назад
Dad kala qaybsan oo iyagu hoos iska cunaya, qof kastaa niyaysanaya. Dameerkaas inuu maanta dhaho, badaada xoog aan ku qaadanaa, Mac sonkor ayay ku tahay, maryoolay caqli digaag.
@ahmedyousuf1008
@ahmedyousuf1008 8 часов назад
Ethopia guulayso somalia failed state somaliland guul cidkasta anaga siinayna kaalaya barbara hadal uunbad haysaane bal hal mar hargeisa ama barbara hayimaado madaxdiinu hadaad timaadan somali wayn ayaanu noqon hadii kale iska aamusa yuhuud ayan keenayna
@abdiwelinuraden9190
@abdiwelinuraden9190 8 часов назад
Waxas wa riyada issaq eeh waxbarta mxa yeley majirta dunidan wadan daxalki ama hantidha dlakisa iyo dadkisa bixinaya eeh isaaqow wax aqrista waxna barta eeh tarikhda waxkabarta
@ahmedyousuf1008
@ahmedyousuf1008 8 часов назад
Adeer hore wax waa unaqaanay oo ingiriis waanagii haraga kaga saxeexnay halka idinka talyaanigu idin gumaysan jirnay ee adinka dad somaliyeed idinmoodaynaye bahalo ayad noqoteen iyo ugaadh sida awgeed anagu dawlad ayan ahayne gobolo maanan ahayne sidaad tidhahdan g.waqooyi ee dawlad calan iyo lacag ugaara leh lkn waad nayastaan oo waxad tidhaahdan g.waqooyi taaso gafwayna orda keena 3dii somaliyeed kale anaga markaas waa idinla midoobayna hadii kale miyaa xoog iyo awood somaliland kuqabsataan mahaysaane adeer alshabab soo kala dhamaada horta dawlada failed ee muqdisho aan wada xukumin ha iska hadasho waxay doonto somaliland guul socotay xaasidnimo kaliyaad haysaan taasina waa guusha somaliland
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 8 часов назад
Hubaal😂in adan Somali aheyn ee afka oromo injirey ku hadal
@MahamedNuuh-df4nx
@MahamedNuuh-df4nx 7 часов назад
​@@abdiwelinuraden9190 Sooka xasan sherkh ku lahaa anagaa kusiinaynee noo kaalay
@FowzaanShamsuddiin
@FowzaanShamsuddiin 8 часов назад
Guuuuuul Abiy Axmad
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Prodi doe tan tuugsanaysa soomaaliya
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 8 часов назад
War oromkan fulaysana lama boteyo dadkana la isma maqashiyo ee duulimad hadad qadayso wala qada qoti yow 😂😂😂 sidi maxamad siyad bare u duulimad uqaday halmar isagon botayn on calamkana ismu maqashin duulimad kiina u itobiya kuduulay wuu ku duulay wuu ka dhabeyay mudo yar 😂😂😂 sidaso kala lobahan yahay geesimo daso kala lo bahan yahay oromow war fulaysana qotigani imisa sano unbuu le yahay bad iyo dhul somaliyed ayan xog ku qabsanaya qoti wuu xiiqay siduu kolba warbaahinta usoo fadhisanayay oromkani wuxu og yahay somali inan dagaal loo tilmamin o hubkay ciidan kiisu wataan in laga qaadanayo o iyaga lagu garacayo wuxu og yahay inay ciidan kiisu fulay yihiin oy nafta jecel yihiin markay somali iska hor yimadan ay ciidan kiisu hubka ka cararayaan ayu og yahay qoti oroma. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 9 часов назад
Wax aad helidoontaa majirto hooyadaa doqonta kawas
@MahamedNuuh-df4nx
@MahamedNuuh-df4nx 7 часов назад
Wuu helayaa adna waxba kama qaban kartid
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 7 часов назад
Hhhhhhhhhhhh dhulkis nabad bu la rabaa dadka kalena dhulkooda bay raban inay qatan
@khalifadan515
@khalifadan515 8 часов назад
Etopia majirto pen xada sadax gobol aya goni istagdey abiyo pen ayushegey
@siradm
@siradm 8 часов назад
Aragaannee waalane
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Maalinwalba wuxuu ka hadla soomaaliya oo uu ku waashay
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 7 часов назад
Somaalida badana afka.amhariga mayaqaanaan ee Haddi Aad taqaano dadka An aqoonin ufasir
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Wadan ku hel dheh muis aa xitaa ka shakiyay ninkaan
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 8 часов назад
Guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 Guul Israel 🇮🇱 and somaliland
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal 8 часов назад
Naacalatul
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld 9 часов назад
Waxan oo kale maxad ufafisan miyeydan uu danqaneynin dhulkena.
@gaalkacyoA
@gaalkacyoA 7 часов назад
Waa lagu maqlaa sxb 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 7 часов назад
Neef qalan geed kama waabto wey Bur burtay anagey nagu meereysanayaan
@nadhirmaalim2083
@nadhirmaalim2083 9 часов назад
Qarow malmed ayaad haysa abiyow balse runtu sa wakafogtahy oo tolna ku an islafahansahay ay ku ah
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 9 часов назад
Waan kiraysanay ayuu yidhi. Kkkk caqli xume
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад
Somali land doowlad miyaa ? Waryaa edeb yeelo adigu ma wiil soomaaliyeed ayaad tahay marki aad dalkeena ka degeeysid meeshi aad doontid war wuxu edeb daranaa soomaaliyeey waxaan umidooba
@CabdiidirissheekhXaashi
@CabdiidirissheekhXaashi 9 часов назад
Maxaa loogu midoobayaa soomliya sawtiibabaday
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 8 часов назад
Somali luqad umba kadhexaysay taasina imika waa lagu kala tagay e orodoo carab uyeedho
@MahamedNuuh-df4nx
@MahamedNuuh-df4nx 7 часов назад
Wax aadan ka talin haka hadlin
@sour.candly7868
@sour.candly7868 7 часов назад
Weyrax ayuu qabaa Cudur la yiraahdo Wallee Badd Soomaaliyeed هَيْهَاتَ هَيْهَاتَ ayey kaa tahay Oromyahow Uraaya....Uf
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 7 часов назад
የሱማሊያ ህዝብ አብዛኛዉ አማርኛ አይችሉም አንተ አማርኛና ሱማሊኛ ማስተርጎም ነበረብህ ዝምብለህ አትቅደድ
@maryami2299
@maryami2299 7 часов назад
Maxaa ku nacday jabuuti maa ladhoho haduusan dhul wa si rabin
Далее
LIVE: UN Security Council meeting on the Middle East
2:14:38