Тёмный

XOG YAAB LEH OO KA SOO BAXDAY HUBKII LOO ADEEGSADAY KHAARAJINTII X. NAS-RALLAAH 

HBN Online TV
Подписаться 326 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

XOG YAAB LEH OO KA SOO BAXDAY HUBKII LOO ADEEGSADAY KHAARAJINTII X. NAS-RALLAAH

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 4 часа назад
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 часа назад
SCW. WARIYE SARE MOWLIID WAAD MAHAD SAN TAHAU, WAXAANSE KU DARSANAYAA XAGA MIISAANKA GANTAALKA WARKIISU WAA SIDDAN. HALKA GANTAAL WAXA LA INOO.SHEEGAY IN UU YAHAY (2000) OO RODOL LA MACNA 2000X250GRM = 500.0000 Grm ama la macna ah 5Ton gantaal kastaba, marka inta gantaal ee lagu dhuftay halkaasi ka sii wada.
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Час назад
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa Allaha u Naxaristo Madax wenaha Xissbolla iyo Mujaahidita Shacabka Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khada917
@khada917 2 часа назад
taasi waxay muujinaysa cadaawad iyo fulaynimo is biirsatay horaa loo yiri fulay wax ka dhagax weyn markasta xaqaa guulaysanaya xisbula jilibka ha u aastaan.
@mohamudmohamed7543
@mohamudmohamed7543 3 часа назад
Waxaa waxba matarayaan ilaah waxaan uga rajaynayaa janadiisa cadowgana naartiisa
@hibaali4311
@hibaali4311 2 часа назад
Xasan shaydan dhaha
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 Час назад
W,a ti shacabka Gaza ay ku babiyen
@akhalif579
@akhalif579 36 минут назад
Gantaal 8 sanno kohor mareykanku ku jitaabiyey buur waqqoiyiga Afghanistan nuclear la qafiifiyey bolaal Ton ahaa Ruushku cabaarweyey hubkaz la isticmaalo little nuke bunker buster ah inuu yahay umaleeynaya, wuxuu wax ku dilaa pressure cubka iyo dhul gariir.
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 3 часа назад
Hal walbixin ayaan ayaantaan wadaynas hubka loo adeegsaday yaa soo jasjuusay diyaaraddee dishay yaa la joogay siyaasi waxuu yiri jaajuusku iiraani buu ahaa iwm ??????
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 часа назад
Yahada waafuliyal that is why 85 gantal halnin logadilay.
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb Час назад
yuhuudaad ushaqaysaan warka w yuhuufaad kaqaadataan warkale oo aadhaysaan ama aad siidaysaan majoro waycadahay inaad yuhuuda ushaqaysaan oofaafinaysaan waxaykufarxaan yahuudu dadka kalana aad foonaysaan inaad kuqalbijabisaan
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 2 часа назад
Awood rabi baa leh xassen oo u isticmaaleen awooda ay sheeganayaan waxayna ogayn inu shahiidnimo helay xamaasna midkale baa loo dooran hawshuna way socon insha allaah
@saidali3992
@saidali3992 3 часа назад
8. Dabaq × 7 = Dadkii kunoo laa ma badbaadin. Qiyaas intee gaarayaan Dadkaas.
@afrahap4406
@afrahap4406 3 часа назад
Calool xuma waynaa Midiba midbay kasii Darantahay
@DhagoolMohamed
@DhagoolMohamed 30 минут назад
Israiil lama layo kuwas wlhi wanacay
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Час назад
Asc mowliid subax wanaagsan
@hibaali4311
@hibaali4311 2 часа назад
Shiico Waa ila marayso lee wadan
@IdrissHoussein-i9r
@IdrissHoussein-i9r 4 часа назад
Isticmalka hubka wa cabsi yauuda hasa
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb Час назад
yuhuuduu ushaqeeyaa
@Engineer-sl3hf
@Engineer-sl3hf 2 часа назад
Allah akbar
@armadmohamoud398
@armadmohamoud398 3 часа назад
ASC Subax Wanaagsan
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Час назад
Guuleysta.
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb Час назад
HBN yaanladaawan
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 3 часа назад
Fulaynimada yahuda iyo cadawad Ayaa qabto lakiin diyarada wax soo rido ma heystan tow xisblh maxay ugu riding weysay
Далее
🦊🎀
00:16
Просмотров 235 тыс.
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 346 тыс.
🦊🎀
00:16
Просмотров 235 тыс.