Тёмный
No video :(

Q 2aad Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn 

Hereri Media
Подписаться 281 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Год назад
Abdisalam hereri Legend is Always Legend Nin masuul eh qabiil iyo qurun Aqoonin Dadkuna u simanyihiin waye legend Muqdisho nogu imow insha allah
@Nabiil47
@Nabiil47 7 месяцев назад
iminka wuu jooga Ma aragtay walaaaal
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Год назад
Ilaahayow Qof walba oo soo booqda janalkayga adun iyo aakhiro wax dhiba ha tusin🤲❤
@cadnaanmaxamed1737
@cadnaanmaxamed1737 Год назад
Sudan 🇸🇩 ilaahay amni buuxa ha siiyo
@ahmedjamacumar6351
@ahmedjamacumar6351 Год назад
You are true somali brother
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Год назад
Ina heririyow marka la adiimo waa ina tiimirta horeysisa siidi sunnaha resulkenii maxamed scw
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Год назад
Timirba in aanay haysan saw adiga arka.
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
😂😂😂😂😂😂 WAAA DADKII YIDHI DADKAN MAXAY LA MUDAHAARADYAAN MARKAASA LAGU YIDHI ROODHIIDI BAA LA QAALI GAREEYAY MARKAASAY TIII GABADH AHAYD EE GURIGA QURAARADA LEH KU JIRTAY TIRI CAKE MAY CUNAAN 😂😂😂😂 MARKAA YAHYOW WAXAAGU MAY CAKE CUNAAN WEEYI DAD DAGAAL KU DHACDAY BAAD ELEDAHY TIMIR MAY CUNAAAN YAAB
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
😂😂😂😂 wareer waye dagaalaa la joogaa timir maa la cuno kulahaa 😂
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Год назад
@@mohamedabdirahman5840 sxb waa kuuwa vidio uska duwaya
@duceysane2979
@duceysane2979 Год назад
Adeee Hereri hal midh ayan raba inan ku xusuusiyo midigta in lagu cabo ayaa sunnada ah marka inshAllah xusuus now dadka kale na xusuusi jazakaAllah
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Год назад
Camerada ayaa wax kala wareejisa ee midig buu ku cabayaa. Dad badan oo muuqqalo ay soo duubeen wax cunaya ama cabaya oo lagu qabsady baan arkayey oo bidix baad wax ku cabtay la leeyahy lakin camerada baa wax maqluub la dhigta qof weyn oo garanwaayey midig wax ku cab majiro
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Год назад
Shqa sharaf leh wariyahena cabdisalaan hereri horey usoco uun
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Год назад
(Rijal) Cabdi salaan harari long life baan kuu rajeenaya ✊🏾
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Afur Wanaagsan Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri,Cali Dheere&Barkhad.
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 Год назад
Cabdi salaam harariyoow ilaahay haydin amaansado aamiin
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 Год назад
Walaahi sudanes ku waa dad wacan 2017 mar aan tahriibi rabay baan sudan week jogay oo si fican bay noola dhaqmeen cuntada waynoogu dadaali jireen lkn markaan xabashida la joognay gaajo bay nugu dileen malintiiba halmar bay bac canjeero ah labo qof isku siinayeen xga sudan dhawr tii saac baa fuul iyo roodhi wax asal ah lasoo dhigayay markaad safarka tahayna waxa ugu muhiim san oo cuntada marka raga barigaaz baan is aragnay raga oo si fiican bay noola dhaqmeen hda mid sxb aanahay waa wiil wacan oo lala socon karo
@napiilbaarqab278
@napiilbaarqab278 Год назад
Mr hareeri waxan ka salaamaYa Galkacio Haye haye waxana ku leeYaHay waka wakaaa
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Latest updates: Egyptian news reports so many Sudanese, Syrians, Iraqis and Somalis crossed the border to aswan city,seeking refuge. In the mean time new york times reports that 27 Egyptian soldiers detained and tortured by Sudanese special forces are still in sudan and were never actually released as claimed by the Egyptian media.
@Abdalla_Ahmed12
@Abdalla_Ahmed12 Год назад
cabdi salaanow barkhad aaway ma suudaan buu jiraa mise waa yimid bal war naga sii adoo mahadsan♥♥♥💯
@omarahmad5053
@omarahmad5053 Год назад
Barkhad dee magaladiso taagay borama walaal
@tanitv7529
@tanitv7529 Год назад
mashaAllah ilaahay nabad kugu keen, kawa weli joogana ilaahay nabad qab haku keeno
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Год назад
Asc Jumca Mubarak Masha Allah Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Год назад
Weriye sare, mr hereri guulayso
@Mc0009
@Mc0009 Год назад
Cabdisalan hereri odayhu waa legend ciyaalkii hore
@Pda1860
@Pda1860 Год назад
I support Cabdisalan Hereri My best journalist
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
Hareri iyo single life!😂💗
@dalmardirie55
@dalmardirie55 Год назад
Hareri is not easy 😅
@mohamudibrahim6603
@mohamudibrahim6603 Год назад
Alhamdulillah Ala Salanatik
@GOOLEMEDIA
@GOOLEMEDIA Год назад
Abdisalan Hereri intu Cantuugo ayuu ku leeyahay Haaye Haaye 😅😅😅
@atooresiciid4764
@atooresiciid4764 Год назад
Wa ree magal 😂
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Год назад
Wariye Hereri aad ban ku salamaya ruugcada baa tahay alle suudan dhibka ha ka saaro 🇸🇩🇸🇩✊🏾
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Masha allah❤
@Tutulisho
@Tutulisho Год назад
HERERI LAYDHKII MASIDII BAAD UDHAQAALAYSAA
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 Год назад
AbdiSalan hereri libaax libaax dhalay hore uu soco
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Год назад
May allah protect you, 👍👍👍👍
@munirkh
@munirkh Год назад
Alle ha idin xafido dhamaantii oo kurbadaas ha idin ka dul qaado.
@osmanabdiarab6811
@osmanabdiarab6811 Год назад
Suxufiga ugu qiimaha badan saxaafada somalida hereri haaaye haaaye
@suldanmedia
@suldanmedia Год назад
Walahi Sxbkay Abdisalan Waxba Qabsaday alle Wuu Ka Soo Nabad Galiyay alle ha Ka Qaboojiyo Dalka sudan Dagaalka
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Waa video uu duubay mar hore Abdisalaan wuu ka baxay meesha
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Год назад
Mahadsanid hareeri adeer
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Год назад
LEGEND ABDISAALAAN HERERI IYO SXBADA AFUR WANAAGSAN. FIDNADAAD ILLAAHAY BAA IDINKA SOO BADBAADIYEY..
@nasteh4967
@nasteh4967 Год назад
Wife: no kari bastadhi aad sudan ku karisey Hareri: haye haye
@abdullahiderow114
@abdullahiderow114 Год назад
😂😂😂😂haaye haaye😅
@cawilnuur25
@cawilnuur25 Год назад
Rugcada saxaafaded ,ustad dhaxal no reeb taaso ah book kahadlaya waaya aragnimadada saxaafaded.Cawil from Garooowe
@NSalah2006
@NSalah2006 Год назад
Dawlado shisheeya ku jira! Maraykan ku koow ka yahay, kolay. ALLOW u sahal Suudaan.
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Год назад
Cimri dheer wariye harari
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah alaha sudan nabad warta hasiyo
@Shushhh730
@Shushhh730 Год назад
Mansha allah weriye qaali ah
@abdullahiabdallemohamed7676
Sudan alaha bad baadiyo😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Haahaye
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 Год назад
Walaahy waa legen hereri
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 Год назад
ABDI salaan safaradii jabuutu xoogaggii aad u qaylo dhansateen ma ka hesheen
@khadarbiixi9509
@khadarbiixi9509 Год назад
Long live, bro
@abdifataahmahamoud7586
@abdifataahmahamoud7586 Год назад
Legend Ayad tahay wale indr alle Aya idinka so badbadiyey
@afkeenosman5090
@afkeenosman5090 Год назад
Ustaad saxafi sre abdisalan hereri
@kaydkaaqoonta.3637
@kaydkaaqoonta.3637 Год назад
Barkhad ciise guul
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Год назад
Inshaallah.hereri oo nabadaa
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 Год назад
Barnaamijkaan kama daalo mar walba waan kusoo ceshtaaa
@hudafuture1330
@hudafuture1330 9 месяцев назад
Same to you ❤ one of the best programmes in you tube
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Год назад
Allh ayaaidnksoosrry
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 2 месяца назад
Khabiir
@abdulkadirsharif2231
@abdulkadirsharif2231 Год назад
Waa loo’ayey khibradii sodonka sano aheyd
@abdirashiidabdirisak6758
@abdirashiidabdirisak6758 Год назад
Hereri waa khabiir dhanka iskablanimada ah Alle haini amaansado
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 Год назад
Masha allah
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Год назад
Herari Baasto Dallac-Bilaash ah ayuu Samaystay hhhhhhhhhhhhhhhhhh ALXAMDU LILAAH HADII ILAAHAY IDIN SOO SAMATABIXIYAY
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 Год назад
Hereri ilaahow ku xafid adi iyo dhalinyarada. Journalist wanaagsan
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn Год назад
Wllhi waa yaab annigane isbuucii marbaan banaanka aadaa dadna 3maalmood layaabanyihiin
@abobakarsadik
@abobakarsadik Год назад
Haaye haaaye haaaye haaaye War wax lo shekeyo baad thy 😅😅😅😅😅
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju Год назад
Cabdisalaan Hereri waaba Carab Caadiya,Wuxuu la yaabanyahay dagaalkan magaalada ka dhex socda ee khartuum Suudaan
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 Год назад
Maasha allah
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Год назад
C/Salaam bidixdaad ku bilowday adoo maantoo dhan soomanaa !
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Год назад
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa wanu ka xunahay inqilabki ka dhacay Sudan aad ku xayiranteen wanu kula daremeyna dhibka Ay ledahay Ilahay haynika so nabad celiyo idinko Nabada qaba Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi takalana Ilahay Hakala qabojiyo dagal maha wax ficaan e Ilahay Hakala qabojiyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 Год назад
Alle ha idin dhowro
@dahirmahamed4593
@dahirmahamed4593 Год назад
Asc cabdisalaan iyo cake layaa raxmu cake balse herari wariyah afirka
@user-qq7py5dj6w
@user-qq7py5dj6w Год назад
Cabdisalaan harer wan wata ninkan nin adag waye wana khabiir wariye aha wallhi saxiib noolaw cafimaad igu noolaw
@qareenabiibakarshekh7964
@qareenabiibakarshekh7964 Год назад
Gurigan Qalabkii oo dhan idiin yaalo ma kiraa
@aburidwaan
@aburidwaan Год назад
Maanshalaah rag culus Saaxiibayaal
@ismaacil-fw7vx
@ismaacil-fw7vx Год назад
Masha Allah ninkii geela kawardoona
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Год назад
Viva adeer candisalam
@tersoopraya2321
@tersoopraya2321 Год назад
Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Nio Mesha Wad Ku Lilmite Nio
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Год назад
waa nin fiicane biyahana gacanta. bidixda ayuu ku cabayaa timirna maba haysto baan u malynayaa
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 Год назад
Camerada aya ka dhigeysa wllo haku danbabin o camerada dhanka kale ka dhigeysa e midigtu ku cabaya
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Год назад
Ellahay ha idiin sahlo
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 Год назад
may allah keep you all safe
@mnz2028
@mnz2028 Год назад
Fadlan hadii aad heyso ama ogtahay VISSA iib ah 🇨🇦🇺🇲 fadlan ilasoxidhiidh wllo been igamahn wallhi billhi waan raadinaya mrka haila soo xidhiidho mahadsanidiin.
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 Год назад
Alle ha ka qaboojiyo dagalka
@rashiidrashiidjabaan4170
@rashiidrashiidjabaan4170 Год назад
Habari ale Haku badbaadiyo
@Isbededoon
@Isbededoon Год назад
Ninkii Xoolaha Banaanka Khartoum Ku dhaqanayay ma badbaadey
@haashimbashiir485
@haashimbashiir485 Год назад
😢
@jigjigavision1
@jigjigavision1 Год назад
Walee adkaatay c/ salaanow ilaahay ha idiin sahlo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Umad Ku kacday madaxdooda ma aflaxaan Wadamadi madaxdooda oo daacad u ha uu cadow shisheeyey u adeegsaday kadibna ay saaray Waan aragnay burburka ay Ku dambeeyeen Suudaa Allaha badbaadiyo
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Год назад
Hareri legend 😂diyaradan jasesa maysan jirin😂
@abdirahimmohamed9443
@abdirahimmohamed9443 Год назад
wuu iga qosliyay wale hhhhh
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Год назад
Ragow hereri ku dayda
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Год назад
Kkkk waan salaamey kulaxaa.
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd Год назад
Nin wax badan og
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Год назад
Ilaahay haka saaro
@nouraabdifatah7421
@nouraabdifatah7421 Год назад
Allow nabad ka dhig suudaan
@mohamedmuuse5853
@mohamedmuuse5853 Год назад
Diyaaradaan jaaseeysa hhhhhh layaaabay
@HardTalk1
@HardTalk1 Год назад
Barkhad reer Burco ayuu iila eegyahay.
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 8 месяцев назад
Kulahaa Anigu Af carabiga xooga Ayaan ka wataa walee hereri cidi hadal iskaga celin mayso
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Год назад
@odayfarah8598
@odayfarah8598 Год назад
Hereri leggend
@alibaax5346
@alibaax5346 Год назад
Sixniga waa is hordhigay hereri, imtixaan Ninka le 1989 waan yaraa, ma inaga hubaa kkkk
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Год назад
Cooker hareri
@user-ug5jw2fd2r
@user-ug5jw2fd2r Год назад
ma dhulkaanu leenahy😂😂
@mustfehani4390
@mustfehani4390 Год назад
Cllsalan wariye ku qirey waad shaqaysaaa
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Wariye hareeri hada xagee ku sugantahay illaahay ma idinka soosaaray suudaan
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 Год назад
Walaal waxa uu nabad yimid hargeisa
@muna619
@muna619 Год назад
Cabdisalam wad fican tahaye dabka sugada ugaabi bastadana malqacada haku walaqin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Walee wax ba ka dhacay
@Garorrebusiness
@Garorrebusiness Год назад
Manooshihiin hareeriyoow
Далее
Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn.
21:15
Просмотров 118 тыс.
СМАЗАЛ ДВЕРЬ
00:31
Просмотров 252 тыс.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Просмотров 29 млн
Hereri & America -Xuduuda America & Mexico
42:49
Просмотров 160 тыс.
СМАЗАЛ ДВЕРЬ
00:31
Просмотров 252 тыс.