Тёмный

Dabadeed Qofna Ma Hadhin | Sheekafaneed 100 Milyan laga iibsaday. 

Sahanka
Подписаться 412 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

meelaha aad ka helayso dalka
Hargeysa: +252634125122
Muqdisho: +252 61 2223351
Garoowe: +252905297166
Burco: +25263 4026466
Berbera:+252 634341184
Boorama: +252634569020
Jigjiga: +251914968083
inta kalena dhowaan insha laah way soo gaadhaysaa.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 230   
@sahanka97
@sahanka97 3 года назад
Meelahan kala xidhiidh: Hargeysa: +252634125122 Muqdisho: +252 61 2223351 Garoowe: +252905297166 Burco: +25263 4026466 Berbera:+252 634341184 Boorama: +252634569020 Jigjiga: +251914968083
@Quranrecitation1345
@Quranrecitation1345 3 года назад
Adanow zxp waad mahadsnthy lkn zxp buugta aad turjuntaan kismnyo masogaraan ama malagahelaa oo maktabad ay yaalaan malagahelayaa
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 3 года назад
aadan khadarow buugan aad baan usugayey maalin aan aday maktabada iqra laanteeda Hargaysana waxay ii sheegeen inuu imanayo 10 cisho ka baacdi masha alla waanu naso gaadhay
@brilliantreminderstudio7124
@brilliantreminderstudio7124 3 года назад
Tag nacalaa hooyadaa ku yaalee buugtaada iyo falsafadaada qudhunka ah nagala tag waxad thy xayawaan dhintay oo turjumaad ku wareeray adigoo ku qalalay oo waliba xuuq goo ga ay ah tuug tuug dhalay iigu kaalay al rayaan hadad wax isla haysid
@xamzeahmad1763
@xamzeahmad1763 3 года назад
Waa imisa
@axmedbarre6872
@axmedbarre6872 3 года назад
@@brilliantreminderstudio7124 subxanalah🥵 Wllow maxaad ku heysataa wiilkan.
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 3 года назад
Wlhi waa sheekofaneed aad u xiiso badan , markii hore waxaan ku dhageysan cod ahaan kadib laba jeer ayaan akhriyey illaa hadda kama xiiso go'in 😍
@shideyare3062
@shideyare3062 3 года назад
Si aad uga xiiso goyso ka daawo dun carbeed tv
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 3 года назад
Halkebad ka dhagysaty
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 3 года назад
@@shiekhabdihakim3402 wllo dun carbeed baan ka dhagaysatay balse iyada oo dhamaystiran waxaaad ka heli kartaa Chanelka Maaanmaal
@caatikazool6632
@caatikazool6632 3 года назад
Saaxiib cusub ban ahey Malayso dhaween sahanka xogaha family 🥰🤔
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 года назад
Gama furun ku soo dhawoow👏👏🥰🥰
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
Soo dhawow bro
@badeed1523
@badeed1523 3 года назад
So dhawaw bro
@naciimocabdullahi7195
@naciimocabdullahi7195 2 года назад
Haa brother welcome ayaan ku leenahay anagoo ah ardayda dugsiga aqoonyahan aadan sahan😍😍🙏👊👋👏👌✋😀
@HaldhaaChannel
@HaldhaaChannel 3 года назад
Aadanow aadban kuu salaamay adiga iyo asxaabta halkan ku xidhanba maanta anaa u horreeya
@mohedhassan8506
@mohedhassan8506 3 года назад
Buugani waa buug iyo badh... Yaa loo kala hadhin buugaas anigu xalay ayaa kasoo iibsaday IQRA BOOKSHOP.. AADAN IYO JACFAR ... Thanks again..
@barodiintaislaamka8904
@barodiintaislaamka8904 3 года назад
Imisa lagaa siiyay wll
@khadarphaizal5255
@khadarphaizal5255 3 года назад
Jir oo joog wllky adan MaanTa niyada kugu hayee War san sheeg
@djgamingsuper473
@djgamingsuper473 3 года назад
Welcome back walal adan
@Acmk_
@Acmk_ 3 года назад
I'm third person of comments hhhh LOVE Kasaara dee
@ubaxdejiya3928
@ubaxdejiya3928 3 года назад
Waal aalo Aadan xagaad qabatay waan ku waynay maalmahan
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 года назад
mahadsanid saaaxib aadan khadar cali habeen weynu is aragna malaha waxaan ahay nin nasiib badan
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 года назад
Wllo bahashaa luuqada Dhib Wayne baa na kalla hays ta ee ma ii aheegi kar taa anoo ka faa iday sanaya khibradaa da Wllo si aan siwacan u fahmo akhris iyo qoraalba iyo ku haddal khaasatan dhanka Micnaha akhris ka Se Wllo manna la wadaagi kar taa sidda aad adigu ku baratay waa noo muhim iyo sida aad macnaheeda wixii kuu sahlay inaad fahan to addoo raalliya nalla waddag
@sahanka97
@sahanka97 3 года назад
Akhris badan iyo erayga igu adkaada oo aan macnihiisa sii dabagali jiray
@senoritahanaadi7464
@senoritahanaadi7464 3 года назад
Waa sheeko aad uxiiso bdan dhawr mar baan aqriyay iyado carabia imnkana aydo somalia hdad noso tarjumteen thnks wll
@hafsamohamed5738
@hafsamohamed5738 3 года назад
Guuleeyso wll from muqdishu❤❤
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 3 года назад
Keep going dear brother ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 3 года назад
Mudaynu kala maqnayne bulshayahay ma nabadba🤗🤗
@Khalidpodcast1899
@Khalidpodcast1899 3 года назад
Mnsha allah Waa Aadan Oo Mudooyinkan Muuqaaladii Yareeyay sabab kastaba ha ahaatee , Waan Ku Salaamay zxp 👋👍
@qalbisame9111
@qalbisame9111 3 года назад
8:30 Waakii abwaanki lahaa dadka kama yaraatee way is dabar jaraysaa somalida iyadaa is dabar goynaysa
@ahmedcabdalle5286
@ahmedcabdalle5286 3 года назад
Dabadeed qof ma hadhin 😍😍
@thewhitenight1860
@thewhitenight1860 2 года назад
3 isbuuc kahor ayaan akhriyey runtii aad baad ugu mahad sanatahy turjumitaanka adiga iyo Dr kaba
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 года назад
Shukran walal 🙏
@hamzekeo
@hamzekeo 3 года назад
Adan sahan ❤☑👍
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 года назад
Waar Adam indr English English ta Wllo waxaan kaa Cod sanayaa inaad ii sheeg to mar kaan akhrinayo Novel ama book English ku qoran ma fahmo ee maxaad igu la talinay saa in yar mooyaane xaggii micnaha is ma saari karo please and please ma i caawain kar taa ama se Tallo ma Igga siin kar taa in baddan baan kuggu xidh naa addoo ii tix galinaya Wllo su aa shay da ?
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 3 года назад
Abayo akhriska badi illahayna ka bari in uu fahamka kuu furo رب شرحلي صدري
@sahanka97
@sahanka97 3 года назад
Wad uun aakhrika waad lankeenaysaaye oo buug aad xogtiisa hayso oo sheekafaneed ah akhri, amanmid aad hore u akhriday oo aad fahmi weyday ku celi
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 года назад
Wr nio hn kula kaftamee bugii faca koraya mrkan qaybta guurka mrayay ayaan adiga kusoo xasuustaye horta nio guur ma isku dayday😎
@sowdafaaraxcumar9024
@sowdafaaraxcumar9024 3 года назад
Mashallh aadan Sahan alle ha ku xafido
@Annaatti
@Annaatti 3 года назад
Sheekadan waa mida kaliya ee aan dhammeystay kuwa Jacfar soo dhigay. Maalinkasta markaan Jaamacadda aan kaimaado ayaan kudulqadeyn jiray hadana mar 2-aad iyo mar 3-aadba inaa kunoqsado waan jeclahy.
@ayaanaadan2185
@ayaanaadan2185 3 года назад
masha allha wllo
@engfuaaddeck2888
@engfuaaddeck2888 3 года назад
Saxiib aadanow waad mahadsantahay sida Hufnaanta ku dheehantahay aad inoogu soo tarjumtaan buugagta qiimaha leh iyo mowduucyada Xiisaha leh ee aad inala wadaagtan illahay ha idin dhowro misanka xasanaadkana haidinku daro ajar iyo abaal ha idinka siiyo sidoo kale walaale waxaan kuwaydiin lahayn meel aan kala so xiriirno inoo tilmaam adigo mahadsan
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 3 года назад
Wcs Adan zahan
@daryeelran8007
@daryeelran8007 3 года назад
Mahadsanid aadan khadarow keep going
@marwomarwo2982
@marwomarwo2982 3 года назад
Buuggaa markii uu sidaa hargeisa u soo gaadhay baan helay alxmdulilah waanan wadaa akhrintiisa, buugtaadoo dhan baan jecelahay akhriyaana khayr alle ha siiyee.
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 3 года назад
Ilaahey ha ku barakeeyo wall
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 3 года назад
Zxp arin walapo aad ka hadasha waa wx jirta markasta iyo malin kasta haben kasta subuc kasta zxp aadan cumar zxp anigu wxn jga hargeysa garahan xfd siiney zxp inta iyo inka badan waan ku tagar xaqiiqtan zxp wxn la doonay ind noo soo gudbiso wx wlpo dhac aduunka zxp😍😍🤗🤗
@mohamedxadaari2341
@mohamedxadaari2341 3 года назад
keep going wll adan sahan👏🙏
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 года назад
Waa lagu tayb nio thnks pro
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Mahadsanid macalin
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 года назад
Zxp mcn buugaas noo soo wada turjum
@Fahan-zw7op
@Fahan-zw7op 3 года назад
away barnaamijkii imaamu shaafici macalun adoo mahadsan
@amiindayb8176
@amiindayb8176 3 года назад
Turjumaada Adaniyo sxpkii imisay marayaan yacni imisa book
@suniirhassanyare7460
@suniirhassanyare7460 3 года назад
First person
@ugaasnogob6455
@ugaasnogob6455 3 года назад
Allaa yacizka walaal aadan waxaan jeclaystey habka aad u fakarto
@abdirahmanjimcale8397
@abdirahmanjimcale8397 3 года назад
Aadan xagee kabaxday wall macaan maalmahaan waa kuwaanay 😍😍😍😍
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 3 года назад
Buuga Oo Qoran wan waayey Lkini wlHi Laba jeer ayaan dhagaystaY Anigoo ka dhagaystaY Jacfar iyo Dun carbeed waana sheeKo aad u macaan WLl aadan wxd Noosoo warisaa sheekooyinka mala awaLkaa ee Ay Qoraan Qoraayaasha somaliyeed ee dhacy xiliyadii xukunkii siyaad barri sida shandaraLay , Aanadii nageeye iyo dhamn kuwii xiligaa Laga Qoray silicii dhacy
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 года назад
WaLaL WaXad Soo TurjumTaN Book THE 100 MOST INFLUENCE POEPLE IN THE WORLD 🙏 BuuGa aad buu u fican yahey English na wan ku akhriyey Somalina ugu soo Gudbi buLshadena zhp 👍
@fitaxkhanchannel2711
@fitaxkhanchannel2711 3 года назад
wllka aadan saxan puuwagtan waa rapa wxana jooga.kenya seen kuheli karaa
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 года назад
Aadan khadar Ali suldaan Rooble . Maclin mug iyo miisan ku leh bulsho waynta soomaliyed lkn buug ta aad turjunta badanka aadby qaali u yihiin .ee mxa sababay?
@amiiraaxmed4275
@amiiraaxmed4275 3 года назад
Asc Wllo Aadan buugii Dagaalka sirdoonku masoobaxayaa wllo
@hamarawilyrics5485
@hamarawilyrics5485 3 года назад
Moving forward
@adnanmohamedhassan3842
@adnanmohamedhassan3842 3 года назад
10 buug oo ay iyadu leetahay maad soo turjuntaan walaaladey adam
@yasinahmed9924
@yasinahmed9924 3 года назад
Sxb sheekada miyaanad soo galinayn bari nuu xasan dun carbeed so galiyay oo an dhagaystay ee mar labaad soo celi
@ahmedabdulkariim6545
@ahmedabdulkariim6545 3 года назад
Yes mr aden jumce wanagsan
@mukhtaribrahim1170
@mukhtaribrahim1170 3 года назад
Mahadsanid wll
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 года назад
masha allah
@ahmedsaidosman9961
@ahmedsaidosman9961 3 года назад
Asc sxb maa Djibouti laaga heela booka
@zuhaybcarro6140
@zuhaybcarro6140 3 года назад
Wllo aadanow maad Hargaisa barnaamij noogu qabatid aad adigu leedahay wllo codsi
@faafintakhayrka7041
@faafintakhayrka7041 3 года назад
Wll aadan sahan aad iyo aad baad u mahad santahay Runtii waxaad kobcisay garaad kayaga Alle haku barakeeyo
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
Ayada oo filim ah msjirtaa
@maxamedaxmed3261
@maxamedaxmed3261 3 года назад
Haah wll sadex xalqadod aya laga dhigay (and then there were none) wakas magicisu
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
@@maxamedaxmed3261 ok thanks We really appreciate to u
@deeqdarajo6067
@deeqdarajo6067 3 года назад
Horay usoco
@abdirahmanzurach5003
@abdirahmanzurach5003 3 года назад
Walaal buuga ladagaalanka nuurka xagee ban ka heli karaa isagoo free ah plz iisoo sheega❤
@bingtonklewink6508
@bingtonklewink6508 3 года назад
Horta nio markad ka shekaynaysid dadka hormaray ee xita qarkod boqol milyan lasiisanayo somalida markad guud ahan eegto wd ka naxaysa.🤔
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 года назад
Waa laku tabay welcome back 🤗🤗
@jaswargroup3713
@jaswargroup3713 3 года назад
Walal mcn mahadsanid
@FirstLast-ld2vx
@FirstLast-ld2vx 3 года назад
Imisa cisho aya so galinysa videoyayada todobaadki ? Fadlan
@Fahan-zw7op
@Fahan-zw7op 3 года назад
baryahaan waa naga soo daahisay macalin
@user-yh9lk5bv6e
@user-yh9lk5bv6e 3 года назад
Keep going
@amiinhaibe
@amiinhaibe 3 года назад
Waxay ka wadaa naagtu hadalka in in ay dumarka buuqooga iyo hataaqdooda Horta ka badbaaday . Sidookalena in ay ragga u naxayso maadaama ay badankoodu hal (1) naag oo kaliya guursadaan naagtaas kalayana aytahay siday sheegayso buuqqii iyo qayladii aduunka Higher IQ☝️😁 Anigaa ka caqli badan naagta waryaa hoooy🙌
@khadarroble3425
@khadarroble3425 3 года назад
adan khadar keep going pro
@usaamacali2654
@usaamacali2654 3 года назад
inta arimaha siyaasada ilasugeese😆like dhackusii
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 3 года назад
Adanow wll dhabad ma ku maqned bar yahano dhan waxan is weydinaye tolow adan maxaa helay hada mar kan arke ina wax soo galise aad ban u farxay run ahantii mahad sanid ❣❣🥰
@hamidchanel3093
@hamidchanel3093 3 года назад
M.a
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 5 месяцев назад
And then there were none Wa sheeko cajiib ah waan akhristay buuga
@mm-ee9vp
@mm-ee9vp 3 года назад
Sheekadi waa bilowdey waana nooga baxdey.. sxbow mcnka nooga dheeshay😋
@marwanmohamed6816
@marwanmohamed6816 3 года назад
Aadan waxad no shegta xiliga art of war uu so baxayo
@sahanka97
@sahanka97 3 года назад
Markabku saaran yahay wll
@farhanabdi7
@farhanabdi7 3 года назад
mahad sanid ustad❤
@BayaanProduction934
@BayaanProduction934 3 года назад
Alle hakaa abaalmariyo barnaamijyada noocaas ah noobadi zxp
@dekaibrahim3004
@dekaibrahim3004 3 года назад
Adan waxad ka sohadasha mucjisa nabar 19 u ay ku jirdo 2019
@252_____ahmed3
@252_____ahmed3 3 года назад
Mahadsanid zxp
@khaalidhaldoor6464
@khaalidhaldoor6464 3 года назад
Horu usoco aadan sahan
@TaleexiMedia
@TaleexiMedia 3 года назад
Nala soo boqo chanalkal kan waxa kugu diyaara vedioyo ku xiiso galin doona
@xamsemigane6185
@xamsemigane6185 3 года назад
Waad soo raagte aadan sahanow
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh 3 года назад
Legend
@muxammad2777
@muxammad2777 3 года назад
Waa laguu xiisay huuno,
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 3 года назад
Wallal adan illahay hakudowra ee magaaladha wajir ama see nairobi malagahelaa,mahadsanid
@mohamedtakar5080
@mohamedtakar5080 3 года назад
Asc .Mr Aadan. Wlal wxan kaa codsaneynaa inaad Buugta sida ugu dhaqsiyaha badan Uganda inoo keentaan.
@hamseomar4501
@hamseomar4501 3 года назад
Buugan waxa aan akhriyay isaga oo loo turjumay afka carabida waxa anu ahaa buug aan akhriyo kii ugu wacnaa runtii 🥰
@abdiabdullahi6243
@abdiabdullahi6243 3 года назад
Horay u soco wll
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 3 года назад
Muqdisho allaha..Alaha . Keeno
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 3 года назад
Gabadhaa. .ruwayadaheyda....wabaan jeclaa...
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 3 года назад
Wa sheeko an dhageystay wlhi wa sheeko fcn oo xiiso bdn
@faraxjamaljamal9468
@faraxjamaljamal9468 3 года назад
Aqoonyahan👍
@xamzeahmad1763
@xamzeahmad1763 3 года назад
Sxb qaali ah💝
@mahadyare9556
@mahadyare9556 3 года назад
Ustaad waankusalamay 🙏
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 3 года назад
Allaha ku xafido wll aadan khadar
@mohakumer2359
@mohakumer2359 3 года назад
Horey usoco wll adan🥰
@siciidcabdi5757
@siciidcabdi5757 3 года назад
Mnsha allah wllky buugta soo badi 🥰
@dirirchannel3062
@dirirchannel3062 3 года назад
sxb sheekadaan waan maqlay
@carafaattahmedmahamed9043
@carafaattahmedmahamed9043 3 года назад
Horay usoco zxp adan
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 года назад
Lsacnod mxaa u keeni wyday mise wx Laguma akhriya maqshyyy growe ka shishasiyba gaayse 🤣✌🏿
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 года назад
Wllhy aba lascanood ban joga wanaa uu bahay bal ino la hadal🥰
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 года назад
Walal garoowe ka dlban karan Golis hoos ku qoran
@honestman4046
@honestman4046 3 года назад
THANKS 😊🙏😊🌻✅👌 Mr. Aadan Sahan 🤍
@fahadilkacase1559
@fahadilkacase1559 3 года назад
Aadan khadar ali abti waxan maqlay inaan dalka debediisa u anbabaxayso Aniga ahaan arinkaa wan ka soo jeedaa aniga oo la xidhiidhinaya in ay jiri karaan cadawyo adiga kaa dhan ah oo aad yeelan karto sida maansuniyada oo waxad thy shakhsiga keliya ee somali ah ee ilaa hada si faah faahsan uga sheekeeyey ama u cadeeyet dad badana baray waxa la yidhaa maansuumiyada Waxana suure ah in hadii aad dal qalaad tagto ay ku wax yeeleeyaan Iyada oo aan ognahay in hadii ay ku dilaan inad sharaf iyo jihaad aad u dhimatay hadana booskaaga qof buuxiya sida lagu helaa wllhi kolay ka somali ahaan kolay way nagu adag thy Aniga oo ku hadlaya afka taageerayaasha kanalkan iyo afkii abtiyaashaa 😀😂
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 3 года назад
wll qofwalbo ajal buu leeyahay in qof bani aadam ah laga cabsado ma ahan يدالله فوق ايديهم Wixi shar ah allaha ka qabto Aadan Iyo inti muslim ah oo khayrka jecel
@HassanMohamed-m5i
@HassanMohamed-m5i 2 месяца назад
Ustaad aadanow, waxaa jeclaah lahaa inaan inoo turjunto buuga ( The laws of human nature ) sharciga dabiiciga ee aadanaha please inoo soo tarjun shukrim
Далее
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
La Yaabku Ma Kaa Yaabin Waayay? Daawo Muuqaalkan.
7:19
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн