Тёмный

Ileyska VOA: Maxaa Beledweyne ka dhigay bartilmaameedka labaad Al-Shabaab? | VOA Somali 

VOA Somali
Подписаться 529 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen magaalada labaad ee weerarada ugu badan ay ka fuliyaan kadib Muqdisho. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 25 дней назад
insha allah mar dhaw waalaga guuleysanaa cadawka dhiig miiradka ah ee hormarka u diiday umada soomaaliyeed
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o 7 дней назад
War shareecada islaamka hadii laga guuleysan karo waan arkeenaa
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 26 дней назад
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 26 дней назад
Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤ kuwaan ilaahey hanaga qabto
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 26 дней назад
Beledweyne inta qarax eeka dhacday waxaaa la is dhihi karaa waa kuwii ugu badnaa somaaliya marka laga soo tago magaalada Muqdisho oo halka ugu badan ee qaraxyada ka dhicijireen aniga a haan halqarax ayaa iigu darnaa oo aan ku sigatay alx ilaahaay ayaa iiga badbaadiyay
@KadirMowlid
@KadirMowlid 26 дней назад
Muusiga nagadaaya
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 26 дней назад
Duqeymaha mareykan ee Dadka rayidka ku dhinta kazoo hadla
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 26 дней назад
Qaraxyada Alshabaab Dadka Rayidka ah kulaayaan ayaa ka badan
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 26 дней назад
Mid waan inaan fahamnaah dowlad alshabaab shacab waxaa jiro dad calooshood u shaqeestiyaal ah shisheeye u shaqeeyah oo fuliyah dano guracan oo ku eedeeyah shabaab ama dowladah ama qabiil dad kale marka fool jignaaan baah loo bahan yahay anaka dad wada dhashay ayaan nahay wax yaaaabo qaar isku ma quurnoh markah inadhaha aan furno cadowgah na dhax degey aan iska sifeynoh waa xalka keliyah ilmaheenah nabad ku sexan karaan wax ku baran karàan
@AxmedIbraahim-np5ti
@AxmedIbraahim-np5ti 22 дня назад
istuub.insha.alaah
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 26 дней назад
𝑨𝒍𝒆𝒉 𝒉𝒂 𝒖𝒏𝒂𝒙𝒂𝒓𝒊𝒔 𝒕𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒎𝒂𝒏𝒕𝒐𝒅 😢😢😢
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 26 дней назад
War kan codkiisa waxbal aqloagama m
@bby6
@bby6 24 дня назад
Idinka Somali waxad utaqanan wixi beledweyne koonfur ka soo jira a is xoreeya my brothers
@boolowhaaji
@boolowhaaji 26 дней назад
Sababtaas waaye markee garteen dadka deeganka muqdisho iyo baladweyne loo socdo lkn hada marke fahmen cadowga waa naf lacaari
@UuseyYaanyo
@UuseyYaanyo 26 дней назад
Runta hadii cover ka laga qaado wey qaraartahay lkn xawadle beledweyn amni ayuu ka dhigan lahaa marhore ee waxa aan rabin iney hagagto waa qabiilka dega xafada Howlwadag ee dhanka Qoraxsin, ayaga ayaa u ogolaada iney soo galiyaan every f*cking qarax ee ka dhaca beledweyn. I think the problem is the minority tribes not Xawadle tbh. Somalia hanoolato ❤
@user-zb7zj9or6h
@user-zb7zj9or6h 23 дня назад
Walaal qabiilka shegaysid aniga ah wana xaqiiqa hadaan la iska indho tirayn Specially gaaljecel oo an ahay haday ka hor iman lahayeen walaahi way israaci lahayd baladweyn😢😢😢😢
@UuseyYaanyo
@UuseyYaanyo 20 дней назад
@user-zb7zj9or6h Aad io aad walshey mcn beledweyn amni ayey noqon laheyd mar hore lkn dadba hor taagan by the way sending love ❤️
@user-jz4eb8me6r
@user-jz4eb8me6r 24 дня назад
Shacabka muslimiita ka xubka lagu soodhibey oo ku soodhiibeen reergalbeedka
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 21 день назад
Wararka dhalan teedka waxaa kafiican runtoo laysu sheego
@mancityfan660
@mancityfan660 23 дня назад
Hargeysa iyo burc maxaa u jogi waayeen sheydiinta😂😂😂😂 hawiye iyo daarod wax fahma
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 26 дней назад
Xawaadle waa loo tashtey. Hawiyee oo dhan ba loo tashtey runtii. Hawiye calooshooda ushaqeyste iyo dabadilif haiska celiyo hana midoobo. Soomali oodhan ilahay ha mideeyo
@Abdulgaffarr-nv8lm
@Abdulgaffarr-nv8lm 26 дней назад
Adeer waxaas oo dhan iska dhaaf hawiye ana ah alshababna waxa keeney hassan dahir awayes iyo shiekh sharif, waxana waaba ciqaab lugu ciqabyo hawiye oo isla anaga nagtimid 😢 nimankan huno huno iyo bowe bowe ana hada kuu sheegin shaqo ku maleh alshabab
@user-zb7zj9or6h
@user-zb7zj9or6h 23 дня назад
​@@Abdulgaffarr-nv8lm hawiye wacalada iyo wax ma garatada ayay qabiil ku taageran sidoo kale isma raacan oo maamul awood leh iyagu madhisan karaan mar ay Maxakim iyo khawaarij unacamleeyan iyo mar ay farmaajo iyo waxdaran ay unacamleeyan sido kale markan madaxweynaha qabano kama faaidasano anago waddankoo dhan xukuno,
@user-zb7zj9or6h
@user-zb7zj9or6h 23 дня назад
​@@Abdulgaffarr-nv8lmtusale qarnigan cusub somaliya 6 madaxweyne soo martay Abdulahi yusuf iyo farmajo wey taliyen lkn Cabdiqasim, sheekh shariif iyo labo jeer oo hassan sheekh lama moodo soomaliya in ay madaxweyne leedahay
@Madadalo1
@Madadalo1 4 дня назад
​@@user-zb7zj9or6htaas waa heerka ey qabyalada kugarsisay iyo naceb intaas la eg aad qabto waa wax ey darood oo dhan kasimanyhin reer dhan oo ciil iyo cuqdad lagu soo ababiyay baa cadaneh kuleh bari somalinimo aan kashaqeyno
Далее
KALA-MAAN
4:03
Просмотров 44 тыс.
MAXAA MARKASTO LOO RADSADA DHALANYARADA SOMALIYED
8:08