Тёмный
No video :(

Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn. 

Hereri Media
Подписаться 281 тыс.
Просмотров 119 тыс.
50% 1

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 368   
@Wadani924
@Wadani924 Год назад
Cabdisalaan Hereeri waa rugcaddaa saxaafadeed oo wakhti kasta iyo casriga walba la jaanqaadi kara oo xaddaari ah. Masha Allah. Guul ustaad adiga iyo xertaada.
@hoppy123a
@hoppy123a Год назад
Waa Xabsi guri Kkkkkkkkkkkkk waxa layidhi shimbir duulduul badani aflibaax ayay halis u,tahay ninkii cabdisalaam hareeri ee talaabiib ka degay ee aduunka oodhan soo koobay ee maqshir iyo maqriba soo maray, marbay suudaan sabab u noqon gaadhay lkn alxamdulilah ilaahay ayaa idinkasoo samato bixiyay!
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 Год назад
Ninkaan waan taageeraa haaye haaye😂😂😂😂❤❤ nin qalbi fcn weeye alle ha karaameeyee
@izackali2861
@izackali2861 Год назад
Hhh
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Год назад
Alle ha kala qaboojiye Reer suudan waa dad wacan🤲
@aishaahmed982
@aishaahmed982 Год назад
Saxafi C/salan Hareri, Allah baa mahada iska leh ee ka so saray Sudan, kaana soo bad-baadshay qalalasi hii wadanka ka dhacay.. Waxaa tahay qof la jecelahay, bulshadana wax ku ool ugu fadhiya, Allah haku xifdiyo, hana ku karaameeyo.🙏🏼✌
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 Год назад
Hadii aad goob dagaal joogto waa la isyara jafjafaa cabdisalaan hareeri legend weeye❤😂
@mahad-wl2gc
@mahad-wl2gc Год назад
Isjafjaf lakin Ha isi Sariin Tartiip U xiro legend dheh
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
haye haye😂💗
@Huda.999
@Huda.999 Год назад
Alxamdulillah wariye hadaad nabad kasoo badbaadeen, dadka somaliyed ee meeshaas joogana Alle ha xiftiyo dhamaantood🤲 Reer Suudaana Illaahay dagaalkaas ha ka qaboojiyo😢
@LAQAAYE
@LAQAAYE Год назад
isma Lahyn بلد الحبيب Ba Dagaal Ka dhacya Allaha u sakhiree Khartoum After Somalia Wa meesha an ugu jeclhy 😢😊😊😊
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Ilaahay dhibta haka dul qaado walaalaheena sudan🇸🇩 😭😥
@mohamedismail-yv9xi
@mohamedismail-yv9xi Год назад
Legend hereri media keep going.
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 Год назад
ILLaahay ha inaga bad badiyo iyo Dalkooga ha ka qabto masibada🤲
@mustafaa2227
@mustafaa2227 Год назад
Allow sahal amuuraha salaan sare walaalkay khayir baan idiin rajaynayaa dhamaan 🤲🕌🤲🕋🤲🤲
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri,Cali Dheere& Barkhad.
@Maame65
@Maame65 Год назад
Alxamdulilah Adeero Aad Baan Ugu Faraxsanahay In Allah Idinka Soo Nabad Galiyay Dhibaatadii Dagaalada
@AhmedAli-jp8jv
@AhmedAli-jp8jv Год назад
May Allah keep you and your team safe, Allahumma Amiin.
@abdullahidirir4191
@abdullahidirir4191 Год назад
Illaahay ha idinka soo badbaadiyo, Aamiin
@RNN1234
@RNN1234 Год назад
Walaal Way kasoo baxeen Video gu Waa mid Hore
@baashe09
@baashe09 Год назад
Ilaahii Maalintaa Adag Idinka soo Badbaadiyay ayaa Mahad Leh, Abdisalan Abti Allah ha ku Ilaaliyo
@abdallejama2961
@abdallejama2961 Год назад
My best favourite abdisalan Masul ilaahay amarkii caasimada khartoum waxaan ka tagay maalintii ramadaaantu ay kow ahayd inaan kulo kulmo jecla lkn wakhtiga saamixi waayey
@abdallejama2961
@abdallejama2961 Год назад
Barkhad legend weeeye
@ahashi7828
@ahashi7828 Год назад
Keligaa ma aha soomaali inta badan siyaasad aan meel xun mooyee meel fiican u socon waa laga raystay Cabdisalaan Hereri Barnaamijkiisa uunbaa dadku maanta daawada Maasha Illaahay Ha xafido Aamiin
@kaydtech4990
@kaydtech4990 Год назад
Harerri". Waagii hore Maqaayad baan afur fiican ka cuni jiray lkn hadda taa waa la isu dacareeyay". Legend😃
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Kalmadaha uu adeegsado aad baan ugu qoslaa Niyow Waa Ciyaalka xaafadda ma ila aragtay 😂 Sukhaarka Markuu ridayay intaba hadda laguma wada ridayo yacnii caloosha oo lama wada cunayo Ee in baan dhiganaynaa Iyo Bas baas yar oo jawiga sukhaarka lagu hagaajiyo 😂😂😂😂 Wlhi Waa legend ninkani
@kaydtech4990
@kaydtech4990 Год назад
@@wehelashaq3368 😀😃 Waa legend Harreri wlhi wan jeclahay Wariyahan si Niyad Ah Allaha barakeeyo.
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 Год назад
Barkhad Issa aad baan u salaamayaa.
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Mansha allah , masuul hadaad nabad qab timaadeen waa Alxmdulilah
@abdimuse6171
@abdimuse6171 Год назад
اللهُمَّ رَبَّ السَّماوَاتِ السَّبعِ, وَ رَبَّ العَرشِ العَظِيمِ, كُن لِي جَاراً مِن (اِسمُهُ( وَ أَحزَابِهِ مِن خَلائِقِكَ, أَن يَفرُطَ عَلَيَّ أَحَدٌ مِنهُم وَ يَطغَى عَزَّ جَارُكَ وَ جَلَّ ثَنَائُكَ, وَ لا إِلهَ إِلا أَنت Allow rabigii todobada cir rabigooda ahaayow, carshiga weyna rabigiisa ahaayow, iiga noqo badbaadiye hebal hebal iyo xulufadiisa oo kamid ah uunkaaga, in qof kamid ihi iyaga igu xad gudbo,ama igu qooqo (kibro), waxaa weyn allow magan galintaada waxaana weyn ammaantaada, ilaah xaq lagu caabudaana majiro adiga mooyee اللهُ أَكْبَر, اللهُ أَعَزُّ مِنْ خَلْقِهِ جَمِيعًا, اللهُ أَعَزُّ مِمَّا أَخَافُ وَ أَحْذَر, أَعُوذُ باللِه الَّذِي لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُو, , الْمُمْسِكُ السَّمَاوَاتِ السَّبْعِ أَنْ يَقَعْنَ عَلَى الأَرْضَ إِلاَّ بِإِذْنِه, مِنْ شَرِّ عَبْدِكَ فُلاَنٍ, وَ جُنُودَهُ وَ أَتْبَاعَهُ وَ أَشْيَاعَه, مِنَ الْجِنِّ وَ الإِنْس, اللَّهُمَّ كُن لِي جَارًا مِنْ شَرِّهِم, جَلَّ ثَنَاؤُك وَ عَزَّ جَارُك, وَ جَلَّ ثَنَاؤُك, وَ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْت Allaa weyn, allaa ka adag uunkiisa oo dhan, allaa ka adag waxa aan ka baqayo een ka digtoonaanayo, waxaan u magan galayaa ilaahayga uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo isaga mooyee, allaha ka haya cirarka todobada ah inay kusoo dhacaan dhulka inuu u idmo mooyee, sharka adoonkaaga hebal ah, iyo ciidankiisa, kuwa raacsan iyo kooxihiisaba oo kamid ah jin iyo insiba, allow iiga ahaw badbaadiye sharkooda, waxaa weyn ammaantaada, waxaana adag badbaadadaada,waxaana sareeya magacaaga, mana jiro ilaah xaq lagu caabudo oon adiga ahayn
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Год назад
Ac ga aan soo bakhtiiyo kulahaa .dhaqaalaha baad ku barateen meesha adeero ilaahay ha ku xiftiyo😊
@khalidgrizy1526
@khalidgrizy1526 Год назад
Gadhku waa sunee ha xiirin mudane
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 Год назад
Stay safe Mr Hereri and team 🙏🏾
@salmanyare1236
@salmanyare1236 Год назад
Alle Haa xiftiyo wariyahena waayn waanu kugu faana Masha Allaah from burco
@aniisabdi9206
@aniisabdi9206 Год назад
Alx Maasha allh hadad nabad timid dalkaagi hooyo 🎉😢
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад
Masha Allaah. Mar hadad kasoo badbadeen. Umada kalana ilaahay. Gargaar haufidiyo . Insha Allaah
@gorgor855
@gorgor855 Год назад
C/ salanow gaajo inadan u dhimaneen waan hubaaye Ilahay xabada hakaa sahlo ugaaas.
@abdinasirbaladka3873
@abdinasirbaladka3873 Год назад
Ustaad Hereri guuleyso.
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Год назад
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@Queennouran336
@Queennouran336 Год назад
Ilahay ha idinka soo badbaadiyo inshallah 😢
@yobotokateke7408
@yobotokateke7408 Год назад
Am sorry for ur situation but you and ur program are equally interesting. U r making a difficult situation look normal. Be safe.
@mahadahmed9669
@mahadahmed9669 Год назад
nice hereri media legend wllhi hore usoco shp
@jimcalecabdi9856
@jimcalecabdi9856 Год назад
Waa kuu soo ducaynana Alle haku nabad haakaaga keexeeyo
@user-qq7py5dj6w
@user-qq7py5dj6w Год назад
Ninkan waa wariyo rug cadaa ah allha xifdiyo yarabi iyo inta muslim aha oo mesha ku dhibaateesan
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Khayr iyo nabad. Aamiin yarabi
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 Год назад
ALXAMDULILAH ILAAHAYBAA IDINKA SOO SAMATA BIXIYAY🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Год назад
ASC, Suxufiga Caanka,, Legend Mudane Hereri, Anigoo Ka mid ah Dadkaa Soomaaliyeed ee Faraha Badan Ee Ku Taxan Barnaamijyadaada, Hereri Media, Waa Abdulkadir Hersi Oo Laga Soo Duceynaya Wisconsin state ee Cariga USA, Allaha Idinka Badbaadiyo Adiga iyo Team kaaga Dagaalkaa Ka Qaxay wadaka aan Walaalaha Nahay Ee SUDAN
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Год назад
Wish you safety and Allah's protection my brother and namesake abdisalan.
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Год назад
Asc allaah haidinbatbaadiyo aamiin
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 Год назад
Barnaamij Fiican ayaan daawaday. Hore u soco hareri media
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Год назад
Cabdisalaanow soco oo soco oo maalintaad khartuum tagtaa laguu yaabaa!!!!!
@Dirir571
@Dirir571 Год назад
Vlog labo qol lagu sameyey oo laakiin xiisa badan! Allah Sudan Colaada ka damiyo Soomaalida baaqiga ku ahna Rabbi ha soo samata bixiyo
@trustme1302
@trustme1302 Год назад
Wll dad muslim ah mxd Saad ugu tugasa baalyo mxy gelebsaden
@Dirir571
@Dirir571 Год назад
@@trustme1302 maxaa Tiri walaal dalka Miyaan habaaray waan ba u ducayey
@ahmedburaale
@ahmedburaale Год назад
Allah ha badbaadsho umada suudaan
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
MAN SHA ALLAH .INAADER KEY . SAFIIRKA .DALKEENAA .JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯. AMB SAFIIRKA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI. EE. WADANKA. 🇸🇩. SUDAN. CIISE .KHAYRE. HAMPALYO HAMPALYO. .MUDANE .DANJIIRE.J. DJIBOUTI 🇩🇯. SUDAN
@mawliidcali9355
@mawliidcali9355 Год назад
Mr hereri Tusaale fiican ayaad ka bixisay xaalaha qalafsan ee nolosha iyo sida loo wajaho
@lakimoha8050
@lakimoha8050 Год назад
Hereri waa legend wlhi markay naga cadaatay kulahaa hhhhhhh wlhi waa qoslay halkaa kaga hay sxb
@baahiye2479
@baahiye2479 Год назад
😂😂😂
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Allah ha idin badbaadiyo wariye hereri
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 Год назад
( Xitaa goob dagaal hada joogto waa la is yara jafjafaa ) 😂 welahi waan ku qoslay qodobkaa
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
ماشاء الله تبارك الله عبدالسلام
@barreofficaill3490
@barreofficaill3490 Год назад
Abdisalan herrari wariye heer caalamiya horre u soco
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
MachAllah si fcan bad u cunaynsaa cuntada herariyiw
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Год назад
LEGEND HERERI I AM HAPPY U COME BACK SAFE.
@ceeblaawe1
@ceeblaawe1 Год назад
salaan qiimo badan ayaan halkan kaa salaamayaa weriye hereri , walaal waxaan aad usugayey in aad soo dayso kulamo aad la yeelatay dadka soomaalida ah ee ku nool kassala iyo gadaarif , labadaa magaalo oo ay ku nool yihiin soomaali badan oo in badan ku noolaa.iyo bal inaad booqatay maqaamka sheekh isxaaq ee magaalada kassala
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Год назад
Alxamdulillaah haddi aad soo nabad kashay😊😊😊😊😊
@abdirahmanmahdi9458
@abdirahmanmahdi9458 Год назад
Awal dadka ka waraysan jirtey xaaladaha noocan oo kale, maanta adaa goobjoog u ah oo kasheekeynayo. Life comes at you fast!
@waayo7766
@waayo7766 Год назад
Waraysi in aad bixiso ma ahayn adoo aan barnaamijkan nooosoo galin
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Год назад
I like how we help our selves when we are in a crisis.
@tiibeqorane7008
@tiibeqorane7008 Год назад
cabdisalaan hereeri hero of our land somalia .... salaaamu laaah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Alhamdulilah legend is back nabad warta hasiyo Sudan
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Год назад
Cabdisalaan hereri allah haku slaamad yeele wlhy wax ba idin qabsady
@odayfarah8598
@odayfarah8598 Год назад
Waa inaan manta laga wada sarin bariba way jirtaye qodobka waan kaa qoray Nin wayn hereri
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 Год назад
Waxaa la'iisheegay inuu nabad tagay Hargeisa maashaa allaah kadaawada MMTV
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 Год назад
Wuu yimid wll . Umada kale ee ku sugana alle haka samata bixiyo insha allah. Soomaalida ALLE haka soo saar iyagoo bad qaba.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Год назад
Illahy hakaso bad bad baadoyo inta klana
@daarali
@daarali Год назад
Bilaydh ka dhacdaa abdisalaan hereri Hadalka wuu ku deeqsiinyaa isagoo kaftanaaya ayuu xog farà badan ku siinyaa Keep going legand adi iyo team kaagaba
@xubimedia1060
@xubimedia1060 Год назад
((🔙❤️🕌🕋محمدصلي الله عليه وسلم🕋🕌❤️🔚)) wll igula sali xabiibkeni muxamed csw🕌🕋🕌❤️🙏🙏🙏🙏☝️
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Год назад
Well came mstr haaye haaye haaye salan sare
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 Год назад
Wariiyee hereeri Allah idiin bad baadiyo aamiiiiiiiiiin yaa rabii
@ahmedyare9396
@ahmedyare9396 Год назад
Abdisalan waa legend wlh aanu degenaan jirnay laakin hada aanu ku xidhanahay kulahaa
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 Год назад
Sxb ilaahay ha idinku nabadyeelo safar salaama uga soo baxa inshaa allaah
@ahmedmoh5341
@ahmedmoh5341 Год назад
Waxy soo baxeen Hargeisa ayaanay joogaan MMTV ka daawo qaabka safarkooda
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 Год назад
Mahadsanid sxb
@kabahaardaydaacafimaadkaof5600
ilaahay Bay mahadi usugnaatay idinka soo badbaadiyey kuwa kle we ku xanibana Alle ha ka soo furto
@fadumajama7122
@fadumajama7122 Год назад
Alloow idiin badbaadi idinka iyo wllaheena samaliyee iyo suudaan🤲🤲🤲🤲🕌🕌🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Год назад
Get back home safely insha allah.
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Masha allah vlog qurux badan ❤
@kabadhe9575
@kabadhe9575 Год назад
Best somali programer
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Год назад
Hareeri waa wikiSomali legend keep us updated but take care of your self also
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Год назад
Salaan sare harare haa yoo haayo hadii la dhimanayana dhareeka la iska duwaa
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
WAA LAAHII .WA .ARRIIN LA YAAB KEEDA LEH. ALLEE HA NABADEEYO
@taliyemubarak4727
@taliyemubarak4727 Год назад
Assalamu aleikum Mr Hareri, waan ka xumahay xaaladda aad ku sugan tihiin, Allah ha idin xafido iyo shacabka Sudan.
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
Ilaahay baa mahad leh , abdisalam waxbaa helay walaahay runtii waa wax , ku cibro qaadasho mudan in llaahay idinka soo samata bixiyay
@abdishakurmohamud1568
@abdishakurmohamud1568 Год назад
Markii khabiir waayo araga ku lahadlayo waad ku Khas,bantahay inaadan dhana uga dhaqaaqin tabintiisa guulayso jaalle
@Unknown-ul9li
@Unknown-ul9li Год назад
Allah ha idin xafiso wllo
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
alle ha idin badbaadsho
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Год назад
Yaa adeer waxan rajaynaya inad ka so baxday 😢😢 ilahayna ha kala qabojiye
@Faadumo455
@Faadumo455 Год назад
Wala is jafjafa 🤣hada dhimado ado qurux badan dhimo weye
@oamaer
@oamaer Год назад
May allah save you brother. Please stay indoors insha Allah. We Somali people love you.
@husseindigale3994
@husseindigale3994 Год назад
May Allah keep u safe bro
@gooleyare9620
@gooleyare9620 Год назад
HERERI MEDIA ❤LAGEND 11
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 Год назад
Legend weeye Hereri kulah xooga basbaas ah oo jawiga suqaarka lagu hagaajiyo.
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Niyow aad baan uqoslaa hadaladiisa kalmadaha Ciyaalka xaafadda ayuu adeegsadaa ninkani Dadka kalee waawayn ama wariye ama Wuxuu doono ha ahaadee sidooda uma hadlo hadal ay Dhalin yaradu Macal fahmayaan. Sukhaarka caawa laguma wada ridayo in baa la dhigayaa 😂😂😂😂
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Год назад
Mashalah alaha idin bad baadiyey
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 Год назад
AbdiSalan hereri Alle ha ku Barakeeyo
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm Год назад
ALLAH ha idinku amaasado adinka io ardayda meesh wax ka barato iyo shacabka dalkaba
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Год назад
Masha Allah c.salaan hereri waa xataa nin jira
@yousufsuleiman02
@yousufsuleiman02 Год назад
Hereri ku soco
@ahmedali-ij7xd
@ahmedali-ij7xd Год назад
Masha,alaah haduu Alle ku badbaadiyay walaal cabdisalaan ,dagaalkaasna Alle ha ka qaboojiyo walaalaha reer suudaan
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 Год назад
Alle ha idinso samato bixiyo iyagana alle ha kala qaboijiyo
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 Год назад
Reer magaalka xadaaradu biyo dhigtay ee noo haray buu kamid yahay hereri allaha ku dhowro
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Год назад
Barkhad ciise waan grnya
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Год назад
Weriye sare hererri Alle ha u barakeeyo cimriga iyo caafimadkaba waxaad tahey nin qiimo badan oo marwalba bulshadu waxtar u leh la wadaaga
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Год назад
Hereri sxb ilaahay wuu idin soo badbaadiyey lkn waa waaya aragnimo, ilaahay dhibka ha ka qaado dadka masaakiinta ah
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Год назад
Anigu hadaan halkaaa jogi lahaaaa cuntaba igama daa dagteen, raggaana baasto iyo Adunbaa ba ubisil 😅😅😅
@Faadumo455
@Faadumo455 Год назад
Barkhad qurux badana m.a🥰
Далее
Q 2aad Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn
20:28
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Просмотров 4,4 млн
СМАЗАЛ ДВЕРЬ
00:31
Просмотров 252 тыс.
what will you choose? #tiktok
00:14
Просмотров 1,5 млн
السودان | بودكاست فنجان
1:31:39
Просмотров 3 млн
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Просмотров 347 тыс.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Просмотров 4,4 млн