Тёмный

Dagaalka Maanta Qorilugud ka socda Wadani Huwantuu soo raacayaa, Masyuliyiinta Xisbiga Kulmiye. 

Abwaan xikmad
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 22 часа назад
Habarjeclooy xisbigiinii kulmiye mee ma siilaanyo iyo ina kaahin oo nool ayaad ninkale garabwadaan aheey ah viva horseed iyo kulmiye muuse legend geesi garab waayay
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 День назад
Guul Xisbiga Kulmiye party 💚💛
@salebaanhassan7371
@salebaanhassan7371 22 часа назад
Wadani maanta foos ayuu ahaan lahaa... Lkn dhitadu dhigay ayaa logu Hal qabsanayaa...
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef День назад
❤❤❤❤❤❤KULMIYE Guuuuuuul Somaliland Guuuuuuul Madaxweyne MUSE Bixi Guuuuuuul Geesiyad qaranka Gulayso
@mssafrica-p1d
@mssafrica-p1d День назад
Ssb guuul insha allah
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q День назад
Wadani FAQASH nacdali haku dhacdee inaga erya
@NimcoCumargeedi
@NimcoCumargeedi День назад
Wadani waa huwan 🎉
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 День назад
Qaranka somaliland waxa lagu aaminikaraa uun xisbiga kulmiye guuuuuuuul kulmiye guuuuul somaliland from gabiley
@DixiyoboyDixiyoboy
@DixiyoboyDixiyoboy 23 часа назад
Adkyaal guulysta 🦁🦁🫡🫡🔥
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi День назад
War nabada ❤halaga shaqeeyo... ilaahow colaada naga qabooji.
@CfaraxmireCfarax
@CfaraxmireCfarax День назад
Isha Allaah guul guul
@ibrahimhassan1657
@ibrahimhassan1657 18 часов назад
Nimanka huwanta gacan siinaya ,marki la yidhi gacan nasiiya yidhi waanu ka soo tashanaynaa ayaa maanta leh H j Ayaan garab siinaynaa run kama ah ee codka ha laydin siiyo
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 22 часа назад
Xaadir kulmiye
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 11 часов назад
Ama caacda hay Ama cay ku hees Ama soo ciyoo U cabaad si daran Ama caawiyo Cadaw soo hor bood Ama sii cidkale Sirta ciidamada gushu wa kulmiye🔰
@MustafeCabdi-x2s
@MustafeCabdi-x2s День назад
Ssb guuul wadani iyo kaah
@XaamudCabdile
@XaamudCabdile 17 часов назад
Guul ciidamada Ssb
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 21 час назад
Wadaniwaahuwan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 21 час назад
WALAAHI DAAROOD WAXAA KA FOG OO KA XUMAAN BADAN HABARYOONIS WAA IN AYNU ISHA KU HEYNAA HABARYOONIS
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c День назад
Huwantu hadhacdo
@kaafiherz6930
@kaafiherz6930 18 часов назад
Xanuunkii oo qof ah.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 22 часа назад
Muuse waa geesi gabwaayay viva horseed iyo kulmiye
@Amina-e2l
@Amina-e2l 19 часов назад
Waruun walhi hora ushagay wadani huwanta iyaga ka dabayay odayasha citismka dhuulka olola ka wada wxay raban inay cidamada ssb kala jajabiyan munfaqinta 😢
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 День назад
WADANI KU WAASHA DEE! MARKAAD GARDARO WEERAR KU QAADAAN EELAYDIN SOO JEBIYEY ! KULMIYE KADEEDANE WAAD DHACAYAAAN(IN SHAA ALLAH)
@halimamumin3643
@halimamumin3643 21 час назад
WADANI baa Ka dambeeye , oo soo abaabuleh dagaalkaas, si khalkhal u geliyaan doorashooyinka.
@hassannur8022
@hassannur8022 23 часа назад
Fariidsanaa
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 22 часа назад
Xaadir xaadir kulmiye
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 23 часа назад
Raganimo haddaad keedihiin ciidamadii beesha iyo kuwii qarankaba waad haysataane intii ay sameeyeen in le'eg ha la siiyo, ilaahey baana kuu baneeyey in aad ka goosato xadgudubka ay sameeyeen mud le'eg!!.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 21 час назад
FAQASHTA BURCO INALA DEGAN FIIRO GAAR AH HALOO YEESHO
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 21 час назад
CADOWGA HABARJECLO WAA HABARYOONIS DAGAAL HA LOOGU DIYAAR GAROOBO WAA CADOW AYNU WADA DEGANAHAY OO AYNU IS EEGANEYNO
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 День назад
Markaa maxaa ugu gurman weydeen ee meesha kaqabaneysaan😡😡😡
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 18 часов назад
Huwanta madaxaa losalaxayey iyaga iyo somalia waloyaba
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 22 часа назад
14Nov2024, si toos ah ayuu Ciro ugu biiri Huwanta… isagoo BurcoBari sii dhex lugeynaya. Kulmiye+Hilaac+Horseed waa hiilka kaliya ee ay Somaliland u baahantahay. Ina-Kaahin aamina inuu 2029 guul cad ka dhaxlo Kulmiye. Xirsi iyo Ina-Xaashi ha sugaan wakhtigooda… tanaasul ma xuma. Taariikh ayeey ku dhaxli tanaasul.
@SacdiaMohamed-er4il
@SacdiaMohamed-er4il День назад
hadaanu nahay j c cidna codumahayno kubiyacab
@Xudeyfa
@Xudeyfa День назад
Nabad nabad dadka walaalaha ee deriska xabada joojiya colaada nabad halagu badelo deris wanaag walaalnimo
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 11 часов назад
Waxaa lagadhay xiligii aanu dhulbahante soo afjari lahayn
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 23 часа назад
Xusbiga kariye kadeedane huwanta waxa lagayaaba inaad lacag hoos ugu dirteen markii bari wadani raacay si aan bari looba codayn ayaa ayaa dagaalka lop bilaabay oo inta hadhay dagaal ugu socdo markaynu diciifno soomalia loo tago kulmiye soomalia ayaa soo diratay maalin dhawayd qaar kulmiye waxay dheheen reerka lacag haysta ayaa soomalia iska soo sharaxaya way cadahay
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h День назад
Qaranka somaliland ayaa idin garab taagan. Huwanta gudaha ha u mashxadaan sidoodii huwanta dibada.
@abdisalanahmed1219
@abdisalanahmed1219 20 часов назад
ciiidqnka qaranka mohoyadaba le caayo
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 21 час назад
Waar niyow reer somaliland xageebay u soctaa ma wakhtigii soomaliland baabaysay ayaa la gaadhay
@MaxamedBaashe-v9j
@MaxamedBaashe-v9j 22 часа назад
,😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbiibColaad
@AbiibColaad День назад
Warku waa kala cadthy wlee bulshadu cida wx uqabty waa ogthy
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 22 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuuqLibaax
@MuuqLibaax День назад
Ma ina way daarbaa
@Axmed7222
@Axmed7222 День назад
Waar xishooda kulmiyaa wadanka waalaye
@aliismael585
@aliismael585 11 часов назад
Kulmiye die ma ahan kuwii somaliland Ceebeeyey ee halkaas a ina dhigay
@CabdiCumar-z1j
@CabdiCumar-z1j День назад
Gurmadkuwaagarxajis
@MaxamedBaashe-v9j
@MaxamedBaashe-v9j 22 часа назад
Beeenaaalayaal ayaad tihiin eee joojiya munaafaqada iyo isku dirka dadka 😂😂😂
Далее
СОБАКА И ТРИ ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:24
Don't bother ganking Ammar - ESL Dota 2
00:23
Просмотров 329 тыс.
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41