Тёмный

Miss Uunsi Iyo Abdifatah Oo Arin Murugo Leh Kasoo Korodhay Sorry 

Kafi Abdi
Подписаться 387 тыс.
Просмотров 20 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 286   
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 3 часа назад
kaiyow rerka sirtooda uqari maxa kakhaldan cabdifitax cafimadkiisa nosheeg bas rabi hacafiyo cfitaax aamiiin yaarabii
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Час назад
Maa saa qarikara waa faqribaase youtube barada dhan waa iibaan laawe yaal weeye
@fathiadjama
@fathiadjama 4 часа назад
Subhanalah Subhanalah 😢Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim. Guryaha Al-baqra halagu shido xirsi xijaab weeyaan. 2 dhalinyaro ah oo intaa is jeclaa oo soodhawayntii cunugoogu ugu horeeyey Intan oo balaayo lakulmay, walee xaaladu ma fududa. Gabadha therapist haloo geeyo amma mental health professionals hadii kale ilmaha way nici doonta, xanuunka iyo guilty ga ay ka dareemayso gudaheega. Wiilkana Allah ha caafiyo. Wiilkana Fundraising amma caawin lacageed haloo sameeyo sidda family kiisa culayska loola qaybsado. Subhanalah 😢 walaahi waa yaab
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p 3 часа назад
Kaafi iyo Hazaal ku waana qaata arinkaan. Waxaa la yiri xadiith ayaa oranayaa hadii qadarka Allah wax ka hormarilahaayen isha ayaa ka hormarilahayd
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deeqoyasiin3024
@deeqoyasiin3024 2 часа назад
Scw scw scw ❤❤❤
@khadrohussain2024
@khadrohussain2024 Час назад
Canug yar weeye 18 years old allaha dajiyo laba ruux oo qurqurxan bay ahaayeen family foolxumaa isha lahelay 😊
@Bishaarodagan
@Bishaarodagan 4 часа назад
Ilmahas yar naziib xuma nio War illahy u laabta waxaso dhan waa cadho illahy Rabiyow hano cadhon rali naga noqo😢😢😢🤲
@KhadijaHussein-kj1zz
@KhadijaHussein-kj1zz 4 часа назад
Ameen ya Allah ❤😢😢😢❤❤❤❤❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 3 часа назад
Amiin ya allh
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@anabhassan9694
@anabhassan9694 4 часа назад
Cashar ku qaata qoyskan noloshiina private ka dhigta oo shaqo kale iyo cml kale raadsada qoys walba oo meshan imada wad aragtan
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@Saydika101
@Saydika101 5 часов назад
ABDIFATAH YARE OO BALAAYO GUURSADEY HADUU KU LAABTO GABADHAAS SALIID INTAY KARKARISO AYAY DUSHA UGA SHIBI DOONTAA
@hiboali5025
@hiboali5025 4 часа назад
@@Saydika101 waxa aay ku samaysay saliida ayaaba dhaanta, waxaan maqli jiray ilka yar markay garan waayaan si aay kuu dilaan dhuusada ayey dhanka hawada kaala maraan
@Umu_Issa
@Umu_Issa 3 часа назад
Maxey saliid ku shubtaa iney nafta ka baxdo ayaaba u hartaye, qof cadowgaaga ah xitaa sidaa looma dilo
@Saydika101
@Saydika101 3 часа назад
@@Umu_Issa SAX walaahi
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 часа назад
Khaaakhbay ku noqotay monster
@beerluula2390
@beerluula2390 2 часа назад
​@@hiboali5025😅😅😅😅😅😅
@nastedave9842
@nastedave9842 Час назад
Ragow reerahiina waxaad ku biilataan meela kala ka raadsada. Nolosha public haday noqota pressure ga ayaa badanaya iyo isha iyo balaayoo dhan inkastoo calaf la celin karin hadana isha waa halis
@fatimaali4343
@fatimaali4343 4 часа назад
Subhanallah may Allah make everything easy for them Ameen
@الصومالاند
@الصومالاند 4 часа назад
Mnsha allah adiga iyo reerkaga quruxda badan iyo lamanayasha somaliyedba frm.somlnd
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 Час назад
Miss Uunsi she is lucky that she is not in USA or third world wlhi saacadan jail bay kujiri lahayd ilmahsne walaga qaadi laha lkn kenya ayay jogta ✌️
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 4 часа назад
Danbiga iyo macaasida laftoodu reeraha way bur buriyaan taa xisaabta maanad ku darsan, heeso music qaawan wax prank lagu aheegayo been miidhan ah, waar ilaahay ka baqda oo dunuubta ka fogaada il iyo sixir uun hala soo boodinee inkastooy ishu xaqtahay hadana xaga kalena wax ka eega oo nafihiina xisaabiya
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o 4 часа назад
Waaruntaa wllo
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 часа назад
Wlhi been mahan dambiga ayaba ugu weyn
@Nicmobishar
@Nicmobishar 2 часа назад
Allah hu akbaar
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 2 часа назад
Rerka quran hala saro ❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 3 часа назад
Walalayaal salada aan ku dadaalno shaydaanka iyo xasadka iyo isha cibaadada illhy baa ka adaag
@marwojanno6316
@marwojanno6316 5 часов назад
Plz kaafiyow reerka ilba ku dhacdaye isku so celi rajactu ha dhaho kaafiyo Masuul ayan kaga dhiganay arintas 😢😢😢 Alla kaafiyow wll plz kulaabo dheh wuu caafimadiye xata hadii raganimada wax kaso gaaran iyada umba ujoogi kadha😢😢😢
@khadraistahil5230
@khadraistahil5230 Час назад
Waxaan filaya wiilka reerkisu murtax kuma aha ilaa wiilku bogdado ,gabadha lafteda maskaxda loo dajiyo intay umusha ku jirto si fican cafimadkeda laga war hayo illahay haysku soo celiyo reerka i.a
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 4 часа назад
Dadka leh isku celiya, ma waxaa rabtaan inay iska dhameeyaan nafta. Waar wax u fiirsada oo dadkan yaan dib laysugu celin.
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@hiboziad6039
@hiboziad6039 3 часа назад
Reerkan baryhn xaabada maqaxiday kuu noqdeen wxba sirtooda ha faafine iska Aamu wll
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 2 часа назад
SubhanAllaah reer qurux badan beey ahayeen sheydan baa ka adegtaay Alle xaqa ha wafajiyo amiiin yaa rabi 🤲
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 часа назад
Ilahay ha cafiyo wilka
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 3 часа назад
Ilmaha yar halaga qaado yaysan dilin hoyo jiidhkaygii leh wan dilaya weligay ma maqal😢
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 3 часа назад
الله يشفيه يارب 🤲😢
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 4 часа назад
War kafiyow niyow reerka isku celi wll🙏.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 4 часа назад
Subxanallaah Subxanallaah wiilka yar ilaaliya
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 часа назад
Waryaa isku xishood reerka warkooda ha faafin iska daa waxba hasoo deen taageerahaaga lahaane
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 4 часа назад
Astaqfurulah waxan hada ka hor maqlay hes tiraa ragii ficnaa dhaman hada doqon iyo nacasa is ku haray waryaa adiga sida dumarka nef nef sanaye reerah ka dhexbax oo irsaqada sikale ku raadi arintan 2 famil ka dhexeesa ama is dilan ama ha is dayane aqas xaniyah bel 😂uff ragii somaliyed sidan udam besay
@FatumaFatuma-c5m
@FatumaFatuma-c5m 3 часа назад
😂😂😂😂
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 4 часа назад
Subxanallah allow badbadi rerka
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 4 часа назад
Adiga reerkagii xaged ku ogeed 😁
@missnajma5505
@missnajma5505 Час назад
😂😂😂
@missnajma5505
@missnajma5505 Час назад
Amin
@nimo3724
@nimo3724 4 часа назад
Walaal gabadha xitaa waa dilantahay baa layiri oo qaarka hore ayay ka barartay ee kasoo warama
@caynabyare3133
@caynabyare3133 3 часа назад
Nio kuuma fiicna in aad kasoo waranto arimo ku saabsan Qoyskaas dadkan wax daawada waajib maaha in ay ogaa daan xalda reer kaas 🤔🤔🤔 inaa kasoo waranto reerkaas waa qalad kaafiyow maadaama laguu diiday in aad si privada xal u raadiso si puplic xal haka raadin wll
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 5 часов назад
Adigu ma suqbad ka furatay maxa ku dabadhigay reerka cajiib
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 4 часа назад
Fayuus 😢😢😢
@abdiqafarbaare9822
@abdiqafarbaare9822 4 часа назад
Illahay hacaafiyo Hana kuxaliyo aamiin
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 Час назад
Wan ku saxany👍 Allaaha cafiyo
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 4 часа назад
Wll kunoqo majidhee yaan nafta wiilkaan lagajarin ee hakafogaaado hadduu caqli leeyahay
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 3 часа назад
Waarun maaashaaa alaaah tabaaara kaalaaah dhaha
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 часа назад
Ayadu maxay uraadinaysaa Inay is raaciso miyay rabtaa???
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 3 часа назад
Kaafiyoow wll illhy baan kugu dhariye gabadhaan xiiskeedu caadi maaha wll ilmaah hala bad baadiyo walalayaal ilmaah halaga qaado
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@Fad-p4i
@Fad-p4i 5 часов назад
Alaha cafiyo familygas ilmaha yar halaga warqabo😢
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 часа назад
Waan ka xumahay wiilkaan waa maskiin hadana waa ilaalinaayay sababta ah gabar uur leh ayadanaca waxay noqotay abeeso ilaahow caafimaad see aamiin ❤❤❤❤😮
@AbdiHalin-j4m
@AbdiHalin-j4m 2 часа назад
Aamiin yaa rabbi
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 4 часа назад
Rer kaan beer kay ixanuujiyeen alle howsaqiro
@saynababdi6226
@saynababdi6226 4 часа назад
Oo adaaba hassal ku dili jirtay hadoo aad isgursateen dee yay ku dilin bal fmilygana alle haysu soo jediyo
@safahussen8381
@safahussen8381 3 часа назад
Allah cafiyo xaninyaha hales waye
@CumarfaraxGuure
@CumarfaraxGuure 3 часа назад
Kafi saxib waxan wa il alah ha idin ilaliyo ❤❤
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 4 часа назад
kafiyow khayr balorajeya reerka hadlkaga uma bogin rer cabdifitax wey dhisnanyan insha Allaah ilahw badbaadi oo barkee oo cafimad tama sii aamiin yaarabii🤲🤲🤲😭😭😭😭
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 часа назад
Hamdiahmed Rerkas illahey ma badbadiyo taasi illahy rerka ha ka dhexsaro wa tookafeero qumayo ah wa sheydan Binu adan ma ahan ummada allaha ka dhexsaro
@saidoali2155
@saidoali2155 Час назад
❤❤❤❤❤
@muhuboali9896
@muhuboali9896 2 часа назад
Eeddo kafi talo a Haan xaaskaaga kamarada kajooji
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 4 часа назад
Xalka waxa ka horeya inuu cafimado xata ilmo markey noqoto waa inuu naftise baxnaniya Familygise ayan la fegera ahaya aqoon uma lahe just ina Tiktok ka arko meyane ishu waya jirta quran ka akhrista
@aishaabdikarin7926
@aishaabdikarin7926 Час назад
Illahay rerka badbadi aada awoode😢
@NashaadHassan
@NashaadHassan 4 часа назад
war Hooy Adiga ruufiyaansanida😄 yaa ku fasaxay reeraha noloshooda ina so bandhigto kadibna views ku raadsatid
@IdilKayse-p7u
@IdilKayse-p7u 2 часа назад
Aduu .a veins baad ku raadinaysaa wll camal kale doono
@Vcfguyr54
@Vcfguyr54 5 часов назад
Alle ha caafiyo labadoodaba
@dekaahmed6738
@dekaahmed6738 3 часа назад
Haa kugu qasbay markaad ledahay waan kuqasba nahay yaabadanaa
@ikraamMohamed-je2te
@ikraamMohamed-je2te 4 часа назад
Wall kaafii please reerka iskuceli IL ayaa heshay family illahow shaydaankaan kasaar
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 4 часа назад
Ma ficna inay isku laabtaan
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi 4 часа назад
ruux bahal noqoday buu markale isku aaminayaa
@ubahosmanabukar7325
@ubahosmanabukar7325 4 часа назад
Naagtaas yaa naftiisa ku aaminayo😂😂😂
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 часа назад
Ikraammohamed Ma inay dhamestirtaa rabtaa ninkan aay qalatey seem wax ka yihiin oo hadda ma ka dhabaa inla isku celiya rabilaheyd never taasi ma dhaceyso haduu subiyo deyro ayuu nagayahy .mabo ahan rerka
@HibodekHassan
@HibodekHassan 4 часа назад
Ilahay haqabojiyo reerka 😮
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 часа назад
Naag waalan buu ilmo ka dhalay maskiinka 😱😱😱😭😭😭😭
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp Час назад
Thank you
@Ladanbilan
@Ladanbilan 4 часа назад
Cadawnimadan xadhkaha goosatay ee ay udishay ama loola dilay wiilkan miyey manta aragti iyo kulan kabraadonaysaa balo Kula kulantay dheh nolo ugumaad taka galin sidaad udhibaataysay balse ale sole ayaa dhintabanaanka Ka mar qofyahay axmaqada ahi
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 4 часа назад
Allaw caafi dhamaan lakiin waa sax inu furo waayo marka danbe kaw ayay kasinaysa
@FalisXuseenxaashi
@FalisXuseenxaashi 3 часа назад
Naagtu uusi waa loosoo diray cadawtinimo udishay cabdifixtaax markay uusuuxay bay ka faaiidaysadtay kaligeed ma ahan dad baa jira uusi abdi waa usamri jiray dhibaado fara badan buu guriga ku qabay ilaa ay kooma galisay hadana wiilkiisii bay usoo dhigteen family xun buu galay lkn dhibka iyaga ku danbaydoona ilaahay cuqubo deg deg ah ale haku keeno uunsi familygeeda waayo nolasha abdifitaax baa idhibaysa reerkaas wiilkiisana ma rabaa abdifix ale ha ubooga dhayo naagtaas uunsi qori iyo qiiqii waa la islatuuraah ha katago ilaahay badan buusiin markuu dhihijiray guurka uunsi baa didan komadti waxan ugu Soo qoray naagtaas iska dhaaf waa naag habaaray iyada iyo reerkooda
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 2 часа назад
War reer ka sirtooda bariis haku raadsan illahay ku abuurtay ka baq o xishood
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 3 часа назад
Dhalinyaradan il ayaa ku dhacday social media noloshaada lama keeno cashar ku qaata lamaanahan horta majirto hooyo ilmaheeda wax gaarsiinaysa waliba qof dartii lkn maadamo la sheegi karin wixii ay isku qabsadeen kolay sabab baa keentay dagaalka xagga gabdhana in xanuun nafsiyeed hayo ayaan filayaa gabadha hala quraan saaro familygeedu gacan haku qabtan
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 часа назад
Waa runtaa wlle ellahay haxifdiyo family gaas
@IdilKayse-p7u
@IdilKayse-p7u 2 часа назад
Wll wax kale la imo waxba dhibkooda haw gaga sheeran social media ha
@IbraahimXusen-nn5to
@IbraahimXusen-nn5to 3 часа назад
Nio video marki iska so dubaysid light dhere mugdi yar aya ku jiro
@caishobashir4984
@caishobashir4984 2 часа назад
Ax😭😭wlhi hadu xanuunsanayo inay barashar saaran lama rabin iyagaba xanuunka ku siyaadinaya 😢wlhi
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@Barwaqo.Channel
@Barwaqo.Channel 4 часа назад
Waxaan filayaa warkan inan waxbaka jirin
@nimconimco7203
@nimconimco7203 4 часа назад
Wll adi hada shaqo kale raadso waad argtaa lamanashayaasha dhibatada ka soo gaarysa
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 4 часа назад
Waa run reerkas il bahashay suxanalaah
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 4 часа назад
Qumayada sidee uarki rabtaa...qabriga miyee dhigi rabtaa.
@Falxadsheikh
@Falxadsheikh 3 часа назад
sooetaa tiri masocon karo shalay muxuu uordaaye mabeen baa sheegeysaa
@sahrayussuf6754
@sahrayussuf6754 2 часа назад
Ilahay wilka ha uboga dhayo
@maryanfarah9678
@maryanfarah9678 2 часа назад
waryahe inader kaafi benta iska daa waayo gabadhu waxay tidhi wiilka dawo wan dilaya hadad ifurtay kadib abdifatah wuxu yidhi wilkayga way dileysa ee wan donanaya lkn musan dhihin wan is dilaya ee benta daa walal allaah kabaq wiilku wa inaderka ee ben haka shegin
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 3 часа назад
Mar haduu reerka eray ama muran eheel ku biloowdo waxuu ku dhaco waxa badan allah cafito
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 2 часа назад
In la ilaaliyo qof wayn ma aha inay telka ka qaadaana ma ah hala hadlo xaaskiisa iyo wiilkiisaba iska daaya dhaawaca mid kale hagu darina labada qof way is caashaqsan yahiin dibna u dagaali maayaan hishiisiiya
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@AbdullahAbdi-ie5dz
@AbdullahAbdi-ie5dz 2 часа назад
Allah cafiyoo
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 часа назад
Haaaaa?? Hal dalqad baa ka fajatay?? Why we need to know this again???
@dekoarte7788
@dekoarte7788 4 часа назад
Haa waa ruuntaa illbakudhacde ee kafiyow adigana hakuxigine waxaaga private kadiyo
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv 3 часа назад
Biska gabadhu way iska xaladaysantahay alle ha cafiyo wiilkana alle ha cafiyo
@Ayanmohamed-ob9yb
@Ayanmohamed-ob9yb 5 часов назад
Masha Allah ❤
@SucaadabdirxamnZuzu
@SucaadabdirxamnZuzu 4 часа назад
Allh ha caafiyo
@ubahmahamed5631
@ubahmahamed5631 2 часа назад
Wardee waa see adu seed wax u wadaa
@ShukriAbdiaden-zx3zy
@ShukriAbdiaden-zx3zy 2 часа назад
Ax cabdi fitaax allaha caafiyo Uunsina waxan filayaa incuduro nafsiya haayaan ee ilmaha halaga warqabo
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 2 часа назад
Sorry abyo iyo abowe wan kaxumahay waxa nigudacay
@Qurux00
@Qurux00 2 часа назад
Eyda xunta ah ilmo ma rabtee ilmaha halaga qaado,hana la xiro.
@darajomohamed5280
@darajomohamed5280 4 часа назад
Reerkan dhanka walidka ayay kajabeen
@khadijoahmed9496
@khadijoahmed9496 2 часа назад
Waxay udiiday in uu arko ilmaha yar waxayna tiri waan dilayaa ilmaha yar
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 2 часа назад
Asc wall ilaahay sidii u khayle ha u yeelo laakiin way adag tahay qof saa unaxariis daran lalama noolaan Karo
@11naa44
@11naa44 Час назад
Reer kan Quraan saar halo sameeyo awey wadadadii Nairobi ka buuxey reerkan so gaadha si deg deg ah
@ifraahmuhumed5395
@ifraahmuhumed5395 Час назад
Marxanow gabdhina naga qabsda intey wilkena naga dishy ayaye kii yaraye hada no dhshyna nogu hanjabesaa iney disho gabdhas qabsda oo hala quramiyo
@hawoabdirahman2101
@hawoabdirahman2101 3 часа назад
Subxanallah Subxanallah ilaahow isku soo celi
@samarajoeseph5696
@samarajoeseph5696 3 часа назад
Hora loo yiri jacayl bdn nacayb bu dhala wlhi ad bn uga nxy family ka burburay
@bbelove5485
@bbelove5485 3 часа назад
Nasiib daro ninkeda ayay bahalkiisii ka dishay naagtu cadowsanedaa qofka halka uu qofnimada ka daremayo lagama tabto😢
@xawoluulcabdi6498
@xawoluulcabdi6498 3 часа назад
Ilahey ha isku dhaqo 😢😢😢
@NawalabdirisaqYuusuf
@NawalabdirisaqYuusuf 2 часа назад
Sorry wallahi😢😢
@Jamiilajano-h9e
@Jamiilajano-h9e 5 часов назад
Kaafi wax run ha ka so hadal
@xawoluulcabdi6498
@xawoluulcabdi6498 2 часа назад
Wll kafiyo xirfad wey idin dahay lakin xaskagag wad qarsan karda dadkalay wad shaqeykardan oky
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 часа назад
Gabadha hadey wadamada jogilahayd ilmaha waa laga qadilaha wayo qof sidaa udhaqmey macafimad qabo gabadha halabaro please
@hiboali5025
@hiboali5025 5 часов назад
War taas ha isdhaafiyo, shaydaanta gacan ku dhiiglaha ah, Acuudu Billaah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 часа назад
Qof ilmisa dilya ma jiro saga ba ku bar jilcsanysa
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 4 часа назад
Horta yaa ila arkay xariir ama jcyl walba oo public laga dhigo waa burburaa😢😢😢 like ii saar haddii aad aragteen
@NajaxJama-g1c
@NajaxJama-g1c 4 часа назад
dadka ishooda kudhacaysa ma fiicna in lays keeno public
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 4 часа назад
@@NajaxJama-g1c Culusow iyo Samiiro ayaa kala tagaa yaa islahaa
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 4 часа назад
@@NajaxJama-g1c odaygaaga ha iska keenin hee
@NajaxJama-g1c
@NajaxJama-g1c 4 часа назад
@@MohamedAbdrizak-i9b kuwaa wll maba aqaan ma family baa
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 4 часа назад
@@NajaxJama-g1c haa family Caan ahaa waaye
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 часа назад
Naagta waa in wiilka yar laga badbaadiyaa
Далее
GENIUS FOOD HACKS 🍰 #shorts
00:36
Просмотров 14 млн
MAALINTEEDA 2 AAD EE MALAYSIA IYO LA KULANKA ASXAABTS
22:03
FROM QOL TO GURI WEYN ALHAMDLULAH NOLOSHA WAA IS BEDEL
21:16
GENIUS FOOD HACKS 🍰 #shorts
00:36
Просмотров 14 млн