Тёмный

Dalka Kenya | Sanadkii waxay somalidu soo galisaa dalkan in kabadan 3 Billion oo doolar! 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@AbdihakiinAbdulaahi
@AbdihakiinAbdulaahi 3 месяца назад
Tebinta waa talent bal arag Siduu u kala dhigay m.a
@IlyaazAbdirahman
@IlyaazAbdirahman 3 месяца назад
Kusali nabigeeni udgoona scw❤
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 3 месяца назад
Cabdiraxman wxd ummada somalyed ugu adeegtay ummadada somliyeed xaqiqdi dhalinyara an ka mid ahy wxn ka faa,iday harumar baladhan hore uu soco wllo
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@ruumi1665
@ruumi1665 3 месяца назад
Ku mahadsanid bro warbixinta muhiimka ah ee aad nala So wadaagtay
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 месяца назад
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 3 месяца назад
Alhamdulahi for everything 🤲🤩😘😇
@YOZX-z2k
@YOZX-z2k 3 месяца назад
Thanks macalim
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 месяца назад
Waan ku salaamay cabdiramaan waabari
@afalahshippingclearanceage7393
@afalahshippingclearanceage7393 3 месяца назад
Wadankena ilahayo nabad kadig
@SalimMohamed-n2q
@SalimMohamed-n2q 3 месяца назад
Inshallah anaga aya kaguuleysaneyna
@looskey5671
@looskey5671 3 месяца назад
WAA GUMAYSI DADBAN!
@abdirizakalimuhammedbarkha7166
@abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 месяца назад
Mhdsnid you are the historian of this time among the people
@RITHWAN-MAYDAL
@RITHWAN-MAYDAL 3 месяца назад
Ustaad c/rahman omer still waa Ka helaa vedio waxtarka leh ee soo gudbiso
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 3 месяца назад
Walahi somalida haday dalku hagag sanan laga xlxiligan Africa Inaga ugu sarayn lahayn
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 3 месяца назад
Muslin baa tahay codkasta cadwo ku ah
@abrahman129
@abrahman129 3 месяца назад
​@Fati😂😂😂😂maMaxamed-xp3py
@FarhanOmar-od9kc
@FarhanOmar-od9kc 3 месяца назад
Pro new talent golden voice
@SACIID-YARE-BSM
@SACIID-YARE-BSM 3 месяца назад
Keep going brother ❤❤❤
@basromohamed4931
@basromohamed4931 3 месяца назад
Yarkan waa mid baaritan kusoo sameeyo mawduucu kahadlaayo waayo anaa meesha dagan
@Cabdiraxman..Jilbiska
@Cabdiraxman..Jilbiska 3 месяца назад
wadankaaga soo deg wadankaagaa dagitaan kaga bahan
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 3 месяца назад
Kenya somali ayaa iska leh waana dal soomaliyed✊️
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 месяца назад
Hhhhhh
@Ibrahim.AG50
@Ibrahim.AG50 3 месяца назад
Mashallah great informations
@MustafeBirlo-ls2oh
@MustafeBirlo-ls2oh Месяц назад
Sxp qariirada ka reeb somaliand
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 месяца назад
Illahey dartii isoo booqo zxb 😮❤
@MuseIsmail-M18S
@MuseIsmail-M18S 3 месяца назад
Dakada Naivasha baa la Aadidyy Mombasa waa la rary ustaad mahadsanid
@mohamudcade2030
@mohamudcade2030 3 месяца назад
Waxa aaan Kaaa Codsanaynaa in aaad Naku Soo Darto Birnaaamijyada Dalalka Latin America adikoo Raali Abdirahman Omer 🙌
@Abdiyarepog
@Abdiyarepog 3 месяца назад
Kenya Ka wa dadka ugu wngsaan Africa!!😊
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 месяца назад
Yeah
@Ibrahim-k3k
@Ibrahim-k3k 3 месяца назад
M.a 😊😊😊
@Zaadaqbdirizak54
@Zaadaqbdirizak54 3 месяца назад
Best youtuber waxba laga ma qabn karo
@Sooyalka
@Sooyalka 3 месяца назад
Maxamuud maxamed barrow❤
@FaaisoDagan-hs5nh
@FaaisoDagan-hs5nh 3 месяца назад
Kasoo hadal dhanka devices ka mobiles and laptops kuwa sanadkaan ugu fcn thanks
@abshiribrahim8954
@abshiribrahim8954 3 месяца назад
ustaad c/raxmaan waabari sln sare
@ARIZAK766
@ARIZAK766 3 месяца назад
Lkn hadda maaha sidii hore, Eastleigh si wayn ayey ku badaleysa step by step
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 месяца назад
Samali Waxay dhistan wadamada Shisheye Wadankodana Way Burburiyan kama Fikiran Waxa Ka Dhici Kara Wadamada Ay Lacagtoda Galinayan
@AmiinAhmed-xe5fx
@AmiinAhmed-xe5fx 3 месяца назад
Soomaali mooyee dad aan isbadalin majirto
@salahabdi6497
@salahabdi6497 3 месяца назад
.Somalia Gdp sanadki waa 7billion kwrn sadexdan billion hadi wadan soo Gali laheyd run ahaanti waxbadan bay wadanka ka badali laheyd. Dhibatada ugu wayn wadanka waxa waaye shahilnimada
@camuuri21
@camuuri21 3 месяца назад
Ganacsatada ugu fuleysan waa kuwa Soomaalida waayo ku ma dhacaan in ay wadankooda maal gashtaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 месяца назад
Waddan bilaa amni ah maxaa laga maalgashtaa
@NuradiinApdilahi
@NuradiinApdilahi 3 месяца назад
Sxp course ka video editingka isii sxp maaalin uun waa kuu abaal gudi doonayeeh🙏
@deeqabdi103
@deeqabdi103 3 месяца назад
Taliye asalkiisu soomaali ahaa waa kalmad qaldan e Iska sax waxaa haboor sargaal ama Taliye soomaali ahaa
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 3 месяца назад
Kenya anagaleh lkn hada awod aan kuqabdano mahesano
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 9 дней назад
❤❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤
@abdikhadaraxmed-sg6yd
@abdikhadaraxmed-sg6yd 3 месяца назад
maxaa naga galay.kenya hady hormarto iyo haday dibdhacdo midna waxba nagama galin
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 3 месяца назад
Ganacsigena ayaa yaalo
@ismaciilAbdullahi-x4b
@ismaciilAbdullahi-x4b 3 месяца назад
qaadka ilahey hanaga qabto😢
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад
Abgaal mall ugu weyn kuleh
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад
Malintii aan dhahay ilaa maanta kamabuxin Nairobi 😂😂😂😂 19yrs😂😂😂😂😂
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 3 месяца назад
Guul somalidu mel walbo ay jogto
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 3 месяца назад
Wayaxasidayaan kiiniyaanku doomaalida muqdisho caday illahay nabad kayeel
@Sooyalka
@Sooyalka 3 месяца назад
"Bogani waa boga aanu furay sooyalka islaamka! Nagala soco dhankan@
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 3 месяца назад
❤❤❤
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 3 месяца назад
Soobadi sheekada wadankan
@Ayuu-wd8mh
@Ayuu-wd8mh 3 месяца назад
Ogow bbs moll iney somali ledhy 😮😊
@MaxamedAxmed-n9d
@MaxamedAxmed-n9d 3 месяца назад
ZXP NOO SOO DIYAARI COURSE VIDEO EDITING SIDA WAX UGU FAA IDNO UGUNA SHAQAYSAN ZXP PLESS PLEES
@Shabbyy.
@Shabbyy. 3 месяца назад
Sxb waa oo diyaariyey laakin waa lacag, ee haddad rabid website kiisa gal
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 месяца назад
Naga hubi malaha waa millions lkn billion maahan yaan filayaa huuno
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 3 месяца назад
Kiniya iguna dhaqaa laha badan ugu na musuqa badan uguba gahada badan ugu na masuuli yiinta liita
@MustafaYaasiin
@MustafaYaasiin 3 месяца назад
Waxaa haboon inay soomaalidu usoo wareejiyaa dalkooda
@amalismail7772
@amalismail7772 3 месяца назад
Kenya waa wadan horemar balaadhan ku socda
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 месяца назад
Sanadi 2005tii ayaa nin hy oo reer Nairobi ahaa noo sheekeeyay anagoo maqaaxi fadhina,waxyaabaha uu nala wadaagay waxa kamid ahaa in somalidu ay xaqiri jireen bulshada dalka udhaltay sida ksawaxilga iyagoo ku tilmaama adoon ama madow,wuxu nagu yiri markaanu cayno dadka madow waxay ragoodu nagaga aarsan jireen gabdhihiina timaha jilcan ee qurxoon anaga ayay habeenkii noosoo dhuuntaan markaad sariirta ku qancin weydeen,,,markaa wllayaal arinkaa maxaa kajira?
@abdifataahyuusuf7107
@abdifataahyuusuf7107 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
@updallemohachanel2371
@updallemohachanel2371 3 месяца назад
Somalidu hadeeray adoon uyaaqaanaan dadka madowga waxaad arkaysaa qof madoowa oo soomalida ugashaqeeya guryaha markay uwacayaan waxay uguyeerayaaan adoomey!
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 3 месяца назад
❤❤❤❤🎉😊
@rooza114
@rooza114 3 месяца назад
Taliye asalkiisa somali ahaa😂😂😂 hdda kukuunyo miyuu noqday ??
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 3 месяца назад
😂😂😂 kikuyu
@umumunasar12
@umumunasar12 3 месяца назад
Uganda kaso hadal
@ismaciilyare1267
@ismaciilyare1267 3 месяца назад
Somalida dad dawarsiga asal uleh ma aha waa dad mel walba ayjoogan wawod kuleh waaye
@abdi7932
@abdi7932 3 месяца назад
hadana waa meelaha uuguu liita islii iyo meelkasta oo somali at dagto waa maxay sababtu
@kingmaan1
@kingmaan1 3 месяца назад
first comment
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow 3 месяца назад
لا يستفاد من الفائدة
@abrahman129
@abrahman129 3 месяца назад
😂😂😂​@@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow 3 месяца назад
@@abrahman129 من أنت
@MohamedIbrahim-hq6ic
@MohamedIbrahim-hq6ic 3 месяца назад
😊​@@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow 3 месяца назад
@@MohamedIbrahim-hq6ic من انت
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 3 месяца назад
Bishii 4 sandka 2024 ayan booqday dalka kenya gar ahan narobi wlahi wan yabay sida somalida foqaqa dhadher iyo company iga sameyen iyo lacagta halka gashay .wana sababta hada ganacsigii somalia u ubaba ay
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад
Iney somali ama jabuti saas udhisaan aheye kenya lee aragte south sudan iyaga gacanta kuhaya ganacsiga sido kale mozambique wlh ana tagay wala yabay shidaal cid somali aheyn makento
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 3 месяца назад
Somaliland Ethiopia qaad kay ka keensato sanadii waa 525000 dollars 💵, yaab
@BacSaliid
@BacSaliid 3 месяца назад
Somali marke nabad noqoto kenya dhulko gala ganacsigoda
@KhalidAddaani
@KhalidAddaani 3 месяца назад
Abdirahman waaberi waxan kaa dalbanaynaa sidaad dalka qatar iyo jbouti isku barbardhigtay aad laba dal oo kale aad isku soo barbar dhigto.
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴 Waxa ku hoos nool Argagixiso somalidu aa argaxiso
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 3 месяца назад
Sxb ayaantan kaa maheyno dagaaladii waxaan kaa rabi lahaay inaad no soo sameyso dagaalkii tabuuk mhd sanid
@MustafeAli-wr1wr
@MustafeAli-wr1wr 3 месяца назад
😂l
@Ibrahim-k3k
@Ibrahim-k3k 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 месяца назад
Wll somalia iyo dib udhskeeda nooso sheeg dhawr jeerna waankugu idhiye❤😢
@MubaaRik1
@MubaaRik1 3 месяца назад
Somalia way dhimatay wll Maso hagaagayso weligeed😂 ilahey ha u naxariisto😢
@TraderLii
@TraderLii 3 месяца назад
Xudeeyfa ma codsi baad wadataa ? Mise amar ayaad siineysaa ustaadka ? Waan kugu idhi markaad leedahay: ma qasab baa inuu qaato taladaada...? Mida kale: hadii aad xiiseyso soomaalida iyo wixi la halmaala mowduucyadaas rag baa ka soo hadlay ee RU-vid-ka ka raadso...lkn ustaad wuxuu doono ayuu soo gudbin 😂😂😂😂
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 месяца назад
@@MubaaRik1 aduunka zxp waxaa soo maray dowlado badan oo ahaa kuwa ugu liita. Caalamka. Sida dalka loo yaqaaano Singapore 🇸🇬 Somaliyana yadu maanta waxayba tahay dawlad taagan kaliya waxaa ka dhiman inay ciidamada shisheeye dalkooda iska ga saaran iyo fara galinta reer galbeedku dalkeena ku hayo Intaas wixi ka dambeeya dadka somaliyed waa inay yagu isla shiraan wixi horay udhacayba ay dhamaan iska ilaawan sida dalka Rwanda 🇷🇼 ee africada dhexe dhaca. ((Lkn haddii at saasu dhici waydo wakhti aan fogayn dalkan. Waxa kala qaysan doona labada dawladood eee yuhuuda ah ee ina dul daga. Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 ((🙏🙏🇸🇴🇸🇴))
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 месяца назад
@@TraderLii wll waxa dhiba ma samayn. Lkn. Waxaa ihurinaysa. Dareeenka wadanino🇸🇴🙏
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@Beru700
@Beru700 3 месяца назад
Kenya is become Singapore of Africa.
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 3 месяца назад
Yaahuu
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@Cabdiraxman..Jilbiska
@Cabdiraxman..Jilbiska 3 месяца назад
Ceeb, ninkaan muxuu kaa galabsady oo aad ku cayday, kenya buu ka hadlayaaye 😳❓
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
@@Cabdiraxman..JilbiskaMeshu doono ha Ka Hadlo lkn Anaga Mala Wuxu Noo Haysta Masakin La xaqiri Karo ader somaliland Maha Dowlad isku sheega fashilka ah ee Muqdisho amisom uga Taliso 😏 Hooyada Dusha Madowle Karbaash isu diyaari Nacaladba Ku dhashe Waad akhriyaysa Kolaye
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
@@Cabdiraxman..Jilbiska Meshu doono ha Ka Hadlo lkn Anaga Mala Wuxu Noo Haysta Masakin La xaqiri Karo ader somaliland Maha Dowlad isku sheega fashilka ah ee Muqdisho amisom uga Taliso 😏 Hooyada Dusha Madowle Karbaash isu diyaari Nacaladba Ku dhashe Waad akhriyaysa Kolaye
@Cabdiraxman..Jilbiska
@Cabdiraxman..Jilbiska 3 месяца назад
@@hasansudi9404 Muqdisho aniga waxba igama galin, lakiin mid baan kuu sheegayaa ee iga hoo = Adigu hadaad cuqdad ii qabtid anigu cuqdad kuuma qabo kumana caayayo, dadka waxa isku diraya waa siyaasiyiinta gaaladu ay hoos ka taageerayso si nolosha loogu dhamaysto is nacayb iyo is caayid un, waxan kugula talinayaa in aadan qof muslim ah aadan laabta wax ugu hayn, wixii amisom ilaalinayso dee iyagaa dulaysan waana siyaasiyiintaa muqdisho iyaga ayay jirtaa taasi, aniga walalkay baa tahay siyaasi Washington iyo lonodon lagu soo tarbiyeeyay iguma kaa diri karo taa ogow ❗
@Cabdiraxman..Jilbiska
@Cabdiraxman..Jilbiska 3 месяца назад
@@hasansudi9404 Wixii la ilaalinayo iyagaa dulaysan oo ku dhib qaba lakiin, mid ogow dadka waxa isku diraya siyaasiyiintaa danahooda un ka shaqaynaya, adiga haday walaalahaa soomali ay kugu direen dee nacaybka adiga un baa ku dhib qaba, aniga ilahay wuxu i faray in aana qof muslim ah aanan laabta wax ugu hayn si kasta oo uu ii dhibo, hadaa i cayday dee anigu ku caayi mayo waxa kaliyoo ku oranayaa allaha ku soo hanuunsho,
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@GuutoH
@GuutoH 3 месяца назад
Aaree dee xishood waaxay comment aad naasaha laa dhaceysaa ninkani waa aqoon yahan somaliyeed
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
@@GuutoH hooyada aqoonyanku wase Nooga Bax adu Commentska ⚠️
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 месяца назад
​@@hasansudi9404 haayee maxaad la caytamin ma qof waalan baa tahy
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
Hooyada somalia Wastay Jareeryow Dhuxul dhagaxda 🤬🤬🤬
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 3 месяца назад
Qalbada miyuu kaajabiyay😂
@hasansudi9404
@hasansudi9404 3 месяца назад
@@yayaqanciye195 jareer
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 месяца назад
​@@yayaqanciye195 17 jeer buu ku qoray comments ka 😂 😂 waa qof dhimir ka ah
Далее
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 208 тыс.
SAFARKEYGII AMERICA 🇺🇸
9:21
Просмотров 97 тыс.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 226 тыс.
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04