Тёмный

Daawo Warbixin Rasmiya Dagaalka Siti Iyo Gen Gafaydhe O Loo Aqoonsaday Geesi Hoodaale Ah Dal Xoreeye 

Anfac Media
Подписаться 211 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 2 дня назад
Inshallah guul Somali galbeed. Allahou akbar
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 2 дня назад
Guull; Somaligalabaad;
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 2 дня назад
❤viva Cagjar Our Président ❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 дня назад
Guuuuuuul jamuriyada somalida galbed ❤❤❤
@kamalalik5528
@kamalalik5528 2 дня назад
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu waa guul guul guul guul guul guul insha'Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✅✅
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 дня назад
General Gefeydhe waa geesi qaran wuu u qalmaa in General Gafeydhe loo aqoonsado geesi qaran
@OmarWaberi
@OmarWaberi 2 дня назад
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 дня назад
Maansha Alaah tabaarkalaah reer siti Guuuuuul maansha Alaah tabaarkalaah ♥️♥️♥️👑👑👑💪💪👍👍🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇
@GaraadJaabur-je3ig
@GaraadJaabur-je3ig 2 дня назад
❤❤❤❤❤ guuuul guuuuul guuuuuul guuuul iyo gubanimo❤❤I ❤❤
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
Halgamaa mujaahid aadan allaale ilaahay hakuugu abaal gudo gobolka sitti iyo guud ahaanba dds cadawga kaxoroowda aamiin 🤲 geesiyada liyuu police iyo barbaarta sitti hanbalyo ilaahay iyo malaaiktiisuba haydiin saacidaan aamiin 🤲🇬🇶🇬🇲💯❣️☂️
@DGul-hf2yw
@DGul-hf2yw 2 дня назад
Waa run ! Guul Guul !
@seed3966
@seed3966 2 дня назад
✅✅✅ ilaahoow islaaamka mideee adaa waaxideee ✅✅✅ sida lasheegay canfareey dhibta joojiya itopiya dadka muslimka ah yey isku dirayaan mashquuliso 🫵🫵🫵
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 2 дня назад
Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 2 дня назад
❤❤🎉
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 дня назад
Ninkaani waa geesi laakiin hadalka mayaqaan waar kuwa sheegta madaxda fedraalka iyoobiya kujira sheeg ceebahooda.
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
Xaaji biidaar hadii uu gobolka sitti inoo xoreeyo oo uu ku adkeysto boqor aan dhicin ilaa iyo dhimashada ayeeynu kadhigeynaa ee maafiyada aynu iska qabano soomaalaay inshallah
@KoosJamac-ce1yt
@KoosJamac-ce1yt 2 дня назад
Geesiga an nacabkiyo gumaysiga u naxinow neecaw xornimo nolosha u hurtee ha noogina ha daalina guul ayaan idiin rjaynayaa alle haydin garab galo hore u socda soomaali ayaa idin kady soomaali iyadaa isku maqan waana lagu maqan yahay waxay ayaan daro haysataa kuwa maanta itoobiyaan uyeedhaya iyaga oo xór ah
@FartuunWaate
@FartuunWaate 2 дня назад
Somaliland barkii halmarin 1,000 qartam lga siisto ayee soo calaa calibonaaa
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
Dadka somalida ahi ee cadawga uburubagaamaya meeshii lagu arko halagu laayo qofkii dila dadka cadawga lasafani ajri mooyaane danbi karaaci maayo ee aragti halagu laayo oo keenye iyo adiis ba hajoogaane jiifka halagu wada marjiyo
@user-xh8wj2ku7v
@user-xh8wj2ku7v 2 дня назад
♥️🇩🇯🇩🇯💪👍
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 2 дня назад
soomaaliyey ninkaan ilaashada wlhi hadiininkan hadalkaan loowaxyeeleyo nololdambe harajenina lkn hadii aadka ilaalisan wiligiin axmaaro idinkumasoodagdageeso
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 2 дня назад
Adan Allalow waad mahad santahay horta maanta waxay joogta waa xooreyn dhuleed koolka waxan kaa coodsanaya innaad ka deysiid baryada raga dhaqan biiska'a siyaasadu wa saabun way siiban karta wey n'a dhamaan karta kuwa xoreeyn dhuleed ka racay siyaasada iyagay utaala anba been ha u curran ethiobia amba ha cuuran run wa waxay iska ogtay ethiobia innaan huub ka keensan meelkale wayna oogtahay ethiobia inney yihin daba dhilif u addeegaya wayo ninka walalki basassaya wa daba dhilif cagjarna waxba uma dhimi karan ninka soomalinimo wax ku waayay dabadhilif nimo waxba ku heli maayo wa gagixiyal tariikh ma dugoowdo kuwasi tariikhda sheegi ee inoo wada hawsha rayyal caamka ethiobia ka badan han dajjiino dadkeena ethiobia iyada taqqana wa meeshay is dhigto qurba joogna hawshoodi halkiihoore ha kassiiwadan wa billahi tawfiq
@user-cq3cd6bd9d
@user-cq3cd6bd9d 2 дня назад
Somali waab dad cadow isku ah
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 дня назад
Somaliya oo dhan baa hub laga heli kara , tolow maxay puntland iyo khaatumo ku doorteen . Meesha idoor baa naf ka raadinya
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 2 дня назад
Away soomaali wayn Ma ogaadeen iyo ciise Umbaa difaci soomaali????
@MohamedHassan-gi8cv
@MohamedHassan-gi8cv 2 дня назад
Ma'an fahmin walal !!! Malin kaste saldhikyo iyo dhul ayaa horaysan iyo malin kaste 4km ayaa cundhufo loo jira. 4ta km lama dhaafo, cundhufana lama gaaro.
@Sumadeena
@Sumadeena 2 дня назад
Waa goojacade nr 2 iska sug way xoroobi doontaa.
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 дня назад
RUNTII WAA WAR IYO SOO DAAHDAY, BALSE, SOOMAALIDA HADDA KA HOR KUMA DHIIRRAN KARIN INAY SIDAN OO KALE U HADLAAN, DABCAN WAA IN XASUUQAN IYO BOOBKA 100% LOOGA JAWAABO XABBAD, 80% SHARCIGA OO MAXKAMADDA ICC LOO GUDBIYO.
@user-cq3cd6bd9d
@user-cq3cd6bd9d 2 дня назад
Sorry somaliweey lkn nayuu boliska marii hore dadkooda leey jireen nabsi heeysta
@Sumadeena
@Sumadeena 2 дня назад
Aamus iidoor wagash
Далее
Куда Анджилиша снова летит???
00:16
КРУТОЙ ФОКУС С ШАРАМИ
00:35
Просмотров 322 тыс.
Куда Анджилиша снова летит???
00:16