Тёмный

Dabcasar oo guursaday gabar Morocco ah oo ka waramay arimo badan oo xaaasi ah 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 230 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 396   
@M.bubu9
@M.bubu9 9 месяцев назад
Sida aad u gashay abti libaan waan ku faraxsanahy waayo gabdhaha somaliyed wax ka qurux badan ma jirto waayo waa hooyo somaliyeed
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 9 месяцев назад
Xashaa lilaah Hablaha somaliyed aniga ka xaal siiyay dadka lalasimayo Anigoo helikara gabadh somaliyed oo ila luuqad ah ila dhaqan ah Ila Cunto ah subaxi iga hortosaysa canjelo diyaar ii ah waxan ka doono marocan waa sheeko waalan ader dhaqan gadis marno gabadh somaliyed ban ku kalsonahay
@creativemind8924
@creativemind8924 9 месяцев назад
Thank you @mohamedabdullahi6556 sida fiican eed u taageertay walaalaha.. hooyo ku dhashay, walaasha, eedada iyo habaryar intaba way kula dhaqmaan.
@sahra6279
@sahra6279 9 месяцев назад
Masha Allah Allah yacisak raganimo
@naasirjama3042
@naasirjama3042 9 месяцев назад
Hadaad keentay nin experience iyo talo fiican soo jeediyey 👏
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 9 месяцев назад
Our legend sheikh we love him BarakaAllah 😊
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
aniga gursaday faida malaha walahi somali horay baa loo yiri waxaa taqano gurso wax taqano dhal wale waa sax❤
@khadijac9841
@khadijac9841 9 месяцев назад
😂😂 waxaad dhashay markasta waataqaan
@FrankManAllday
@FrankManAllday 9 месяцев назад
Anab Ali baaba lagu dhahaa ee adiga ma adigoo naag ah baad naagaha guursataa
@khadijac9841
@khadijac9841 9 месяцев назад
@@FrankManAllday subxaanallah maskaxdadu qalad ayay ushaqaynaysa Allah hakucafiyo
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 9 месяцев назад
@@FrankManAllday nin marooco ah malaha iyee kahadleysaa
@khadijac9841
@khadijac9841 9 месяцев назад
@@mnviepapa2003 👍 Allah wuxu caqliga inoo siiyay inaan wakufahano
@drr6012
@drr6012 9 месяцев назад
Wakaas gabadhii marookaankii wiilka ku dhashay kaa qarisay. Hadii soomali ku dhali laheed wiilkaas waa ogaan laheed waadna heli laheed.
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 9 месяцев назад
Legende Dabcasar i support u from Djibouti
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays 9 месяцев назад
Abdirahman dabcasar waa halyey wadani ah walal qalbi saafi ah inkastoo hadalkiisa uu marba qolo ku attack'go hadana waa shaqsi laab xaaran oo naxli lahayn alle ha barakeeyo sheekha
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
❤cali ❤ dabacaser waa ninwarer San ajanami ma fican walahi wax a ugu fican somali
@FrankManAllday
@FrankManAllday 9 месяцев назад
Taleefanka laga jawaabayo... Dabcasar waa imtixaan...😂😂😂😂
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 9 месяцев назад
He answers phone in the middle of interview dabcasar never disappoints 😂😂😂
@creativemind8924
@creativemind8924 9 месяцев назад
Inuu ka jawaabo may ahayn maaha professional.... Inuu xidho bay aheyd telka.
@truecomment3650
@truecomment3650 9 месяцев назад
GABDHAHA SOOMAALIYEED WAX I NOO DHAAMO MA JIRO EE GABDHAHEENA AAN KU EKAANO. Heshiiska guurka adiga iyo ragnimadaada un bay kugu xirantahay gabdhaha Soomaaliyeed nin wanaagsan oo guur doon ah ma diidaan kharashna kuma xiraan. Gabdhaha Soomaaliyeed waan ❤️🇸🇴
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 9 месяцев назад
Somali girls are the finest wax kasta sheega
@AiSenussi
@AiSenussi 9 месяцев назад
💯 iyo 🔟
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 9 месяцев назад
Cali Xadhaadhow qof aan miyirkiisu taam aheyn baad wareysatay ee dib uga fiirso insha Allah.
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 9 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم آمين يارب العالمين اللهم امين يارب العالمين جزاك الله خيرا وبارك الله فيك الله يحفظكم يارب العالمين
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 9 месяцев назад
Shiikh Dabcasar waa fariid caqliga badan baa wareeriyay
@duceysane2979
@duceysane2979 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅 walee run baad sheegtay nin fariid ah weeye lkin caqliga badan baa wareeriye😅😅😅😅
@EngxasanMahamud
@EngxasanMahamud 9 месяцев назад
Ali xaraare iyo daba career waan idin salaamey waa xasan xamari xasuustii Yemen iyo loo dariga
@Irshaadbashir
@Irshaadbashir 9 месяцев назад
Dabcasar waraysigisu dulqaadbadan ayuu ubahanyahay hhhhhhhhh
@hanalula2392
@hanalula2392 9 месяцев назад
Yaasiin
@zund4
@zund4 9 месяцев назад
Somali waa dad xiiso badan Flavor of the season, Let's see the next big discovery maybe the Skimos
@guuleedkhadar8232
@guuleedkhadar8232 9 месяцев назад
Allahayow dabcasar janee waa no faideyo waanaga qosliye😂
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 9 месяцев назад
Asc ali xarare studio ma qabow ba odeyga ka siib jakedka🇨🇳🇪🇷🇹🇷🇸🇴🇶🇦🇪🇬🇰🇼🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇨🇳🇶🇦🇪🇬❤️🇰🇼🇸🇴🇹🇷
@truecomment3650
@truecomment3650 9 месяцев назад
Heat ma lahan meesha kkkkk
@abdiadennn
@abdiadennn 9 месяцев назад
My man looks like he'e Siberia, he came in with his full winter outfit, Somalis are the most unserious people wallahi 🤣
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 9 месяцев назад
We are just Somalis😂
@Ibra12886
@Ibra12886 9 месяцев назад
Dabacasr in winter 🥶 😂
@SuperExcuse
@SuperExcuse 9 месяцев назад
His so cool 😅
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 9 месяцев назад
Cali waa lagu haya caawo dabacasar nin daalayo ma ahan
@SacadMaxamed-z5h
@SacadMaxamed-z5h 9 месяцев назад
Cali Aad baan ku salaami Adiga shiikh daba casar
@littletrucc101
@littletrucc101 9 месяцев назад
Fadlan codka Dabcasar inaad hagaajisaan ayay ahayd hadda si fiican looma fahmi karaba
@hakemaali5055
@hakemaali5055 9 месяцев назад
ASC Masha alah Dabcasar wa dadkii la arki jiray khar alaha siiyo Guurkisuna CEEB maleh wa xaran ka Carar UK ayan idinka salamay xarare iyo D, cashar nin khar badan
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 9 месяцев назад
Dabcasir sxbkeey waa salaamay
@abdullahiabdi1283
@abdullahiabdi1283 9 месяцев назад
❤❤ Waa run habka guurka ee Morocco waa mid adag, laakiin dad badan ayaa weydiista gabadha oo ay u raacaan waddan kale si uu u guursado. tusaale ahaan ka codso inay kuu raacdo Kenya, Turkey ama Masar iyo wixii la mid ah.
@SOMALIUNIONTV
@SOMALIUNIONTV 8 месяцев назад
Asc walalayal ururka ( SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 месяцев назад
Waxaad soo qabatey ninkii ugu mud aa sheekh waa salaameynaa
@echoesforjustice
@echoesforjustice 9 месяцев назад
"Sheekh Cabdiraxmaan Dabcasar" aaaaa sheekh aaaa istaghfurulaah!!! 🤦‍♂🤦‍♂ Sheekhoow xaalqaado😂😂
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg 9 месяцев назад
Dabcasar wa nin qalbi wanagasan nacasta iyo nacab kaba ale ha Ka qabto Cajilad buu liqayo ma aamusi Karo shiikhu 😅lkn sida kale waa legend wlhi
@11naa44
@11naa44 9 месяцев назад
2023 2024 niman heerin ah la arkay
@ilyasalimohamud9031
@ilyasalimohamud9031 9 месяцев назад
xaaji dabacaser waan kusalamay
@mahadguray4241
@mahadguray4241 9 месяцев назад
Asc cali xaraare iyo dabcasar waad salaamintiin salaankadib Waxaan rabaa inaan la xidido cali caraare waanan shaqeeyaa Waxaanan joogaa new hargaysa Waar caliyaw mudane arinkaygaa ka soo jawaab waanu kuusoo geedfadhisanaye hadaad maakhirkii ganacsiga ku caankaa soomalida tahay thank you
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 9 месяцев назад
War maroko carab mahine umada Haa wRerinin gabdhahaa somaliyed gabdha kafican ma heleysaane
@aminaabdi877
@aminaabdi877 9 месяцев назад
This old man wuu asaasaxay, please Somalis should marry Somalis.
@salebanomar76
@salebanomar76 9 месяцев назад
😂😂😂😂KKKKKKKK WAA FUURAY SHEIKH DAB CASIR 😂😂😂🎉
@manygoodmen
@manygoodmen 9 месяцев назад
Aad iyo aad sxb
@bashka10
@bashka10 9 месяцев назад
War ragaan ayagaa caadi aheyn yaah Subxanallah Anigoo gabar Somali u jeeda maxaan Marocco iyo Carab ka rabaa..
@aadamhaaji2924
@aadamhaaji2924 9 месяцев назад
Ali haraare waan ku taageera aptio
@joyaiyc
@joyaiyc 9 месяцев назад
kk wiilashoda Oyo gabdhahodo maa isgursadaan anagana sidookale
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 9 месяцев назад
Dabacasir wareysi makaro cali xaraarow ninkaan waaaba kuu sheekeyey ee wareysi ma aha saan😂😂😂
@ibnudiraa5557
@ibnudiraa5557 9 месяцев назад
200k Horay u socda somali American TV Awoowe Ali Harare good job adiga iyo team kada
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 9 месяцев назад
Kkk sheekh dabcasar waa nin ay ka muuqdaan calaamada ragga qaba waxa loo yaqaan شبقية الجنسية nimankaas waxay jecelyihiin in ay had iyo jeer galmo samaynayaan ama ka fekerayaan waxay ka dhigtaa arintaasi happy sheekhu isagu si uu arintaas xalaal uga dhigo waa guur badan yahay ma ah masaladu in uusan naagaha ka dhergin ee waa masalad nafsi ah hadii uusan samayn ma fadhiyi karo mana farxi karo nimanka nooca dabcasar ah dhibka ay la kulmaan waa in ay meel kasta kaga tagaan ilmo qaar aysan aqoon qaar aysan korin iyo kala nooc nooc
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 9 месяцев назад
Dabcasar legend
@MotivationRight1
@MotivationRight1 9 месяцев назад
Qofkii 200k waa aiga hampalyo ❤🙏🥰✅
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 9 месяцев назад
Naagihii Soomaaliyeed waa la nacey.
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 9 месяцев назад
Hooyada ma nacdey nacas yahow
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 9 месяцев назад
Hooyo iyo waalid mxaa la soo oradaan horta​@@Xati-ve3tg
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 9 месяцев назад
Ai xaraare maantuu ugu qosolbadnaa uu keenay dacasar
@akramabukar9210
@akramabukar9210 9 месяцев назад
Adeerkaay Dabcasar isagaaba bilaabay 😂😂😂❤
@sacdiyobusuri2068
@sacdiyobusuri2068 9 месяцев назад
Masha.allaah waa kaaqaadnay dabcaseer dumaashi noolow
@creativemind8924
@creativemind8924 9 месяцев назад
Ninkaan Bagey u diideen hablaha Soomaliyeed
@abdallaali1746
@abdallaali1746 9 месяцев назад
Sheekh caadi ma ahan waa Legend
@nadaali9553
@nadaali9553 9 месяцев назад
Mabruuk somali america TV 200k ka badan gaara 💕💕💕
@ahmedabdiomar7204
@ahmedabdiomar7204 9 месяцев назад
Ali Harare what time you are going to Morocco because Barnaaamijyadaaadii waxay u bateeeen Morocco
@SANBUS1
@SANBUS1 9 месяцев назад
Hada maracco ayaan dhex taaganahay 🇲🇦😋
@khadijac9841
@khadijac9841 9 месяцев назад
Khayr Allah hakala kulmiyo
@ashafarah6052
@ashafarah6052 9 месяцев назад
Qof wareersan baa Moroccan guursada. 10 sano kadib baa ka sheekayn doontaa.
@sagalm3186
@sagalm3186 9 месяцев назад
Waxaan walalayaal idin waydiiyey maxay raga Soomaaliyeed sheekadoodu ay guur ugusoo uturtey? Inta ay umadaha kale ragoodu ugu fakarayaan sidii ay horumar ugu samayn lahaayeen, naftooda, cilmigooda, dalkooda, dadkooda,dhaqalohooda, maxaay sheekadoodu ay uga dhamaan la’dahay, naag iyo hoosteeda iyo fadhi kudirir? Anigu waan yaabay! SubxanAllah 😇
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 9 месяцев назад
Dabcasar inaba caadi maaha. Ku soco
@ibraboy3822
@ibraboy3822 9 месяцев назад
Coming son 200k Somalia America TV 🎉🎉
@Batman6544
@Batman6544 9 месяцев назад
200k 🎉🎉🎉
@alibaax5346
@alibaax5346 9 месяцев назад
Sheekha dhaxanta haysaa badanaa
@kaderAhmed81
@kaderAhmed81 9 месяцев назад
Dabcasar tukadaa hadana tuurtaa Wardiya hadan wecataa waxbadan wan kafa iday likin xalimo somali is not easy ❤❤
@محمودشكري-ق1ظ
@محمودشكري-ق1ظ 9 месяцев назад
War nimayahw sh dabcasar aqoonbaa iigu laabneeyd waaba nin sheekha waad mahadsantahay walaal caliyaaw adiguna waxaad dooxa iyo Qatar ugabaahataan waan idiinjoognaa
@HardTalk1
@HardTalk1 9 месяцев назад
Ninka Dabcasar u yeedhaa walee isagaa ka sheekayn, ninkii Ali waa wareeray.
@LulRoble
@LulRoble 9 месяцев назад
Subxaanallaah war dhaliyarada wax khayr ah u sheega kuwa wannaagsan waa Buuxaan e
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 9 месяцев назад
ASC SCW ♥️ THEN S.SARE👋🐎🦁 SOMAALI AMERICAN TV AND SHEEKH DAB CASAR I FROM WESTERN 🇪🇺🇲🇵
@malabosaid2434
@malabosaid2434 9 месяцев назад
maskinkii alle marocan carab maahan ee waa amaziq😮
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 9 месяцев назад
Mansha Allah
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 9 месяцев назад
Video dabcasar oo aan dhameesan amuusanba jirin? Taageero weyn u ahay ilaaa 2015
@engrAbdiAliganaf
@engrAbdiAliganaf 9 месяцев назад
John snow the winter it's coming 😂 we need some hot cake 😅
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 9 месяцев назад
Morocco 🇲🇦 girls are best in world 🌎
@عبدالفتاح-ز2س
@عبدالفتاح-ز2س 9 месяцев назад
Good
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 9 месяцев назад
Dabacasar is another level.😂😂😂
@mowlidadarre2878
@mowlidadarre2878 9 месяцев назад
Dabcasar horta miyey kala tageen naagtii hore ee ahayd Syrian ??
@ahashi7828
@ahashi7828 9 месяцев назад
Maasha Allah sheekh Dabcasar Illaahay ha ku xafido jir oo joog
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 9 месяцев назад
CALI XARAARE JAAMACATUL IIMAAN MIYAAD KASOO BAXDAY SXB MISE DABCASAR BAA KASOO QALIN JABIYAY SE SANDKEE?
@bareyusuf5425
@bareyusuf5425 9 месяцев назад
Wll Lambarkisa ISOdir
@abdihakinmaalim5748
@abdihakinmaalim5748 9 месяцев назад
Dabcasiir soo kii shalay lahaa galeyd story gabdhaha Somali hala guursado😂😂😂😂
@iloveallah344
@iloveallah344 9 месяцев назад
You’re right bro I heard that too and what he talking about today
@mawjama831
@mawjama831 9 месяцев назад
Marocco aada, wacade inaad sixir iyo sino ka dhergaysaan.
@juweriaomar4379
@juweriaomar4379 9 месяцев назад
😊😊😊😊
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂you’re so funny Ali
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 9 месяцев назад
RUNTII WAA GUUR LAGU KHASAARAY WAXAASE LA YAAB LEH MAROOKO MIYAAN RAG JOOGIN
@hawawarsame1745
@hawawarsame1745 9 месяцев назад
Sheekh dabcasar telefoonka ka dheeray marka uu waraysiga ka qaadaysid
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 9 месяцев назад
7kun aa leega dhacay dabacasar waa qosol miiran adeer waakugu soo celinaa...
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 месяцев назад
Shaydan Dabacasar qabilayste benale tug ah
@june6206
@june6206 9 месяцев назад
Waxad tahay Ha ku sheegin sheekha😮
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 месяцев назад
Heerin u fasir dhagaystayaashaada qolada xagaa
@inaabdullaahi7009
@inaabdullaahi7009 9 месяцев назад
Alaa aniga dabcasar lambarkisa yaa isiiya
@maoulidissaali3796
@maoulidissaali3796 9 месяцев назад
Maa Dabcaasar, Saliid zeituun baad no kentey, nagaa xishoo 😂😂😂
@nasraosman7686
@nasraosman7686 9 месяцев назад
Cajaaaib wadankeeni Ethiopia inay qaadato laga celin la'yahay, ragii soomaaliyedna waa kuwaas Marooco u guuray, ilaahoow nimankaan hami sare u yeel talo ma haayaane, qabiil iyo naagaa la guursaday oo la furay ayay talo kusoo koobeen
@saidmuse3138
@saidmuse3138 9 месяцев назад
Sheekha maa loo sheego inuu iska.bixiyo heeryada ilayn meesha laga waraysanayaa waa kulayle
@robleabdi7844
@robleabdi7844 9 месяцев назад
Dabacasar oo lasodacay ayaa Rabat igusomaray ; war ninkan jabkisa maqarsanayo legend. 😂
@nrcabdi
@nrcabdi 9 месяцев назад
🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* . Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 9 месяцев назад
Sxb Allaha kaa dul qaado dhibka adiga iyo inta muslim ah, aniga ducada ayaan kuu awoodaa ee Allah casiiska ah faraj khayr qabo hakuu furo, barwaaqo Allaha ku siiyo, risqi waasac ah Allaha ku siiyo adiga iyo dhammaan inta muslimka ah.
@NSalah2006
@NSalah2006 9 месяцев назад
Ali’s face as he he listened Dab Caser’s xadiis!😅
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 9 месяцев назад
Waan ka xumahay in aan iraahdo laakiin Soomaalida u guur doonatay hablaha Morocco waa wada Sheekh Dabcasar iwm. maskax aan fadhin iyo wax kale oo badan
@abdikadiryussuf6057
@abdikadiryussuf6057 9 месяцев назад
@Ali xarare dulqatka aya ka damathay ruunti
@hishamnur
@hishamnur 9 месяцев назад
somali halkii dayax iyo nuclear laga fikiri lahaa ayaa naag iyo guur iyo hawlo kale ku maqanyihiin waa wax dhintay dadkan walahi
@AfqalaadAqoontumiyaa
@AfqalaadAqoontumiyaa 9 месяцев назад
waa sheekh waalan wuxuu is garab dhigayaa gabdhaha soomaliyeed iyo ajanabi siduu u hadlaayo dhaliyarada waxay ahayd in uu yiraahdo gabdha soomaliyeed cidna la simi karo
@ahmeddheere3832
@ahmeddheere3832 9 месяцев назад
Dabacasar waa ku saxanyahay gabdhaha soomaalida ma bilaash bay ku guursan lahaayeen dhalinta soomaaliyeed xoolahaaga meesha doonto kaga soo guurso haddii aad ay muslim tahay waa kuu xalaal 😊
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 9 месяцев назад
Sheekadda marroocco Caliyow mxaad uwad waddaa?
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 9 месяцев назад
Al xaji dabacasar🎉🎉🎉
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 9 месяцев назад
Dumarka morroco waa sadex nooc 1- nooc dhaqankooda ku dhegan oo aan ajinabi guursan 2- nooc sabool ah oo ama tuulooyinka ka yimaada oo khaliijiyiinta iyo ajinabiga lacagta wataa harawsadaan hadhoowna la soo furo 3 nooc ah naagaha tunta oo yurub iyo khaliijka ka ganacsada ninka lacagta lehna sixir ku qataara Naagahooda cad cad ma guursadaan nimanka madoow waxay ugu yeeraan العزي oo micnahu yahay adoon Naagahooda tunta waxay macruuf ku yihiin in ay bikrad cusub samaystaan markay rabaan oo dhakhtar u sameeyo si ay u dhahaan gabadh bikrad ah baan ahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 9 месяцев назад
Masha Allah baraka Allah
@kadrabonle250
@kadrabonle250 9 месяцев назад
SUBHANNALLAH HORTA RAGA SOMALIYEED MA KUWA NUCANA AYA UGU AQLI BADAN OO TV CALAMI AH LA HOR KENAY SUBHAN WAR HORTA INIGA DIINTA SHEGANAYA EE AYAT KA QURAN AANKA AKHRINAYA MA INTAD DOONTAAN UNBA QURAN KA KA SO QADATAAN AQLIGA ALLAHA INI KORDHIYO WA INI SOO DUCAYNAYNA HORTA MADAMO WALI DIINTI MUSLIM KA IYO SOMALI NIMADI NA DHEX TALO
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 9 месяцев назад
Dabcasarow adigoo wadaad ah baad umada cayda
Далее
TOOS: Dunida iyo Maanta
Просмотров 515
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 21 тыс.
новое испытание
00:40
Просмотров 329 тыс.
Kaftanka Siyaasada 459 oo aad u xiisa badan.
58:14
Просмотров 62 тыс.
Muxaadiro || Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi.
1:04:30
Просмотров 47 тыс.
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Просмотров 423 тыс.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Просмотров 309 тыс.
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
Просмотров 50 тыс.