Тёмный

Dagaalkii Galgaduud oo sii Faafaya & Calanaka Puntland oo laga Taagay Balanbale!! 

Hussein Jama
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Dagaalkii Galgaduud oo sii Faafaya & Calanaka Puntland oo laga Taagay Balanbale!!

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@kiinadan6786
@kiinadan6786 3 часа назад
Caabudwaq ilaa Sool halaysku xidho Galdogob Gaalkacyo Garacad!
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 часа назад
Baraxleey na waa in laga qaxiyo habargidir ileen waa dhul Daarood inshaAlaah
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 часа назад
Daarood waa kurdi isaguna wax isuma ogola dad kalena wax uma ogola. Hirta aan annaga is xallino in aanan dad kale eedayn. Puntland waxay u halgantay in Jubbaland la dhiso iyadoo dagaal adag lagu qaaday waxaan cay iyo dhaleecayn ahayn kamay helin, haddana SSCKHAATUMI ayay u gurmatay waxann caay iyo dhaleeco ahayna kuma haysato. Marka Daaroodow kala tasho. Odayaasha maanta Bacaadweyn ka hadlay waa khaldan yihiin.
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 3 часа назад
Brother hussein dowlada somalia ha dhihin ee maamulka xassan sheikh dheh because dowlad somaliyeed oo dhexdhexaad ah oo dadka iyo dalka somaliyeed u adeegaysa majirto oo ma aragno
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 часа назад
Waxa dhibkaan oo dhan noo keenay waa Federalka sababto ah wixii oo dhanba waxeey noqdeen dowlado wada Qabileeysan. Haddii sidaan lagu sii socdo waxaa imaan doonto in la noqodo dowlado Qaab Qabiil ku dhisan iyo Xuduudo cusub.
@Milgomedia1
@Milgomedia1 2 часа назад
Dir awalba mareexaan beey la daganaayeen weliba reer siyaad iyo reer Dalal hadeeyse cadowgeena soo raaceen wax wanaag ah oo lagasugo maleh.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 часа назад
Guul sade 5 Darood 🦁 GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Час назад
Qabiilna waad ku socotaa calan somalina dabadad ka raacin. Labadaa isma qabtaane kala daa RU-vidradan Ethiopia qarashka siiso yay ku waalin
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Час назад
Dagaalkan WA dagaal.shurun shuur xassan duufle gurgurte Aya Ka danbeeya lkn waxa balan ah inad wedN D,5 WA diyar
@SaeedElmi-p1g
@SaeedElmi-p1g 2 часа назад
Hassan sheikh Somali wuu kala diray walle . Qaab danbe oo ay isku aamini kartana lama garanayo
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 часа назад
Puntland waa walalheen lkn Mareexaan wuxu leeyahy ha dhisto maalin walba reer kale iyo dad kale waxy dhisteen ha u daba fadhiyiina plsss
@xaawo1
@xaawo1 2 часа назад
We are one iyagu waxay usoo hub uruursanayaan daarood dhameytiisa inaan midoowno buntlandine weerarka soo gasho waa lama huraan dowlad goboleed caduwaaq leedahaan dhiseeynaa hadaan buntlandi nahay sheekadaan hassan iyo xulufadiisa habargidir baa ku heshiiyay daarood baabintiisa waane laga daba tagayaa waan wada dhalanay markii ilaa cadaado ilaa dhuuso mareeb ilaa gurceel dhulkii leydinka dhacay aan soo celino noo nabad cumar mahamuud badan baa hubkoodii habeen madoow soo qaatay oo cawduwaaq ilaa goldogob joogo dagaalkaan dir keliya maahan saleebaan ceer sacad baa ku jiro iyo abgaal xassan baane soo dirsaday marka waa inaan xaaqnaa ilaa xamar eeyda mooryaanta ah
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 3 часа назад
Insha allaah hubkaasna gacantiiney soo gali doonaan.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 часа назад
Xuseenow xasan wa xoolo horan kugu sheegay hawiye 34sano ba lo xaniman yahay walaahi anigu majeerten baan ahay cismaan maxamud ban ka ahay hawiye inaanu daawadnimo rabin
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 часа назад
War Dirta iyo Mareexaan hala heshiisiiyo deg deg walaalayaal ❤❤
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 2 часа назад
Dirtu waaba xoolo, may iskala heshiiyaan dadka sidaas ay ula dagan yihiin,maxaa habargidir daba dhigay
@ajjk4012
@ajjk4012 3 минуты назад
😂😂HG meesha walhi kuma jirto sure waa imtaxaan dagaal laguma gaaro ama lahrshiya ama iska dhiciya HG waa qabil weyn Somali oo dhab beey dagal kuqabsadeen siyaad bare nool ilaa Gedo ilaa celwaq ilaa xuduuda Ethiopian 2024 dagal waa laga tagey waa ceeb mareexan dhiiquu kujiraa 😂 madax baa lagu Oga lakin saan waa ceeeb
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 2 часа назад
Garadaro ka weeyan ma arag deegankag diyaarad ma soo degeyso
@awiladen7814
@awiladen7814 2 часа назад
Viva Sade Daarood From Buhodle Ssc Guul Insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Nuurah951
@Nuurah951 Час назад
Dhiiga❤❤❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 2 часа назад
Guul guul guul MR absolutely daarood hasraaco dhulkooda hadifaacdan because dawlad Somaliyed majirtoh, marka MR horay usocda absolutely please please wake up now daaroodow, uruur samaale waa tashada xasuuqa daarood absolutely
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 часа назад
Marexaanow ma idin ka dhab ba oo is badal doon miyaa tihiin mise waa filin iyo prank, isku imaada oo shira oo midooba Gedo, somali galbeed ila galgaduud oo waxaad leedihiin dhista ama dulmiga iyo gunimada ogolaada
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Dhibka na haysta ayaa ah nin siyaasiyiinta mareexaan ay kala baqayaan sida haweenka nin oran kara dhulkiisa ayaan maamul ka sameesanayaa kuma jiro...waxay ka door bideen nin kale maamul uu isaga sameestay ama qiyaano loo dhisay inay shaqaale u noqdaan...hada maamulka moqdisho waxaa shirko ku ah Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle oo xariiginta cagaaran ayay ku heshiyeen maamulka galnus maha maamul jira lakiin hawiye ahaan ayaa loo dhisay jubaland waa maamul ay fikradiisa lahayeen garoowe lakiin Ahmed madoobe ay u dhiibteen..oo ay shirko ku yihiin Kenya garoowe iyo Kenya...marka maamulada noocaas ah bay shaqaale u yihiin...waxaa balan ah horgalada mareexaan ee isu soo uraaya sida haweenka Inan qabuurta xitaa kala Soo baxno hadii rabi idmo..
@aminabarre5051
@aminabarre5051 Час назад
Somaliyeey ilaahay kabaqa oo qabyaalad haku halaagsamina aakharana naar hakugelina
@yasminali5763
@yasminali5763 2 часа назад
Halays lafo tuugo ninkii roon ayaa u gaariye wanaaga ayaa uga daray garoonka unukaaleh dhulkana anagaaleh congratulations cabudwaaq❤🎉
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 2 часа назад
Xasanka xabaalihii ka baxsan wayeen dadka uu madaxwaynaha u yahay meesha khayr kama soo socdo ilaahay ha inoo sahlo
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 2 часа назад
((( WAR XUSEN DHIIQO ISAGAA KA MASUUL AH WAAYO WAA MOORYAAN QABIILAYSAN OO CIILAN ISAGA HUBKA KOONTARA BAANKA KA GANACSADA WAA WUXUSH QAAINUL WADAN SOO KIRAYSATAY ((( ODAYAASHII HAWIYE MOORYAAN OO DHAN AYUU SOO ARUURSADAY XASAN DHIIQO WAA IN UMADA SOMALIYEED MEEL LOOGA SOO JEESTAA SI DHAQSAA LA ISAGA QABTAA MOORYAANKA TUUGA WUXUSHKA DHAGAR QABAHA DHIIG MIIRADKAA WAR WAA ISKU MID MOORYAAN DHIIQO HUNGURI XASUUQA SHACABKA AYAY CAQLIGOODI AUYUU NOQDAY ((( FINO WAA QOOR QOOR😢😮😅😊
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 часа назад
Ooyaaye haliohiiliyo iriroow maxaakuugeyay mareyxaan waakugukaligaa somali iskamahorkeneysid waxaadrabtay xukun gonikuuah dekmooyinkaas eeydegaan horewaxaaulahaa kahor burburkii mareyxaan haliihiliyo tuuktuukdhalay meedkaagi kafogeey meesha
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Af somaliga soo baro horta aad mareexaan wax ka sheegtide marka hore kadib nooga sheekeey waxa uurkaga ka guuxaya......
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 часа назад
Puntland ragg baa iska oo dhistay waxaad leedihiin dhista marexaanoww
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Waxaan leenahay hadaan dhisano wax Somali la yiraa oo jiraya ma jirayso.....hadaan Ethiopia safaarad u furo Kenya safaarad u furo emarates safaarad u furo....hub iyo lacagna aan helo ma u maleenaysaa in wax somaliya la dhaho ay jirayso?
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
xasan sheekh madaxweyne maaha dhaqanledana maleh
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 часа назад
Weeydhamaatay waalagukalatagay
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 2 часа назад
Calanka puntland haday xirtaan mareexaan awalba federal darood ayaa wixiinu ahayeen.ku socda.
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w Час назад
Beesha mareexaan sade waa in ay is ku tashadaan maamulkoodsna samaystaan illaahow garabkooda show. Ammiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
mareexan kubiira puntland horena usocda dhulkina ilaashada midakale daarood wa loo tashaday iyaguna wa daacad war toosa
@abdibashiir3748
@abdibashiir3748 3 часа назад
Somalia dowlad horenaugama jirin hadana kama jirto kamana jiri doonto ee cid walba ama qabyaaladaan lagadhamaan waayay bal meel ha ina geyso waayo dowladnimada iyo wadaniyada iyo diinteena suuban waxaan ka dooranay qabyaalada marka sidaas la,adligeed cid walba ha isku tashato
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 3 часа назад
Xasan gurguurte waa fashilmay
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 3 часа назад
Asc dear brother hussein
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s 59 минут назад
Nolosheeda ma maqlin Dir iyo Sheekhaal degmooyin iyo gobolo ay degan yihiin oo ay gaar u leeyihiin, intaas dad kale ee Soomaaliyeed uun bay la degnaayeen, maxaa maanta keenay sheekadaan oo cusub. Waa cajiib. NIN AYEESO KORIYOOW ADIGAA U AAYI. QURAANJO KU QUUS QAADO.
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 часа назад
Asc mudane ❤
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Час назад
Sxb hassan wuxuu ka dabaaq tamayaa hubkiisii lagu qabtay meel u dhow caabudwaaq FARTAAG BUU U DIRAY waxna wuu u keeni waayay
@asheekh15
@asheekh15 33 минуты назад
Gurguurte shaqadii qolyaha xalane fadhiyaa ukensadeen kow inuu baabi'iyo ciidankii qaranka kadibna uu maamulada iskugubo kadibna Soomaalidu kalayaacdo wuuna kugulaystey
@turbshit
@turbshit Час назад
puntland kusoo wada biirno wadan weyn baan noqonaynaa hawaarto D5🩸🩸🩸🩸♥️♥️♥️✅✅✅👑
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Час назад
RU-vidr leeyada lacagaha ka qaato Ethiopia way cadeysteen in ay qabaailaada isu diraan bulse umada somaliyeed way ka guuleysan dontaa
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 13 минут назад
Ilaahay hakala qaboojiyo waa dad wada dhashaye bogooda burcad Alle ha isku mariyo. Adeerow Hussein Jama adiguna saad noogu sharaxday waan kaaga mahadcelinayaa.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 32 минуты назад
Mr agtisa malab mayalo kaligisna maha!Shurun shuur marka dhag iyo dhaban lagu dhufto somaliyey ayeyku washan,, dhulkina ku ekda dantina ku jidha anaga maha danteena!#
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Час назад
Daaroodow joojiya fowdadan dantiina kuma jirto dagaal Ethiopia waxa yay dabada idinka riixin ujeedkeedu somali way ogtahay
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 Час назад
Balanbale iyo caabudwaaq waa Puntlaand ciidanka puntlnd goortii ay raban bay soogelayan cid is hortaagikartana ma jidho
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад
Somaliya wixii dhacay doorasha dii hore shakii aad uwen bey mujisey bulshada hadana dowlad mw HSM markey vila da lawaregtey wixii kadanbeyey malinba malinta kadanbeyso waxaa muqanayey kala fogeenta bulshada waxaa kele oo intaas garsbsocdey oo ah hub arursi qabiileysan Vila somaliya waxay kudhaqaqdey hadii lofiriyo shacabka wey ka warwareegeen dagaalka la rabey dalka inu kaqarxo taas bakeen tey unuu san dhicin dagaal ween lkn filashadu madhera dagaalka inu xargagosto
@shukrilibax
@shukrilibax 40 минут назад
Huusen inadeer waa in eey pundland kadigin diyaaradas ushéek inadeer.❤ Waa in eey diyaradas pundland
@bby6
@bby6 Час назад
Dulmiga lagu hayo umadas qof walba wa u ujeeda viva mareexan sade guuleysta marwalba inshallah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад
Meshan wagii Shacabka reer lascanod la xasuqayey bay irirsamale sherarka kushegeen inu ka cayo dhacayo dagaal ween oo kunfur uga sii gudbaya
@malakaaay
@malakaaay Час назад
Galwaaq , iyo SSC isku xidha oo waana puntland ❤✌️👍
@abdulkadirhussein300
@abdulkadirhussein300 2 часа назад
Somalida horay ayay tiri, "Timirtii hore dab loo waa". Ummad Callal ku waalatay, Callal kasta haddaad surato, Callal caabud Allah nagama dhigee muxuu soo kordhinayaa isdil iyo Allah ka dheeraansho iyo Callal caabud waxaan ka ahayn.
@bby6
@bby6 Час назад
War meshan dowlad kama jirto brother wa mooryan an asal iyo farac an ulahen dowladnimo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 часа назад
Dagaalku wuxuu ka imaanaya Dowlada dhaxe mid waa qabiil midna waa Hubkii sharci darada ahaa ee Lagu Qabtay Deegaanka Galwaaq ee Dowlada Soomaaliya marna Sheegaysay marna inkiraysay
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s Час назад
Map.ka wuxu sheegayaa in ay Sure meel yar ay ka degan yihiin, in kastoo Soomaalidu dhulka wada degan yihiin, haddana waxay meeshaas u eg tahay in Sure u dhex degan yahay dhul Mareexaan leeyahay, si kastaba ahaatee Dhulku Soomaali oo dhan wuu ka badan yahay ee illaahay ha laga baqo oo dhiiga maalaayacniga u daadanaayo ha la joojiyo in sha Allah
@cabdicabdulahi
@cabdicabdulahi 2 часа назад
Soomali ma dhawa. qaran soomaliyeed saansaankiisi ma muuqdo 😮
@gigachad9879
@gigachad9879 54 минуты назад
Xassan aa dagaalka gadaal ka riixaaya waana madaxweyne somaaliyeed yaahuuu
@malakaaay
@malakaaay Час назад
qoor qoor waa laba wajiile waana tuug 😡⚠️ qaabka maafiyada ayuu u shaqaystaaa.
@warrior_566
@warrior_566 17 минут назад
Laandheere mareexan adeer madi ma ahan Harti iyo absame baa ladhashay
@abdimallikaar63
@abdimallikaar63 Час назад
Xeraale oo dhaxaysa ahna wadada isku xirta Caabudwaaq iyo Balanbale labada beelood ayaa wada degi jiray. Wadadaas iminka waa xiran tahay oo Irir Samaale ayay u xirantahay.
@turbshit
@turbshit Час назад
awalba galnus bay aheyd dh/mareeb iyo baraxley galnus 😂
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 47 минут назад
waad mahadsantihiin odayaasha reer bacaadweyn😊
@warsamedacad123
@warsamedacad123 57 минут назад
nio anna mareexaan aah waxan diyaar uu dadkaas cawanta inaan la hishiiyo intaan dili laaha
@warrior_566
@warrior_566 10 минут назад
Iska dhiciyaa mooryaanta USC
@AbdrhmanMomo
@AbdrhmanMomo 2 часа назад
Well madhawa walahee hooyqdii wasa
@Barni-b6d
@Barni-b6d 2 часа назад
Allah kalaqabojiyo dadka somaliyeed
@awiladen7814
@awiladen7814 2 часа назад
Daarood Ismacil Hala Mideeyo iyaguba Urur Samale Ayay Labexeen oo Aan isku Abtirsinyo Ahayn Viva Sade Daarood From Buhodle Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 34 минуты назад
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@FartunK
@FartunK Час назад
youtu.be/Il3s x_1X-2E?si=ciZdfsY2OAD3Gjna project 5 years ago oo laandheer iyo bangeel solar system loo sameenaayay futo samaale waa iyaga hada landheer ku soo duulayee wagaas xagee Jireen
@Dulqusley
@Dulqusley 10 минут назад
Guul Sade
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 часа назад
Irir ma qabiilbaa so ma eheyn isbaheysi been ah on Awood laheyn kina laascaanood Ayuu kufashilmey
@hananali4200
@hananali4200 3 часа назад
Aniga waxan dhihilaha mareexaan haka baxan reer galmudug lkn putland yeynan racin
@mrazizi583
@mrazizi583 2 часа назад
PLEASE HASO QADAN WAXAA ! WAA QABIIL SHARAF MALEH
@maryanomar4186
@maryanomar4186 2 часа назад
Waryaa qabiileste miyaad noqotay
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS 2 часа назад
Hadey goostaan Mareexaanku ayey u dan tahay ?
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 2 часа назад
Bowe minziitu farmaajo ayaa Ku lug leh dagaalka. Niin
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Час назад
mareexanow wuxu farmaajo huubka idin sinaayay mawaxad rabteen inad buntilad kubirtan maxad dadka udishen oo idinko umada xasuuqin uadi weeden buntilantina wayahaye dadkad huubki itoobiya idin sisay waxad kudili
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 часа назад
Xuseen wali adigoo ithopia ineey gado qabsatey ka hadlaayo ma arkine see camal
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Musavani iyo ismaciil omar geele ayaa ka horeeyay Ethiopia....
@Nuurah951
@Nuurah951 Час назад
Ethiopia wax dhib ah kuma qabno maantans ma imaane 2012 xasan dhiiqaa keenay anagoon raali ka ahayn, marka waagaas Ethiopia way fiicnayd maantana way xuntahay miyaa? Adeer xalane wax kaqabta anigu Ethiopia culays gooni ah kumaqabo , xasan dhiiqo Ethiopia ayaa iiga dhow.
Далее
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 225 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 577 тыс.
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 292 тыс.