Тёмный
Dr. Khadar Abdi
Dr. Khadar Abdi
Dr. Khadar Abdi
Подписаться
Ku soo dhowoow (the self improvement channel)
Waxaan halkaan Ku soo bandhignaa Fitness, Nutrition, Mindset, Mental Health, NLP Techniques, Counselling, Therapy, General Life Advice, Bodybuilding iyo Psychology. Balanteenu waa kobcinta nafteena Saaaaaluuuuut 🫡
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
11:56
День назад
Noqo qof dhab ah oo qool leh
12:29
14 дней назад
Ka wardoon asxabtaada
11:11
21 день назад
Yaa tahay⁉️
6:45
Месяц назад
Комментарии
@fardowsaabdullahiissack4077
@fardowsaabdullahiissack4077 3 часа назад
Telkeyga iyo labo garaam dahab ah iyo dharkeey😂😂😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 часа назад
🤣🤣 at least wax baa ka tagtay
@fardowsaabdullahiissack4077
@@Drkhadarabdi1 soo ma ah🤣
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Час назад
Aahey thanks for watching wllo
@ikranhassan2348
@ikranhassan2348 5 часов назад
Dawa hadu qabin quran hala saro😢😊😊
@ikranhassan2348
@ikranhassan2348 5 часов назад
Maxa loqalbi jabinayaa😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 часа назад
Waxaan mooda kuma xirnid channelka si fiican u daawo adaa fahmi doona insha Allah
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 22 часа назад
Life is too short so balantii ha ka bixin 6 months ama ka yar soo af jar ok.❤️❤️😎😎
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir День назад
That's true Dr.khadar Qof kastaa waa in uu reebaa dhaxal wax ku ool ah....
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Aahey salut alpha
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 День назад
Hada qabo wax walbo oo niyadada ka guuxayo saad tomorrow u shalayin.❤️❤️❤️
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s День назад
Mahad sanid walalo wax badan baan kaa faaiiday narcsissct waxaad iga dhigtay aadame xor ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
illahey xagiisa ayee ka sugnaatay inaad si xur ah u noolato waadna u leedahay xaq inaad u noolato si xornimo ah salut
@billeabdi1061
@billeabdi1061 День назад
😂😂😂 it's true sxb anigaaba isku arkey qow wanaagsan baan ahaa lkn sidey ii dhibayeen ayagiiba ka sii darey maxa hal ah??thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Qebta playlistiga ayaad ha heli kartaa sida loola dhaqmo dadkaan
@niyaaladem
@niyaaladem День назад
Asc Dr khadaroow. Waxaan ku fekerayaa sidaan ceelal biyood (sadaqo) ah ugu dhisi lahaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhool dhulka biyo la'aanta ahi ka jirto. Waxaan kaloo maskaxdeeyda ka guuxaya in aan u furo caruurta agoonta ah/rajoda ah xarumo wax barasho bilaash ah, haba u badnaatee dhanka diinka islaamka.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Walaal fikirkaan waa fikrad uu illahey kugu dhaliyay waana masuuliyad ku saaran inaad hirgeliso qorshahaan sababtoo ah dadkoo dhan saan uma fikiri haayan oo wax dhib ah kuma hayso hadi ay ceel Dhisaan iyo hadii kale marka walaal illahey garabgaada ha galo waad guuleysan salut
@niyaaladem
@niyaaladem 20 часов назад
@@Drkhadarabdi1 . Haye walaal, wana ku howl jiraa hada.
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 День назад
Dr mahadsanid waxaad noo soo gudbisaa xaqiiqada
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Thank you thanks for watching
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 День назад
Dr mahadsanid intaa sheegtay dhamaan weey ku dhaqmaan dadka sunta ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Haa thanks for watching
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p День назад
Aniga xajigeyga qor shawa maleh yaab aniga lugahoow iga haayaa 😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Waxaa fiican inaad labadiina kawada hadashaan arintaan and how it’s affecting you garabkaada Allah ha galo
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p День назад
@@Drkhadarabdi1 wada hadal waanba ka daale markaa la hadlo waxa lagu hadaa diyaarat kicinaa kuwana soo dajinaa Afmiishaarnimo lee 🤣🤣 lkn insha allaah anaa wax qabsa doono
@hindiafsomalicusub2020
@hindiafsomalicusub2020 День назад
@@user-qt8rj2lx2pgarabgada Ala galo bw
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 День назад
Absolutely 💯 Tacab adduunyo iyo tacab aakhiraba waa loo baahan yahay my brother. Salaan qaali dr. Khadar.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Salut
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 День назад
Dr mahadsanid abaalkaada lama gudi karo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 День назад
Adaa mudan wllo thanks for watching
@abdimajiidjirde
@abdimajiidjirde 2 дня назад
dr wax badan ayaan ka faaiiday جزآك الله خير اخي ❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Thanks I hope you enjoyed watching it
@shukri846
@shukri846 2 дня назад
Sax
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Thanks for watching shukri
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 2 дня назад
That's true Dr.khadar way jiraan qaar fikirka 50 / 50 aaminsan .....
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Haa waan arkay thanks for watching
@shukri846
@shukri846 2 дня назад
Thanks dr khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Your welcome thanks for watching
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 2 дня назад
Gacan ha u qaadin cidna sxb wadamadan gacanta lama qaado.
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 2 дня назад
Anigu mar walbo baan ku taaban laha saad u xanaqdo boom.😀😀😀
@Haji2931
@Haji2931 2 дня назад
Hadaad diidana
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Hadaa diido oo see ah? Maku fahmin
@Haji2931
@Haji2931 2 дня назад
@@Drkhadarabdi1 yacni hadaan diido inaad yeesho dabeecad xun. Ileen cirka iguma soo dumayee ma waxaan dhibtii Nebigu scw maray ka badan miyaa igu dhacaysa ka yar mooye waayo darajada ma gaadhayo.. Dhibaata kasta oo aduunka kugu soo martaa waa wax lagu qoray se waxaan ogahay inaan gaadhayo hadafkayga weliba anoo today iyo musbaar soo dull socday oo cagahaygu dhiigayaan ayaan figta uga baxayaa markaasan odhanaya waad mahadsan tihiin inaan halkan soo gaadhay idinkaa u sabab ah anoo qalbi nadiifa wata.. do you get my points wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
@@Haji2931walaal waan ku fahmay hasa ahaate nabigeenu Muhammad swc waa Nabi uu Alle noosoo diray mana gaarno balse bini aadan Ku limit bu leeyahay waxaana huba s sidaa wadkeyga u hubo inaan dhiman doono hadii qofka xadkiisa lagu talax tago inuusan fadhineynin oo un mark kici doono
@Haji2931
@Haji2931 2 дня назад
@@Drkhadarabdi1 waa runtaa lkn qof bilaa camal ah uun baa qof ku mashquula ee qof caqli taam leh cidna kuma mashquulo waayo tiisa cusleysay ogaw in lagugu mashquulaa waxay cadaynaysaa inaad wax dheer tahay.. Keep going wll jinka iyo insigaba ilaahay swt naguma diro
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Waa runtaa wllo Aamin illaha ka magan galnay Allah ku xifdiyo
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 дня назад
Dr khadar waad mahad san tahay.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Adaa mudan walaal thanks for watching
@inspiretoawaken3641
@inspiretoawaken3641 2 дня назад
Thank you.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Adaa mudan wllo thanks ka for watching
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 2 дня назад
That's true Dr.khadar dadkaan caadi ma ahan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Aahey salut alpha
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 2 дня назад
Mahadsanid dr❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Adaa mudan hana thanks for watching
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 3 дня назад
Lawa cabdi isma weeydinayaan 😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Thanks for watching
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 3 дня назад
Waaw allaaha ku xafido walaal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 дня назад
Aamin wllo adna sidoo kale thanks for watching
@WalalZamtel
@WalalZamtel 3 дня назад
Dr khadar Wllkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Abshir waan ku salaamaya wllo
@WalalZamtel
@WalalZamtel 3 дня назад
M.a wllkay Dr khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Thanks Abshir
@shaymajirda2881
@shaymajirda2881 3 дня назад
Great doctor great teacher 👏 👍 👌
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Thanks for watching
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 3 дня назад
Dr khadar waad mahadsan tahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Thanks for watching
@SalmaCadey-s2x
@SalmaCadey-s2x 3 дня назад
Dr waxan ku weydinaa dadkaas illahey kama baqayaan oo ismadhahayan miyaa waladhimanaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Waa dad jahawareersan oon xishoonin
@SalmaCadey-s2x
@SalmaCadey-s2x 3 дня назад
Dr waxan ku weydinaa dadkaas illahey kama baqayaan oo ismadhahayan miyaa waladhimanaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 дня назад
Waa wax aan Aduun iyo aaqiro ka baqeenin waana dad maan gaaban
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 4 дня назад
Dr mahadsanid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thanks for watching
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 4 дня назад
😂😂😂😂
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 4 дня назад
Have a lovely weekend Khadar Cade.😍😍😎😎
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 4 дня назад
Good morning it is 8:47 am Uk time zone #32 #33.😀😀😀
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 4 дня назад
dr qadar wax badan aan kafaa’iiday casharadaada than you 🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thanks for watching
@zoonak6770
@zoonak6770 4 дня назад
Gabar narsistica xiriir mala wadagtay adunka kuso yaranayo balo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Maya adiga xiriir mala yeelatat?
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 4 дня назад
Haa dr aad ubateen ani 3 aqaan mit waaweey ila dhalatay yaab waa in aan iska illaaliyaaa sharkooda alloow naga haay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Haa thanks for watching
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 4 дня назад
Mahadsanid dr
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thanks for watching
@ruweidahuseinjama4154
@ruweidahuseinjama4154 4 дня назад
Gulayso wllo ilahayna hakaa dulqaado xanunkad daremayso
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Aamin walaalo wax xanuun ah ma qabo alxamdulilah waadna ku mahadsan tahay daawasha aad daawatay vidiyowka mahadsanid
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 4 дня назад
Dr khadar wax badan baa ka faaiiday jasakalahu khayran
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thank for watching wllo
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 4 дня назад
Fircoon & haaman waa ilmo ibliis kkkkkkkkkkk Dr.khadar thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Salut alpha
@iqbal98
@iqbal98 4 дня назад
Xagee kala sooxiriiraa walaal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Kusoo biir WhatsApp ka group chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 4 дня назад
Dr mahadsanid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Adaa mudan thanks for watching
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 4 дня назад
Masha Allah you look stunning. 😀😀❤️❤️
@AsliAbdullahi-ov6cq
@AsliAbdullahi-ov6cq 4 дня назад
Maashllh dr khadar thank u so much wax badanaa ka faaiday
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thanks for watching
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 4 дня назад
Aabaha maxa ka galey private life kada iyo decision Kada adult baad tahay wixii ku fiican same simple.😱😱😱
@inspiretoawaken3641
@inspiretoawaken3641 4 дня назад
Barakallah very valuable advice.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 дня назад
Thanks for watching