Тёмный
No video :(

dag dag huubkii uguubadna ayaa laguuqabtay cabuudwaq iyo wararka cawa 

Bulqaas Tv
Подписаться 2,2 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Месяц назад
Bismilah hubkan dowlada halasiiyo oo gacanta halasoogrliya Soomaaliyey dowlada Cidi Kama amarqaadatee adinka hadlaya hadaad dowlada ka amarqadataan dowlada kuwareejuya hadii kale adinkuna cadow tihiin❤😂❤adinku denbigan iskafogeeya oo hubkaad dhacdeen sooceliya❤🎉
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Месяц назад
Xasan culusoow wuu fashilmay awalba qabiiliista ayuu ahaa cuqdo daarood ayuu qabaa
@IbrahimMaxamuud-ip2jt
@IbrahimMaxamuud-ip2jt Месяц назад
Hubkaan daarood baalagu dhamayn rabay israa iil iyo imaaraad
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps Месяц назад
Waa fashillkii uguweynaa,soomaaliyeey ❤❤❤
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Месяц назад
SHALAY NIN ITOBIYAAN AH AYA TIKTOK LIVE KUJIRAY MA QIYAASI KARTAN SIDUU U BAHDILAY SOMALIDA RAGEDA HUBKA XITAA WUXU YIRI ANAGA IDINLAMA DAGALEYNAO EE ADINKAAN HUB ISKUGU KIIN DHIIBEYNAA MAANTA AQLI ASAGIINA WUU DIIDAY INUU SHEEGTO QABIIL WUXU YIRI ITOBIYA WAA MID ADINKIINA WAKAA AQLIGIINAISKU DIR
@officiall3248
@officiall3248 Месяц назад
May may howhushu waa shaqadii ririr samaale
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan Месяц назад
Xasan haduu hub dagsanayo meeqa dekadod ayu haysta oo kaso desan kara
@user-tt1lt7dn2b
@user-tt1lt7dn2b Месяц назад
Itoobiya goormey dakad yeelatay berbera la garaye magaran sheekada gunta leh maxaa khaldan
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Месяц назад
Shiilaabo soo maray ilaa balanbale caabuwaaq jambaluo
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q Месяц назад
Walaalo waa lagu qalday berbera kama soo dagin haduu kasoo dagana berbera ma bixisen hubkan dhulku soo maray waan la soconay jiis iyo niman wacaysle ah liban shuluq iyo niman dhulbahante aan ogayn in baaburtu hub saran yahay baa soo gudbisay ciidamada qabtayna waa isku qabten yaa loo gayn baa ka dhacday wacaysle baa raba gal mudug inay xoog ku qabsadan amniga gobolka khalkhal galiyan waana xasan baraf hubkalaa soo socda oo jidka lagu hakiyay oo dhir ogada laga saaray baaburti idinku iska qayila oo hoyadin canjelo ka cuna ama fadhi ku dirir been ah samaya balayashaa layska rifi hadal waa ka tagtay
@akinginvetsmentinitiativeg6216
@akinginvetsmentinitiativeg6216 Месяц назад
Anaa xog rasmiya idiin haya
@AbdikarimMohamed-cg3pj
@AbdikarimMohamed-cg3pj Месяц назад
Sey wax ujiran walale
@AbdinaasirMahamed-t2v
@AbdinaasirMahamed-t2v Месяц назад
Kuwani muranbadanaa ma midkaha lasheegaa
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Месяц назад
War lasocaano maha laascaanood balanbale
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Месяц назад
WAR NINKA SOGADAY HADUU U SOO GADAY IN LAGULA DAGAALO AS WAA CAADI LKN HADI LOWADAY IN SHACAB ISKU DAGALAN WAA QALAD WEYN NINKA DHACAY EE DAD SOMALIYED KUDILAYNA WUU QALDAN YAHAY
@CabdilahiAwaadan
@CabdilahiAwaadan Месяц назад
Hanidhulbahante.maaha.waa.gabadh.isaaqa.muuseymdaafacaysa
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 Месяц назад
wat qofkan nagaha walan isukenay muxuha kulaha berbera lagasorogay naa muuse bixi wukaqadilahaba ehadumarobina
@xalwoshallayto5923
@xalwoshallayto5923 Месяц назад
WAA ISKA HADAL DAWLADU WAXEEDA HADAY RABO DIYAARADO AYEY WAXEEDA KU SOO QAADAN KARO
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Месяц назад
Abaayo ilaahay kayaab oo warka aad sheegayso iska hubso hubkan iyo arinkiisa berberana kama soo degin haddii aad kuguulaysatiin oo aad qabsateen anaga hanagula soo galgalan majirto iyo wax berbera ka soo dega xasan shiikh ku lugleeyahay?
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Месяц назад
Caabudwaaq waa laga qaxayaa caawa ilka yar gaajo
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Месяц назад
Intaa sidaa tihiin dowla iyo wanaag majiro
@xalwoshallayto5923
@xalwoshallayto5923 Месяц назад
HADAY RABAAN SOOW DIYAARAD KUMA SOO DAGSAN KARIN MAXAA BEEN KU SHEEKAYSEEN
@guledgled8695
@guledgled8695 Месяц назад
Dhillo xun oo beenleey ah
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Месяц назад
War Gabadha ha handadina yamahuuryahay ?
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Месяц назад
Allahiin ka baqa
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Месяц назад
Waruntaa gabadh hadalkeed
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
Somalia stop drama 😂😂😂😂😂stop drama
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Месяц назад
NAAGTO WAA BEEN LAY. BERBRA WAXBA KAMA IMAAN. HUKU WUXUU KA YIMID CARACAD. WAA NAAG ISAAQ QABO.
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
stop fake news 😂😂😂😂stop wman 😂😂😂😂😂
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 Месяц назад
Habartan waalan waxad weydiisaan hubka itoobiya laga keenay ee berbera lagasoo rogey badee buu kasoo dhoofay mayadaa badba itobiya leh habar kasta oo kaalaxad ahi anagay nagu soo kala qabataa
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Месяц назад
Beenaley Aan ilaahay& Rasuulkiisa Aqoon Hubaas waxaaloowedey inlaaskulaayo Ayey etobiyausoodhiibtey Korane Jiis maraxaan?!!!!
@xalwoshallayto5923
@xalwoshallayto5923 Месяц назад
YAA WAXAAN JIRIN LOO SHEEGAYA WAR SOOW DIYAARAD KUMA SOO QAADI KAREEN WAX BEEN CAD DADKA DAAYA
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Месяц назад
Beenta daa gabaryaha
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Месяц назад
Beenleey
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Месяц назад
Hubkan msar ayaa keentay waxana loo waxay SSC
@hamdijama4508
@hamdijama4508 Месяц назад
Adeer caqli xun ha laimaan masar hub ethiopia laga keenay
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Месяц назад
@@hamdijama4508 waxan xamar ayuu kasoo dagay not Ethiopia Ethiopia biyaha gaajoonaysa hub cusub oo bacaysan ma hayso
@ahmedgahnug9813
@ahmedgahnug9813 Месяц назад
Naag dhiloah oon war hayn naa hubkaasi wuxu ka dagay dakada garacad hlkaas ayuu oonfur uga laascaanood hubmasiidayseen beenala
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Месяц назад
Beenta dawlada ceeb ay lahayn ha gu dhajinina
@hamdijama4508
@hamdijama4508 Месяц назад
Aaway dowlada ma mooryanti xasan bad dowlad leedahay
Далее
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 412 тыс.