Тёмный

Dadka waa sida loola dhaqmo, Weyna ku riixi doonan ilaa ay ka soo saaran dhaqan fool xun 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 1,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 3 месяца назад
Anigu mar walbo baan ku taaban laha saad u xanaqdo boom.😀😀😀
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад
Dr khadar waad mahad san tahay.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Adaa mudan walaal thanks for watching
@billeabdi1061
@billeabdi1061 3 месяца назад
😂😂😂 it's true sxb anigaaba isku arkey qow wanaagsan baan ahaa lkn sidey ii dhibayeen ayagiiba ka sii darey maxa hal ah??thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Qebta playlistiga ayaad ha heli kartaa sida loola dhaqmo dadkaan
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 3 месяца назад
Dr mahadsanid intaa sheegtay dhamaan weey ku dhaqmaan dadka sunta ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Haa thanks for watching
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 3 месяца назад
That's true Dr.khadar dadkaan caadi ma ahan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Aahey salut alpha
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 месяца назад
Thank you.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Adaa mudan wllo thanks ka for watching
@shukri846
@shukri846 3 месяца назад
Thanks dr khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Your welcome thanks for watching
@hanahussein-j6h
@hanahussein-j6h 3 месяца назад
Mahadsanid dr❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Adaa mudan hana thanks for watching
@Haji2931
@Haji2931 3 месяца назад
Hadaad diidana
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Hadaa diido oo see ah? Maku fahmin
@Haji2931
@Haji2931 3 месяца назад
@@Drkhadarabdi1 yacni hadaan diido inaad yeesho dabeecad xun. Ileen cirka iguma soo dumayee ma waxaan dhibtii Nebigu scw maray ka badan miyaa igu dhacaysa ka yar mooye waayo darajada ma gaadhayo.. Dhibaata kasta oo aduunka kugu soo martaa waa wax lagu qoray se waxaan ogahay inaan gaadhayo hadafkayga weliba anoo today iyo musbaar soo dull socday oo cagahaygu dhiigayaan ayaan figta uga baxayaa markaasan odhanaya waad mahadsan tihiin inaan halkan soo gaadhay idinkaa u sabab ah anoo qalbi nadiifa wata.. do you get my points wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
@@Haji2931walaal waan ku fahmay hasa ahaate nabigeenu Muhammad swc waa Nabi uu Alle noosoo diray mana gaarno balse bini aadan Ku limit bu leeyahay waxaana huba s sidaa wadkeyga u hubo inaan dhiman doono hadii qofka xadkiisa lagu talax tago inuusan fadhineynin oo un mark kici doono
@Haji2931
@Haji2931 3 месяца назад
@@Drkhadarabdi1 waa runtaa lkn qof bilaa camal ah uun baa qof ku mashquula ee qof caqli taam leh cidna kuma mashquulo waayo tiisa cusleysay ogaw in lagugu mashquulaa waxay cadaynaysaa inaad wax dheer tahay.. Keep going wll jinka iyo insigaba ilaahay swt naguma diro
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Waa runtaa wllo Aamin illaha ka magan galnay Allah ku xifdiyo
Далее
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Просмотров 1,3 тыс.
Waxa aynan ku fikirin inaad sameyn doonto‼️
18:30
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,6 млн
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 96 тыс.
Waxey burburiyaan munaasabadaha gaarka ah
8:12
DHAMBAALADA JACAYLKA⁴ᴷ┇Part 1┇YASIR MUKHTAR 2022
1:02:11