Тёмный

DAHABKA KEE UGU FCN . / SUAALE. DHALAQAHA KU SABSAN. 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 202   
@munomohamed3488
@munomohamed3488 Год назад
Waan ku salaamay xamdiyey masha allah waa runtaa dhaqaalaha waa muhiim ah hadii lacag la aruurin karin dahab geshta wallhi aniga waxaan yurub ku imid waxaan soo aruursaday masha allah waan ku baxsaday waxaan soo aruursaday 3 sano gudahooda 230 garaan dahab ah alx gabdho qaata dhiirigalinta walaasheen iyadana wey ku mahad santahay
@nimcoabdirahman4655
@nimcoabdirahman4655 Год назад
Masha allah
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Год назад
Masha allah wllo wabanka baqa dahabkee ma ficanyahay
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Год назад
Masha Allah mabrouk xabiibti 3sano 230 gm abaayo mindhaa lacag farabadan baa kusoo gali jirtay hooyo guri joog ah oo biil qaata macquul maaha
@Ftm63
@Ftm63 Год назад
Lacak ahaan meqey kunoqotay micnaha dolar ahan
@hawokiin6934
@hawokiin6934 Год назад
abyo mahdsanid barnamijika sadaqada in aan ka qeyb qaata rabay abyo ilaso hadal insha allah kheer allah ku siiyo macanto wllhi malint aan ku bartay nololshyda waxa badana ka badshay waxan ku faraxsanahy in gabar soomaaliyed oo sidaa u fican oo fikirkaan leh naga midtahy boqoradeyda allah ku xifdiyo ♥️♥️♥️❤❤♥️♥️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi kuma waayo. Waxan ku siina wasapka Gabarta macalimada wac abyo mcn ayaga ku shegi donto waxa dhan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
+252 61 5830922 waa Kaas qaali xawo
@hawokiin6934
@hawokiin6934 Год назад
mahdsanid mcaanto
@hanaomar2372
@hanaomar2372 Год назад
@@yuuuuga1 shukran abyo ilove u xamdi malintan tiktok kugu arkay ayan yuoutup so galy kufahmy hadlkaga gabar wangsan thy wan jecla ina ganacsi bilwo lkn abayo lcg mahesto hda icwiso wax yar xita kubilawa ale hku xfido abyo
@anabmuuminabdalla6605
@anabmuuminabdalla6605 Год назад
Asw dahab qasaro Mahan waa idin salaamay hamdi iyo asxaabta oo dhan
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Год назад
Xbbty Dahab1: lama deynto, 2: lama rahmi karo ( Rahmid = arbuun ama lacag lasii siiyo qofka) 3: la iskuma baddali karo oo waxaa lagukala gaddtaa yad bilyad. Waana arin diini ah. Wixii kasoo hara waa xaalaam. Waadna ku mahadsantahay talooyinkaada baaye qaali❤
@bahjabilan2474
@bahjabilan2474 Год назад
Sax xabibti barigii fiqiga dhigan jirny Sasay ahayd kaga darane sanad marku dhamado zako kabixi weyaan hadu 80g kabadanyhy waa wax in lagato kufican hadana hawl badan
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
ABAYAYAAL SUBSCRIBE IISAAR THANKS 👍
@hibachannel6677
@hibachannel6677 Год назад
gacmahaygii qurux qaleelkygii waaka ilaaliye xataa golofis xirtaa xiliga hoosha, mahadsanid xayaati ❤️
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Год назад
Maxad ku sameysi abayo bal iisheeg
@hibachannel6677
@hibachannel6677 Год назад
@@saynabibrahim4703 bayo markasta cream caadiya oo gacmaha qoynayo baa marsadaa, haddaa ways waysto xataa kadib waan mariyaa. Hool markaa qabanayana qolofiska dhaqaatiirta xirtaa , marka masha allaah
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
WALAL QALI SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Год назад
Cream ka glysolid ladhaho marsada gabdho gacmaha iyo cagahaba
@nimcoabdirahman4655
@nimcoabdirahman4655 Год назад
Masha allah shalmadada qurux badantahy wabanka helay masha allah
@sidrahaji5133
@sidrahaji5133 Год назад
Ma asha Allaah gabdhoow hadaa cusubtihiin muuqaaladi hore fiirsada wax badan ayaa ka faaideysiin..
@muniitaofficial5101
@muniitaofficial5101 Год назад
Abaayo anigu wigaan dheexdisan kuguso biiray wlhy waanka helay Talooyinkaga msha allh hore uso wl
@aminaosman1807
@aminaosman1807 4 дня назад
Masha allaah
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 Год назад
Mashallah tabarakallah xbbty xamdiyeey allah haku barakeeyo aadbaan talooyinkaaga ugu faaiday mashallah wlo halkaa dahabka hadii uu 100 giraam dhaafo sakaa ku waajibaysa intaana baraaruji inshallah
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Год назад
Iso boqda walaheyga somaliyed ❤wan ku farxi lahaa hada iso daweysan ❤
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 Год назад
Xbbti mhdsanid noo so badi barmaamijka dhaqaalaha
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Dahab ka wuxuu qasaaro Ku yahay dadka Inteey soo gataan hadana bil kadib ii biyo . Aniga sanadkaan horaantiisii 68dollar Ayaan Ku gatay hadaan celiyana waa 55 weeyo celiska Marka qasaaro ayaan galayaa hadaan gado hada.insha allahse gadi maayo ilaa qiimihii aan Ku gaday imaado celiska
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Год назад
Subxaanallaah walciyaadu.wixii Alle SWT ha u kugu arzuqo fan ma galo , Alle SWT ha u naxariisto intii dhimatey dhawaca Alle ha Caafiyo Ehelkana Samir Aamiin, Thank U for Everything 🌹❤️❤️❤️🌹
@habonmario1089
@habonmario1089 Год назад
Abaayo anaa ku qasaray dahab marna waa faido marna waa qasaaro sanadki hore 2021 aya gatey dahab waxaan ka bixiyaya 58 garamki sinkabuur ayuuna ahaa sadankaan ayaan din u ibiyay 49 ayaan ka bixiyay calaa garam 9 dolor ayuu iga dhumayay aad ayan ugu shalayay marka ha dhihin waa faido marba heer ayuu tagaa dahabka
@fartunabdullahi7711
@fartunabdullahi7711 Год назад
Abaayo hadad rabto dahabka inuu wax ku koraan horay haka celin micnaha sanad iyo labo sano inta isticmaashid ha celin hadii aysan xld kugu qasbeyso shan sano lixsano kadib loo iibsada suuqa la geeyq hubaal waaye qasaari meysid ma fahantay hada micnaha dahabka quruxey
@user-kl4uf6pj5q
@user-kl4uf6pj5q Год назад
Sanadkaan qaali ahaa bee side xpibti k
@onlinecosmetics6054
@onlinecosmetics6054 Год назад
@@user-kl4uf6pj5q haaa wlhi sndkan dahabka qaali wye
@kaltunmohamed475
@kaltunmohamed475 Год назад
Jazakallah xbbt waanka helay baranmijka noso badi alle haku xafido qurxey
@shankaroonabdi5501
@shankaroonabdi5501 Год назад
Masha allh jazakallah abyo allh ku xafido
@mohamedmowliid9395
@mohamedmowliid9395 Год назад
Waan rabaa abyo mcn sadaqada inaanku darsado waxan awoodo
@miskihassanali6335
@miskihassanali6335 Год назад
Abaayo ad ban ku tagera abayo arin aya darema cidna lama wadagin waligay waxana rajayna in aan malin uun gulaysan dono lkn malinka an gulaysto wan. Kula so wadagi donaa walowan hada jeclaa talo waloow tii alle ay tahay taladu abaayo only iso duceey xalada an daremayo in uu alaah iiga dhig mid khafiif ah o ciyow iga dhamaato alx wa. Rajaynaa
@lajaanqadnolashaofficial8132
Amiin Wll ilahay hakadulqado xaladaha adaag
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Ilaah haku saqiro mcnto
@najahindho2461
@najahindho2461 Год назад
Alle haka dul qado abayo mcn
@najahindho2461
@najahindho2461 Год назад
Salad kasta ducayso saliga nabigana badi abayo
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Год назад
Maashallaah alaha kuxafido adiga iyo ubadkaada iyo xaajigaaga ❤️
@nstexomohmd248
@nstexomohmd248 Год назад
Alle ha unaxariisto abyo dhamaan dadkii ku dhintey
@surayoali
@surayoali Год назад
Masha allh abyo sidaqada inaakaqebqatu ayan abaa inteekalaxiraa
@shariifomuxumed2113
@shariifomuxumed2113 Год назад
asc abayo masha allaah ilaaheey ha u barakeeyo wax fiican ayaa inoo soo gudbisay rabbi ha kaa ajir siiyo abayo horay u soco
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Год назад
Run ahaati waa run xamdi dahabka ayaa kafican dhulka aniga ahaanti fikirkayga waa hanti meel kudala dahabku
@nastehaahmed3098
@nastehaahmed3098 Год назад
Mahadsanid xabiibtiyey dhiirigalintaada somalia marki lajoogo dahabka waa qasaaro sababto ah marka lacag u baahato raqiis aya laguu xisaabinaya ugu yaraan 10 dolar aya u dhaxeeso waan aqliyeystey hada dahab labis eh un baan gata lacagta aan safe gareen laha dahab magaliyo
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah 👌
@muhiiinasii9789
@muhiiinasii9789 Год назад
Mshallh baraklh jzkllh qli
@farhiahussein4120
@farhiahussein4120 Год назад
Masha allha thank you ❤❤❤❤
@sumayayusufabdikarim9920
@sumayayusufabdikarim9920 Год назад
Masha Allah waa talo wngsn abyo quruxey mahadsanid
@asmamohamed9685
@asmamohamed9685 Год назад
Asc abaayo arintaan Dahabka mabanaano I laga dhigo kadib lacagta gadal kadhibtid caravan waye wadada ka warayso insha allaha
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Si fiican baad u faahfaahisay abyo Mahadsenid 🥰
@ummucayn2474
@ummucayn2474 Год назад
Maasha Allaah .. shukran xamdi xbbti Illaahay dartii baan kuu jeclahay Allaah haku dhawro
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
WALAL QALI SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Год назад
MashaAllah tabarakallah hamda habiibti
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Türkei iyaganah side kale waa 14 garam leeyahayey Türkei,
@aayat7374
@aayat7374 Год назад
Whith in one year 12500$ aruuriye wa shaqeynaaye somaliya dahab wax yar ayuu ahaa badanaa lacagtaas banck serving aya dhiganaaye marka dahab waxaa sameyn karo qofki 1gram bishi inaa soo gado waana celin kartaaa adoo isticmaalay lkn dahab wa weyn oo sad ah hasoo gadina marba hadaa suuqa ku celinaysaan intaasna ku darsada
@nadia90
@nadia90 Год назад
Sabab abyo
@falastiinibrahim7516
@falastiinibrahim7516 Год назад
@@nadia90 wa laga xisa sedka
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Abayo qeyr alha kusiyo watup side kuhela
@munanaasir3480
@munanaasir3480 Год назад
Xamdiyeey wax badan oo badan ban kaa faa'iday wlhi ilaahay khayr hs kugu abaal mariyo. Xamdiyeey sidee lagu kala garanayaa dahabka ka dubai ama Bahrain ama wadamada kale ee aad sheegty malaga yaabaa inaysan run kuu sheegin dahableyaasha.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Waan kasoo hadla qali
@tesdsffr2973
@tesdsffr2973 Год назад
Asc abaayo waaku salaamey noo soo kordhi barnaamijka dhaqaalaha abaayo thank you mcnto
@farhiyaabdullahi2888
@farhiyaabdullahi2888 Год назад
Masha allaha abaayo mahadsanid
@najaxfariid2161
@najaxfariid2161 Год назад
Wlshy mcn Allah haku barakeeyo caqliga
@ilhansacid2747
@ilhansacid2747 Год назад
Masha allah abyo ad ayaan uga hiley barnamijka insha allah wax walbo kher ah ale hano fududiyo
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
@fardawsaali4816
@fardawsaali4816 Год назад
Alah ku barakeyo mcnto
@queenasra1432
@queenasra1432 Год назад
Mashaa Allaah xamdi dagan kujecliyaa gabadhayda Gmail kedan kaga soo saaray comentina kaaga soo qorayaa sidan kujeclahayle gabdhahayga yaryar telkoda xitaa wankaga sabisgareyaa sidan kujeclahayle gulayso daganteyda aan waxbadan kafaa'iiday
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Год назад
Xamid dagan abayo waa aniga comtiga waxa ksoo qoray gmail gabadhayda jacelkada dartii Allaha nookadaayo wanadada waa ii muhiim aniga qaas ahaan
@aminaabdulahi1743
@aminaabdulahi1743 Год назад
masha Allah xamda hada kugu soo biiray wax badan ka faaiday 2bari dhowr vedeo ka jaraa masha Allah reaction waa lagu qiimo beela iska ilaali ❤❤❤
@rahmaqaasim2474
@rahmaqaasim2474 Год назад
Mansha alaah ale haku barakeyo
@yasminadam3922
@yasminadam3922 Год назад
Abaayo wuu raqiisoona anaa wlhi arkay
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 Год назад
M.allah keep going my sis
@sarahjohnson2096
@sarahjohnson2096 Год назад
Agree 💯
@naimahassan5755
@naimahassan5755 Год назад
Qliyeey waa run anaa tijaabiyey more aad cream mariyo waa more hands they are beautiful hand👍🏻
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 Год назад
thnks habo i luv u so much wax badana ka faide
@umanajma3317
@umanajma3317 8 месяцев назад
😊
@qadroali2268
@qadroali2268 Год назад
Asckm masha allaah
@fartuunahmed-kf2xj
@fartuunahmed-kf2xj Год назад
Mashaa allah abayo waa mahad santahy
@dekakhalif1504
@dekakhalif1504 Месяц назад
Adigaba. Gacmahaagu. Waa. Cawro. ee. Qarso. Adigoo. raali. ah
@Hooyo309
@Hooyo309 3 месяца назад
Abaayo carbuuntaas waa ladiiday. markaas aad qaadaneyso intuu maraayo waa in laguugu dhuftaa. xitaa hadaad rabto maalin kadib usoolaabo in uu kuu xayirnaado ood beec aadan bixin uu kuugu yaalo baa la diiday. laakiin inta kale waad ku mahadsantahay. wana saxantahay.
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 Год назад
Masha allah
@yunnaali3117
@yunnaali3117 Год назад
Mashallh apYo hore usoco jzklah
@amiiraabdiaziiz5028
@amiiraabdiaziiz5028 Год назад
Abayo jasakalah khyr abayo anidahaba mahaysto se usoogata lacagna mahaysto ilatali shugran kana soohadal sida lacag loo urursado
@queenjiija5572
@queenjiija5572 Год назад
Waa rabnaa noso qor gabarta nabarkeda wllo
@qadroali2268
@qadroali2268 Год назад
Asckm masha allaah waa sax xabiibti
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Sax habo sasa fican warunta dadow fahma horta ok ❤❤❤❤❤❤❤
@faaizaqurux1617
@faaizaqurux1617 Год назад
Abaayo waa mhdsnthy🥺👸🏿
@hafsoonline1621
@hafsoonline1621 Год назад
Waasax huno anigana waan kaqeyb qadanaya ee labarka ii soo dir
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 Год назад
Su all Wllo Dahabka hadi asago gacmahaga ku jira Aad marsato karem ama wax kimi kaa mabadla Su asha iga jawaab
@luuzanhaji2191
@luuzanhaji2191 Год назад
Mya cadi waye dahabka lagu shegayo wa inu cadanin cady
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Asc abayo mashallah mashallah mashallah mashallah
@ahmedler5019
@ahmedler5019 Год назад
Like ada ii xasuusiya hamday horey u soco
@iqracadey1481
@iqracadey1481 Год назад
Allaha kudhowro dhiirigaliso
@asmalucky1882
@asmalucky1882 Год назад
Waa runtaa afartan doolar baan siitay maantana kontan doolar baan ku soo iibiyey cala giraan
@lulaa1113
@lulaa1113 Год назад
Abaayo diinta islaamka kuma banaana dahab hal saac xatta lama rahni karo marka arintaas haku kadsoomi
@fatushey8006
@fatushey8006 Год назад
Illhay ha i siiyo waxa dahab ku gato insha Allah vidio mel sii dhigana hda mahesti😢
@nasrocali830
@nasrocali830 Год назад
aamin 🤲
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Год назад
aamin aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲 mcnto🌹
@fardawsaali4816
@fardawsaali4816 Год назад
Thanks
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 Год назад
Asc abyo cidiyaha iska jaar waa suuna jazakallah kheir
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Год назад
Mashallah ❤
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
ABAYO QALI SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@sulekaabdiabdullahi6371
@sulekaabdiabdullahi6371 Год назад
Sax waye abyo aniga ayaba saas sameya biro mahan
@wafanaji9255
@wafanaji9255 Год назад
Masha alaah xamdi
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
Xamdaay waan iloobaa inaan muqaalka like 👍 saaro markaad saara tiraah do ayaan baraarugaa markaasan like gareeyaa 😁 😂
@pheynuus9840
@pheynuus9840 Год назад
Runta waye abyo dahab qasaaro mahan xabibty
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 Год назад
Maasha Allah
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
ABAYO SUBSCRIBE IISAAR PLEASE QALI 👍
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 7 месяцев назад
hamda anuu dahabka wan jeclahay wan iibsadaa lakin inaan sii dhigto wan ka baqaa waayo dadka aad umayaqaano dahabka iibiya
@queenqueen5947
@queenqueen5947 Год назад
Dahabkeygii iigu horeeyey 1999 ayaan gatey 8doral ayaan ka bixiyey
@SimanmohmedMohamed
@SimanmohmedMohamed Год назад
Wwww masha Allh
@sweetamla2058
@sweetamla2058 Год назад
MashaAllah markaas dhoocil ban ahaa😂
@nuuroali1923
@nuuroali1923 Год назад
Wcs Abaayo xamdi maashaa allaah waa ka hele barnamijyadano kale noso bada adigo mahadsan waxa ku weydiin cream gacmaha magaciisa isoqor
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Год назад
Asc wr wbt Hamda Nuura so dhowow 🌹❤️
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
Waa runtaa laakii dahabka hada waa qaali
@wiiloahmed7559
@wiiloahmed7559 Год назад
Masha Allah abaayo ❤❤❤❤❤
@idilmohamed6482
@idilmohamed6482 Год назад
Muxaadiro sheikh umal dhageyso ku qor ribada dahabka abaayo mahadsanid
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 Год назад
Noso badi abaayo barmamushyadan
@xaliimomaxamed5807
@xaliimomaxamed5807 Год назад
Wlh waxan ogahay gabar dhibaateesan oo madiina joogta una bahan cawinaad diyaar Ayan u ahay inan wax ka cawiyo telkedana waan idin Soo diraa ee laxariira oo idinka u dhawee wareesta
@umumahircadey1262
@umumahircadey1262 Год назад
Mash allh malinka ku bartay ilaa hada an kugu xiranahay wax badan ban ka faaaiday wlh mahdsnd hamda qurux
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
XABIIBTI QALI SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@inaahmed289
@inaahmed289 Год назад
Number two 😅😂
@nimco7443
@nimco7443 Год назад
Masha alaah abaayo hooyo ayaan ahay biil qaadat hadan waxan ka dhigato ma jirato
@sowdafarax4610
@sowdafarax4610 9 месяцев назад
Dahab ka marka aad ka dhigato sanad kanadkasta oo waxaa laga raba sako
@ubahfarah6952
@ubahfarah6952 Год назад
Abyo dahabka carbuun lama bixinkaro waa ribo say culimadu dheheen
@habonemoud2401
@habonemoud2401 Год назад
Asc abayo mahadsnid taladada wngsn allah ka abal Mariyo nolosheyda wax badan ayad ka badashey
@khadiijoabdullahi1423
@khadiijoabdullahi1423 Год назад
Dahab side meel lugugu dhigaya carbuun dahab malaha diiniyan lama ogala
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 Год назад
Masha allaah wll waxa tahay inan an u taagero dhanka talada fcn hore u soco
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 Год назад
Abaayo aniga koombo ama gasac ayaan kuridaa markan ayuutada qaato
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walashay
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 Год назад
Abayo what's app group hada samaysay iguso dar
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 7 месяцев назад
waa runteed anuu markaa aqal galaayay waxay ahayd 15kii 40 doalr ayuu ahaa ayan filayaa hada borama waa 61 dolar haye
@user-eu8rz4yf1u
@user-eu8rz4yf1u 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 380 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 8 млн
Suuqa Dahabka Qatar | Dahabka Malaga ganacsan karaa ?
11:12
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 50 тыс.
3 HAB OO AAD DAKHLIGAAGA U KORDHINKARTID | #INCOME
13:06
DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY
13:57
Просмотров 24 тыс.
Fatuush Dahabka U Doora Dooqiina Aan Arko.
9:25
Просмотров 32 тыс.
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 380 тыс.