Тёмный

DABAALDEGA 1-DA LUULYO EE MUQDISHO OO LAGU SOO BANDHIGAY DIYAARADO DAGAAL 

HBN Online TV
Подписаться 326 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

DABAALDEGA 1-DA LUULYO EE MUQDISHO OO LAGU SOO BANDHIGAY DIYAARADO DAGAAL

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
حفظك الله يا وطني الصومال.
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 3 месяца назад
Guul masha allah cadawgu iyo munaafaqiintu ha jabaan ❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад
waxsni ciidan maaha islama haaystaan ciidankii waalalaayay axaxax
@BLUEY123Rp
@BLUEY123Rp 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😈😈😈
@deqaahmed5583
@deqaahmed5583 3 месяца назад
Ibliis oo reer galbeed ugu horeeyo Allow naga reeb, Xalane nooga saar. Waa kuwa somalida isku dira
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 месяца назад
Awguuriyo soomaaliya dowladdeedii weey Hor mareeysaa guul dowladda somaaliya waa mid I farxad gelisay dholatuska iyo xafladda 1da luulyo
@Maxko-10
@Maxko-10 3 месяца назад
Waxey noloshan ciidankan miyney tabular qabin waxey Reagan lugeynaya qunyar ceeb wlhi wxn dawnayey , sannadguradii 21 October 1984 dabaldagi xuska kacaanka ciidanka mesha marya io kuwan hada an arkaayo waa kaaf io kala dheeri 🤭🫡
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 месяца назад
Asc MAXAA WAX INAGA LUMAY sidaan waa ceeb rag bukaaan ah ayaa gaardinaya
@omarabdi2910
@omarabdi2910 2 месяца назад
Edeb yeelo maxa ugu mashqulee 84 beel
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 месяца назад
GUUL SOMALIA 🇸🇴 ALLOW CADOWKA KA ILAALI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naasifoodcadde3719
@naasifoodcadde3719 3 месяца назад
Guul iyo gobanimo ishii buktaa ku bikaacso👍🇸🇴🇸🇴💪💪💪🙏
@nastehocigednzld4839
@nastehocigednzld4839 3 месяца назад
Cadowgooda alla ha jebiyo ciidankeena guulaysta ilaahay kuwa dariiqa wanaagsan ku socda ha idinka dhigo waan idinku faraxnaa waana idinku faanaa ogaada ciidamadeenow qabyaalad qalbiyadiina Allah haka ilaaliyo
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 3 месяца назад
Soomaaliya guul ilaahow noodaa wiilashada iyo gabdhahayaga madaxdayadana xaqatus guulaysta
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 месяца назад
Asc kuwaan ciidan maaha ayagaa u baahan carbis iyo caafimaad ALLAAH sidaa ha noo dhaamo waxaan nahay ummad baa'baday oo aan xishoon!!!!!!
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir 3 месяца назад
xasid ayaa tahay waxad ka xuntahay hormarka somaliya 😂😂😂😂guul somali
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 месяца назад
m.a guul iyo gobanimo somaalia aamiin
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
FIIRIYA QAARBAA ISKA LUGAYNAYA WAXAAN FILAYAA INAY YIHIIN MACSWISLEYDII XASAN DHIIQO ABUURAY
@DaarulHudaa-l6l
@DaarulHudaa-l6l 3 месяца назад
Kooxda shabaab is wachting and saying walahi gadaasheen Hormar baa lagaaray ilaa waxey ayagu yaqaaneen kala reebida umada oo wax kuma soo kordhiyaan dalka an ka heeyn dad Soomaali ah baa dilnay uun nacalaa Khawaarij kutaal
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 месяца назад
Hanbalyo inkasta oo dalkeenio ku jiro gumaysi sanad guuradii 64 aad hadana somalia guul ayaan u rajaynayaa
@deqaahmed5583
@deqaahmed5583 3 месяца назад
This is only the beginning, a try out. Somalia is coming back, bigger than ever, stronger than ever 💪 The lions
@djamaally1051
@djamaally1051 3 месяца назад
Waxaan ciidan wax kama ogo xata gardis mayaqanaan Dara's kala kaanana waa wataan
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 3 месяца назад
Waxani maha ciidama tababaran eewamacawislay
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 месяца назад
Diyaarada dagaal ma heli copter tas baa
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
May God protect you, my country, Somalia.
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 3 месяца назад
Ilaahayaw wadankayga iyo dadkayga soomaaliyeed awood iyo midnimo sii Ilaahayaw noogargaar oo noodanbi dhaaf xadgudub kaanu isku samaynay iyo kaanu kaagalnay Ilaahayaw noosoo celi xoogaanu lahayn 😢😢😢😢😢
@AliAhmed-qb2yy
@AliAhmed-qb2yy 3 месяца назад
Xasan wuu kudheley ciidanka wayo ciidanka lasobandhigey ciidan mural hayo uma eka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 месяца назад
Maxaytahay dadkaan iska coslaayo oo sheekaysanaayo Isdhexyaac ,Eey qaylinaayo Dhul Banaan iyo wadooyin lagu soo bandhigo ma jirto marka laleeyahay Xamar magaalo madax halaga Badalo waxaa dadku arkayaan inay ahayn meel Dowlad ku shaqayn karto
@museegeh5320
@museegeh5320 3 месяца назад
Waxan Sinniqsanayaa ee sita dirayska ka midabka ahi ma guulwadaayashiiba, kuwan ordayaana maxay ahaayeen ma Tababar bay ku jiraan mise Dabaaldeg Yaab.. sorry😮😢
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 месяца назад
hhhh midnimo suuulibey kudhacdyyy mana sonoqonayso wixiina iska walaaqda
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 месяца назад
Weriyaha weyn mowliid aad bad ugu mahadsan tahay annago mel dheer jogno darufta na badey oo aad no so gudbisey dabaldeggan weyn oo qiimaha iyo qayaha weyn leh xasuustan an la ilowi karin somaliya ha nolato
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Dalkayga Soomaaliya Alla ha ku xafido
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@YasserAA93
@YasserAA93 3 месяца назад
Maanta maanta maanta waa malin dhalinti somaliyeed qabil iyo tuulo iyo mustaqbal daro ka doorteen ! Noolal iyo wanaag ! Allow gule somali 😢 Allow dhulkayaga iyo dadka somaliyeed midee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 месяца назад
Madaxwayne qalinka qaado qabiika tuur Madaxwayne dhalnyarada wax baratay xukunka iyo talada wax ka sii ha u eegin qabiil Madaxwayne ha oran yaa tahay Waxaad dhahdaa maxaad tahay ama maxaad taqaan Madaxwayne ha oran qabiil kee tahay waxaad tiraahdaa magacaa Aduunka sidaa ayaa hormar lagu gaaraa ilaahay waxaan ugu baryaya dhalinta soomaaliyeed ee wax baratay maha ku jaahilka ah bara bulshada ka qayliya ilaahay waxaan ugu baryay xaqa ay dalka ku leeyihiin in uu siiyo amin yaa rabil caalameen
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 3 месяца назад
Walaahi waan ka naxay ma ciyaal iskuulbaa kuwani maaha askar waa masaakiin hablahana maaha askar waa viyaalkii dugsiga dhexe
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 3 месяца назад
subxaanaka yaacadiin walaahay khaatumo ciidankeeda baa dhaama inay waxaa dadka tusaan maha very bad situation
@cabdcasiisshiikhcali2420
@cabdcasiisshiikhcali2420 3 месяца назад
War meesha ciidan kama dhicine ceeb ayaa kadhacday waxaasoo kale lama soo bandhigo
@KhadarXasan-bg1ov
@KhadarXasan-bg1ov 3 месяца назад
Xasan.dhiiiiqoooy.
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 месяца назад
Dadkan inta ciidanka waa wax yar .inta kale waa dad lugu buuxiyay .kuwa borasada dhabarka Ku wata ayaa ciidan u eg
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 месяца назад
Guul iyo hormar ayaan u rajeenayaa soomaali wayn insha Allah hor mar wacan
@KhadarXasan-bg1ov
@KhadarXasan-bg1ov 3 месяца назад
Is.casil
@hakimoibrahim6795
@hakimoibrahim6795 3 месяца назад
Waa ba naf bahi baa dishay ilahay cadawga somli haka qabta
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 3 месяца назад
Dal ba oow ya kuleh, soomaaliya hagaanka ayaa ka xumaaday
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 месяца назад
Tola ay maanta ma ha maaalin wayn xusna nooma ekaan 1 dawladnimaden waxa lagaliyey calaamatu su,aal meelkasta waxa ka socda dagaal sokeeye oo lagu dabar goynayo da yarteeni miidankii waa baa,bay waxaana baa biyeey shisheeye iyo shisheeye kalkaal gumaysiga Ethiopia waano soo miciyo lisanaya marka maanta in aan xus samayno waxa kahaboonad waxaan tabar leenahay in aan isgu gayno in aan dadka Soomaaliyeed midayno awooda isgu gayno in aan ciidan Soomaaliyeed oo dalka difaaca samaysano ilaahay taas hayna gaadh siiyo quluubtooda umada Soomaaliyeed hamideeyo dawladd dadka iyo dalka kanaxaysa hayna siiyo Aamiin Aamiin yaarabi
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 3 месяца назад
Meesha waxna kuma heynee dadka qoraxda ka xareeya
@user-wx4gf2im4s
@user-wx4gf2im4s 3 месяца назад
Masha allah somali wen
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 3 месяца назад
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajiciin
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
CIIDANKA QAAR BAAN ISLAHAYSAN XAGGA GAARDISKA TOLOW MA MACAWISLEYDII XASAN DHIIQO CIIDAMMADII FARMAAJO DHISAY UU KU BEDDELEYBAA
@macrobianson2g
@macrobianson2g 3 месяца назад
Caqli xumida ciidamadii farmajo dhisey kumanaan ciidan ayaa ka danbeeyey ciidan sidan utira badan farmajo wakhtigiisi Lama dhisin
@asha3777
@asha3777 3 месяца назад
Maasha'aa Allaha Allaha Barakeeyo
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Թող Աստված պահպանի քեզ, իմ երկիր, Սոմալի:
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 месяца назад
Masha allah
@CabdaleSaleban-n9v
@CabdaleSaleban-n9v 3 месяца назад
Msha allaah alle ayaa leh awood
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allah seni, ülkemi, Somali'yi korusun.
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 3 месяца назад
Xataa maleeshiyaad maahan
@hawaosman5599
@hawaosman5599 3 месяца назад
Eebo haxifdiyo dawladena,iyodalkena,shacabki,somaliyed, weysocden,wagalad,Eebo, nasiyayHBN,nolada,cadwgina,Allah jepsho
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
ILAA HADDA MAHAYO CIIDANKII XOOGGA WEYNAA EE CADOWGA SOOMAALIYEED KACABSAN JIREY EE UU DHISAY ALLE HAWNAXARIISTEE MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE HALYEYGII UMMADDA SOOMAALIYEED SOOMARRAY
@ahmedosmanmahamed7813
@ahmedosmanmahamed7813 3 месяца назад
Hoheey halkaan ka soo dhacay iyo halkaan maanta aal kala fogaa
@ahmedosmanmahamed7813
@ahmedosmanmahamed7813 3 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XKjYoVd-_X0.html&si=2aS0nyLZj-olvH5Y
@OglaMohmed
@OglaMohmed 3 месяца назад
Hambalyo Hambalyo ciidanka qaranka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 месяца назад
Asc mawliid.xaaji. mansha.allaah.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 месяца назад
MAALI MADOW, OO MURUGO LEH BAY NOO TAHAY!!!!!!.ALA MAXAA NAGA GAADHAY, DAD BAANU MOODAYNAY 1960 KII!!!!!!.
@aliissack5603
@aliissack5603 3 месяца назад
Wale dabaldega 1lulio we farmaajo iyo tan way isdiidey ee kuwan dib halafu celiyo tukiga sifixan halosoo tababaro
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
MEEYEY TARABUUNKII DABBAALDEGYADA LAGUSOO BANDHIGIJIREY ISNA MALLA XARAASHAY JAWAABTU WAA XAGGIINNA
@CabdixakiinBarre
@CabdixakiinBarre 3 месяца назад
Awooda Ciidanka Ethiopia somali jooga ee diiday Inay ka baxan somali maad isaga celisid Dulli.
@ismailgifta3352
@ismailgifta3352 3 месяца назад
Kkkk
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 месяца назад
Wa nasiib darro iyo nasiib wanag Dadka halkan mesejka ka qorayo oo kala rayiga ah oo debedaha ku nol qar ceyrta ku nol iyo qar ayago niyad xun shaqeya ogeyn wadanka burburey sida uu u so kabto samirka u laheyn iyo dadkan dabaldegayo ciidan kala noc ah shaqalaha bulshada rayidka musuqistaha waxa ay daremayan farxad niyad wanagga ay daremayan waxa daremi karo keliya qofkii so marey dabaldegga 21 oktobar sida anigo kale oo aha shaqalo dowladed so marey 21 oktobar dabaldegga qabyalad an dugney jiilka hadda jiro wa mid lagu qasarey wadaniyad ku bedeshey qabyalad wa nasiib darro weyn ah ay adag tahay sida loga so kabto
@ahmedsalah-qx1jo
@ahmedsalah-qx1jo 3 месяца назад
Asc wa Gelle joga usa waxan amin sanahy wandankeyga inowsan heysan xornimo an manta udabalfagno inta ninba ciidan uleyahay heysto xaduudaha dalkaga dhaman banan yihin sidan ayan kujiraynaa inta xilka lasinayo sxb iyo xigto inshlh max kasto oo dalka somartaa wafashinlaa inshlh la taqnaduu minraxma tilaaha
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 3 месяца назад
Waan oyey walahi alow noda oo cadoga wiilashena isku babi’inayo noga qabo qurux walahi alow dowladena no xafid
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 месяца назад
Aslam Alaykum walaalkeey mawliid fariintaa adiga ayay qaan kugu tahay sidii aad u gaarsiin lahayd madaxwaynahayga Waxaan ahay hooyo somaaliyeed Usha indhoolaha sitaa xitaa dareen ayay leedahay Waxaa soo qoray fariimo dhaadheer walaalkey mowliid anaga ayaad na matashaa Iga gaarsii madaxwayne
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 месяца назад
Fariintaan waxay ku socotaa madaxwaynagayga Madaxwayne wadankaan ilaahay adiga ayuu musuul kaaga dhigay Madaxwayneheena ayaad tahay sax hadii aad haysan lahayd ciidankii lagaaga tagay ee quraxda badnaa maanta sidaa may ahaani lahayn Madaxwayne lama joogo qarnigaad ogayd dadka aduunka waa uu hormaray dadka qaar ayaa waxay madaxwayne u noqdaan in dadkooda iyo dalkooda hormariyaan dalkaan adiga ayuu ku sugayaa hada Waxii aad xumaysay oo dhan hagaaji Foolxumada iyo baa ba aan somaaliya cid ay Dan ugu jirtaa ma leh Ilaahay ka baq maanta waa aduun barinana waa aaqiro sidaan danmaha madaxwayne Caawa hadii aad dhimato labo Go oo kaliya ayaad qaadanaysaa Iyo labo miter oo dhul ah Cid kugu caawinaysa qabriga ma jirto kuwa hada qabiilka kuugu qarab taagan barito marka lagu aasayo qabriga korkiisa ayay kugu xamanayaa ilaahay ka baq dalkaan sida u dhaan
@daalodaawoquruxda4399
@daalodaawoquruxda4399 3 месяца назад
Away hubkii waxaay dowladan bilaa hubka ah teeda labaad ciidanku wuxuu rabaa in tayadiisa kor lasoo qaado wax badan ayuu rabaa xaga badabaradaa iyo hubayntabaa allaah quluubta dadkeena burcad ha isu mariyo waad arki kartaa marka qaran Jabay aad noqoto meesha aad ku danbaynayso waaa inay dowladu qortaa dhalin Yarada gidaradaas iska fadh fadhiya oo dalka ciidan xoogan loo sameeyaaaa
@Waano-x9
@Waano-x9 3 месяца назад
Qadaad wayntu waa bilaa tababer. Ceebta inaga ilaaliya idinku banaanka kuma fiicnidine. Guryaha lagu dabaal dagaaa 😂😂😂
@asha3777
@asha3777 3 месяца назад
Allaha la jiro Ummaddan Somaliyeed. Cadawga gudaha iyo dibadaba Allaha naga qabto
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 3 месяца назад
waa bilow wanaagsan...ciidankase yaann xoogiisa loo adeegsan ummada somaliyed
@hamsecabdi3344
@hamsecabdi3344 3 месяца назад
SAXIBQABYALI BAD TAHAY MAXAD XAF LADA SOO MALI LAN USODAN WAYDAY AD BAN UAGA XUMAHAY ADO AN MUDI JIR NAY INAD TAHAY SAXAFI UMAD DHEX UAH LAKIN WANI RAR SOMALILAN KATASHATA
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir 3 месяца назад
Masha allaah guuuul somaliya hanolato hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shakumar47
@shakumar47 3 месяца назад
Kuwani w ciyalo wero ma wxn ba ciidana sharafta ad ka dishen dalkini
@hawaosman5599
@hawaosman5599 3 месяца назад
Baranmijkan HBN waxankujeclahay,waa.wadaniyin
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Möge Gott Sie, mein Land, Somalia, beschützen.
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Possa Dio proteggerti, il mio paese, la Somalia.
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 3 месяца назад
Allahuma Amiin
@laylajuir2420
@laylajuir2420 3 месяца назад
Ascw Mashaallaah Allaha noo Xafiddo Dowladayna Barakaysan Dalkeena iyo Dalkeenna Somaliyeed Allahuma Amiin Wbt
@mohamudmohamed1312
@mohamudmohamed1312 3 месяца назад
Allow ciidamada hal qalbi ka dhig oo wadanka ka difaaco cadowga
@faaraxjawaan2875
@faaraxjawaan2875 3 месяца назад
Kuwaan intee laga so aruuriyey iisku dhar ma ahan
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
ILAAHAY CIIDAN SOOMAALIYEED OO QABYAALAD KAMADHAN IYO MADAXWEYNE QABYAALAD KAMADHAN HAYNOO DHISO
@safacismaan2045
@safacismaan2045 3 месяца назад
Yugan dhiska iska saara lahayste dhola tusanaya
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 3 месяца назад
War always ciidankii farmajo dhisay
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 месяца назад
Hambalyo somalia hakulaysato 1 da lullyo ❤
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 месяца назад
FARDAHA MA KHAATUMO AYAA LAGASOO QAADAY
@deqaahmed5583
@deqaahmed5583 3 месяца назад
Yaa Allah Somalia kor ka dhig. ❤❤❤
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 3 месяца назад
Somalia guul iyo gobanimo
@saharamohamed8946
@saharamohamed8946 3 месяца назад
Happy independence day 🇸🇴❤️
@yusuf2860
@yusuf2860 3 месяца назад
❤hambalyo 1 luuliyo
@AhmedAdow-h2q
@AhmedAdow-h2q 3 месяца назад
Somalia guul ❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 3 месяца назад
Guuuuuuuuuul somalia
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 3 месяца назад
Kuwaan ma ciidan baa
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 месяца назад
Aaway diyaaradaha
@DaarulHudaa-l6l
@DaarulHudaa-l6l 3 месяца назад
Great Somalia again
@DaarulHudaa-l6l
@DaarulHudaa-l6l 3 месяца назад
Great Somalia again
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 месяца назад
❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🫡
@Ahmed-w9o
@Ahmed-w9o 3 месяца назад
wan ka xumahay noca dabaaldagu yahaay
@NimcoShekhyonis-uy7of
@NimcoShekhyonis-uy7of 3 месяца назад
Zamzam
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@anabbile386
@anabbile386 3 месяца назад
Hanbaliyo 1 luul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺❤❤ somaliwen ❤❤❤❤
Далее
Liban/Israël : le Hezbollah contre-attaque
10:24
Просмотров 291 тыс.