Тёмный

Dagaal lagu laayey Al-Shabaab badan oo ka dhacay Jubaland | Qubanaha VOA 

VOA Somali
Подписаться 561 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Masha Allah Gulaysta Cidanka qaranka Somaliya iyo kuwa Jubaland insha Allah
@xasandheere3294
@xasandheere3294 2 месяца назад
Somali isku madhtay dheh
@Maryan576
@Maryan576 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😮😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Masha Allah Guul Cidanka gesiyasha Jubaland Horay u socda insha Allah
@OglaMohmed
@OglaMohmed 2 месяца назад
Guul ciidanka qaranka iyo Jubaland ciidankego barna way diilen ciidankego barna way ku ciiden♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Viva kamaal haaris your good gerl
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 2 месяца назад
Good Somali 🇸🇴👊 Army BIG Respekt
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 месяца назад
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Guuleysta geeshkeygow ❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Masha Allah Cidanka Gesiyasha Jubaland iyo kuwa Dowlada dhexe e Somaliya wa malin farxad leh gulaysta Cadawginu ha jabo insha Allah
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Masha Allah wa Guul uso hoyatay dhaman umada somaliyed ha la casuqo Khawarijta kuso dulay dalka iyo dadka
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 месяца назад
Voa Somali, Mahadsanidiin
@Abdinoor51
@Abdinoor51 2 месяца назад
Maraykan iyo yuhuud meel xun allaha dhigo
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 месяца назад
👋 Madaxa Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA C/Raxmaan Yabarow.
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 месяца назад
Guul guul cidanka qaranka khawaarijta ha jabto
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Khawarijti Alshab manta wa la xasuqay
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 месяца назад
Barina kuwan oo la xasuuqay ayan arki Doon as oo kuwa kle sidan oo kle ay u so bandhigan oo ay ku faraxsanyihiin jug jug bartaada joog dhalinyaro somaliyeed oo isgu dhamanaysa wax lugu farxo maahan
@jamalqasim128
@jamalqasim128 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurhaniahmumin5891
@abdurhaniahmumin5891 2 месяца назад
Isugayn imisa wiil oo somaliyeed ayyaaa ciida hoos maray maanta 170 inka badan !!!! Illaahay intii dhimatay ha u naxariisto inta noolna xaasidka qalbigooda ha ka sifeeyo
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Waax shaabab laa daaho majirto haawalina daadka . Dowlaada ayaba shaababa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Haaris waa qatar
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 месяца назад
Madaxweye joobeydhan waN ugu hanbalyeyneynaa shaqa kafariisa iyo tartartanka uukahara waxuuraavey talooyinka uga imaadey sxbdi ayiskuxisbiyihiin waa soodhaweyneynaa
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤
@abdiali681
@abdiali681 2 месяца назад
Hala laayo kalabta
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Waxba naagama gaaline marakenga. Haa buurburo marakangu haa buurburto isreal. Naaclaad ha ku daacdo yuuhud. Guul muslumka incha allah
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Kamaal haaris waa madaxweeyne warkeeyga meel ku qora somalay sababtoo ah xukunka afrikaanku mareeykanka waa uraaxo berkee dad han weeyn oo maal raadisa maaha dhamaantoodna weey usiman yihiin dhamaan muslimiinta aasiyaanka mareeykanka degana waxaan ka codsanayaa ineey walaashood u codeeyaan
@abdirahmanhashi6870
@abdirahmanhashi6870 2 месяца назад
Warbaahintan weyn ee voa da ha iska saxdo qoraalada ay shaashada soo saarayso. (MAXAA KEENYA INUU BIDEN ISKAGA HARO TARTANKA
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 2 месяца назад
Maxaan ka faaidna dhalanyaro soomaalia la laayo
@anyaahmed4696
@anyaahmed4696 2 месяца назад
Marba hadeey alshabaab wali ku dhiiraneyso ineey weerarto dowlada qeer soma wadaan
@abdirahmanhassan8441
@abdirahmanhassan8441 2 месяца назад
Maxaa keeniya in baydhan ama Biden uu ka hadho Tartanka
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Maydadki Alshab aya mel walaba yala o la so dhigay mida kale Nolasha aya loga haya cidan badan o dhawac iyo kuwo fayow wana gul uso hoyatay umada somaliyed iyo qaranka Somaliyed
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 2 месяца назад
Waar wxn kle ma fahmayee caasho cuud igu salaama
@abdirahmanhassan8441
@abdirahmanhassan8441 2 месяца назад
Af soomasliga qoraalkiina iska saxa in uu tartanka ka hadhiyo ama ka hadho Ma aha ka haro
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад
Kuyeh bisha luulyo waa afkii baandada, afkii idaacadaha maaha
@halimasacdiyo3498
@halimasacdiyo3498 2 месяца назад
Viva kamala haris
@fahmaali3542
@fahmaali3542 2 месяца назад
Aaaway falastiin. Maxaa uga hadli wwyseen?
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i 2 месяца назад
JOE Biden is the one of the best presidents in United States of America 🇺🇸 I say hi to him God bless America
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Hirta donal taraam lama jecla
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i 2 месяца назад
Madaxweyne Joe Biden waa mid ka mida kuwi ugu fiicna ee tariiqda mareykanka soo maray waa salamaya madaxweyne Joe Biden xitaa xafiiska haduu ka tago wali waxa loo bahan yahay taladiisa iyo qibradiisa inuu dalka mareykanka ugu shaqeeyo
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 2 месяца назад
Alshababka la sheego yaa no keenay American dowlada Somalia yaa maamulo American danta u naga lee yahay American maxa waye inu diinteena islamka ah la dagaalamo marka maxaadba war noga so tabisaan waxaan ok nahay maa anaga no sharaxeysaan midna ogaada diinteena islamka ah allah ayaa wardiyeeya asagana difaacaya islamkana way guuleysan doonan mar dhow insha allah
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 2 месяца назад
First ever female president and black woman to become united state chief in commander
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Dalka mareekanku soo galootiga ayeeyba aduunka oo dhan ku heeystaan kuna xukumaan
@FY-Editzz
@FY-Editzz 2 месяца назад
Qac aya ka yeertay😝😝😝
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад
Shirka qurba joogta ha odhan shirka khawaariijta iyo baandada dheh
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 месяца назад
Idaacad gumaysi Tayo xumaa war xumaa somali isku dirkooda ka shaqeeya BBC iyo voice of America ayaa naga xidha juba land ma jirto basaaska ka yimid Kenya ayuu masalaa
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 месяца назад
Isreal xaalageiyo Inshallah 🐖🐖🐖doofaraha
@adwaariyahofficialchannel
@adwaariyahofficialchannel 2 месяца назад
Maxaa lasku daalihaa trump kamaguuleeso Kamala trump ninlee kaguuleesan karo😂😅😂😅😂
@CarteCarteburaale-qi5oc
@CarteCarteburaale-qi5oc 2 месяца назад
Beenta joojiya Ciidankii Somalia Al shabab ayaa dhameeyey 😭😭
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Hoorta goonfurta somalia july maa waxy uu yaaqaniine lulyo 😂
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 месяца назад
Kamala harris lama tartami karto Trump. Si awood leh ayuu uga guulaysan doonaa.
Далее
Walaac ka dhashay isbaheysiga Asmara | Qubanaha VOA
29:46
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 1,6 млн
ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali
23:06
Caawa iyo Dunida
59:30
Просмотров 33 тыс.
Caawa iyo Dunida
59:36
Просмотров 71 тыс.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21