Тёмный

Dahabka iyo meherka: ABU DALXA 

Moorooka Masjid
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

Bal dhagayso Mohamud dahable

Опубликовано:

 

4 янв 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@kamg3450
@kamg3450 5 лет назад
Aloow culimada noo barake waa nuurkii nolasha muslimiinta waxkasta way ka jaahil saarayaan Jazakumulahu khayr a.
@nuradan777
@nuradan777 5 лет назад
Amiiin
@darmanqali1072
@darmanqali1072 5 лет назад
Amiiin
@jamiilaabdi7108
@jamiilaabdi7108 5 лет назад
صلي الله عليه وسلم حبيبي يا رسول الأمة جزآك آلله خيرا ياشيخ ابوطلحه
@nimoali7124
@nimoali7124 5 лет назад
Mashaa allaah sheekh Abu dalxa danbigaada iyo kii walidka Allaha dhaafo amiiin
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 5 лет назад
Mehrka waa jaa nis nasoo maro hadaan haween nahay waxaan na fiican in si fican loga fa idoosto aniga meher key xaj iyo cimro aan ka dhigan lahaa
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 лет назад
Mashaa Allah alle hakusahlo Waxa niyadada kujiro
@sukhra3585
@sukhra3585 3 года назад
Maya xaj inaad ka dhigato ma fiicna odaygu isagaa ku gayn doona xaj lkn meherka guurka ka dhigo wax wax kuu goyn kara
@kadra825
@kadra825 5 лет назад
ماشاء الله تبارك الله الجزاء كاالله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم صل الله عليه وسلم اميييييييييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اميييييييييين يا رب العالمين سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضانفسه وزنةعرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضانفسه وزنةعرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضانفسه وزنةعرشه ومداد كلماته 😍 😍 😍 😍 ماشاء الله تبارك الله الجزاء كاالله خير الجزاء 💖 💖 💖 💖 💖
@souhoursaidharoun6579
@souhoursaidharoun6579 2 года назад
الهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 лет назад
Maashaa alaah alah kuu barakeeyo aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin
@queenqueens8513
@queenqueens8513 5 лет назад
masha allah aad ayuu umahadsan yahay sh.abuu dalxa
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 5 лет назад
Sheikh. Abuu. Dalxa. Jazaakallaah. Kheeran. Adiga. Iyo. Ganacsada. Ha. Kheer. Allaah. Ha. Idinsiiyo Sidaad. Nogu. Sharaxdeen
@nasriiniismaaciil6422
@nasriiniismaaciil6422 5 лет назад
masha allh illhay haa barakiyo
@ilhaamhasan5601
@ilhaamhasan5601 5 лет назад
Masha allah waxbadan ayan ka fa idaystay jasakalahuma kuliginba
@munabazhe4835
@munabazhe4835 5 лет назад
Mansha allh sheekh Abudalx alle dabiga ha dhaafo
5 лет назад
Asc abayo mcn isaar subscribe insha Allah🌹🌹🌹
@umuafnanlifestyle3595
@umuafnanlifestyle3595 5 лет назад
masha alh alaha no barakeyo culumadena ajar neh kasiyo qeyrka ey marwalba noso gudbiyan
@xamdaomar7023
@xamdaomar7023 5 лет назад
Mashaaa Allah baraka Laaah
@khayroxasa6608
@khayroxasa6608 6 лет назад
Masha Allah allaah haku barakeyo
@deeqohuseyn6308
@deeqohuseyn6308 5 лет назад
Mash Allah kafaa iideysi wacan
@umuamiir2888
@umuamiir2888 5 лет назад
Masha allah barakallah ilahy hano barakeyo culimada wax walba siday nogu faidaynayan
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Год назад
Oo dumarka Dahabka Qabsaday Dayn maxa logu meheriya shiikhyadu arinkas wy ka gaabsaden sheikh dalxa jasakallhu kheyr 🎉 Gabadhaha somalida den baa lagu mehersan lama siiyo akhiro Maxaa war yaal 🙁
@hibobeauty3635
@hibobeauty3635 3 года назад
Jazakallah kheir
@sadiyaadanibrahim8370
@sadiyaadanibrahim8370 5 лет назад
MashaAllah
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 5 лет назад
Jazakalah qeyran jazaa sheqa iyo sheq dahable ma anan ogen inuu dahabka riba yahay hadii denlagubixiyo
@sagalmahamed3728
@sagalmahamed3728 5 лет назад
sh abu dalxa alla hakuciseyo
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 лет назад
Masha allah
@ilkacase2354
@ilkacase2354 5 лет назад
Masha Allah ilaahy ha harakeeyo sheekheena
@maxamuudcawaale3979
@maxamuudcawaale3979 5 лет назад
Maansha allah
@ikraancllahi2049
@ikraancllahi2049 5 лет назад
masha allah
@ifrahhassan8478
@ifrahhassan8478 4 года назад
Mashllah axsanta sheikh
@canabmohamed3619
@canabmohamed3619 5 лет назад
Masha Allah
@saudnoor9458
@saudnoor9458 5 лет назад
Mabshalaha
@zuuzuuhusen6594
@zuuzuuhusen6594 5 лет назад
Dahab ayaan meher ka dhigtay nuuca iyo lambarkaba waa leey weeydiiyay inkastoo difiican dahab u aqoonin
@nimoali7124
@nimoali7124 5 лет назад
👍🌹🌹🌹
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 5 лет назад
aniga meherkeyga waa kutub iyo 50$ dollar allxm igu filan
@sumayacabdi733
@sumayacabdi733 5 лет назад
Kitaabka sharaf ayuu leeyahy wx maher laga dhigo uma qalmo
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 5 лет назад
@@sumayacabdi733kkkkkkk dhuuni raac mahi xabiibti
@sumayacabdi733
@sumayacabdi733 5 лет назад
Haye xppti aniga wali ma aroosin lkn wx yar kuma qancaayo inaa adi iga fcnyhy ayeey cadeene
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 5 лет назад
@@sumayacabdi733 Hanti wax weyn mahan sowj wanaagsan allha ku sahlo caruur salixiin ahne allha kugu arsaaqo waalasheeey
@sumayacabdi733
@sumayacabdi733 5 лет назад
Aamin aamin yaa rapi mhdsnd abaayo mcn
@canabmohamed3619
@canabmohamed3619 5 лет назад
Allaha xaqa na fahan siiyo
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 5 лет назад
*alla jecliyaa Dahabka allaw iibadi aamiin hhh*
@rawdarawda5678
@rawdarawda5678 5 лет назад
😅😅
5 лет назад
Asc abayo mcn isaar subscribe insha Allah🙋🙋🙋
@zakariamusse3674
@zakariamusse3674 3 года назад
Hi
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 лет назад
Meher niminka soomalida nama siiyaan. Dumar hadaan nahey waa in xaqeena u hadalnaa. 15 years baa reer leeyahey wali meher la ima siin. Tolow ma markaan dhintaa la isiin doonaa oo qabriga la ii saari doonaa?.
@ugaasohaji1617
@ugaasohaji1617 5 лет назад
Faduma ali abaayo waad ka qaadan kartaa xaajigaaga like aniga laba sano cml markaan odeygayga is qabnay ayaan wey diistay wuuna isiiyey meherkeyga maanta waan ku shaqaystaa Alxmd marka ragga qaarkood baa meherka dumarka udiida halka qaar kalena ay uhormariyaan any way Illaahay Sw, xaqa hatuso rageena iyo dumarkaba
@hayatshegow7916
@hayatshegow7916 5 лет назад
faduma ali abaayo waxa laga yawa in uu ilaaway marka iska weydi ku dheh maherkeyga isii xaaladiisana adiga kawar haayo marka aad isledahay wuu awooda weydi ilahey hakaga soo qaado dhamanteena xaqa ilahey hana fahamsiiyo aaamiiin
@ibraahimalmascuudi6977
@ibraahimalmascuudi6977 4 года назад
Meherka wa xaq aad adiga ledahy Kna qadankrid xilogad ubhto, haba noqo hbnka 1aad ee aroska Hdad Tirah mel igma tbnkrtd adoon meherkeyga isiin xaq ayaad uleedahy wlh abaayo , waa kuwajib inuu frta kzro
@Dhamestiran
@Dhamestiran 5 лет назад
Msha Allah aniga walegu mehriye
@QARAFKA
@QARAFKA 5 лет назад
Bo
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 5 лет назад
mandeq Abdi sido kle
@iqlasmohammedaden2469
@iqlasmohammedaden2469 5 лет назад
Aniga dahab walaygu meheriyay lkn number ma sheegan kaliya wxn oghy inta grm een sheegtay markaa wlhi waa suaal da a wayne talow maalinku xaajugygu gudayo haduu kan qaaluga iihuro danbi mayga raacayq
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 лет назад
Maasha allah maanta wa aan garneynin ayaa ka faa ideysatay barakalaah sheekh yadeena
@anisaali9776
@anisaali9776 4 года назад
Allan, Whichever way BOKO . WYSIWYG
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 4 года назад
hada waa ba kabax nay dahab hanala ku mehriyo auto gaari hala igu mehriyo so is taag abyo si aan loguba warerin qaymaha lacagta
@beautygirl9818
@beautygirl9818 5 лет назад
Ayuuto dahab malagu gadikara
5 лет назад
Asc abayo mcn isaar subscribe insha Allah🙋🙋🙋🌷
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 5 лет назад
Haa waa Ku gadan kartaa lacgtaakii kuu aruuta waaye hadii eey xalaal Ku timid
@deeqaabuukar4259
@deeqaabuukar4259 5 лет назад
Hhhh ani mugo wa ku gaty
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 5 лет назад
@@deeqaabuukar4259 subscribe ii saar ane waan kuu saarayaa
@zakariamusse3674
@zakariamusse3674 3 года назад
But a
@abdullahihussein1616
@abdullahihussein1616 5 лет назад
Masha allah
@ifkanolasha9192
@ifkanolasha9192 5 лет назад
Masha Allah
Далее
MEHERKA IYO DAHABKA// PART TWO : Sheekh Abu Dalxa
7:45
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 863 тыс.
DAHABKA KEE UGU FCN . / SUAALE. DHALAQAHA KU SABSAN.
15:29
maanta waan soogaday dahab daawasho wacan
12:42
Просмотров 68 тыс.
Daawo : Meherkii ugu lacagta badnaa !!!!!!
37:56
Просмотров 4,7 тыс.
MEHERKA GACAL IYO XIGAAL
13:01
Просмотров 32 тыс.
FARHIA JEWELLERY Dubia
2:45
Просмотров 22 тыс.