Тёмный

Dagaalka Gaza Ka Dib Khatar Weyn oo Soomalida Ku Soo Socta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir 

Suldaan Media
Подписаться 353 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Dagaalka Gaza Ka Dib Khatar Weyn oo Soomalida Ku Soo Socta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro cusub sh cabdiraxmaan bashiir wax badan ku iftiimin doono khataraha dadka somalida ah dul hoganaayaa iyo sida looga badbaadi karo
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
-----------------------------------------------------------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
-----------------------------------------------------------------
****
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Опубликовано:

 

13 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@AhmedKarieh
@AhmedKarieh 13 дней назад
Baraka Allah fiik ya Sheikhuna
@AhmedHusein-hb1xi
@AhmedHusein-hb1xi 22 дня назад
Alle ha karaameeyo sh abdirahmaan somalidu 10 sh abdirahmaan oo kale isku fikira oo hogaamiya ayay u bahan yihiin
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 22 дня назад
Somalida wax kasta oo bini aadam mideeya baa ka dhaxeeya :1.wada dhalasho 2. Diin 3. Dhaqan 4. Af 5. Dhul
@janomusic4783
@janomusic4783 22 дня назад
Waxana kala kaxeeya qabiil iyo qabyaalad iyo dad iyaga uun inay wax helaan dadka kalena dulmaan raba
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 21 день назад
​@@janomusic4783Is gaashaan buursiga nolosha aadanahaa kudhisan; qabiilkuna waa is gaashaan buursi ee saaxib hanagu daalin wax aanan wax ka qaban karin.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 21 день назад
​@@janomusic4783Xal ma heysaa? Wanaageena kabadan inta yar ee xumaha saaxiib la ah.
@Mohap2188
@Mohap2188 20 дней назад
You forget isir
@tusechanell3669
@tusechanell3669 15 дней назад
Sida saxda ah diinta iyo afka unba inaga dhexeya abtirso bal somali soo gali tada iyo taydaba ma jirto wax an isu nahay ma jirto inta Ethiopia iyo kenyaanku ku jiran ayaan isu jirna pro
@AliDheere-bq8os
@AliDheere-bq8os 22 дня назад
جزاكم الله خير الجزاء على وقتكم
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 22 дня назад
Sheekh cabdiraxmaan bashiir alle haku danbi dhaafo
@hamzeabdiali2003
@hamzeabdiali2003 22 дня назад
Cheikh Abdourahman Bachir, jazaäka Allah.
@ashamohamed689
@ashamohamed689 15 дней назад
Man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay ha ku xifdiyo
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 22 дня назад
Maasha,allaah sheekh cabdiraxmaan bashiir Waa xikmad iyo aqoon wada run ah..
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 22 дня назад
Masha Allah Kheyr Allaha Siiyo Sheikh Abdirahman Bashiir
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx 22 дня назад
Jasakalh kheyr Shiekh Cadiraxmaan Bashir Ilaahey hanagu anfaco khudbadaan qiimaha badan, dhaqaha wey oodmeen jahli dartii Qabiil baa na dhexqaadey, Dawo kheyr leh Ilaah hana siiyo
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 22 дня назад
Sh Abdirahmaan waad fcn tahay Laakiin waxaa loo baahan yahay In ciise iyo samaroon Aan heshiisiino oon baarlamaan iyo guurti u samayno Xeerka ka dhexeeyina noqdo kitaabka ilaahay Hadaan sidaa yeelo soomaali mida ayaa la heli Markaykusoo gaadho fariintaasi ila soo xidhiidh si aan u anbo qaadno hawshaa❤❤❤❤❤❤
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 22 дня назад
Sheekadi kala guur 😂😂😂😂
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 9 дней назад
@@MaxamedfaraxTalan maxa kala guuraaya
@muhamudmire8733
@muhamudmire8733 22 дня назад
Dad noocas ah aad baa lagu bahan hy ilahy haku xifdiyo sheikh
@ArnoldDias-sp9gb
@ArnoldDias-sp9gb 10 дней назад
Djibouti🇩🇯
@shirwaaosman8120
@shirwaaosman8120 8 дней назад
مشاءالله تبارك الله. الله يكثر امثالكك
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 22 дня назад
Mashaa Allaah waa runtii Sheekh
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 21 день назад
masha allah wa xaqiiq
@HassowGaani
@HassowGaani 22 дня назад
Wax baddan ayaan kaa faaiday barakallahu shiekh
@yusufjama
@yusufjama 16 дней назад
Mansha Allah shiikha Allah SWT ha barakeeyee taladiisa hala weeleeyo oo inta aynu isku diidanahay inta aynu isku raacsanahay baa ka badane aynu tashano dunidana u talino insha Allah
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 21 день назад
Sheekhan illahy aqoon uu siiyey alaha cimriga u barakeeyo
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 15 дней назад
Masha allah sh jazakumulah
@babafoods
@babafoods 5 дней назад
Ninkani Started with bashing us, then digressed and his ADHD kicked in. His thought process was all over the place. He then started quoting some gaalo BS about Somalis. He then finally realized that despite all the problems Somalis are facing, we are not only surviving, we're thriving and kicking ass. All because of our deen, dhaqan and tenacity. He then pointed out how the world is impressed with Somalis. In conclusion, Somalis are absolutely Amazing and Alxamduliilah. Baraka Allah and once again Alxamdlillah.
@tasnimmohamed8670
@tasnimmohamed8670 13 часов назад
😂
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 16 дней назад
Masha Allaah sheekhu waa dadka gobta ah ee dhanka positive ka ummaddiisa wax uga iftiimiya waaana aragtida loo baahan yahay in bulshada somaliyed laga dhiso lana xoojiyo
@majid2968
@majid2968 21 день назад
Masha alah wa sax xornima dooncusub in lasameeyo
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 22 дня назад
Allow midee Shanta Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hersijama6905
@hersijama6905 22 дня назад
ALLE haku barakeeyo sheekheenii Cabdiraxmaan Bashiir. Soomalinimadu ha waarto.
@BogorehMohamoudAbdi
@BogorehMohamoudAbdi 15 дней назад
Alle ha Ku barakeyo shekh
@jibeise1
@jibeise1 15 дней назад
Mashallah Allah Yaxfidka Wa na Dhiirigelneysaaa
@ahmedabdi281
@ahmedabdi281 22 дня назад
Maanshaa allh sh cabdiraxmaan badhiir oo kale haday dadku wada ahaan lahaayeen dunida inagaa hogaamin lahayn fikirkiisuu waa maskax caafimaad qabta❤❤❤
@ahmedabdi281
@ahmedabdi281 22 дня назад
Sh cabdiraxmaan bashiir oo ah waziirkii horee cuqaafta iyo diinta ee jamuhuurida jabu Waahogaamiye caafimaad qaba guulayso inshaa allh
@hoodo9260
@hoodo9260 17 дней назад
Alloow ku xafid sheekhanaa
@waayeelcalling9960
@waayeelcalling9960 22 дня назад
Allaah haku xafido sheekh Cabdiraxmaan Aaaaaamiin
@nasrijaamac2730
@nasrijaamac2730 22 дня назад
Shikh allah kaa abaal mariyo
@muniiramandeq9713
@muniiramandeq9713 21 день назад
Shekh so booqo ururka dhalinyarada ubad insha allh 😢❤❤
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 22 дня назад
Very important
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 22 дня назад
Allaaha khayr siiyo
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 22 дня назад
Absolutely
@mohamedabdikhadir6563
@mohamedabdikhadir6563 22 дня назад
Masha allah Sheikh abdirahman waad aragti dheertahay maskaxdaada biyo intii kusoo gaarinbaa La,iska moosaa arimahaas in laga hortago ayee rabaan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 22 дня назад
SHEEKHA MAXAMED AXMED NUUR GADHTARE❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasinjamac7170
@yasinjamac7170 7 дней назад
Thumbnail -ka iyo muxadirada is waafaji alle haku barakeye views wad iska heli wixii alle ku qoray .
@fuaadkaamil4907
@fuaadkaamil4907 22 дня назад
Absolument vrai
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 20 дней назад
Anigu soomalida dhan waxn u aqaan wllhay dh8bna uma quudho wuu i dhiba dhibkoodu alle hay kiin xafido dhaaman wllhayga soomaliyeed
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 20 дней назад
Kanaalkan wan dawadaa o wan ku xiranhy blse ciwaanka manta aad so qortay wa mid aan u qalmin in lagu qoro ee kadaa adigo mhdsan wall uma baahnid si lagu daawado inad xamasad raadis noqoto sida darekeyga isku badalay ma noqon sida ow shiiqa u sheegay warka Mhdsanid wall Dadka dareenkoda ilaali si kaaga ey wax kaaga gaarin rabi wa caadil ee umadiisa kurbo ha laraadsan wall
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 22 дня назад
Facts
@hassanarabhajimohamoud5606
@hassanarabhajimohamoud5606 21 день назад
Sheekh allah haku barakeeyo fikirkaa saliim ka ayaa loo baa hanyahay allah hana famahsiiyo
@gacmo9553
@gacmo9553 21 день назад
Mashallah sheikh. Somaliyo Hanoolato
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 22 дня назад
Moi aussi wlhi je pleure lorsque j entend cet chansons somalien
@abdirahmanahmed9727
@abdirahmanahmed9727 22 дня назад
Af faransiis ku oy wll 😂
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 22 дня назад
@@abdirahmanahmed9727 hell I'm a Djiboutian of Somali origin
@abdirahmanahmed9727
@abdirahmanahmed9727 21 день назад
@@AlihamedYacin-bo6sr hadii aanad af soomaaliga aqoon matihid somaali.
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl 21 день назад
Ma sœur apprend la long natale sanlan saree🇸🇩🇩🇯🇸🇴🫂mardhow dib ucurashada somalia
@Abdi-ns9ed
@Abdi-ns9ed 21 день назад
اله يحفضك ىا شيخ عبر ارحمان
@sssdddf8508
@sssdddf8508 17 дней назад
صحح لغتك العربيه
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 22 дня назад
Waa.wadanka.lixaad.ee.aduunka.ugu.shidaal.badan.somaaliya
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 22 дня назад
One Love Brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jibeise1
@jibeise1 15 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 5tiinaba Waan idin jeclahay Allah hayskeen jecleysiiyo hayna mideeyo aamiin aamiin aamiin
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y 22 дня назад
WAA XAQIIQ, XITAA HEESAHA, KUWII HORE, WAA DIIN LASOO MAALIYEEYAY
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 22 дня назад
Music hadi laga reebo waxay ahayeen dhirikalin
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 22 дня назад
Waa runtaa waliba waxaa ugu saamayn badan waayo aragna ah dhalinyarta qurbaha in laga soo aasaaso.. Waayo qurba jog waxay saamayn ku yeelan karaan gudaha. Waanan aamin sanahay in dhalin yar badan oo firfirconi iyo soomaalinamaba heer sare ahi inay gudaha joogasn balse ay u baahan yihiin inay xoojin to dhir galna helaan
@aaqilka5158
@aaqilka5158 22 дня назад
Aamin aamin
@shamso_1451
@shamso_1451 22 дня назад
Jizaa kallaa qayr sheekh adiga ayaa Fahansan waxa naloo maleegayo eehormood noonoqo iyo inta wax fahmi karto Islaamka iyo somali nimadeena waan jecel nahay allaah hanoo xifdiyo dhibtu waa inuusan qofna kalsooni kahelin walaalkiis qabiilka kale Waa inaan isbarno qabiilku waa ciwaan kaaga lagugu garto inaad ka midtahay somali weyn makala lihin qabiil yar iyo qabiil badan somali kasta waa inuu mudnaan leeyahay iyo ixtiraam dalkeena kuma difaaci karno qabiil somalinimo ayaa fiican guuleyso sheekheenow niyadda ayaad noo daawey saa
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 21 день назад
Xalkii ugu fiicnaa ee mushkiladda kala qabiilka adaa layimi MaahaAllah. Waxaad tiri "Somali kasta waa in uu mudnaan leeyahay iyo ixtiraam".
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 21 день назад
Asc guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaloclassic2076
@khaloclassic2076 22 дня назад
Greatest waffler of all time
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 22 дня назад
What u mean waffler mese ruunta ayaad dede
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 22 дня назад
Meshan Oromo ama amxaro leef leef kuma sheeka nayso
@khaloclassic2076
@khaloclassic2076 22 дня назад
​@@YAQUBPRO1Bro failed state ayaan nahay been miyan iskushegona 😂
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 10 дней назад
Ismaaciil cumar geele iyo xasan sheekh u sheeg somaalinimada
@user-oo3gt6ut8r
@user-oo3gt6ut8r 22 дня назад
Asc aniga waaxan irahdaa dagalka 3 wuxu kabiilmaya wadakeyna jabuti
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 22 дня назад
kheyr allaha kusiiyo sheikh qabyaalad ayaa lagu sixray warmahaanna loo soo tumanayaa alla maxaad wax fahamsiisay haday dhago leeyihiin' wey hurdaan weyna suuxsanyihiin alla xagiis ayey kanoolyihiin ee beri horaa la qoondeystay
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 21 день назад
Sheikh waxan dooneynaa in maxkamadaha Soomaaliya wax laga badalo oo qodobada lala dhex ordaayo la joojiyo oo lagu xukumo kitaabka Quraanka iyo sunnada nabiga. scw
@AhmedtaaniMohamed
@AhmedtaaniMohamed 21 день назад
Somalidu hoos bay fiiriyaan keliya waxay u baahan yihiin inay kor fiiriyaan
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 18 часов назад
السلام عليكم ورحمةالله الاخ عبدالرحمن بشير صدقت والله ورب السموات والارض غير عرف الصومال وبرئيي اول من حمل هذا التغيير الفكر الخليجي الذي حمله اصحاب خريجي كليات الخليجي هؤلاء خربونا وخريوا ما نحمل من صفات خاصة للصوماليين.
@faysalcilmi
@faysalcilmi 22 дня назад
mustaqbalka somaalida waxan rajaynayaa in lahelo 1 dawlad oo xukunta dhulka 5 Somaliyeed inshallah mudada 50ka sano ee soosocda baan rajaynaya laakin dagaal Ethiopia ayaa ka horeeya oo damaca dhulka somaaliyed rabta
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 22 дня назад
illahey hana mideeya
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 22 дня назад
somali qabiilka haday iska dhaafto waxwalba way hagaaajisankaraaan isuna tanaasulaannnnn iskna ilaaawaaaannnnn wixii hore dhexmarayyy dalkana dhiiiinta lagu xukumo ooo cadaalada laga hormariyo waxwalba
@user-cf4mv5bv5x
@user-cf4mv5bv5x 16 дней назад
Madhicikartaa in 5 somaali lakahelo rag sidii syl,axmed gureey,dowladii ujuuraan iyo moqortooyooyin badan oo somaaliya soomartay in lahelo urur kaxorooba qabyaaladaan iyo eexdaan lajirta hunguri jaceeylka.
@ibrahimmoussa6947
@ibrahimmoussa6947 22 дня назад
Tu sais rien de tout desolee que je dit .. mais se la verite.. tu aime pas Somali land se ça ton grand probleme.. Vive la Somali land.. from Europe 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 22 дня назад
Inay deg-deg ulacagaystaan ayey jecelyihiin , samirna maleh Soomaalidu. Musuqmaasuqana wey jecelyihiin.
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 20 дней назад
Faqiiro ayaa nahay sheikh wxbo niyada ha noo dhisin
@Avatar-t5m
@Avatar-t5m 20 дней назад
Haa wlhi . Qofka ugu tajirsan geeska waa Ethiopia. Alamudiin aya ladhaha
@The-informed
@The-informed 22 дня назад
Jazakalah ya sheikh Abdirahman Somali talo waad siisay lkn hora loyiri dhagax tuujin iyo taabasho wa iskugu mid waxan ulajeda somalidu qalbiga ayey kadhimatay shaqana waxay kadhigten dawarsi iyo inay raadiyan nolol bilaash ah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 22 дня назад
shiikh sidaasssss guuddd somallida u waani waaayo culimodii soomaliyeed waxay ku milmeemnnn qabiilka oo soomaali isu ururinteediii wey katageennn
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 6 дней назад
Tools Nacam Gaza Kadib: Somalia 🇸🇴 +Dhib Cusu Lakii--Tii Alle --Magaran Karno
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg 21 день назад
Sheekh cod ma leh maxa ka khaldan video ga codki miya laga jaray
@xerogeeltv
@xerogeeltv 10 дней назад
Dhinacaga ayuu mute ka saranyahay
@user-tq2pu6nf8j
@user-tq2pu6nf8j 22 дня назад
Yaa haya magaca buuga nin kaa yahuudiga ah uu ka qoray kuna diraaseeyay dad keena somaliyeed
@farhanomar3552
@farhanomar3552 21 день назад
This is the reason Why Somaliland dont want to join us, we dont act kind we Are muslim and should be brothers you guys made the guy angry now How will he ever consider somali as brothers ?????😢
@hamzeaden5541
@hamzeaden5541 19 дней назад
Stop wit that nonsense bro ur are Somali and I don if u know what somaliland means dhulki somalida so wareerka dhaaf adeer
@saidahmed7268
@saidahmed7268 22 дня назад
Xassan shiikh iyo groupkiisa iyo kuwa dabada ka riixaya waa inaynu iska qabano
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 21 день назад
Wale sidan ayan dal lagu ilaalin qabilkasfa degmo goosty
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 22 дня назад
Bidbaa igu yiri shaah cab, waxan ku iri naag tahriibtay ayuu iga yahay.
@Ameen_hussein.
@Ameen_hussein. 21 день назад
Somaali waa isku hal Abyaal, hal Abnaq iyo hal Afyaal. Waana hal odey oo oodo badan Hada waa in oodaha la isku dhafo waa muqadas.
@zamzamsaid3912
@zamzamsaid3912 19 дней назад
Qofka somaliga ehi diinta islamkaa ku dhexnool
@mohamednur1696
@mohamednur1696 22 дня назад
ANWAR CISHQI❤❤❤❤❤❤❤SAUDI INTELLIGENCE GENERAL
@Hippobottomless
@Hippobottomless 16 дней назад
Ethiopia wants access to Somali port in saylac in order to export the Somali state or DDS oil and natural gas which is Somali ppl resources. Ethiopia wants to build a pipeline from the Somali state/ DDS oilfields to saylac port which is only 200-300 km away from saylac port. Ethiopia wants Somali oil and gas and a Somali port to become wealthy. Somalia must wake up and not allow this. Ethiopia wants to become wealthy on Somali resources
@abubakarabdulrahman218
@abubakarabdulrahman218 8 дней назад
You wont find a country that its people have one religion ,one ethnic , one language , one culture , one sect etc , they have something in common but!! What divide them is a tribe which so sad , ylu cant put your tribe above the religion , the state , and the national interest of the nation , you cant work for yourself and for your friends , We must look for what unites the people, not what divides them we must fight anything that could divide the people and hurt their unity .
@mohamedhashi-u3w
@mohamedhashi-u3w 2 дня назад
hhhhhhhhhh iska ciyeh 😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 11 дней назад
Somali anagaa wasna AFWEYNE DIYAARADO NAKU GARAACAY HARGEYSA ETHIOPIA KIRISTAN AH AYAANU JECELNAHAY
@MuxamedNuur-nf7wy
@MuxamedNuur-nf7wy 21 день назад
From Hargaysa Soomaali waa soomaali waanu fahamnay beentii 30 sano naloo sheegayay in ay ahayd fikir shisheeye waanu ka xunahay halka soomaali joogto laakiin ficil iyo talo dib midaysa ayaa loo baahanyay
@AbdixaafidAbdullahi-n2v
@AbdixaafidAbdullahi-n2v 22 дня назад
Xaqiiq warka aqoonyahanka
@cabdiraxmaanxuseen8565
@cabdiraxmaanxuseen8565 22 дня назад
Sheekhaw arrinta abtirsiinta run ayaad ku sheegtay waxaan arkay marka qofkasta oo somali ahi abtirsado 4 oday ayuu galaa magac baadiye hadana magacyo carbeed arintaa tijaabiya waad arkaysiine
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 22 дня назад
Wadaadada ayaa 8gu xun Soomaalida wasyo badankooda carabta ayey ugawaadaan.
@mohamedhashi-u3w
@mohamedhashi-u3w 2 дня назад
hooyada soomali gaad sheegeysid ba was
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 22 дня назад
Shiikhow, Soomaaliya iyo Hargeysa baad hadalkaaga ku jiray! Taasi waa gaf, sababtoo ah Hargeysa waa Soomaaliya!
@siciidali4034
@siciidali4034 22 дня назад
Ma edadaa ayaa ka dhigtay hargaysa waxad kubsheegayso ma nihin ee samir
@janomusic4783
@janomusic4783 22 дня назад
Reer Somalia waxad mooda in maskaxda wax uga wada dhiman yhiin tolow miyey ku dhashaan mise mar danbe ayey jug gaadhaa... Hargeisa Somalia ma noqon mana noqon doonto abidkeed hadii aay idin dhibayso iyo hadii ay idin farxad galinaysaba wax weyn baa idinka qaldan yam yam iyo qadaad weyn
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 22 дня назад
@@janomusic4783 waxaan filayaa waa sida kale oo marqaamka qaadkaa wax u dhimay walaaleheen Reer Woqooyi! Si ka sahlan haddaan u dhigo: Somaliland maxay uga fuqi la'adahay SSC-Khaatumo iyo Awdal? Tan Soomaaliya ku diidantahay go'itaanka Gobolada Woqooyi baa ka saxsan ama ka sharcisan haddaad shuruucda wax ka fahmaysaan!
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 21 день назад
Hooyadadi xarood ka ahayd uu sheeg ,, jareeryahaw
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 21 день назад
Somalia dal waleeged noqon mayso,,, soomaliland ayaa ka dhaw
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 21 день назад
ANIGA IN BADAN BAAN BAAN BAARAY OO DARAASAD 3SANO AH QORAYEY WAXAAN HELAY OON OGAADAY SOOMAALIDA IN WAXBABA AAYSAN DEEQIN OO AYAGA OO HAAYSTA DAL IYO KHEEYRAAD LATACBADO AMA DUUGAN MA ,OGOLA IN AY LASOOBAXAAN MA,OGOLA IN AAY TACBADAAN IN AAY XASILIYAAN OO WAX ISU OGOLAADAAN DALKOODA MIDBA MIDKA KALE WUU U DIIDAYAA CAALAMKANA SI DADBAN AYUU INDHAHA UGU HAYAAN DALKAAN KHEYRAADKA DHAX CEEGAAGO DADKIISUNA AAN ISRABIN ANKE WAXBANA ISU OGOLEEYN OO WEY ISXAASIDEYNAYAAN MARKA ANIGA WAXAA IIGA SOO BAXDAY DARAASADII 3DA SANO QORAYEY SOOMAALIDA DIINTA ISLAAMKA IN EEYSAN KU DHAQMIN OO AAY KUDHAQANTO WAXA LOOGU YEERO DHAQANSOOMAALI KAA OO AH IN QABAAILKA MIDBA MIDKA UU KA BADAN YAHAY TAAGEERO U MUUJINAYO WAANE MID AAY ISKU GAADAAN OO XASADNIMO KU DHEEHAN TAHAY WAXAAN KUSOO KOOBAYAA WIXII AAN DUL ISTAAGAY WAA DAD ISU XASID AH WAA DAD IIMAANKOODU NAAQUS YAHAY MAR HADII AAY IS DILAYAAN WAXBA ISU OGOLEEYN XAQIIQATAN IIMAANKOODU WUU DULEELAA OO IIMAAN HADUUSAN JIRIN ALLAAH KACABSAN MAAYO AYAA TAALO DHAB AHAANTII 1974 SIDUU MIYI IYO MAGAALO UGU BAAFIYEY M,SIYAAD BARASHADII AFSOOMAALIGA HALOOGU BAAFIYO HANA LABARO DIINTA ISLAAMKA DIIN KAWANAAGSAN EEYSAN JIRIN WAA DIINTA WALAALTINIMADA AQOONTA ISUTURIDA IS JECLAANSHAHA DERIS WANAAGA NADAAFADA DIFAACA WAXWALBO LAGA DHEXHELO SOOMAALI WEXEEY KU BAD BAADI KARTAA ALLAAH SW IYO DIINTIISA RAXMADDA BADAN IN EEY UNOQDAAN OO ALLAAH EEY RAALI GELIYAAN WALAALAYAAL TAASI AYAA NA BADBAADIN KARTA ALLAAHU ACLAM WA ACLAM
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 22 дня назад
Waxba hay amaanin waayo, kulligood maraykan ayaa baada waayo telekom ayey ku shaqeeyaan, maraykan ayaana iskaleh, weliba markuu rabo Itoobiya ayuu kusoo kicin ama iyaguu isku hubayn. Soomaaliya waxa kajira ganacsi Proxy ah oo shisheeye dhuuqo hadday iswaalaana waa lagaga waalin. Sheekhoow si fcn wax u fiiri.
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 22 дня назад
Nin wareesan dadka masaakiintaa ayuun baa khaldi kartaa
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 22 дня назад
Lafti nagaa inaad tahay baan umaleeyaa masoomaalinimada uu hadal hayo ayaa kugubaysa sheekhu si cilmiyeysan ayuu wax u sheegay waana xaqiiq somalinimo waxaad ku waydid sikale kuma helaysid
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 22 дня назад
Shiicada waa Muslim miyaa Ku Haystaa gaariga Aad saaran Thy 10sano ka Hor ayuu ka Dagay cid Kloo Kula Raacdaa Daydayo
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 21 день назад
Ainigoo meelkasta aduunka tagay waxaan AAMINSANAYAHAY in Cabarta midgaan yihiin, Cadaankana Nasab yihiin, anigoo Somali waan fahmay .. mida kale carab waxay cabudaan cadaanka/gaalada waad yaabi..adigana way kunecbyihiin
@adarhassan2389
@adarhassan2389 22 дня назад
Naga taga maan dhahno
@CismaanawaadanBadaw
@CismaanawaadanBadaw 22 дня назад
Sheekh ragalacagahabadan haystaa siday kuheleen dadkay boobeen oo laayeen beenna maaha
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 18 дней назад
Soomaali iyada maaba isku af eh maay iyo maxaa tiri ee kala yihiin sheekhow
@Madadalo1
@Madadalo1 18 дней назад
Adiga soo farmajo uma niikin jirin yaaba hadalkada raba
@mohamedhashi-u3w
@mohamedhashi-u3w 2 дня назад
idiin nacniy tunka ku qaata somali nimada aad sheega neysaa somaliland ayaa nala dhahaa qudha yahay
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 18 дней назад
Waar.Bisadna ma aha waa Daanyeero dhar loo xidhay
@amnaali8642
@amnaali8642 22 дня назад
waryaa afkaga adigu kugu noqay somaliya ayadaa kasoo hari amxaarada aad difaceysid e tag
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:28
Просмотров 387 тыс.