Тёмный

Daawo War Cusub Canfartii O Maanta Markale Sixun Loo Jabiyey Lagana Saaray Saldhigyadii Ugu Waynaa 

Anfac Media
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 месяца назад
Guuuuuleysta dwald deeganka Soomaaliya cadowga hadaan Leyska celin dhulka soomaaliya waa laqadanayaa Difaaca dhulka soomaaliya Rag baa usoo dhintey ee Isdifaaca iskaceliya cadowga Ilaahey hajebiyo cadowga guuleysta deeganka sitti Iyo deeganka soomaaliya ❤
@RBahadou
@RBahadou 3 месяца назад
Masha Allah guul iyo gobonimo. Soamali haa nolato Amin yaa Rabi
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 месяца назад
Gabadha waa runteed. Maanta waa in raga Somaliyeed loo wada fasaxaa afarta si taranka umada Somaliyeed kor loogu qaadaa maadaama aynu leenahay cadow isbaheystay oo diidan jiritaankeena. Gabadhoow dalka iyo dadka aynu u biilino!
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 3 месяца назад
5 shanta soomaali weyn guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍
@DhararAdan-cr8nc
@DhararAdan-cr8nc 3 месяца назад
Masha allah guul guul insha
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 3 месяца назад
Gabadhu waa fariid Maaanshaa alaaah
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад
Allahu akbar guuul gobanimo liyuu geesi libaxyo jira🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥♥️♥️✌️✌️🙏
@YouyouAli-k5v
@YouyouAli-k5v 3 месяца назад
Mshalh gull gull ishalh ❤❤❤
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 3 месяца назад
Qanimo walaga darfey
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 3 месяца назад
Waxaa naga dhexeeya oday cali Waa qoriga caarraddiisa iyo Dhulkii uu ka imid oo dib loogu celsho Taana insha allah wax yar baa ka dhiman Waxaan rajeynayaa geesiyaasha inay guuleystaan.Waxaan rajeynayaa geesiyaasha inay dhulkooga ay difaacaan oo oday calina ay ka sifeyaan Insha allah
@nuurdahirali8437
@nuurdahirali8437 3 месяца назад
ASC MAHAD CELIN KADIB FATLAN TEBINTA XADGUDUBKA ADCABANEYSAAN LUUQADAHA TABINTA BALAARIYA
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 3 месяца назад
يقال بيننا إنه البندقية في يده والأرض التي يأتي منها ويتم استعادتها. هذا إذا مات الله قليلاً أتمنى أن يفوز الأبطال. أتمنى أن يدافع الأبطال عن الأراضي وأن يقولوا وداعًا لهم من إنشا الله
@Waddani701
@Waddani701 3 месяца назад
Inantan waa geesiyad sharaf leh ee soomaaliyeey talada ka qaata oo taranta halla badiyo Tirada waa lagu kala adkaadaa afar afar u guursada Soomaali ha noolaato
@abdiqadirabdijaliil5577
@abdiqadirabdijaliil5577 3 месяца назад
❤guuul guuul insha alh
@MohamudBuro
@MohamudBuro 3 месяца назад
❤❤❤guuuuuuuuuuuuuul
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 3 месяца назад
Ugaas macrafonka iska hagaaji daqiiqda 7aad iyo 8aad
@halimamohamed4926
@halimamohamed4926 3 месяца назад
Alahaa jabiyo cadowga canfarta jaba jaba canfareey jajabaa guull guull somaliyey guulestaa waligiin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 месяца назад
GUUL IYO GOBANIMO CIIDANKA SOMALI-GALBEED IYO MACAWISLEYDA BEESHA CIISE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarcabdi7888
@mukhtarcabdi7888 3 месяца назад
Ma iga hubta arinka
@saleebanMuuna
@saleebanMuuna 3 месяца назад
Allaahayow guusha nasii dagaalka canfarta laguna jiro soomaali ........gùuùl. guuuuul. Inshaaaaaa. Allaaaaaaaaah
@FilsanMoussa
@FilsanMoussa 3 месяца назад
🤮🤮🤮🤮🤮👌
@OsmanMomin-x2g
@OsmanMomin-x2g 3 месяца назад
Maa ikaa hubta wryaa
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 3 месяца назад
Maxaabiis yaanan maqlin plz.maxaa cunto iyo biyo u siineysaan u dhameeya qurunka foosha xun,doofaar oo Dhan haku quusqaatee
@OmarWaberi
@OmarWaberi 3 месяца назад
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉
@katimahhaji2054
@katimahhaji2054 3 месяца назад
الحمدلله وصلي الله علي سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@hawayabane
@hawayabane 3 месяца назад
Guuul ta ugu wayn allha ni gadhsiyo tolkay
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 месяца назад
Siti guuuuuuul iyo gobonimo inshallah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 месяца назад
Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .
@hawayabane
@hawayabane 3 месяца назад
Allha nila jiro tolkah
@xussenadan-n2w
@xussenadan-n2w 2 месяца назад
Guul iyo farxad
@makoarreyeh6369
@makoarreyeh6369 3 месяца назад
Guul insha alah
@huseenjamamaydhane6231
@huseenjamamaydhane6231 3 месяца назад
Mahadsanid
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 3 месяца назад
GUUUUUL. 👍 👌
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 месяца назад
Burhano waa cadawga SOMALIYEED.
@Aden-o7m
@Aden-o7m 3 месяца назад
Guul iyo gobol nimo
Далее
Новый вид животных Supertype
00:59
Просмотров 211 тыс.
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 129 тыс.
Новый вид животных Supertype
00:59
Просмотров 211 тыс.