Тёмный

Sucuudi O Israil Taageertay Xamasna Dhabar jabisay| Dhul gariirki Ka dhacay Ingriska| laangaab & laa 

Dulmi Diid
Подписаться 370 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Dhul gariirkii Ka dhacay Ingriiska| Sucuudi O Israil Taageertay Xamasna Dhabar jabisay| laangaab & laandheere!
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 315   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 дня назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@abdi-bh8wr
@abdi-bh8wr 3 дня назад
Asc wr wb wax laqabalo Masha ee wa loo dhintay xasmas na waa inay diido rairinta
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 3 дня назад
LKN TUTKIGA WAAN DHAANAAA CUN SURIYAD WAAN LENAHAY IN YARLEE WAYE
@user-qy6fw3gd8l
@user-qy6fw3gd8l 3 дня назад
Security.waxa.oowwado.ilaaheey.ayaakaqabanaayo.
@geeljire1658
@geeljire1658 3 дня назад
Shiikhow cunsuriyayn waa isir nacayb. Marka soomaalida kama dhexeeyo isir nacayb laakiin waxaa jira dhan xun waa jaahili ah.
@abdishakurnuur9036
@abdishakurnuur9036 3 дня назад
😅
@Show_me_show
@Show_me_show 3 дня назад
Dulmi diid waa in aad wasiirka diinta lagu dortaa ama xil kle waayo wadani wadankisa iyo dadkisa jacel baa tahay inta aan kaa arkay guuleyso adeer
@saidmuktar
@saidmuktar 3 дня назад
Wlhi waaaa ruunta sheikh Somalida waxaay jeecshahay dadka koorka caad
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 дня назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@cabdi.maxamedcumar
@cabdi.maxamedcumar 3 дня назад
Jalaafadan falastiin lagu wado oo ay Ku wadaan muslimiinta xukumadaha carabta Ale haka qabto walaalkaada halaguu soo adegsado waa dhibaato weyn falastiin guul insha alaahu
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 3 дня назад
Mashaa allaah sheikh arrinta suriyiinta Somalia waxeey u cunsuriyeen suriyiinta waa midabkooda Cad Somaliya cunsurinimo tii ugu xumeed ayaa ka jirta waligeedna ka jirtay hadda kaba sii daran
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 3 дня назад
❤ilaahayow reer galbeedka gaalada ah dufaan iyo dhulgariir kurud
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb 3 дня назад
Why?
@cabdicali8952
@cabdicali8952 3 дня назад
Masiirka falastiin. Cidna. Ma soo faragalin karto . Mamul falastiin. Shacabka ma matalan. Carabtana. Ma soo faragalin karaan .. guuuul xamaas. Isha allah.
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 3 дня назад
Yaa Rabi u soo saar boqoradaan dhibka badan islamka neceb gaalada u daba dhaqo jinjiskhaan oo kale wax uu dilo iyo wax uu fiijiyo haka dhigee dhamaantood. Aamiin
@kautharabdikadir9237
@kautharabdikadir9237 3 дня назад
Amiin
@user-bo2rt1ye6z
@user-bo2rt1ye6z 3 дня назад
Saxweye masha.alaah
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 3 дня назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@abukarabdellah7880
@abukarabdellah7880 3 дня назад
Sheekh Maxamed Waan kugu raacsanahay
@abdallaabdalla1686
@abdallaabdalla1686 3 дня назад
Syriyaanka markuu wadankooda nabada ahaa soomalida aad baa looga soo dhaweeyn jiray hadii hada Somalia aay soo dhaweeyso syriyaanka waa caadi
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 3 дня назад
Allah run badnidaa Sheekhow Allah haku barakeeyo cimri dheer oo barako leh Allah haku siiyo.
@suleekho232
@suleekho232 3 дня назад
Allaha khayr ku siiyo Shiikh rin ayaad sheegtay.
@taaloogyare11
@taaloogyare11 3 дня назад
jizaka aaah Sheikh Dulmi Diid , wanaaada Iyo Baraarujinta aad ku girt.. Jizaka Allah.
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 3 дня назад
WALAAHI DULMI DID RUNTA SHEEG WALKEY SOMALI
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 3 дня назад
Sucuudigu hadii uusan walaalihii ree falastiin caawinayn yuusan dhabar jabin Subhanallah
@abdiadan4837
@abdiadan4837 3 дня назад
Munafiqa ugu wyen oo kulkasto dabarjibiya reer falstin wa arabta, oo daba dilifka reer galbetka iyo yahuda, eeg siithii konfurta africa ay toos ugarab istaagti falstin masha allah, awi arabti, masar eeg hataa oo dariz daaw lawathaga falstin aruruta iyo dumarka lagu hasuqayo 2saano mahay utaraan reer falstin, reer falstiin ebbe taala watabark baa garabtagaan wayna guuleystan dowlaat falstin wa dhiyar waqti dhaaw hamaz quul iyo qyer amin
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 дня назад
@@abdiadan4837 waa runtaa wll🥲
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t 3 дня назад
صحيح والله صح لسانك😊
@A.Muslim.girl.from.Yemen-
@A.Muslim.girl.from.Yemen- 3 дня назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،:😢🎉😢😢
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 дня назад
sucuudiga Masaru imaaraadkd Allah burburiyo aamiin falastiin guul
@luulahmed5138
@luulahmed5138 3 дня назад
Why sabab Ma gurigii Allah rabtaa Inuu Allah burburiyo Iyo shacab masiikina Waxba galabsan Subxaana Allah Walal u ducee Wadankeenana u ducee Adna malaik ku duceyneyso Inkaartase way kugu soo noqon iska jir
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 3 дня назад
Xamaas M.allah, waa rune masiirkooda cidi u meeting mayso❤❤❤❤❤.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 дня назад
Suucudiga WA cawan cawan dhashay dadka reer falastiin khalad bay Ka galeen guuuuull Hamaz Insha Allah❤❤❤
@mohamedosmanabdullah218
@mohamedosmanabdullah218 3 дня назад
Thanks dulmi diid
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 дня назад
Ilaahey wllen Falastiin ha badbaadiyo cadowgana ha baa iyo aamiin yaa rabi🤲🤲☝🏻☝🏻aqbal ducadena 🇵🇸🇵🇸
@niimaneur4842
@niimaneur4842 3 дня назад
Barakallahu feekuum Sheekh
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 дня назад
Mashallah wll mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤❤
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 3 дня назад
InnshaAllah Illaahay ha hifdiyo dhamantud reer falastiin
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 3 дня назад
👍 thanks
@abdirahmandahir3638
@abdirahmandahir3638 3 дня назад
Waa runtaa walal wlhi somali waa shisheeye kalkaal wadandoodii ayaaba gubanaya
@apdikafi69
@apdikafi69 3 дня назад
wcs shiq maxamed ale haku xafido
@abumoalim
@abumoalim 3 дня назад
Sh dulmi diid runta ayaa kahadashaa, Allah kubarakeeyo, arinta cunsurinimada Somaliya kajirto waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol, in hada dad ay kufaanaan Somalia cunsuriyiin ma ahan, waa arin xaqiiqada kafog.
@abbdll
@abbdll 3 дня назад
In aan soomaalida midabka cad jeceshahay shaki kuma jiro. Midabka madowgana ah meelo badan laguma amaanin kkk sidaas ayaa looga cararayaa. Qalbigoodaa modoow Wajiyadoodaa madoow iwm
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 дня назад
Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️♥️ respect dulmi diid
@wavyali5768
@wavyali5768 2 дня назад
Shekh dadka sida leh waa kuwo aan ogeeyn runta am aan Rabin I ay sheegaan oo tahriib ilmaha lagu khiyaameeyo lacag kasamenaay xaasid ah🥱🥱🥱🥱🥱
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 дня назад
Allaha hayow haqa uhiili umada rer falastiin Awiii haqa guul guul yaarab
@cabdisalaam6848
@cabdisalaam6848 3 дня назад
Asc.wallahi sheekh waa runtaa arrinta cunsigu inay somalida kajirto. dhanka kalena ay carabtu ama suuriyiintu ay iyagu ina cussiriyeeyaan waayo Hadaad gabadhan suuriga ah ee kaa Tuugsanaysa aad guur usoo bandhigto kuma yeelayso waanay ku yasaysaa
@user-go4rf3md1f
@user-go4rf3md1f 3 дня назад
Wcs sh mahadsanid
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 дня назад
Machaallah
@injinerdhaqane8843
@injinerdhaqane8843 3 дня назад
Jasaakallaahu qeyran
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 3 дня назад
ALLAHU AKBAR ☝️❤❤❤ shaki maleh inay labou shaabab wadda shaqiyan
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 2 дня назад
Maasha alaah sheeq runta ayaad kahadashay ilaahey haku bara keeyo ❤❤❤❤
@idilali5922
@idilali5922 3 дня назад
maasha allah waa sax cunsuriyada dadkeena , laakiin yaa huba dadkaan iney suuriyii sax yihiin maanta wax kasto ayaa suura gal ah
@maryanali6192
@maryanali6192 3 дня назад
ASC muqaawimadu geesinimo ,iiman,kii shihiidana janno gelayo mar hore ayey qabsan lahayeen laakin diyaarado ayaa lagu baabiyey shacabkii ,gaajo ,xabsi dhibaato weyn ayaa jirta hadii ay sidaa ku sii socoto dadku wey sii baaba,ayaan Ilaahay SWT dhibta ka dulqaad falstiin guul iyo faraxad
@Munomaxamud005
@Munomaxamud005 3 дня назад
😢😢😢😢😢
@cismancali2246
@cismancali2246 3 дня назад
Dulmidiid, Run sheeg waa balo sheeg! I like your channel. Sidaas u karbaash madaxdeena ilaa ay wax fahmaan.
@adeerkaomar6835
@adeerkaomar6835 3 дня назад
Marka hore waxaan salaamayaa inta igaga horraysay soo qoridda fikirkooda, marka xigana, waxaan leeyahay, hadal badani baahi weyn looma qabo, Soomaalida waxay caam ku tahay soo dhoweynta martida iyo kuwa soo magan gala, midabkey doonaan ha lahaadaan, taa halkaa ayaan kaga baxay, Soomaalida waxaan u sheegayaa Allana uu markhaati iiga yahay war hooy dhexdiinna haka jirto midnimo iyo isku mid ahaansho (Unity and Equality) Wabillahi Toowfiiq
@muhiyadinhasanmuhiyadin4858
@muhiyadinhasanmuhiyadin4858 3 дня назад
Yes that is right
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 2 дня назад
Illaahow ugargaar walaheena falastiin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 дня назад
JIMCE MUBAARIK DULMI DIID SHEEKH MAXAMED AND ASXAABTA KUGU XIDHAN .M.A.
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 3 дня назад
Allah aduunka waxbuu ladamacsanyahay yaa Allah kheer
@husseinkhadar3772
@husseinkhadar3772 3 дня назад
Scw ilaah haku xafido runtad marwaliba ka hadasha kusoco dadkeen wax hada so bilowday ma ahan cunsuriyada wadankeena ka jirto
@MohammedAbdifatah-co2ev
@MohammedAbdifatah-co2ev 3 дня назад
Sheikh Ka Soo Hadal Weerarkii ka Dhacay Ruushka gaar ahaanDagestan
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 3 дня назад
Sheekh maxamed waarun taa
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 дня назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@cabdicasiisyuusuf-qt5di
@cabdicasiisyuusuf-qt5di День назад
shiikh waa xaqiiq soomalida qayb badan oo cunsuriyiin ah wey jiraan waana buux
@roobleabshir6512
@roobleabshir6512 3 дня назад
Sh. Dulmidiid waan ku salaamayaa, inta badan si wanaagsan baad u bararujisaa umaddada Soomaliyeed waadna ku mahadsan tahay, laakiin libinta Somali laga sheegtay ha u diidin, Somalidu maaha dad cunsiriyadda caan ku ah, xataa dadka madow ee Afrikanka ah Somalidu waxa ay ula macaamilaan si wanaagsan, umadaha aan la macaamilno oo dhan baa isku raacsan inaan nahay dad qalbi furan oo naxariis leh, dabeecadaasna waan isku naqaanaa, midda ah in dadka qaarkii la yaso aduunko dhan bay ka jirtaa, waana arin dhaqan la xiriirta waana arin xun oo in la suuliyo u baahan, in Somalidu cunsuriyiin yihiin ma sheegayso, laakiin dhaqan si khaldan ku yimid oo lakala dhaxlay inu yahay bay sheegaysaa. Qofka Somaliga ah ee maalqabeenka ahi shaqaalihiisa hoose ayuu saxan wax kula cunayaa oo sidii saaxiibo ula sheekaysanayaa. Dhaqankeena ma taageerayo cunsuriyadda, oo dadka ajnabiga ahi dhulkeena kuma badna, markay joogeena lama cunsuriyadayn jirin. Somalidu ma aqbalaan in hoos loo eego, iyaguna dadka kuma sameeyaan marka laga tago arintaa dhaqankla gashay ee soo jirtay oo u bahan in la saxo haddeer, markaa libinta yar ee allah na siiyey ah noo diidin, wax badan oo kale ayaanu ku xunnahaye.
@walaalkhaan-ch8ft
@walaalkhaan-ch8ft 2 дня назад
Wll wllhi waa runta annaga ayaa is cunsuriyeyno marka illaahey hano naxariisto❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muniiroali
@muniiroali 3 дня назад
System ka ayaa aad ucaawinayo qofka madaxda inuu Maro kuwii kahoreyay meshay Maren inuu Maro Somali systemkeda Waa inaa laga qaado xilka qofka lafahmi wayo
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 3 дня назад
SOMALIDU AJANIBKA WEY JECESHAHAY. SHIIQ❤❤❤❤😂
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 2 дня назад
Cajiib
@mohamedyaremohamud3116
@mohamedyaremohamud3116 3 дня назад
Waa ku sax santahay somalida waa cunsuriyiin dadkooda ayee ku yihiin
@ahmedadam9872
@ahmedadam9872 3 дня назад
Asc sheikh Allah haku xafido cimrigagana Allah haku barakeyo runta ayaan kugu jaclahay somaliada been ayey isku shegtaa
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 3 дня назад
Ahmed madoobe is good example
@user-zu5xy2uq6t
@user-zu5xy2uq6t 2 дня назад
Sh dulmi did anaga wey na so dhaweyeen ayagana in la soo dhaweyeen wey mudan yihiin
@AbdiazizJimale-vk2bw
@AbdiazizJimale-vk2bw 3 дня назад
May Almighty Allah strengthen xamas and provide victory in fact Israel had an ample time to destroy xamas but they are unable.Allah is protecting them.on the other side some Arab countries they don't want phlasteen victory e.g saudi Arabia etc undermining the effort of their brothers Muslim . insha'Allah Guul xamas
@sadam1318
@sadam1318 3 дня назад
waa cadaan jaceyl waxa ay ka wadaan
@abdishakurnuur9036
@abdishakurnuur9036 3 дня назад
Haye 2:07 2:13 2:14 2:15 2:16 2:18 2:18 2:18 2:19 2:19 2:19 2:19 2:19 2:20 2:21 2:21 2:21
@user-de3qd2nn2n
@user-de3qd2nn2n 3 дня назад
Ok
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 3 дня назад
👍👍👍
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Laakiin hailoobin dadkii soomalida ahaa ee suuriya ku qaxay lama cunsuriyeen aad baa loosoo dhaweeyey taas waan ku taageraa Syria 🇸🇾 soomalidena iyo qabiilka waa cudur allaha naga saaro
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 3 дня назад
انت صح صح صح صح.
@user-qi2dy9ym9e
@user-qi2dy9ym9e 3 дня назад
Waa xas hadalkaagu
@abdirahiinofficial5594
@abdirahiinofficial5594 3 дня назад
Soomaalidu waa dad qadariya ajaanibta nooc kasta oo ay yihiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 дня назад
soomaali caqligi ba madhan wa duli oo markay arkan dad ajaaniba arkan dhareenka daadinaya
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 3 дня назад
Sheikh Dulmi Diid waa runtaa Soomaalida waxeey jecel yihiin had iyo goor ajaanibka cadaan iyo Madoow anaga waan isneceb nahay waxaa dhacday Hey’ada ka holgasha Puntland ayaa waxa eey doonesay ineey dadkii kasoo barakacay konfurta Soomaaliya ineey guryo uga dhisto Qardho kadibna inta laga weeciyey ayaa waxaa guryihii lasiiyey dad yemen kasoo barakacay si eey uga helaan isdhaxgal guur midab cad.
@felisabdi3794
@felisabdi3794 3 дня назад
Sacuudi iyagii baa wadankoodii maanta waxba u tari karin oo tartiib looga dul qaadayaa, marka ma wadan kale miyey wax u tari karaan… Allaah guuleeyo ragan naftooda iyo maalkooda u hurey dalkooda iney xoreeyaan iskana dhiciyey cadowga maanta aduunka ku sheegta quwada iyo xooga 🫶🇵🇸
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 дня назад
SOAMLAI HADII AAN NAHAY WAX NA AMMAANAYA HADII AAN ARAGNO WAA OK WAAYAHAN WAXAANU ARKAYNAY WAX NA CAAYA XOOGAA AAN NEEFSANEE DHAAF SHEEKH
@user-ee4np9fj6i
@user-ee4np9fj6i 3 дня назад
Sax waye shekh way cadyahin ayey isaga gadan
@user-zj6ik6ul1k
@user-zj6ik6ul1k 3 дня назад
Sheekh fahanoo arintu waa caqiido sucuudiga waxaa keenay oo asaastay yuhuuda naftirkeeda
@itzManha125
@itzManha125 3 дня назад
Shisheeye kakaal ma.maqalin miyaa soomali qofka kaliya ee ka xigsanyo waye ajaanib wallhi😊
@farhioyosofmuse3237
@farhioyosofmuse3237 2 дня назад
Asc wan kusalamay sh. Mohamed dulmi diid waligey fariin kuma reebin lkn tan manta waxaan udhiibanayo wxaawye xamaas wey guuleysan waxaa wax ka qaadi waayay israail iyo marekanka hdey carab soo gasho iyo hdii hubsiiyaan wax aya kaqaadikaraan majirto wey guleysan ilaahey s.w ayaa la jiro markey tuurayaan alyiisiin wxey oranayaan Allhahu Akbar wey guuleysan xamaas I.a anagana waan uduceyneynaaa i.a walaalaha muslimiinta dhibaateysan meel waliba ay joogaan
@ahmednur2922
@ahmednur2922 3 дня назад
Waa run somalidu cadaan ahaan bay suriyiunta dabada ugu dhaqaan
@omar911-if3du
@omar911-if3du 3 дня назад
Guul iyo gawanimo
@_Cutegurls946
@_Cutegurls946 3 дня назад
@fadumomahamed9054
@fadumomahamed9054 3 дня назад
Waa saa sheegtay way naga cadyihiin fad somali nala ah waala yasaa qabiilkaass bayka dhhasheen oo qofkan markuu dhalanay miyuu arji soo qortay oo yiri aniga illahow reer laan dheera iga dhali illahay baa kuu dortay
@a.j2428
@a.j2428 3 дня назад
WAA RUNTAA SOMALIDU WAA CUNSURIYIIN. ILLAAH BAA NADILAAYE WAA RUNTAA
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 дня назад
السلام عليكم ورحمة الله يا شيخي .. Fadllan HA’IS Ku’khaldin … FAQUUQA,SOMALIDA Dhexdeeda Waa JirTaa LAAKIIN ..AJ ‘NABIGU WEEY Soo Dhaweeyan Marka .. Waa Sax .. Ee Ha’isku Khaldan
@aestheticae7173
@aestheticae7173 3 дня назад
Sheekh dhiig kar ha isku Roidin aniga a ha igu ridin Ajnabi jaceyl waa midla meeshaan na dhigaye
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 3 дня назад
Xamaas ayaasaxsan Suideedii hakuadkaysato xamaas iyosaaxiibadeed
@sahroali1196
@sahroali1196 3 дня назад
Waa.qalad.dowladi.ciidankeenta.yahuuda Ayuu.uhiilinaa
@BigFootMope
@BigFootMope 3 дня назад
Waxaas waa laga gubay ma jirto maanta Somali gur lo diido iyo mid la’yaso hadi ay jirto waa yar tahay waana dhamaanaysa mar dow.
@haachannel8793
@haachannel8793 3 дня назад
Sheikh dulmi diid aniga qabilkeyga xitaa wandiday in laiweydiyo
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 2 дня назад
Illaahow ugargaar dadkeena xaqana tusi
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 дня назад
Alla shiikh maxaad run sheegtay, soomaali dad ka cunsuriyad badan maleh laakiin ayaga baa dhexdeedo iska cunsuriyeeya laakiin dadka aan soomaalida ahayn kabaha bay u qaadaan cadaan ha ahaado ama carab
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 3 дня назад
WCS Wrx Wbr Sheikhanaa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 3 дня назад
sucuudiga iyo imaaraadka inkaar illaahay haku ridee islaamka iyagaa baa bi iyay
@osmanmohamed2465
@osmanmohamed2465 3 дня назад
Asc Sheekh sacuudiga wuu dhihi karaa, laakiin sey ku hirgeli kartaa?
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 3 дня назад
Ilahay kawan 😢💔
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 дня назад
Ilahaw madaxda dawladaha khalijka Jabi, madaxda khalijku wa A'yda sahnuuniyadda
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 3 дня назад
Runta la isku sheegay will 😂😂
Далее
Luiza Rasulova #luizarasulova
00:37
Просмотров 1 млн
БЫДЛО НА ПУНКТАХ ВАЙЛДБЕРРИЗ
13:26
khalid naag kale ayuu guursaday!
9:41
Просмотров 32 тыс.
Найди Влада на стадионе
0:26
Просмотров 3,4 млн
Бывший #шортс #комедии #юмор
0:45
СКАЗАЛА ЖЕ НЕ ПОЙМАЕШЬ
0:19
Просмотров 2,8 млн
мы в телеге - hahalivars
0:52
Просмотров 4,1 млн