Тёмный

DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE | XOG CUSUB. DAY 76 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 года назад
ASXAABTA SHARAFTA LEH FADLAN SUBSCRIBE SHERE IYO LIKE NAGU CIMAAMADA.
@abukarmanikhalif5067
@abukarmanikhalif5067 2 года назад
C/xaafid waxa uu ka soo horjidaa Rushka engka waa dhaxdhaxad
@baabucilmi
@baabucilmi 2 года назад
Shukran
@qadarc1
@qadarc1 2 года назад
Masha Allah Allah idin dhowro cabdixafid iyo engineerka run ahaanti waan Ku faraxsanahay 2da qodob aad kusoo kordhineysaan BARNAAMIJKA somalinimo IGA badan qabyaalada Allah Naga madoobeeyo🤲🤲🤲🙏🙏🙏🥰
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 года назад
mashaalaah
@cabdiraxmannoortv7090
@cabdiraxmannoortv7090 2 года назад
masha Allah kudara wana mahadsantihiin✅📌
@mahadomar7565
@mahadomar7565 2 года назад
Waan idin salaamey Injineere iyo c/xaafid
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 года назад
wcs dhamantin sodhowad ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 2 года назад
Farmaajo waxa dhaama ma la haayo allah ha soo celiyo
@cabdilaahimahad255
@cabdilaahimahad255 2 года назад
war sax ukaalay brit somali tv
@mruun2509
@mruun2509 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@fartunahmed7856
@fartunahmed7856 2 года назад
Asc A/ hafi Soo qoro taarida fadalan
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад
Faldimbiyeed ruush woow galay lakin kii mareeykan galay halaga sheekeeyo wararka reergalbeedka Naga daa warbaahinta russia 🇷🇺 warbaahinta turkey 🇹🇷 warbaahinta China 🇨🇳 sioxigta British somalia tv guul
@dimer6419
@dimer6419 2 года назад
Halaga wado dhaco tuugta awalba waan ogayn in ey ahaayeen dibu socod
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 года назад
Ar maantaan kala dhaqaaqnay ani iyo channelkani. Injineerku anagoo Professor Caalin la taagdaran baa asna mucaarad cadeystay Somali waxay noqotay kana ha tago cid dhaantana ma hayno.. Cajiib!. Tii Aalley tegi iyo sidii khayr leh insha Alaah
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 года назад
Waad ku mahadsantihiin Love aad I siiseen iyadoo weliba aa. Idin dhaliilayo. Mahadsanidiin
@Ronaldol475
@Ronaldol475 2 года назад
Engineerka waa qabyaaliiste caawa ayaan gartay
@BeaconOfHope1
@BeaconOfHope1 2 года назад
mashaa Allah Ineere guuleyso waligaa daacad ahow haldhinac kugu ma ogin
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
ALLE WAXAAN KA BARYAYAA .INUU FARMAAJO SOO LAABTO WAAYO MASAAKIITA AYUU U WACAN YAHAY WADANKA JOOGTA .TUUGTII HORE ALLE KUMA SO CILIYO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aliyare6864
@aliyare6864 2 года назад
Masha Allah Abdihafid iyo Eng Ahmed, aad iyo aad baad u mahadsantihiin guulaysta✊🏾.
@hamseabdillahimuhumed7765
@hamseabdillahimuhumed7765 2 года назад
Enerow aakhiro aakhiro soo uraysah wiilayada inagadaah
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 года назад
Waan ku salamay cabdi xafiid iyo injineerka
@Hiigsiganolosha9090
@Hiigsiganolosha9090 2 года назад
Waan u mahad celinayaa Cabdi xaafid iyo injineerka
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 2 года назад
Injinere si dhaxdhaxad ah Yaad warka u sheegaysaa daacad baa tahay thanks injinere horay u soco
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 2 года назад
Intuu maraykanku dilay wadamada muslimiinta ah yaa ka badan intuu ruushku dilay
@abdirasakmohamed6308
@abdirasakmohamed6308 2 года назад
Idaacadii quruntay
@mnaraani
@mnaraani 2 года назад
Gaalka godka iigalay garuunkii halaysiiyo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah eng and Abdihafid’
@dimer6419
@dimer6419 2 года назад
Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto waa reer wada mooryaan ah Acuudu bilaah
@mnaraani
@mnaraani 2 года назад
Bildinka 40 qofood lagu dilay gabaad ayaa laga dhiyay
@Ronaldol475
@Ronaldol475 2 года назад
Caawa waan ka guuray British tv waayo injineerka waa tuug qabyaaliiste ah awal waan u riyaaqaaye caawase waa bloc
@Mr44440
@Mr44440 2 года назад
Viva SOMALI BRIT TV keep Going
@Ruuja38
@Ruuja38 2 года назад
waan idin salaamay aqayaarta sharafta leh waxaa tihiin dad aqayaar ah masha alh
@zakiofficial5344
@zakiofficial5344 2 года назад
Warku CWA xiiso gooniya Buuleeyahy Ruushka 💪
@fadumojama22
@fadumojama22 2 года назад
Masha Allah guuleyta
@deeqxasan191
@deeqxasan191 2 года назад
Abdihafid sxb ninkan Ingemar kaa waa khaladan tahay Hana waydiin masiirka umada sababtoo ah ma u qiimayn rabitaanka umada somaaliyeed
@halbowle0187
@halbowle0187 2 года назад
Masha Allah laakiin su, aashaada awoowgeed la gubta meesha ay iska qaban waysan tahay waa iyadoo reer galbeedku waxooda siin iyo Saad u Kala baxsaneyn
@mustafasharif2663
@mustafasharif2663 2 года назад
alaayacizamum guul isha...
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 года назад
c xafid Aga eega moji bal noo bal badhi mahadsanid Aga kaftan huuno
@mohamudelmi8723
@mohamudelmi8723 2 года назад
Dantiinna haddy yaa tahay soda injineer sheegay waa caddahay wanna idinku ogayn allaah Haydon Soo hadeeyo haddaysan idiin qornayn allaah baa oge isagaan magna geleynnaa isagaana cidla magangalo ugu fiican ama ugu awoodbadan
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 года назад
ASC Abdi xafid iyo Engineer Abti Doon waan idiin salaamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬 Gar Ahan MBRAARA CITY Allha idiin Xafido Dhamaantiinba Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴 Tv Thankis Sida Quruxda badan Oo Ad Noogu Hurten Waqtigiina Qaaliga 🙏💙💓💚🙏💙💓💚💙🧡🙏 Guul iyo Gobonimo 🧡
@mahadmaxamed9738
@mahadmaxamed9738 2 года назад
Mahad sinidiin prith somalia
@mulkimohamud4498
@mulkimohamud4498 2 года назад
Abdihafid & injinerka waxa nobedeshen barnamijki xusen kurti ee xogta dahson
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 года назад
2diinuba waxad si wngsan inoga haqab tirteen dgalka Russie iyo Ukraine. wadna ku mahadsan tihiin ee horey u socda
@zamzamhussein8067
@zamzamhussein8067 2 года назад
Alloow isku jabi oomid noojabi aanjiljilanee kkk
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 2 года назад
Injineerku ruushka ayuu tagersanyahay
@cabdullahiiimaan2953
@cabdullahiiimaan2953 2 года назад
Soo dhawada enginere and boss
@maryandhibka1818
@maryandhibka1818 2 года назад
Soow ukraaniyiintaa lama dejin jiriin dhulka Falastiin lagu dhameeyay God siraad haqodin kudhici doontida na maogide
@hasanyacqobmaxamed1412
@hasanyacqobmaxamed1412 2 года назад
Lk iji nerka yow kufuganin Farmaajo idinka oo rali ah
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 года назад
Russsia in aw Qabsayo ma doonaaayo Ukraine 🇺🇦 lkn waxow doonaayaa kala Qaybin Dowlada yar yar oo Russia taaabacsan ayow doonaayaa in aw kasmeeeyo Qabssho doonimaayo Sida NATO Isaaga Qabsadeen Iraq 🇮🇶 Afghanistan 🇦🇫 iyo Syria 🇸🇾
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 2 года назад
Amerika Iyo yurub dagaldibile waxa yaqan yurub Iyo Amerika rushka waa saxsan yahay huraaaa
@geelemoha3100
@geelemoha3100 2 года назад
Xiligaan kasoo hormariya wll
@shbarakoole966
@shbarakoole966 2 года назад
Welcome back brit somali TV
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 года назад
It is good there is such a platform.
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 2 года назад
Lkn ingnerku xaga ruusha buu u janjeera ee dhex dhexad ka sowaran kudheh
@craxiinziyo
@craxiinziyo 2 года назад
Cabdi xafad waxad umuqata inad uhadleso sidii warbahinta rer galbedka waxad dhalecenesa haldhinac waliba malin inaga waxba nagama quseyan dad rer yurub dagalkoda ha uhadlin sida inad meteleso rer Ukraine. Wa iga waano
@mnaraani
@mnaraani 2 года назад
Asc cabdixaafid mid la soco ciidan walbo oo yukren ladilo waxaa la leeyahay waa shicib lasoco
@mahamodabdulaziz3667
@mahamodabdulaziz3667 2 года назад
Misa inta ugu badan maanta taageersan ayaa doqomo ah oo indha la,aan wax kutaageeray waa su,aal miyaadan ujeedan dadka Soomaaliyeed inay ubadan yihiin dadka taageersan Madax weyno Maxamed Farmaajo.
@abdulkadirhersi240
@abdulkadirhersi240 2 года назад
ASC. Salaan sare Suxufi Ruug Cadaa ah Cabdulxaafid Iyo Aqoonyahanka Culus ee Soomaaliyeed, Eng.Abtidoon, Bahda BS TV, Iyo Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed ee Ku Xiran sideydoo Kale, Guuleysta
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 года назад
Eng Abdi fitax nin howl nohayo mahan waa nin ukreian tageersan
@madkariimalliyowAaliyah2013
@madkariimalliyowAaliyah2013 2 года назад
Injineerka waxaan marqaati kaaga ahay.Wax waliba sida Aad Horay usaadaalisay.lnnay udhaceen.
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад
Waasheeko war dhaafin in Finland NATO ineey kubiiraan iyo iswiidhan waasheko reergalbeedka raashiya kama labaleeyso talaabooyin cad cad inoow kaqaado woowna soo afjaridoonaa butin cadawga raashiya butin guul russia 🇷🇺guul 🇷🇺buutin 🇷🇺
@mahamodabdulaziz3667
@mahamodabdulaziz3667 2 года назад
Engineerka miyuusan arkin dowlada waxa wanaagsan qawatay 5 sano lasoo dhaafay misa hadalka kaliya ayuu qeel kadhiganeyyaa , 20 sano lasoo dhaafay waa dowlada kaliya wax muuqdo qawabay wax kasta 100 / 100 manaqan karo dhaliil wayjiraaneysaa markasto lkn sii dhax dhaxaat wax utaxliili adigoo runta sheegaayo dhaliil iyo wanaagba, Farmaajo ma,aha qufka ugu fiican Soomaaliya mana aha qufka ugu aqli badan Somalia lkn waxbaan kujeclaanay hadaan nahay dhalan yaro uu kaga duwan yahay madaxdii hori usoo martay wadanka ama quf asaga noo dhaamo laqayaasi karo keene marabno madax jeebkooda ushaqeysaneeyso mida kale qawiil ayaan fiirinaa Somalia hadaan nahay waxaas waa jahli wllhi Farmaajo igu qabiil ma,ahan lkn qursiga ayaan dareemay inaan kayara baxnay waayo qurbo ayaan kudhalanay qurba ayaan kusoo kornay waxaan dareemnay isbedel runtii .
@husseinhassan9522
@husseinhassan9522 2 года назад
Cabdi xafit ejinerk arinta somaliya been buu kashegi
@farahahmed9555
@farahahmed9555 2 года назад
suuriya,ciraaq, MA la tiriyey inta ku ku dhimmatay.
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 года назад
Adi iyo Eng waligiin dhex dheexad ma noqon
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 года назад
Eng waa mucaraad weeyn ileen
@aliabdisamad7579
@aliabdisamad7579 2 года назад
Dad badan aya idinku xiran, wana lagu kala aragti duwanayha arimaha dorashoyinka somalia , waxan idin kula tali laha inad iska deysan,arinkas afala qeyntiisa,
@BASHIRJALAL5789
@BASHIRJALAL5789 2 года назад
Cabdixafidow waxan kaa so boqday gobolka qoraxey gar ahan kabridahar
@abduwahidmohamed7036
@abduwahidmohamed7036 2 года назад
Asc codsi ayaan wataa waxan rawaa dorashada live inaad kasoo dhigtid mahad sanid
@hibakahmed3206
@hibakahmed3206 2 года назад
Somalia warkeeda marabno somali siyasad maba leh
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад
War barnaamijka soobadi ilaa hal saac
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 2 года назад
Sheekhow ma rabno uma bahnin mamul goboled marka ha isku ceebenina
@13amc39
@13amc39 2 года назад
(571) Su,aal Cabdixafiidoow, maxaad ku mucaariday Farmaajo.
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 2 года назад
Aad ban idinka mahad celinaya sida wangsano dhexdhedka ah waliba somlinimo ah idinkon qofna tagerin xaqiiqdana aad soo gudbisan dawasho macnaleh ba badanaysa
@mnaraani
@mnaraani 2 года назад
Soomaalya waxay diyaar utahay inay soo dhoweyso qaxootiga yukreen laakiin gebdhaha oo keliya meeqa muslim ayaa la xasuuqay xasuuq waaye maxaa loo dhihi waayay
@drsnadiroali520
@drsnadiroali520 2 года назад
😀😀😀
@honorrashka5716
@honorrashka5716 2 года назад
Asc asxaabta
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 года назад
ijinorku manta wuu saxan yahay??
@muniircabdi2477
@muniircabdi2477 2 года назад
Aaadbaa ugahelaa tabintiina wanagsan
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 года назад
Er una tribu" che balla !
@kamilobarre9118
@kamilobarre9118 2 года назад
Wan lasocona waxa tihin mucaarad
@omarwabi168
@omarwabi168 2 года назад
Caawo dhanaa idin sugaayey
@ABDSHMHD
@ABDSHMHD 2 года назад
Barnamijki arimaha sirdonka mxa ujoojisay cabdixafid
@abdirahmanaahmed7660
@abdirahmanaahmed7660 2 года назад
In ahmed cawada wuu xaarey
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN B🇦🇺S.🇲🇵TV .ABDI HAFID AND ENG AHMED. FIID WANAAGSAN .
@farxanabas6862
@farxanabas6862 2 года назад
Asc Asxaabta wanaagsan
@umaamina1885
@umaamina1885 2 года назад
Yaab sida aad rabtan miyu u hadlaa injineerka mise ra yigiisa ayu cabiray war caadi iska dhiga reer coment mahadsanid cabdixafiid iyo injineerka
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 года назад
Asc c/xafid eng abtidoon dhaman somali weyn
@HalaasiTube
@HalaasiTube 2 года назад
Eng ku waa nin aragti fog. Sxbaw20 ka daqiiqo ma kordhi.
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 года назад
Marka bilabeyseyn ka hadalka dagalka ruushka waxad hesheyn komanan qof oo hbn waliba idinku xiran lkn markaa bilawdeyn mucaradnimda farmaajo iyo ayaan tahliil awaada in aad weydeyn kumanan qof oo idinki xirnaaa dhax dhaxad noqda ama ka aamusa waa iga talo
@mohaakram2780
@mohaakram2780 2 года назад
Mucaaradnimo ma jirto nio Waa shan sano naga qasaartay . Allah kheyr inooga badalo I.a Tuug farmaajo Allah naga qabto😆
@saafidayib6474
@saafidayib6474 2 года назад
Asc
@abdirasakmohamed6308
@abdirasakmohamed6308 2 года назад
Odaygu wuxuu qabaa cudur farmaajo
@ibnusiciid7686
@ibnusiciid7686 2 года назад
Bes bes ingineer bes halkaa ku hay
@kamilobarre9118
@kamilobarre9118 2 года назад
Tanjogto un tuura wadan
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 2 года назад
NATO maxay u doonaysaa inay xuduudaha ruushka Ku dhawwato iyagoo og inuu ruushku haysto ilaa7000 oo madax oo niyukler ah ma dagaal doonba NATO injinere
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Wxy leeyihiin maadaama aan ka bdanahy waan ka guuleysaneynaa xitaa dagaal nulkiyeer ah.... Hhh waxasina waa sheeko cruureed waayo waa leysku baa, bi, i uun.
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 2 года назад
Waa runtaa waa laysku ba bi un reer yurub ha isku dhamaadan Insha alah
@omaaryare8376
@omaaryare8376 2 года назад
Kkkkkk2
@yakobabdille1079
@yakobabdille1079 2 года назад
Kusoco Injeneere
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 2 года назад
Meesha dagaal ka jira wax walbo aa fhacaya tan kale afgaanistan Iyo ciraaq hada yahuuda ka wado qasa yuhuda waa Amerika
@mustafexasan4554
@mustafexasan4554 2 года назад
waata injineer taan doonaya dagaladasa muslin tirtir ahaa dib haloo eego
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 2 года назад
Injinerka dhanka rushka ayuu u janjeera lkn abdihafid ayaa dhexdhexaad ah sorry injiner ninki gurigaga kugu so dulay oo quwada sheganayo ninki hubsiya uu iska celiyo malaha wax lagu dhalilo rushku waxuu leyahay hubka ka jojiya ukrain waa aan qabsadee sorry guriga ninki kugu jimaada waa lagu shahiida injiner waxaa layiri malaga yaa baa in ay dhacdo nin yaro nin weyn dilay maarakteen in ay kadhacdo ayaa laga yaaba ee injiner usha dhexda kaqabo
@haybeelmihaybe6150
@haybeelmihaybe6150 2 года назад
Egineerka caawa siday Ka noqotay isbadalka uu sheegay yaa dhaama m farmaajo oo uu arkayaa bal aan eegno yaanaan dag dagino noomase miiqato Cid dhaanta m farmajo
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 года назад
Cabdixafid iyo inginerka Wada salaman tihiin rushka iyo Ukraine waa laba dal oo total populations aad ugu kala badan marka comedian President waxuu iska qalday masrax dagaalka iyo theaterkii uu kaga qoslin jiray dadka ,sory Ukrainian peoples
Далее
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 17 тыс.
Innovating to zero! | Bill Gates
29:33
Просмотров 4,5 млн
Houthis Long Range Ballistic Missile Hits Israel!
15:16