Тёмный

DADKO WAXEY ARKIN AYAAN KA ARKAA MISS UNSI .XALAD AAN SOO MARAY AYEY KU JIRTA .🥲🥲XASUS AYAN GALAY🥲🥲 

Hamda Home Decor
Подписаться 115 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 412   
@KhadiijoAli-x7h
@KhadiijoAli-x7h 5 дней назад
Allow ka caafi 😢walahi waa xanuun aan ku magacaabi karo dilaaga qarasoon 😢anigoo uur 5 bil leh caruur yaryar ii gootay ayuu aayar ila gursaday subxaanallah dhulkii cariir ayuu igu noqday oyin hurdo laan gurigeygii dhan halmaruu jaxiimo igu noqday yaa allah uurkeygigii ayaa weynaday mid kale ayuu gursaday 😢xanuunkaa dartii will meyad ah ayaan dhalay markaan ronaday ayaa caruurteydii iska sii korsaday shib ayaa ka dhahay waayo hooyo aabo ima nola madi ayaan ahay maadama uu bilka nasiiyo waxuu rabo ha sameeyo ayaan dhahay uur kale ayaan qaaday markiiba waa kan guursaday hadane yaa rabi bartii ayaa hadne ka xanuunsaday sidii oo kale will meyad ah ayaan uu mulay aduunka ilmaan uu jeclahay ma dhihin intaan kuu jogta koraso lkn Uurkale ayaan yeeshay markaan waan is kale qabsaday gursigiisa lkn xanuun ayaan wali dareymayey Waxaa leygu qalay cug xanuunsan 2 days kadib wuu iga saqiiray Intaas waxii ka danbeyey waxaan goaan ku gaaray inaa israacinin adkaarta ducada quraanka saliga nabiga aan badsado rabi isku dhiibo because of dad aabo hooyo walal leh ayaa laga yabaa in aysan heysan ruux fahma anigoo intaasba heysan hadaan waasho soo nafteyda iyo caruurteyda ma halaagin Alxamdulillaah waan cafimaaday guurkiisa ma weydiiyo jogistiisa iyo imaatinkiisa seem ayey ii noqdeen uur kle ayaa qaaday waxaa leygu qalay cunug qurux badan Alxamdulillaah waxaan bilaabay inaa wax ka barto Internet ka caruurteyda iska korsado rabi maxuu qadar inuu isagii ii soo raadiyo maxaa kaa cawiyaa maxaa ku siyaa raali noqo walahi gabadhii rabi idku xirtaa wey libaneysaa gabdhoow rabi idin fahmaayo idin jecel ayaad heysataan ee jeclaada ibnuaadam ha ku xirina naftiina ❤
@adnaabdille3651
@adnaabdille3651 5 дней назад
Saqiir aakhiro alaha kaaga dhigo . Hooyo adag baa tahay. Waana ku farxay natiijada Ale isku xirista
@AminoAdam-w9u
@AminoAdam-w9u 5 дней назад
Masha Allah hada ale iskuxertay tiir adag ayad heysata
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 5 дней назад
Msha allah hambalyo qli hooyo adag aya thy ❤
@fayzabarkhadcisman9937
@fayzabarkhadcisman9937 5 дней назад
Mashallah Allah haa ku xafido amiin amiin yaa Allah❤❤❤❤
@KowtherAli-s6w
@KowtherAli-s6w 5 дней назад
Mash allah
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 5 дней назад
Alx anigoo 16 jira baa hooyo noqday hooyadey mcn abaalkeda magudi kree iyada idar yeeshay fadhiga igu adegi jirty ikol kolin jirtay hadey iii joogi leheen ma aqan sidaa noqon lahaa hoyo mcn rabi haikadaayo rabiyow cimrigeeda idaa igu soo duceeya wa hooyo dadka dhan baari u ah rabiyow janadaada ku abaal mari oo ii xafid ❤
@Hoodo-j6e
@Hoodo-j6e 5 дней назад
Aamiinyarbi hooyinkeen oodhan ALLE haynoo xifdiyo
@naimahussein3911
@naimahussein3911 5 дней назад
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@monerahashi2970
@monerahashi2970 5 дней назад
Laban dhalay wax I naxariista man arag an ka ahayn gaalada😢
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 5 дней назад
@@Hoodo-j6e amiin queen 👸 ✨️
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 5 дней назад
@@naimahussein3911 amiiin
@LaTorche-w9h
@LaTorche-w9h 5 дней назад
Marxalaha adag ee urka iyo umusha waraaqado dhaadheer baan qori jiray wan Ku neefsan jiray Cid kufami karta male Allah ha caafiyo Sacdiyo iyo cunugeeda iyo odaygeedaba
@duniyakordahab
@duniyakordahab 4 дня назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
@DabeelBursato
@DabeelBursato 5 дней назад
Wllhi wan ku farxaa inaan ku bartay hamdi 18 jir ahay single ah waxyaabo badan ayaan kaa bartay allah ku sharfo ❤
@Bratherbess
@Bratherbess 5 дней назад
Runti sagaalki bilooda ku jiraa xanuunkaas asagoo igu sii bilaabanaya hooyadey ii timid alxllh nin soo maliyeed ilaahey baa wax noogu daray aniga iyo intii xamila ah iyo gabadhaas sacdiyaaba raxmaanku hanoo fududeeyo umishana ilaahey hanga caafiyo xanuunka umusha
@pinkoceanview5130
@pinkoceanview5130 5 дней назад
Mashallah sister may Allah protect you wallahi ur so kind and sweet thank you for showing the Somali sisters the way to health and knowledge with compassion we need to show more compassion to are selfs and others for the sake of Allah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Thnkz sis 🥰🥰🥰
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 5 дней назад
Hamdi wa gabr naxris badan wlhi oo aqoon yhy iyo waya arg ah😢❤❤❤ sacdiya allha cafiyo
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 5 дней назад
Allah caafiyo wlle xanun wye 😢 ragga ma jcla dumarkooda ama naagtoda ay garab unoqdaan xiliyada adaga markaas ayey ka daneestaan oo nolol kle raadsandan wlle allah soo hanuuniyo ragga soomaliya 😢😢
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 5 дней назад
Nimanka intooda badan markaad uur ledahay markaad jirantahay ayeey ku istaagaan gabadhaas hoyadeed ha aado agteda haku soo umusho allena waxaan u weydiinayaa cafimaad amiin
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 5 дней назад
Xanun kasi wa isku mid nocu ku so maraba wa khatar wll qali. Masha Allah wad garatay
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 5 дней назад
Walee bentaa maaha walashey dumarka somaliyeed inta badan wa ku dhacaa weyna qarsadaan wana soo maray ani alxmd allaah aya isoo diray gabdho wanagsan ciyalka iga hayay qarna safar ila aaden mana ogeyn gorkey ticket ii soo jareen abaalkoda ma gudi kro allaah agtisey ka heli donan insha allah ilaa hada ma ilaawin gabdhahas hada 2 wadan kala jognaa qof kastoo qabilkoda ah hadan arko si gaar ugu farxaa una qadariyaa waana iska jeclahay amar alle Whtsupp group noo sameey walaleey qisooyinka waa badan yihiine plz❤
@NimoMohamed-tr4co
@NimoMohamed-tr4co 5 дней назад
May Allah reward you for speaking up. Wallahi I understand. Mental health is real and it’s serious. Unfortunately the Somali community is very behind in understanding this illness. May Allah grant speedy recovery to everyone suffering from it. Ameen.
@mssimranhussein9182
@mssimranhussein9182 5 дней назад
Abaya i agree with you 100% she helpless thank you for understand
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 5 дней назад
😢😢😢Alla abayoy ano 14jir ah oo uurleh ayu igu dhacay diperchin ka lkn wan wayay wx ifahma ango qarka usaran inan gari isku dhigo aya wllkay chine kaimaday asaga ayan kunafisay alx lkn her wxan garay ano dhali kara an dhali wyo 4malin fosho qalin laidhaho suxdinti ay iqaban weyso 3jer laigu durY cirbadi sunta ehed shansac malin aya laiqalay shansac hbenkii aya dhib kuso naxay wxan ogan wayy sbbta an ujifo hospital ka iyo sbbta ay dadka iakjogan mudo 4malin kadib ayan dadki sualo weydiyY markasa laidhahy gabdhan aya dhashay ano yaban oo kafikirayo gbdhan an dhalay aya hdana sidii an ahay marka urka lahay noqday illa uu walalky dadkii oo dhan uu dartey uga goay oo aniga iladubtay ilahay qer hasiiyee asaga 3bilod sidi ilmihi ii xananeyay gabadhina hoyaa heysay 3bilod kadib aya ilahay xsusteydii iso celshay wlhi oan tartib tartib uso xsustay
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 дней назад
Ilhy wllka soo kugu naxariistey ha ugu nazxariisto aduun io aakhiro masha allah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Ax😢😢😢😢😢
@hawoyusuf490
@hawoyusuf490 5 дней назад
Foolin ha I maqashiin wllaleey Anoo ilmihii ugu horeeyeey ah baa la iga fooliyey
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 дня назад
Abaayo waxaa tahay gabar garasho wanaagsan oo ilaahay naxariis galiyey social media na si wanaagsan si wax tar leh u isticmaasha ilaahay ha ku xafido adiga iyo reerkaadaba maa shaa Allah Allahuma baarik.
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 5 дней назад
Ax yarabi illahayow cid nafahanta hanoo ween😢wlhi wa xanun noloshaasb😢
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 5 дней назад
I know what it means hamda you made me cry ilaahay haw sakhiro
@HABIBASheikh-yb3vt
@HABIBASheikh-yb3vt 5 дней назад
Waxaas dhan saliga nabiga iyo astaaqfaarta looga gudbaa
@FatumaAdenMahat
@FatumaAdenMahat 4 дня назад
Been maahan
@Nada-pk2vb
@Nada-pk2vb 5 дней назад
الله يكثر من امثالك في مجتمعنا صومال ويحفظك يارب ❤
@Sofia-mv3gh
@Sofia-mv3gh 5 дней назад
I love you so much hamdaay❤❤❤..may Allah bless you❤
@Ramla22
@Ramla22 4 дня назад
You are absolutely correct sis may Allah help her and protect her ❤
@FarhiyofartazHappy
@FarhiyofartazHappy 5 дней назад
Abayo ur 3 bil an ahay hawen kastana sarirtan kudhul oyaa ninka iqawana imafaxma guri kalu iga saxdaaa😢😢😢😢
@amataallah2026
@amataallah2026 5 дней назад
Saliga nabiga aqriso ibrahimayada anaa happy ku noqday wlhi iyo caafimad
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
@@FarhiyofartazHappy abyo mcn Isowac 004740617832
@user-kp2cz2cj5v
@user-kp2cz2cj5v 5 дней назад
aniga 5 dhalay kuli diperession ku dhalay xanun iyo dhib wlhi
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 5 дней назад
​@@yuuuuga1qeyr Allaha ku siiyee caawi abayo
@hiboabdiyoussouf
@hiboabdiyoussouf 4 дня назад
​@@yuuuuga1❤❤❤❤❤
@aalaa2023
@aalaa2023 5 дней назад
Ilahey ha caafiyo lkn qofku dhib markey kudhacdo wa inu ilahey xasuusto ilahey kunafis qof inaad kunafistid uma baahnid
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 5 дней назад
Abaayo raadi gebedhaas si aad u caawiso somali naxariis malahan wallaahi xaada ayaa I istaagtay ilaahey hacaafiyo
@suubanjabane219
@suubanjabane219 3 дня назад
ALLAH YABARIK FIIKI. ALLAH HA BADBAADIYO GABADHAS IYO GABDHO KALE OO BADAN OO INAGA MID AH.
@UmuAbdallah-m4j
@UmuAbdallah-m4j 5 дней назад
Alle Haa kusharfo hamdiyey aya iskaga shakisan ilmaheyga xita jaceel buuxo masiiyo qeylo aya iga sohoreyso ano uur 5 shan bill ah ayay hooyadey dhimatey isku melna maana joogin melna qariib ayan ku aha wax idhow oo qarabo nahey magalada madagano markaa hadana ilmihi aya mid ohin badan markuu dhashey wax iga nasin majirto ilmaha kale oo yaryarna wey iijogeen hada sanad aya kasowareegtey ilmaha yar dhalashadiisa madaxa wuu ixanuna wali hada hadan dhaho cudurka ayan iskaga shakisanahey waaleylayaaba waswaska iskadaa umba leydhihi ilahow nacafi oo na caafi yaa rabi
@AnisaAhmed-s1h
@AnisaAhmed-s1h 5 дней назад
Alla maxad run sheegay walashay ilahay ha ku barakeyo
@SiciidoMaxamuud-w9t
@SiciidoMaxamuud-w9t 4 дня назад
Alla qalbiyay sidan u dareemayay hadalkaga anigu ninkaba uma jeedo deprationka uurka anigu igu dhacay xldan lamaray ilaahay baa ogaa ilaahow ha igu so celin ayada na ka gudbi.
@Raxmaqaaliofficial
@Raxmaqaaliofficial 5 дней назад
Ani ka urka aya igu dhacay walhi xalada an soo maray sheeko kuma so kobi karo ciid i fahntana wan wayay alle aya i bad badiyay kaligay ayan qool ka ooyi jiiray sabab la aan cuuqdad iyo ciil ayan dareemi jiray alle haw gar garo walshy
@khadrocali5644
@khadrocali5644 5 дней назад
Mansha allh xamdaay runtii waa xaqiiq depression xanuun sahlan mahan Wana soo maray alxamdulilaah intuu hayana allaha ka caafiyo
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 5 дней назад
Wlh sida aan oga hadli lahaay aad oga hadshay. Illah ha caafiyo maskiinta 😢😢😢
@NadiifoNuur-z8n
@NadiifoNuur-z8n 5 дней назад
Waxaan ka oooyi jiray qol madoow😢😢😢😢
@qalbitajir5513
@qalbitajir5513 5 дней назад
Jecelka somalida jecel ma ahan wa qooq
@asmaali1271
@asmaali1271 5 дней назад
Ala wllo waxaad moodaa inaad qalbigayga ku jirto mahadsanid our hero Hamda marwaxo😊
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 5 дней назад
gabdhaha markay urka leyeyiin waa marka ay dacifka yihiin nimankana wy ka faidaystaan💔😭😭😭😭😭😭
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 5 дней назад
Alx wllhi si walba isu adkeeyso somalida marka ku dhexnoshahay weey ku sameynayaan hadaladooda allaha naga koriyo
@hawaroble2398
@hawaroble2398 5 дней назад
Maasha alllah walaashey hamda hooyo ayaaa dareemi karta walllhi waxaaas dhan
@HiboIsmacil-c4i
@HiboIsmacil-c4i 18 минут назад
Abaayo qur aan halasaaro mcto labadoda ee halasaaro alow cafi yarabe
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 5 дней назад
Aniga umushii iyo uurkiiba wa igu dhacay dawana kama qaadan cidna uma sheegin waxay igu reebtay inan ila hada saan ujoogo iska oooyo😢
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 5 дней назад
😢😢😢ax naxaris badanaa xamda masha allah😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Abyo Mahad sanid ❤❤❤
@nasraabdullahi8588
@nasraabdullahi8588 5 дней назад
Allahu akbar Xamdi yeey abyo ajar Allah ha kasiiyo miss unsi aad ayaa ugaxumaday xaladay kujirto qof somaray ayuba darimikaro qof teedii dilirabta ayey somali nin bay dakhartay ku hayan ilaa heerkaas gaarto ma uunsan fahmin guri cidla ah ayaa laaga tagay ninkiina phone lagaqaday yeey ku ooye yeey kuqaylinee marka uma malaynayo qof fahmo in ay helee 😢😢
@qamaraliaden4029
@qamaraliaden4029 5 дней назад
Qurux badantaan jeclaa Hamdi cadeey🤚♥️♥️♥️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Mcnto❤❤❤
@ZameetaAhmed
@ZameetaAhmed 4 дня назад
Wll igu dar groupkaas ​@@yuuuuga1
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 5 дней назад
Hhh Maryoolay Depration mayaqanan waa lay sixrey iyo ilbaa igu dhacaday. Laakiin waxaa Jira Social media Depration Attention raadis iyo meeqa like aan haystaa
@hodahersi8925
@hodahersi8925 2 дня назад
Well done:) ilhay khair ja ka siyo for sharing!
@safiyohasan1427
@safiyohasan1427 5 дней назад
I totally agree with you sis, I went through it too
@fatushabdinasir4381
@fatushabdinasir4381 5 дней назад
Asc, Ani xada 4 months pregnancy ayn jogaa ee 3 blood oo lasodafi xlda an kujiri Allah iyo aniga umba og xada wanronaxay alxm lkn madhax xanun iyo Daga xanun aya wali igu dambeeyo Allah walac xanun bdnaa Allow hoyoyinkeena Janadha geey oo hoya walbo oo uur ama nujiso ufudhudheey Amiin ya rabii
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Abyo hadad rabtid Isowac 004740617832
@MsryanCali-vs9mk
@MsryanCali-vs9mk 5 дней назад
Ilaaheey hausaqiro gabadhaas walaahi Aniga uurka iigu horeeye aan isku arkay calaamadahaas ooyinta aa igu dhacday
@aminahashi3757
@aminahashi3757 5 дней назад
Ilahay haa cafiyo gabadhaz iyo dhamab inta gabdhod e xanunsan wlhi aniga hada 1bil umulanhy abayo waa dremaya xnunkas lkn wa iska ronhy alx ilmaha isku nuga ah aya ka qady anigu e cidnah ima dhibin xajiganh wa ironyahy .22 23 24 baa waa dhalay 3ciyl ah alx shugran yarabi hada raba ina nasto dhowr sno inshallah 😊😊🎉
@izthahil8133
@izthahil8133 5 дней назад
Jazkallahu khyraa sidaad umada Niyada ugu dajinayso wlshy 🤗
@Nasriina143Maxamud
@Nasriina143Maxamud 5 дней назад
Wlh hamdaay wllo anigu igu dhacay uurkii buu igu dhacay umushina mid aaan cadi ahyn waali ku dhawaday baa igu dhacay alxmd wanka bogsaday after 3 month alllaaah caafiyo walasheen sacdiyo
@najmaabdi31
@najmaabdi31 5 дней назад
Wllhi Guurki iyo Noloshiba sasban ka Qaaday😭😭😭😭😭
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 5 дней назад
Intii ad waday hada hadalka xamdiyee wan ilmaynayay waayo ana xanuunkaygii dareemay
@Sousan12349
@Sousan12349 День назад
Wlh aniga siidan 😢😢😢wn ahy wxn saameyo wn gaaran waayey haa daa wx isheeg wll
@MsryanCali-vs9mk
@MsryanCali-vs9mk 5 дней назад
Waa wax jiro depression walaahi Gabadha xaamikada umasha intaba waa ku dhacdaa hooyada markeey xaalada eey ku jirto
@DumarBilla
@DumarBilla 5 дней назад
Ilhy ha ugargaro ilhy hacfiyo walshen adna khyr alh kusiyo wll sad udrenty uwanisy gbdhahna dhnbo alh dhowra
@DeeqoXassan2000
@DeeqoXassan2000 4 дня назад
Walaasheen sacdiyo allaha caafiyo nolosheeda allaha uquxiyo qof xaamilo ah ayadaaba illaahay ubaahan wax dhiba uma dulqaadan karto xaajigana allaha ucaafiyo Xamdiyeey abaayo waad kumahadsan tahay sidaad walaashaa uga naxdey ❤❤❤❤❤
@Caliya529
@Caliya529 5 дней назад
Aniga wiil dhalay iguma dhicin waxas gurigeyga Quran ku shitaa Suratul baqra ku shidaaaa uurna iguma dhicin umulna iguma dhicin Illhayna iguma rido
@KhadijaSuleiman-w8n
@KhadijaSuleiman-w8n 5 дней назад
Alx dheh walal dadku isku mid maaha waana xisaab aduun iyo danbidhaaf xanuunku
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 5 дней назад
Mansha allah habo xamda waa hooyo wax walba fahansan ❤ Inantaana allah ha caafiyo
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 5 дней назад
Allah haku xafido meelkastaad cagdhigtid❤😢
@Ayaan344
@Ayaan344 5 дней назад
Walahi xamdiyey waan kula qiiroday walashay mcn runta kugu jecelahay illaahay ha ku xifdiyo. Sacdiyo iyo wiilkaba illaahay ha caafiyo
@nastehahassan227
@nastehahassan227 5 дней назад
I know what she is going through
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 5 дней назад
Waa runtaa Hamdi Allah caafiyo gabadhaas yar
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 5 дней назад
Allahuma aamiin Aamiin
@deeqazadik8733
@deeqazadik8733 3 дня назад
M.a karti bdn ❤❤❤❤ allah yaxfadik mcnto❤❤❤❤
@LaTorche-w9h
@LaTorche-w9h 5 дней назад
Allah ha dhawro wllo wa runta
@munamahamud7927
@munamahamud7927 5 дней назад
Hamdiyeey thnks abyo qalpi saafi yaaa tahay hadalkaaga anigoo qalbiga ii dajiyay ❤
@FaadumoMohamedFarah-bh8bu
@FaadumoMohamedFarah-bh8bu 5 дней назад
Asc qli wlhi aniga gbr ba ijogta walici wan kudhly 9bil bn falenbo cunta I ahyd allh ug wxn daremy alxamdulahi lkn mrkn dhly oo isqaty bn iska furay 😢😢😢
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 5 дней назад
Masha Allah xamdi wanku fahmi karaa ana soo marey midka uurka Lkn cunugi carurta wanka jeclahey ilaa daha wan xasusta 😢😢😢😢😢
@ToolmoonIbraahim
@ToolmoonIbraahim 5 дней назад
Xanuunkaas qofkii soo arkay lee og anoo walac tacbaan la ah hooyo i dhawen Qofka aan ilmaha h sido halkaas buu jifaa telfonkiisa ka badan sidee thy xitaa kuma dhahayo School wan dhigtaa hbnada qaar anigoo oynaayo ayey dhamaan jireen lkn allahmdulilah hada wan kasoo gudbay markii aan xasusto ilaa hada wan oyaa Gabdh kasta o xladaas ku jirta wad ka baxaysaa abyo insha allah
@Hodoncilmi-x9l
@Hodoncilmi-x9l 5 дней назад
Walhi bilaahi xamaday waxa ad ka shekanayso😮iyo qisada 🥺uunsi waa isu mid hada waxa aan dhalay shan caruuur a aniga ayaa ku riyay cid ila kurisanayna ma jirto walhi wan aan ku farxay gurubka aad samaynayso 🥺❤️🌸
@sahramohamed1779
@sahramohamed1779 5 дней назад
Wlhi xamdiyey beentaa ma ahan dhibkan qofaan Soo Marin ma fahmi karo dadkena jahliga Allah ka saaro xusus I gelisay runtii 😢😢
@FaadumoqaasimAfmadow
@FaadumoqaasimAfmadow 5 дней назад
Anigu waa qabaa baa xanuunka i laa hadana dawo iyo daryeel mahelin iyo cid ifahanta maka heli kara butlaan wll alla haku sharfe dawadiisa isoo jawaab
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
004740617832 Isowac qaaali
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 11 часов назад
Gabadhu iyadoon la qabin oo aysan uur laheyn ayey wiilka dili jirtey, iyadaa qiratey iney isaga iyo saaxiibkiisba ay inta dharbaaxdey wajiga ka candhuuftey... Waad khaldan tahy bey i dheheen waligyna leyma oran warkaas bey tiri😢😢 waa abusad jaceyl beena dhiseysey.
@RamlaAbdi-i3t
@RamlaAbdi-i3t 5 дней назад
Alxm wlh xanunkaan anigo umol ah ayu iso mary waxuna ahay cunugyga 3xaad waxan allah kabary inaan 3daas bis korsda qofka somaro unbaa garan karo hda muda 5sano ah waxabo madhalin lkn xilgaas qof garb isisa wn waye xitaa mana aqon xanun nucas ah dadka inu kudhaco dadka wdankaa jogna mawa fahasano markaas ayba igu darneed sida lila dhaqmi jiray waxan gashydta family planning ila hda dhibkisa aya idaba tagaan oo ilma kale madhalin hdii qof ifahmo ila jogi lahaay ama idamqda xalada mnta kujiro mn galn😢😢😢 lkn alxm hdu allah iqoro wn heli donaa ubad insha allah kuwana allah ibarakeyo
@DeeqoXassan2000
@DeeqoXassan2000 4 дня назад
Abaayo allaha kuu caafiyo quraan isku aqri illaahay Bari ubadkaadana allaha kuu dhaafo kuwa kalena alle ha kusiiyo
@SacdiyoHasan-c9n
@SacdiyoHasan-c9n 5 дней назад
Asc bayo nammerk kaga awey hee❤
@nayruusahlan8878
@nayruusahlan8878 5 дней назад
Hamday qali wuu igu dhacay umushii wlhi saad dareemaysaan dareemay cid ifahantaan waayey
@BilanFarah-i2p
@BilanFarah-i2p 4 дня назад
Ilahayow danbi dhaaf inoga dhig dhibtaaynu so marno caruurtana ilahay baari ha inoga dhigo😢
@nimomohamed5826
@nimomohamed5826 3 дня назад
Abayo lambarkaga away wan ubahna inaan kulasoxariiro
@FarhiyaHasan-zj6rw
@FarhiyaHasan-zj6rw 5 дней назад
Wlh waa soo marey kan uumushaa eegu dhacey markasto oo aan umulo waliba anigoo qurbaxa jooga qof ii fahmana ma heliin illaahey ayaa ii nadbadiyeey
@ikramedouard
@ikramedouard 5 дней назад
J'aime ta mentalité bravo pour ton empathie et ta compréhension.
@fahm3d88
@fahm3d88 5 дней назад
Jazaakallaah khayr Xamdi gobeey gabar sharaf leh
@amranmuxumad7975
@amranmuxumad7975 5 дней назад
Walali waan arkay kaaa walaca waaa is ka ooyaaaa markasta
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 5 дней назад
Ala xamda walac hay xasuusin😢😢😢 2 cunug baan dhaloo waan ku rafaaday waan iska ooyi jiray wax iga maqan a ma aqaani
@AishoAadan-t5c
@AishoAadan-t5c 4 дня назад
Abayo saxwaye anibo wan arkey inowyahy maumaleynenin wlhi quran lesarayey sax qofkufahmeyso malaha alle antadasaranaa
@naimamahdiofficial2517
@naimamahdiofficial2517 5 дней назад
Hamdiyey storyga kashekynyso dhan waaso maray Alx adayg baanka qaaday abyo depression 😢 qof uu kusoo dhacay besa og dareemikrana waxaa ka hadlysid
@ramla8900
@ramla8900 5 дней назад
Wlhi waaa xanuun waana dareemi karaaa wlhi waaye waa wax nagu hareeresan abaayo oo markastana dhaco 😢😢😢😢😢
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 5 дней назад
Wlhi runtaada waye hamdi Somali waxba Kama yaqanaan depression nagaha markey dashoy yihiin kudhaco qofkii uu ku dhacay aya dareemi karo qofkale cudurkaas markuu hayo sifican ayaad uga hadashay jazakallahu qayr aniga xita labada cunug hada igu yar midna umushii ayu igu dhacay oo wali ayan ku sigtay cid isii dhibaateysa mahane dadkii igu dhawaa dadka cid i cawiso mahelin ilaahey ayan isku xiray wana ka gudbay cunugii labaad na uurki ayu jgu dhacay lkn saaid maheen Alxamdulillah Waan kasoo gudbay gabadhuu hada hayo oo marxaladaas hada kujirana waxaan ilaahey ugu baryaa Cafimaad 😢
@faizomacalin-uh1kw
@faizomacalin-uh1kw 5 дней назад
Alla maxad wax badan ogtahay
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 5 дней назад
Xamda saxibay naxarista an leyahy ba ledahay wallhi naxarista rabi aya bixiya mararka qaar qof ka fog o an ehelka ahayn ba dareenkaa badalaya kuwa kula dhashayna maca inad dhimatay ma oga bal u kaadi inay ku fahmanane walshay aniga 4 sano ka hor ba sidaan igu dhacday heer an garo inan isku buqo ur ayan laha hadan ninkaygi bal u kaadi inu i fahme hadal yar o naxaris leh kama helin heer u garay inu nag intu gursaday hadam gurigaygi igu keeno aniga halkaas laygu bahdilo hadan isla sidi anigo.ku jira ayan foshay drs aya igu yiri hamday ma dhali karto makankagu noca furma mahan ad buna adag yahay e waa ina lagu qala ilmahas wuxu i aha kii 2 o ki ka horeyey wa laygu qalay aniga 5 bari folanaya lkn wax wayn ila ahayn o waxaan aha ugub marka ki 2 aya hadan dr igu yiri wa ina lagu qala lkn ninki hadan ina lay qalo wa iga diday asaga iyi abahay iyo hoyaday waxay dhahen ilmi hore aya fulaynimi lagu qalay folo o is adkee dumarki hore 15 cisho bay folan jirene hadan waxa iga si darna nin hadan aniga tabcan ah o folayan o qalidi layga diday inu igu keeno dr hadan isla nagti u dhaho isbitalka ku hay hadan dhahay diyar uma ahina lay dhahay adigo geeri iyo nolol u dhexeya ma didaysa ina lagu hayo alxmdullah xanun adag ayan.so maray lkn wan kaso gudbay 3 kadib isla sidi bay noqotay o wa lay qalay xili an dalay jir ahan maskax ahan qalbi ahan o ilahy un ogyahay xalada an ku sugna un alxmdullah markii lay qalayna o hospital ku jiray 3 biloda kadib ayan ninki kala tagnay markaas kadib ayan helay cafimad iyo daganan allow adiga mahad leh marka walshay run aya shegtay dadkeno wa cadow badankodu allow hano jabin somalia
@Roro__ruun
@Roro__ruun 5 дней назад
Bisinka Alla abaayoy maxaad xanuun aragtay😢 Ilaahay nolosha inta kuu hartay caafimad io farxad hkugu dhameeyo 😢
@suadmohamed1928
@suadmohamed1928 5 дней назад
Walahey hamdiyeey waan ilmeeyay waxaad tahey qof aqoon rabi siiyey anigana wuu igu dhacey markaan inan yaroo iga saqiirtey dhaley ereyadaa aad leedahey iyo sidaa aad sheegaysaan jeclaa cidina ima fahmeen xiligaa la joogey lknse ilaahey aniguu I fahansiiyey oo dhakhtar u tagey markasaa tips aan raaco ley sheegey
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Mashlaaaah guleyso qalbi ❤❤❤
@aaminaaxmad8120
@aaminaaxmad8120 5 дней назад
Sanadkaan ayaan dareemay wax i fahmana waan waayay 😢😢😢
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 дня назад
Asc dhamaan ,qofkii xaalad soo maray uun baa dareemi kara gabadhaasi xaalada ay ku jirto dadkana isku wada mid ma aha ee isku digashada iska daaya soomaaliyeey qofka hadii aad caawin karto caawi hadii kalena u ducee wabilahi tawfiiq.
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 5 дней назад
Masha Allah gabar wax garad Aya tahay abayo ❤
@DeekoAbdulahi
@DeekoAbdulahi 5 дней назад
Allah ha ku xafido abayo wad noo faaidaysay
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 5 дней назад
xanuungaan umasha galiya kuma dhaco wuxuu gu dhacaa ardayta waxbarshada dhameeye ee hadana aan aqoon ula heen waxay barteen xanuungaan qofba si ayuu ugu dhacaa
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 5 дней назад
Xamdaaay caqliga ha waayin Wlalo mcn Anu Uur ma lihi walacna ma ihi umulna ma ihi hdnaa isku buuqaas ban dareemya mxd igula talin
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Abyo. Mcn waxaa jiraa mid yaranta dadka ku helaa iyo wax yabo markad yareyd aad soo martay
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 5 дней назад
@@yuuuuga1 yaraantydi waxba igma dhicin wllo mcny lkn waynantydii wxyabo bdan igu yimaaden awgeed ban isgu buuqay aan isu ducayno hablo illaahy Xagiisa ayey naxariisi taalaye
@maandaahir239
@maandaahir239 5 дней назад
Aniga igu dhacay xita hooyo nacay xita inantayda yar inana dilo lkin alle iga so gadhay wlhy 😢😢😢😢😢😢
@Fatima-m1l6o
@Fatima-m1l6o 5 дней назад
Allhu akbar aniga miy iga hadleysaa hada ayan dareemaya cariiri maalinkasta suuratu baqara aqriyaa saasooytahay wan dareemay
@AmalissakIdris
@AmalissakIdris 5 дней назад
Depression waa igu dhacay xamdaay lkn garab ma helin umul fican magalin anoo 7 bil ah aa iska ooyni jiray maalinkaa dhalay maxaa dhashay xataa wuu ii quuri waaye ilmaheyga aabahooda lkn waxaa go aan saday inaa ilmo danbo dhalin 3 aan heestaa allah noola koriyo intii muslim ah allah siiyo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Hada seee Thy qaali
@AmalissakIdris
@AmalissakIdris 5 дней назад
@@yuuuuga1 wlhi abaayo ilaa hada problem nagama dhamaado farxad mahaaysto daryel ma haasto alx meel aan ku baxsado aan la yahay wlhi qalbiga allah noo qawoojiyo
@fatushabdinasir4381
@fatushabdinasir4381 5 дней назад
Gabadas walasheen ax Allah ufudhudheeyo
Далее
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43
Day 2 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
6:11:51
big surprise 😮 ayan Ukeny miss unsi🥰
12:03
Просмотров 14 тыс.
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43