Тёмный

Dadka Aamusan Iska Ilaali | Dabeecada Dadka Aan Bulshada Dhex Galin 

Darwiish Vlog TV
Подписаться 134 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Kusoo dhawoow Darwiish vlog TV Channel, Halkan waxaan idiinku soo gudbin doona macluumaadyo idin raaligaliya MAHADSANTIHIIN
CONTACT US / NALA SOO XIDHIIDH
FOLLOW US
Twitter ➝ / darwiish@1960
Instagram ➝ / darwiish_jr1
Facebook ➝ / darwiishmarcelo
Website ➝ darwiishvlogtv/
Whatsapp ➝ 004917621232151
Phone Number ➝ 004917621232151
E-Mail ➝
Snapchat ➝ milkacase212

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 325   
@Respectwithmypeople
@Respectwithmypeople 4 года назад
wllhi warkaan aniga ayuu iigu saabsan yahay hal erey iigama tagin wllhi bro mowduuc muhiim ah hore usoco sxp wllhi waa jeclaaday mowduucan soo badi
@siyaaaahmed5024
@siyaaaahmed5024 4 года назад
Anigaa kula mid ah inta uu sheegayba 🙏
@hanuushhanuush5021
@hanuushhanuush5021 4 года назад
Taa been maaha anaa kula mid ah
@publichealthcareer251
@publichealthcareer251 4 года назад
Sxb WhatsApp maledahy
@publichealthcareer251
@publichealthcareer251 4 года назад
@@siyaaaahmed5024 Waxaan sugaayi bal inuu waxan igaduwan sheego erayada dhamaan waisku arkay.
@haboonmohmed09
@haboonmohmed09 4 года назад
Sidoo kle wll anba
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 3 года назад
Omg waxa oo dhanba waxaa leh xaaskeyga!!!
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 2 года назад
Allaha isku kiin daayo wllo Adi iyo dumoba 🥳
@asmosihaam1216
@asmosihaam1216 Год назад
Macalin aad ayaad umahad santa waana kufahani Thanks
@XamdiCaydiid
@XamdiCaydiid 6 месяцев назад
Fanaane
@donismailmoment8793
@donismailmoment8793 4 года назад
Runtii waxa aad shegtay oo idil wan ahy lkn wan ku faraxsabhy
@AhmedMohamed-fs2fk
@AhmedMohamed-fs2fk 3 года назад
walaaahi anaa soo qori rabay la yaab ila noqotay waana iska daayay inaan soo qoro 🙏💯🤗🤣
@dahliilabdule8691
@dahliilabdule8691 3 года назад
Me2 wlhi
@ahmedhass4627
@ahmedhass4627 3 года назад
War aniga ayadba igahadlaysa 1 Waxaan xiseya inan kaligey aha waqtiga intiisa badan 2 Hadi anigo Oo qof lashekeysanayo 2qof noyimadan iyo kabadan waxaan jeclahay inan mesha katago sababto ah majecli booga muuranka hadalada kaladuduwan madax xanuun Ayan kaqada 3 waxbarashada marki lajoogo ardayda iyo macaliminta waxay imoodan mid aan waxba aqoon xita Hadi sual laiweydiyo ardayda dexdooda wan hilmama lakin aniga iyo paper da markan nahay Mel Ayan sara Ila heer ardayda iyo macaliminta ba Ay yabaan 4 waxaan xiseya sheekada dadka waweyn si said ah waliba kheerkey kamaba helo iyo kuwa kale Oo badan hadaba aniga iyo dadka 1 maskin aan xaqiisa dacsan Karin 2 doqoon ama dhadhaan aan waxba Kala ogeyn 3 mid aan Mari kerin mesha ay qeerkis maraan 4 mid aan shaqeysan Karin Sida darted dadka ima xiseyaan lakulankeyga inay Ila fadistaan iyo inkale Oo badan ayay iga aminsanyihiin lakin dib maleh anigana waxba kamasoqado hadafkeyga Aya iga muhimsan Wana la arki doona guulaha aan sohooyo haduu Alle yirahdo
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare Год назад
Kula mid 🤝🏻 kuu keeso sxip ,
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Год назад
Dadkaba waxay ii haystan wax waalan oo cerles ah
@bukhaariAbdisalam
@bukhaariAbdisalam 3 месяца назад
Somhn😂😂​@@ahmedmohamud4294
@abdirahmanabdikadir221
@abdirahmanabdikadir221 4 года назад
Wll dabecadan wn isku arkay balse waxan isku dayay inaan iska badalo Awood Wan uyelani wayay
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 года назад
Ani xitaa kulamid ahy bro sikastoo isugu dayay inaan iska badalo waan awoodi waayay
@mahadjuuqyare9320
@mahadjuuqyare9320 4 года назад
8 months later ayaan daawan hayaa videogaan malayn ma kartid siduu xiisa geliyay Kabtan abdi keep going🥰👍👍
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 3 года назад
Bro shaqsiyaada ka hadashay waa nafteyda waxaa saa u leeyahay ilmahayga hooyadood aan kala tagnay mar........ ilaah clf ayuu niskeen daray mar 2aad balse Hada waxn kala nahay ajanabi Saas ay tahay xaasas kale waan yeeshay lkn nafta iyada unbey rabtaa aloòoooow dabeecada noo hagaaji
@ahmedhasan9273
@ahmedhasan9273 4 года назад
inta oraahdan dhagaysatay waa one group 100%90 sidaydoo kale
@Shobey1
@Shobey1 4 года назад
🤣🤣🤣 inaba caadi mahin, sidaan isugu qoslayay waan daalay wlhy. Waxaan jeclaan lahaa inaad i siiso referencega macluumadkan aad kasoo xigatay Mudane. Mahadsanid.
@jamaapdirahman6409
@jamaapdirahman6409 4 года назад
Www.Somlidoc.com walaal! Types of personality!
@Miss-sagal
@Miss-sagal 4 года назад
Mawduucan waxa aad mooda inuu iga hadlayo, aad ayaan u xiisayeynayey dhagaysigiisa, deganaan iyo xiiso ayaan ku dhamaystay. Mahadsanid ustaad👏🏻🥰♥️😍
@ahmedzeytun3602
@ahmedzeytun3602 2 года назад
Xageen iska helnaa waa isla innagiiye Wuxuu ka tegy baan umlyn iyaga ma is fahmikaran😀
@blessed_one4901
@blessed_one4901 4 года назад
That's true Walahi xaqiiq jirta ka hadashe macalin laakin somalida badankood iskuma dayaan ine fahman dadka qabkasa somalida qarkod waxe isku dayaan ine niyada ka dilan dadka saasa maxayele ma fahansana habdhaqanka dabeecado hoda. #Thanks bro qodob muhima ka hadashe
@faraxmahamed7367
@faraxmahamed7367 4 года назад
Wlhi dadka ayan ahay lkn xoog uma amuusni waxan necebahay buuqa iyo dadka badan saxibadaydo hablaha oo dhan waa 4 waxad moda inu aniga i shegayo Qofkan isbarano waligay isma nacno 😂😂wan isku woslay
@sacadcumaradam786
@sacadcumaradam786 4 года назад
Isku mid ayay noqonay
@faraxmahamed7367
@faraxmahamed7367 4 года назад
@@sacadcumaradam786 Masha Allah
@shukri218
@shukri218 4 года назад
Mahadsanid Runtii qabtan ayaan ka mid ahay runtii Waana ku faraxsanahay Alxamdulilaah Alxamdulilaah
@luckyare2212
@luckyare2212 3 года назад
Allaxamdullaha rabil calamin dabecada quruxda badan oo ka shekeysay allihi isiyay ayaa mahadleh ........ألحمدلله رب العالمين
@azraahmed2891
@azraahmed2891 4 года назад
Aniga waxaan ahay qof furfuran lakin malmahan ugu dambeya waxaan noqdey mid iska amusaan sabab to ah wan niyad jab snhy 😩
@مصعبمحمد-ت1ع
@مصعبمحمد-ت1ع 4 года назад
Dunidan wa liska amusa wll
@hibocali3002
@hibocali3002 4 года назад
Wllo qali niyada jabka waa xalaada timad Lkn xuska alle ku dagi sida istiqfaarta badi seliga nebiga scw iyo salada leylka iwm inshaa allah alle kaa dulqadi doona wl
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 года назад
Niyada dhiso sxb duceyso illahay baari inu muradka ku sahlo
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 года назад
Niyad jabku waa xaalad timi niyada dhiso wllo xuska alle badi adkartana akhriso
@qalbinuuraosmaan4132
@qalbinuuraosmaan4132 3 года назад
Dabeecadahan wllky ayaa ah oo ismaba fahan tan igo yaraantii ilaa hada anu wan dhibsada dhankisa asaguna sokale aniga ayuu i dhibsada illahay ha iskaana fahansiiye😂
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 2 месяца назад
Friend, I am one of the silent people who subscribe to your channel And it's the nest and I have all your characteristics🥺😢
@samiraabdi7440
@samiraabdi7440 4 года назад
Ruti waa doola cadeeyay wxayba ila noqotay inaad aniga iga hadlayso lknse mid hadey meel I xanuunto maanto dhan qof kasta usheega inaa shegayba ma moodo wxsi ayeeyo koris nimada u maleeyay but anyway thanks wll❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cuudhassan4612
@cuudhassan4612 4 года назад
Soomalida ma wada afgaabn yihiin qof kasta anaa iga dhex hadlaysaa bay leedahay🤣🤣
@BP-si2ww
@BP-si2ww 4 года назад
😊😊
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 4 года назад
Kkkkkkkkk isku dayashada ayay ka helaan somalida. Wax walba waa ahay😂
@ayaanahmed1547
@ayaanahmed1547 2 года назад
Haa walahi wan yabanahay
@Fanprojsomali-n9o
@Fanprojsomali-n9o 4 года назад
Mida kaliya aan la yaabanahay ayaa ah sida aad kusoo heshay dabeecadahan Dhamaana waxay ku saabsan yihiin naftayda🤗qof bulshaawi ahna waa idhow yahay oo waa ial dhashay😍wlalkayow mahadsanid
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 года назад
Way fududahay wll Badanaa waa lasoo Turjumaa Badanaaa
@sakariesaleiban9718
@sakariesaleiban9718 3 года назад
Assallamu Alleykum ugu horeeyn soo jeediyaha barnaamijakan,iyo dhamaan ummadda islaamka ah ee soomaaliyeed ee ka jawaab celinaayo mooduuca quruxda badan eed soo diyaarisay,markaan intaas ka gudbo aniga ahaanteeyda waan ku xidhnahay barnaamijyada youtube ee bulshada soomalida soo galiso intooda wanaagsan balse sidaas ooy tahay waligeey qoraal ma dhicin maanta ka hor inaan ku qoro waxaana igu dhaliyay in aan kugu dhiiri galiyo maadama aad si qurux badan u diyaarisay mowduucan, aniga ahaanteeyda ayaana ah dadkan dabeecadan leh runtii marka sidaad ooga hadleeyso aan arkay marba marka ka danbeeyso waxaan u arkay in eey ila noqotay inaad aniga i tilmaameeysid,sidaas darteed waxaan kuu arkay inaad tahay qof aan iska soo duubine eed tahay in aad waqti galisay,misena aad tahay qof bulshada soomaliyeed wax faa'ido u leh u soo diyaarin karo una soo gudbin karo waliba kuwooda wanaagsan,taas ayaana igu dhalisay inaan fariinteeyda kuu soo gudbiyo allena wax kastoo kuu wanaagsan adiga iyo bulshadaada ba ha kula garab galo amiin amiin amiin
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 3 года назад
Mahadsanid wll somaliyed
@abdourahmanaboker983
@abdourahmanaboker983 4 года назад
Ma aniga ayaad uga hadlysaa Xataa commenti maanta ayaa iigu horayso wax waan arkaa un
@maahirxasan7337
@maahirxasan7337 Год назад
𝐊𝐮𝐥𝐢 𝐰𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐞𝐲🥺
@hibaaqsharaf8173
@hibaaqsharaf8173 4 года назад
🤔🤔Cajiib walahi waxad moda in ad ani iga shegaynaysid 🌹🌹🌹mahadsanid wll
@GoogleGoogle-f8m
@GoogleGoogle-f8m Год назад
Wlh kaan aniga ayow iga hadlay eray kasto waa aniga shaqsiyadeyda igu sabsan
@UpdallaH
@UpdallaH 4 года назад
Introvert waa dadka xirxiran.
@safaphones5320
@safaphones5320 4 года назад
Oh macquuul maaahan dabeecadeyda ayaaba la sharxayaaaye.
@Maryamo-y3w
@Maryamo-y3w 9 месяцев назад
Zxbtaydd runti waxa so sheekt dhan we tahy
@abwaanasad7766
@abwaanasad7766 4 года назад
waligay ma arag walaahi intaan noolaa qof runta saan iiga sheega mana aha isfaaninayo
@chelseafan891
@chelseafan891 4 года назад
waaan qoslaaya ilaa video dhamaado warbal dadka iyaqaano kaqariya sasan ee fahmin
@maariyamumtaas9805
@maariyamumtaas9805 4 года назад
Walaahi waxaasoo dhani waan leeyahay xabadi imadhaafin cidladana aad ayaan ujeclahay
@muftaaxmedia5890
@muftaaxmedia5890 4 года назад
Kula mid baan ahay wlhi wllo
@blackman8295
@blackman8295 4 года назад
I have introvertion really
@yow4367
@yow4367 3 года назад
Farmaajo wa introvert, kheyre na wa extrovert
@badraali6285
@badraali6285 4 года назад
Aad iyo aad tolow ma aniga iga hadlesaa😳
@Real_00533
@Real_00533 4 года назад
War nio suaL ankuweYdiiYo horto dabecadeHeayga qaarar badan baad kashèegTay lkn wxan laYaabanaHaY qofkasTaahi ma isku dabeeecanaHaY comenTska dhan waxeY leeYihiin hàaa waan leeYahaY
@ilobiyolechannel7351
@ilobiyolechannel7351 4 года назад
Subxaana laah niyaw waxad moodaaba inaad laabtayda jeexdood wixii kujirayba aad xaashi ku wareejisay, sida dhabta ah dadka anoo qirsan inay wanaagsan yihiin ayuun baan hadana jeclaystaa inaan gooni ka ahaado taasoo keentay inay dhalintu iga aaminan fikrado kala duwan mid yidhaa waa nervous iyo ku dhaha wuu isla wayn yahay ba. Salaan sharafeed walaal mawduuc cajiiba🤔🤔
@asliyaabdimh
@asliyaabdimh 4 года назад
msha Allah waad ka hadashay mawduuc muhiima waad ku mahadsan tahay waxaadba moodaa inaad iga hdlin I proud to be an introvert
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 4 года назад
MashAllah waxamba mooday inad qudheyda igajadleyso wll thanks I loved it
@deeqasuubansiciid-jr2cp
@deeqasuubansiciid-jr2cp 9 месяцев назад
intasba wanahay wana sababta aan dadka isku fahmi wayno
@kunsports2144
@kunsports2144 3 года назад
75% Dabecadahaas waan leyahay cajiib!!!!!
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 3 года назад
Kkkk uma eekid nin dabecadahaa le sxb
@kunsports2144
@kunsports2144 3 года назад
@@ibraahimmaxamed9125 waa iga dhab sxb😂😂
@mariahassan9674
@mariahassan9674 3 года назад
@@kunsports2144 Amba dabeecadaas wn leeyahay
@kunsports2144
@kunsports2144 3 года назад
@@mariahassan9674 Nakala ilaali hee sxbey waa maqashaa koley in dadka dabecadahaas leh ay dadka fur furan si fiican isku fahmaan😂😂
@rayandanan7371
@rayandanan7371 4 года назад
Waxad mowda mawducan inuu aniga i quseyo badankod wan ahay calamdaha aad xustay kabtan abdi
@hibocali3002
@hibocali3002 4 года назад
Ani xitaa dabeecaadas ayaan leeyahay calaamadaha wan isku arkaay
@Sadia-35
@Sadia-35 7 месяцев назад
Aniga ma iga hadli haysaa ninyohoow
@ixsaanaxmed8153
@ixsaanaxmed8153 4 года назад
Anaa is mooday inaad iga hadlaysid 😂😂😂
@lingardinhold5409
@lingardinhold5409 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hassanmohamed2890
@hassanmohamed2890 4 года назад
Xaqiiq vidoe gaaan aaad ban uga helay runtii waxa uu ka helay dabeecadayda dhabta ah
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 4 года назад
walhi wa runata anigaba dabecadan laha walhi mashallaha tabarakallah shukaran walale
@naimaabduljabar840
@naimaabduljabar840 4 года назад
You're very smart Mansha Allah
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 года назад
Dabecadaha badankoda wan leyahay lkn somalida kuma badna
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385
@hogaamiyeyaxyexabeeb1385 4 года назад
Sidokale zhp
@mohamedabdullahi3082
@mohamedabdullahi3082 4 года назад
Sxb no so diyaari mowduucyo kusaabsan khajilaada iyo social anxiety ✔
@exenjoya20
@exenjoya20 9 месяцев назад
Inta badan waa ika sheekeesay dawecadayda runtii😮😮
@عاشقةالجنان-ظ2غ
@عاشقةالجنان-ظ2غ 3 года назад
Maxaa lay fahmi laayahy uunbaan lahaaye maantaan ogaaday thanks wll
@shamacinolosha3694
@shamacinolosha3694 4 года назад
Gabi ahaanba mawduucani anuu iga hdlyaa msha alah aadna waa uugu frxsnhy dabeecadahy mrkii hore qaar kamida waan iskula yaabi jiray lkn wxaaan ogioday in ay wax walipa dabeecad iyo wax jira yihiin
@yaasioncabdisamed335
@yaasioncabdisamed335 3 года назад
Dabeecadayda waa sidan e, lakiin waa igu howl badantahay bulshada dhexdeeda
@yaasioncabdisamed335
@yaasioncabdisamed335 3 года назад
Xafladha hadan tago waan niyad jabaa mana jecli, in aan qofka isbarano oo been ii shoogona weligay dib uma aamino
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Год назад
Anigaa kula mid ah dadka furfuran isma fahano
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 года назад
That's me. hadey dadka saas ay ii fahmi lahaayeen waa'ey ii dhacan laheyd
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 года назад
Waa aniga oo aad iga sheeyeyneyso 😌😌😌😌🤫🤫🤫😒😢😢😢😢😢😢
@riri1447
@riri1447 4 года назад
OMG that's so mee lkn dadka qar ima fahman marwalbo waxey i dhahan waa islaweyni iyo kibir kugu jirto😭😔
@abdirahmansaid2366
@abdirahmansaid2366 3 года назад
Runtii waa muuqaal siduu u dhanaa aniga iga waramayena mahadsanid walaal
@cabdulaahiaxmed1081
@cabdulaahiaxmed1081 3 года назад
Wlhil cadiim qeybtan ayan kamid ahay lkn dhibatada iheysata ayaa ah dadka isma fahano xitaa ehelkeyga iyo qarabadeyda waxan iskaga dhigaa markasta wax aanan aheyn si aan farxad umuujiyo lkn alxamdulilaah alaah ayaa ku mahadsan
@AhmedMohamed-fs2fk
@AhmedMohamed-fs2fk 3 года назад
mararka qaar waxaan arkaa qof aan waxba iga haleeyn aan iska nacaa hada wax oo ii geeystay aan jirin
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 года назад
Kulamid ahy dabeecadan wan leeyhy qof wxba iigeesan baan iska nacaya Wan layaaby dabeecadyda😢😢
@Bintuyaxya
@Bintuyaxya 11 месяцев назад
Alle ban kudharty Anuu igashekeyay❤ sobadi bro Adna wad umahsantahy
@zakariaYasin-v7e
@zakariaYasin-v7e 2 месяца назад
Dude just discribed me without knowing me crazy
@farahabdi7417
@farahabdi7417 4 года назад
Wlhiban kudhaartaye waxaad moodaa inaad aniga iga sheekaynayso👍
@kingofmogdishu5025
@kingofmogdishu5025 4 года назад
wlh waxaba moda ina aniga iga hadleyso inta aad sheegtay wan ahy marar badan wan isku dayay ina iska badalo dabecadan lkn wey ii suro gali weysay
@m0haapdirezak430
@m0haapdirezak430 3 года назад
Wllhi same bro, cudur ayaan u arkaa,ba aniga dabeecdan axx😢 Bal iga warn adi sxp wax miyaa iskaa badaly commnt-ga 1year ba ka soo wareege
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 года назад
Mahadsanid walaalo shukran
@mariaomer4956
@mariaomer4956 Год назад
Illhy wuxu qadatey inaan dabeecadeyda dhagaysto iyo wax walba oo ugu saabsan Alxm alxm alle aaya mahaad oo dhan u sugnaatey ❤ Jasakalhu khayran walaal🤗
@zeynapabdirahman5498
@zeynapabdirahman5498 4 года назад
Wxa iso maray wiil nocan ah waxa naga dhexeyay xiriir wn isku fcnyn balse waa uu iga gaabsaday mana uusan iishegin sabbta runti aad ayn u jeclaa lkn wn ka xumahy hadda waa uu i daayay
@hibocali3002
@hibocali3002 4 года назад
Wll qaali way adag tahay sababta ku sheegin lkn alle u mara hadii kheyr isku leedihin wuu soo laaban doonaa hadii laban doona wayan alle ka kheyr badan ha siiyo kuna fahama aaamin yaa rabi. Istiqfarta iyo seliga scw hadii laasamtid walahi badan nooloshad ka badelbaya.qof kasta nolosha ku jira alle umara wan ku guulaysanaysaa.wllo qali alle ku xafido 😍😊
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 3 года назад
@@shamilesmail wll haka xuman alle aya ku dooray sidas alxm dheh aniga sawjkeyga sidas ah in bdn inan kLa tagno ayan ku fakari jiray wyo ani wxn ahy qof fur furan alxm wxna jeclhy qof ani cml ah blse wxn is weydiiyey hada sidiiso kle ahan laheyd ma jeclan laheyd in laga tago jwbta wa maya kliya hal mida kugula talina qofka Aad lamaanaha tihiin isku day inad waqti siisid wyo waxa sare u qaadmaya is fhnkiina una sheg sidan iney xuman ka aheyn ee ay ka tahay dabeecad alle ku abuuray tnx🙏
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
@@nasroluckyofficial1929 aniga dabecadahaan oodhan wan leyahay lkn waxan umaleya markasta in uu igaficanyahy qofka fur furan. cuqdad ayaaba kasiqadaa dabecadeeda ama sidan ahay markan bulsho kudhaxjiro💔😢
@fatimaabdiqadir
@fatimaabdiqadir 6 месяцев назад
Really personality waa salamaya inta ila shaksiyada ah go forward zxpyl❤
@runsheeg
@runsheeg 3 года назад
somali intee laga galaya waxkastoo lasheego ma idinkay idinku socdaaan
@falastiinhappychannel1226
@falastiinhappychannel1226 4 года назад
Wlalaha sharfanoow subscribe iisaara iidinkoo
@shartialii6641
@shartialii6641 4 года назад
Hubaal intaba lkn sidaan qiyaasayo ninkan sharaxayo dadkas mid ka mid ah waaye waayo inuu isheegayo ayan modaa dabecadeyda oo dhameystiran
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Год назад
Waxan soo koray aniga oo isku maleeya inay wax iga qaldanyihin oo dadka kale aan ka duwanahay sababto ah waan amusnanjiray hadana schoolka waxan aha dadka ugu xariifsan markan qof xariir la sameeyo majecli inan waqtigayga inbadan la hadlo ama la joogo waxan faraxsanahay markan kelidayahay waan isla hadlaa akhriska ayaan jeclahay lkn ma moodijirin dad ilamida inay jiraan
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Месяц назад
😂😂😂 Dabeecadahan wn leeyahyba malaha anigad video iga smaeysey 😂
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 4 года назад
Masha Allah qaaran kafahmay thanks alot bro
@Amal8327
@Amal8327 4 года назад
Dabeecadan anigaa leh. Waxaa jecelahay meelaha dabiiciga ah miiga dhaqan kii hore . Cidlada
@hassannoor1738
@hassannoor1738 3 года назад
Walal darawish kabtan abdi channekisa nosokodbi. Mahadsanid imbathan.
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
Aniga wan leyahay dabeecadahas lkn majecli wana kaxumadaa markaan bulsho kudhax jiro😢😢💔
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 года назад
Ana kula mida wllo dabeecadahas wan leeyhy lkn ma jecli waliba markaan bulsho ku dhex jiro waana fikir badnhy saas darteed wx yaabo badan ayaan iska hilmaaama 😢😢😢
@youngboy9987
@youngboy9987 2 года назад
Muuqaalkii ugu horeeyay iga hadlo aniga dhan kali nimada xasilooni baa dareemaa wlhi qoraalka waa ku fiicanahay xitaa akhriska xitaa 🙈😬
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 4 года назад
Qofkaan waa aniga 100% waxaanna ogaaday 3 sano kahor
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 2 года назад
Zxp daceecadaa waa leyahy dhamantod
@sacido9681
@sacido9681 3 года назад
Masha AllaH 😍😍😍😍✊🏼
@wllfaahiye8640
@wllfaahiye8640 Год назад
Sxp watan igilisay inaa yeeshto hal saxiib ookaliya waxaa been aheen inuu jiro qof nuucaasa mhdsnd
@deeqomaxamed8275
@deeqomaxamed8275 Год назад
Wll wan leyahy qaar kamida majecli buuqa iyo Meelaha arosyada xalfadaha Waxan jeclahy Inaan keligay ahdo Waxan jeclahy Inaan akfaristo walidka waween Wana aamus badanahy Dadka An helina majecli Inaan akfaristo Amabaa lashekaysto Waxan jeclahy Inaan tago meelo qurux badan oo biyo leh majecli Dadka badan Ana ba buuqa maba Hdalka badan wall kaso hadal Waxan
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 4 года назад
Anigu intaasba waan leeyahay hal kagama duwni waana Ku qanacsanahay
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 года назад
Walalkeey aa amusane ah Wlhi haddii wax halaabaan isaga sameeya 👍👍❤️
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 4 года назад
Wlh al cadib ninkan aniguu dabcigayga ayad ka hadashay
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 года назад
Mudaacan oo dhan tusaale mudan ayaan u ahay😇
@Sharbasharbohra
@Sharbasharbohra 4 года назад
Wlahi aniga sidaana isku arkaa
@ayzaali4521
@ayzaali4521 4 года назад
Wlhi aniga moodaa in u IGA shekeynayo
@saabircade3352
@saabircade3352 4 года назад
Are you same to me
@Omar-fr9rf
@Omar-fr9rf 4 года назад
Qofna dabeecadiisa mayaqaano
@ayzaali4521
@ayzaali4521 4 года назад
@@Omar-fr9rf HDD adiga aqoon aniga wan aqanaa dabecadeyda
@anabapdinouh9404
@anabapdinouh9404 4 года назад
Mansha.allah waxad modaba inad igasheekayneyso aniga
@maxamedcali4134
@maxamedcali4134 4 года назад
Ani babeecadahan badan kood isku arkay
@NimcoAdam-ed8hw
@NimcoAdam-ed8hw 3 месяца назад
100 hal moyane intake waxadmoda inayanigatahay
@xasanmatan
@xasanmatan Год назад
dhamaan dabcigan wanleyahay ciladayduna wa inan isfamhmayn dadka
@hanimohamed3311
@hanimohamed3311 2 месяца назад
Runti waxan Moda in aad Iga hadleysid ayad modaa kuli aniga bey Iga hadashay mahadsanid wll qaali
@dhakarologyboy1937
@dhakarologyboy1937 4 года назад
Mnsha allah waan ka mid ahay kuwaas 1😍👍👌
@Abdihakin797
@Abdihakin797 8 месяцев назад
Aniga miyaad iga sheekeyneysaa hada 😂😂😂
@deeqomaxamed8275
@deeqomaxamed8275 Год назад
Dadku waxy indhahan miskin aytahy Hada na Waan afgabanahy oo
@xusensuperxusensupet3650
@xusensuperxusensupet3650 4 года назад
Wlhi sidas ban ahy🤣😘🤗
@dheeymandhamaad6311
@dheeymandhamaad6311 3 года назад
Asc noo sobadi walaal wa kumahadsatahay
@husseinmohamedhussein5372
@husseinmohamedhussein5372 Месяц назад
Kkk waxan mooday in aaad aniga iga hadlaayso sida qotoda dheeer ee aad dadkaan ufahantay
@MamaZara
@MamaZara 4 года назад
ASC sxbow dabecadahan ad so shegty dhaman aniga leh wxn umalyna inad aniga iga hadlysid hhhhhhhh
@awosagal6896
@awosagal6896 4 года назад
Masha Allah alle haku siyaadiyo
Далее
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 820 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 1,4 млн
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 260 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 335 тыс.
Introvert Dadka Dagan
29:44
Просмотров 598
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 820 тыс.