Тёмный

Daawo Wrakii udanbeeyey Ciidankii liyuuga Iyo Millatirigii O isubaxay Cundhufo iyo DDS O Diiday Burh 

Anfac Media
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 3 месяца назад
Waxaan leeyahay ciise wayne iyo walaalha liyuu boolis ha guulaystaan iyo dhamaan somali oo dhan
@aa.i6233
@aa.i6233 3 месяца назад
Walaalayaal abiy aya amrkani baxshay , waxaad ogeen cadhada iyo niyo jabka ku dhacay abiy. Waxaan odhan karaa madaxweyne mustafe wa ka guuleestay abiy , marku fashiliyey qorshihi abiy ee canfartu zeylac gaadho ciida.ka federaalkuna daba joogo , oo jabuuti la cuna qabateeyo ,xagga ciidanka federaalku ay guudka kasoo wareegayaan.
@MN-rh1vy
@MN-rh1vy 3 месяца назад
Ilaahoow soomali galbeed guuleey oo cadawkooduna jibi
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 месяца назад
Kaa Yelie meyno dhulka diib uga nooqda hadi Aanka yelno dirie dhaba kabaha Ku xigta jigjiga kabaha Ku xigta horey uu socda guuuuuuul dawlada somalida galbed
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад
balayo haqaado burhanu jula beerka lagugoo boqorkan barye banbano kugu dhacday basbel insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🦁💪🔥🔥
@Hanaddalmer
@Hanaddalmer 3 месяца назад
Soomaali hadaan nahay aan iska celino gaaala madawda sharci wax la dhaho ma jire iska celiya gaalada
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад
dulmiga gumaysiga dayimow allahayow dukum daakum kayeel dayimow allahayow duufan kusida dabayluhu qadan dayusinta dalunka ah cudurada waxdilaiyo dacuun dhameya dabkalaga furtayo dulankodu ujabo aamiin allow dalku ixorobo danabyada liyuuga darajoyin gadhan rabiyow daryelo difaco ilaali aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🙏✌️
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 месяца назад
Asc Anfac Media guleestaa kusoocdaa Ciidhamada Éthiopie wain laisskaceliyo guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MN-rh1vy
@MN-rh1vy 3 месяца назад
Ilaahoow ugargaar ciise iyo walaalaha soomaaliyeed ee kilinka ee u soo gurmadeyba
@YusufAflahar
@YusufAflahar 3 месяца назад
Weriye muuqaalladan ciidanka itoobiya jooji ma somalidaad bajinaysaa.somalidu way ku filanyihiin in ay jebiyaan ciidankan oromada ah
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 3 месяца назад
SOOMAALIDU WAA INAY CODKOODA GAARSIIYAAN MEELO FOG, SAFAARADAHA IYO URURURRADA CAALAMIGA AH, UN, AU, IOC, URURRADA CAALAMIGA EE KA HADLA XASARADAHA IYO XAD GUDUBYADA.
@nuurcali3693
@nuurcali3693 3 месяца назад
Horta waxaan leeyahay ilaahay ayaa mahad iskaleh guulna siiyey soomaalida laakiin waxaan leeyahay dagaalka hadda dhicidoona ee millatariga haalagafekero walaalayaal hadalkeyga micnihiisana garta
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 месяца назад
Canfar iyo gaalo alaha jabiyo
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 3 месяца назад
wariye milatarigi itobiya ma aha ee waa oromo xaarantu waa in lalaayo sida canfarta waa oromo hubka halagala hadho walee hubkoda ayaa hub inoo ahe hubka ha laga furto somalidu waa in aysan yelin taas lama aqbali karo ee dds ha tashato sinaba hadalkas looma yeeli karo burhanu jula waa oromo nacayb qaba lakin u shega in oromo aan ka adagnahay markaas ha lalaayo oromada hubka inooga qaada dds ha diyaar garowdo yaan la is dhigan diyaargarowga ha sareeyo ddsey istandhi bay
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 3 месяца назад
Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤💪💪💪
@Mumtaazcabdiqadir
@Mumtaazcabdiqadir 3 месяца назад
Inaga uunbaa hadhnay ee aan layno mulatariga
@mohamedgoonijecle1153
@mohamedgoonijecle1153 3 месяца назад
Dekeda jabuuti ITOOBIYA halaga xidho
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 месяца назад
Soomaali galbeed Guuleysta
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 месяца назад
Somaliyi meel ay joogtaba waa in loo gurmadaa walaalahooda xabashidu uga hiilinayso Anfarta. Abiy Ahmed namaste wuu kula socdaa.
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 3 месяца назад
Military ga laftisa hala gubo
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 месяца назад
Guusha inshaaallahu soomalida ayaa leh .
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 3 месяца назад
❤ viva Ogadenia
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 3 месяца назад
Jihadka gala
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Inchallah guulastay midnimo musulmans somalies states sitte
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman 3 месяца назад
Ahmed shide wa oromo Aden qoyane
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 3 месяца назад
Alaah garab gaalo
@KadidjaFarahSoubaneh
@KadidjaFarahSoubaneh 3 месяца назад
guul insh allh
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 3 месяца назад
Soomaalida Itoobiya markasta uma aragto inay kamid yihiin shucuubta Itoobiya ee kala duwan, oo lid bay ku tahay, xuquuqda shucuubta Itoobiya leeyihiin ma siiso Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya, iyadoo dadka Soomaalida ah aynan kamid ahayn qowmiyadaha ladagaalamaya Dowladda dhexe ee Itoobiya, waliba waa muxaafad ,laakiin iminka waa inagu qasab inaan iska celino ciidamada Dowladda dhexe ee Itoobiya, maadaama dalkeeniina Canfar siinayso , horayna ay ka dhinac dagaalamayeen Canfarta markay dhulka soomaalida ee ay horay u qabsatay Canfartu ee qaarna wali haysto ,.
@joyaiyc
@joyaiyc 3 месяца назад
adeer dagaalka cafarta iyo kuwa 4000 kuna eehiiraan matabaan waa is ogyihiin waadagaal toosa lkn anaga waxaasugeeno moyi
@AhmedBarre-lz3fn
@AhmedBarre-lz3fn 3 месяца назад
Waar yaan loo joojin dagalka cidamada fadaralka waxaanay noqonaysaa somaliweyn iyo itobiya wayo cànfarba cidimayjojin maŕkay dhulkasomàlìda qabßanaysay markaa ninka ďhul aad ledàhaý kaajoojinayaa canfarta ayuu lamid yahay markase laladagalamo ayey runta aqbali donan itobiyanku waana jidka yaanay somalidu qabsan ilayn markay somalidu xadkeda dhafto ayaa lajojin lahaaye
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад
Itoobiya waa burburtay ee israaca oo hubka qaata oo dagaal ku qaada
@mahamedcabdionyoodonyood895
@mahamedcabdionyoodonyood895 3 месяца назад
Waa in laladagaalomo ciidanka itobiya itobiya waa itobiya iyo somalida cafari waa itobiyaan kuwa yimidna waa itobiyaane waxba inomakaladuwane aan iskacilino wax tabar ahna mahayaan hubka aan kagurano somalida deegaankuna yeyna ukalahadhin ee waa gala dagaalka
@YuusufMaxamed-j9e
@YuusufMaxamed-j9e 3 месяца назад
itoobiyaandanbe yaanlaxurmay halaladagaalamo
@elmi-bt2jg
@elmi-bt2jg 3 месяца назад
Life and land of people in somali region of Ethiopian is matter they equal right of other Ethiopian
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 3 месяца назад
Insha Allaah guuuuuuuuuul soomaalida
@Abdihakim383
@Abdihakim383 3 месяца назад
haalasiika celiyo yanilagayelin
@Abdihakim383
@Abdihakim383 3 месяца назад
Waxay yaina malaha haalaladagalamo
@Ahmedwasiiabdirahmaan
@Ahmedwasiiabdirahmaan 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 3 месяца назад
Asc gesigayagi
@axmedwadan-tb5kt
@axmedwadan-tb5kt 3 месяца назад
❤❤❤❤guulgardaitoobiiy
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 3 месяца назад
Somaalida
@AxmadsMaxamad
@AxmadsMaxamad 3 месяца назад
haladagaal
@HamzaSalif
@HamzaSalif 3 месяца назад
❤❤❤
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 3 месяца назад
Aaaaamiiin aaaamiiin
@elmiainanache4596
@elmiainanache4596 3 месяца назад
Ralax réer DDS IQADAYA RAQO YEY GAJEHY 😂ETHPIA IS POWER
Далее
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,4 млн
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29