Тёмный

Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 174 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

13 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,8 тыс.   
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
reer muqdisho hargeisa idinka soo salaamayaa one love walaaladeeN xamar
@cabdiwaxid6491
@cabdiwaxid6491 2 года назад
Love you too 😘💓💗💖
@hassanolol1292
@hassanolol1292 2 года назад
Sdkle wll
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 года назад
Waa kaa qaadnay sidoo kale one love hargeysa
@samiahmed6921
@samiahmed6921 2 года назад
Thanks sidoo kale
@ahmediqbaal9064
@ahmediqbaal9064 2 года назад
Waan kAaa qaaday wallo
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 года назад
my muqdisho❤💋 hargeysa nabad gelyo wey inooga ficntahy been maahan🤲allah u ziyaadsho anagana allah ina siiyo
@diiriyetv
@diiriyetv 2 года назад
Aamiin
@khadardayib9217
@khadardayib9217 2 года назад
Amiin wll
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 2 года назад
Aamiin walal
@khadarnuux5523
@khadarnuux5523 2 года назад
Aniguna waxaan ilahay idinka rajeynayaa inuu nabad dalka idinka dhigo
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 года назад
@@khadarnuux5523 aamin ya rabbi🤲❤
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 года назад
Mansha allh Alleh ha inoo barakeeyo magaaloyinka from hargaisa 🟩🟩🟩⬜⬜⬛⬜⬜🟥🟥🟥
@Rama____1
@Rama____1 2 года назад
Amin🥰🇸🇴
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 2 года назад
Aaaamin Sido Kle igu salam Walalahy aan Alle dartii idin jeclahay Hargesa Form mogadisho
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@@Alon_404 calankiina wanagii gubnay qarnigii hore kanaa ka taliya dhulka jamhuriyda brkysn , simple as that , hadal lee ma lawadi
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@@Alon_404 Yn wliga lga grn cuqdada iyo ncybka kolyba wxd tahay "" Daba--jilice 😂🤣😂🤣
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Tiktok : www.tiktok.com/@offcialogaansho?lang=en kanaalka kale :ru-vid.com/show-UC_DZsQdUgPiOMHbbaQWmggw
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 2 года назад
Masha allah Labada magaalo ee somaliyeed HARGEISA IYO MOGADISHU 💝From jijiga 🇬🇶
@cabdiqaadir157
@cabdiqaadir157 2 года назад
Aragtida Caafimaad Qabtaa Anigo ku sugan Hargeysa
@samiahmed6921
@samiahmed6921 2 года назад
@@yaxyemaxamed4047 ninka muxu dhahy o ad ku cayday😂
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 года назад
Haahey magaalooyin somaliyeed waaye Wlo from somaliland
@diiriyetv
@diiriyetv 2 года назад
@@yaxyemaxamed4047 wax fiican oo aad ku hadasho miyaad wayday
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 2 года назад
Haa nio waku wadanaa
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 года назад
Labaduba waa dhulkaygi Dhawana Ganacsiyi isku mida ayaa furi insha Allah From Hargeisa
@user-pn3re1xq9s
@user-pn3re1xq9s 2 года назад
Eng mogadishuna adigaa le e kafuro ganacsigaaga kuna so dhawow.
@salmansomali
@salmansomali 2 года назад
Hore usocoto
@aaronalmghribi5323
@aaronalmghribi5323 2 года назад
Mxd ka furi ada gaajonye
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 2 года назад
@@aaronalmghribi5323 xaasid
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 года назад
@@mohamedmohamoud7775 wllhida sxp kalmadi ku habonayd wadku tidhi waa xaasid ninkasi ..
@miskinah2036
@miskinah2036 2 года назад
Masha Allah Muqdisho ❤️ Hargeysa❤️ 2duba waa dhulkeena waan jeclaan lahaa inaan Tago Hargeysa.mahadsanid Cumar inshaar Allaha ku barakeeyo👍🏼
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 2 года назад
Greetings from Hargeisa 💕💕💕💕 💕💕💕; To my brothers and sisters of Moqdisho. Inshallah we will unite again in a better way than before. We ask Alah to allow us to live that day.
@jamilanor653
@jamilanor653 2 года назад
I really hope that will hapend one day inshlh😍
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Somaliland will always be a neighbor to Somalia. All nations should respect their neightbors, boundaries, and interests. We will always be neighbors and brothers in Islam. 2 Countries. Salaam from Hargeisa and don’t forget to eat suxuur.
@Hussein-musa55903
@Hussein-musa55903 Год назад
If we all unite as one country then what flag are we going to have. Somalia has many flags
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Год назад
Amiin bro 🤲🏼
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Год назад
@@iOnSLwalal you don’t realise if somaliland becomes country you will need visa to enter somalia everything you own in somalia will be lease. Everything comes from vegetables to fruits high tax, waxaan fahmin what your grandfathers left for you,you want to give up.
@abdirahmankaarto315
@abdirahmankaarto315 2 года назад
Wcs wll HaRgaisa iyo muqdishaba illahy ha barakeeyo 💟💟💟💟💟
@samiahmed6921
@samiahmed6921 2 года назад
Amiin
@ismailmohamedahmed464
@ismailmohamedahmed464 2 года назад
Muqdisho waa inoo hagaagi insha allah,Hargeysana my second home Alle ha u siyaadiyo
@abdiali6334
@abdiali6334 2 года назад
Allah labada magaalaba Hanoo xifdiyo Hormar iyo Mustaqbalba wanagsan Umada somaliyeed Salan Gacal tooyo From DDS ❤️💙💚 🤍💚❤️. 🇸🇴💪
@mfaris8738
@mfaris8738 2 года назад
Nin wax wanagsan iga dheh, Allah ha ku xifdiyo adna wllo one love all Somalie states from 🇩🇯
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 2 года назад
your ethiopian
@ubaaxibrahim896
@ubaaxibrahim896 2 года назад
I love my country from Hargeisa to Mogadishu ♥️♥️
@ismailqurbaawi7858
@ismailqurbaawi7858 2 года назад
Hargaysa my home I will back insha allaah Waan ku salaamaya🤝🤝🙌 sheikh omar from South Africa 🇿🇦
@abdiali4281
@abdiali4281 2 года назад
Su haamba foondiina shalaa aaba
@BintuAhmedofficial
@BintuAhmedofficial 2 года назад
Moqdisho iyo hargeysa walalo matano ah labada allaha barakeeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@maadeys382
@maadeys382 2 года назад
Aamiin aamiin
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 года назад
Aamiin
@amandeck5696
@amandeck5696 2 года назад
Campania shaydaanka
@djnucmanlyrics4422
@djnucmanlyrics4422 2 года назад
amiin HARGEISA my home city
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 года назад
LAAKIIN WAANU KAXANAAQNAA CALANKA BULUUGA AH MARKAAD DOONAYSO INAAD NA AMMAANTO AMA NAGUSOO DHOWAATO NAGA QARI CALANKA
@yassein5307
@yassein5307 2 года назад
We should spread Love not hate because Hargeisa and Moqdisho are the pride of the Somali people ❤️ Yes we have a difficult past and difference in politics but we are still brothers and sisters in Somalihood and in Islam and will always be no matter what☝🏽 I sincerely love Moqdisho and will visit it one day inshallah ❤️ Love From Burco, Somaliland 😘
@zaraiprahim2166
@zaraiprahim2166 2 года назад
Both oF Them So CuTe🙈 From HarGeisa 💓 💚🤍❤️ AlHm IlaaHy NapaDa Hano ZiYaaDiYo Aamin MoQdiShna Alle NapaD Hka DhiGo🤲🤲
@abdullahiafyare9996
@abdullahiafyare9996 2 года назад
Muhiimadu waa in labada magaalo ey yihiin dhul somaaliyeed kadaaya siyasada ❤
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 года назад
Hargeiza Somaliland my home❤❤❤
@abdulqaniosmanibrahim7772
@abdulqaniosmanibrahim7772 2 года назад
Labaduba waa dhulkayga from boorama gobolkii aqoonta. cumarow se ma lays odhan karaa hargeysa muqalkad ka dubtay tayadiisu waa hoosaysaa halka muqdisho aad meelo quruxbadan aad ka duubtay mahadsanid 🥰
@ahmedguiled2739
@ahmedguiled2739 2 года назад
Ahlu xikma
@farhannuh6174
@farhannuh6174 2 года назад
I wish that Mogadishu has peace like Hargeisa, Peace is the most important thing in humanity.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 года назад
I wish they do.
@aburamenation2091
@aburamenation2091 2 года назад
Thanks man.
@hafsauthman4114
@hafsauthman4114 2 года назад
Thanks matr insha'allah
@nessesitoburrito8873
@nessesitoburrito8873 11 месяцев назад
Jig Jiga, Garissa, Bosaso and Garowe?
@boombiiboombii430
@boombiiboombii430 2 года назад
Muqalkan qofna qalbigisa cuqdad magalin karo aniga reer konfur ahy hadna hargeysa nabdeda waan jeclhy mar un inaan ku nafiso i.a
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
anba wllo muqdishaan jeclaaoo nabada inaan mar kusoo nasto ma igu soo dhawaynay sxp
@AhmedAli-mx2sc
@AhmedAli-mx2sc 2 года назад
@@jaamaccabdale400 cidna kaama xigto welcome
@mohametharawaati4230
@mohametharawaati4230 2 года назад
Hargaysa Hadhwanaag😍🥰
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 2 года назад
Dadka inta bdn dooq wey leeyihin lkn mida lagu kala duwan yhey waa iney Somalida kala geyan hargeisa Mogadishu labadooda waa somali dhulkeeda
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
@@shiekhrusheye5254 Somali wa wada nahay lkn hargeysa wa somaliland wll
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 2 года назад
@@mohailkacase3237 gooni USOCOD kama helo
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
@@shiekhrusheye5254 haa lph
@smile-db6bv
@smile-db6bv 2 года назад
From mogadishu my city proud from mogadishu my allah protect us and out brothers from hargeisa
@kawsarmohamed3580
@kawsarmohamed3580 2 года назад
Muqdisho nabadaan jecelaa .♥️♥️
@cabaasshcabdi1864
@cabaasshcabdi1864 2 года назад
Af somali ma ku hadashid sxb
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Adoontii alle Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor , halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 года назад
Mashaa Allaah tabaarakalaa hargaysa caday illaahay haynoo siyadiyo amniga&amaank waa nimco illaahay nagu galaday❤️
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 года назад
Maasha Allah Allah nabad haka dhigo muqdisho hargeisa Allah haw siyaadiyo from hargeisa ✌
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
amiin
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 года назад
Aamiin
@ismailmohamedahmed464
@ismailmohamedahmed464 2 года назад
Aamin
@qaranujoog1779
@qaranujoog1779 2 года назад
" aboowe koobkaan meeqaa lagadaa" so funny wlh 😂
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 2 года назад
Commentiga qofka markuu bixiyo Maxeey usoo baxeysaa (translate to English) ?
@laylamire3186
@laylamire3186 2 года назад
@@zakihonesty3268 ani to arabic idhahaa mnta lenba arkooyabo
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 года назад
@@zakihonesty3268 ilaa shalay leen arkooya hn
@nasranuurkq3023
@nasranuurkq3023 2 года назад
@@zakihonesty3268malin horaan arkey anigu lkn aniga kalikey isku malenayey😅😅
@commenter6596
@commenter6596 2 года назад
@@zakihonesty3268 micnaha hadii aad luqada lagu hadlaayo fahmi weyso English ayaad u fasiran kartaa. Facebook xitaa wuu leeyahay.
@goodfather2070
@goodfather2070 2 года назад
Masha dadkaygii reer moqdisho one love allah haydin xafido walaalahay 💘 ♥ from hargeisa
@deeqaali6509
@deeqaali6509 2 года назад
My city muqdishoo Illaahow nabad sii Xeebteda macaan&jawigeeda ani meel kuma doorsanayo the best city❤❤😍💫🇸🇴
@Dangarad.01
@Dangarad.01 2 года назад
Magaalada hargaysa magaalo aan ka jecel ahay ma jiro💔❤👑
@indheergaradchannel3269
@indheergaradchannel3269 2 года назад
Me too
@maryamoubax2931
@maryamoubax2931 2 года назад
Labadaba makala dhacaan mashaAllah
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 года назад
iskuma dhawa
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 2 года назад
@@mohamedabdimohamoud8328 keeba sareeya kulatahy
@apdulrahmenhapeep2021
@apdulrahmenhapeep2021 2 года назад
NABAD BAA NAAS LA NUUGO LEHIS
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 года назад
@@mohamedtahir6 hargeysa moqdisho waxay oga sareysaa nabada lkn labada magaalo sida kale wax isku dhaw maaha oo moqdishaa dhan kasta horeysa
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 2 года назад
Garoowe iyo hargeyaa isku mid ah. Muqdisho waa magaalo 4 million dagenyihiin oo Kala qabiila.
@archialleli6516
@archialleli6516 2 года назад
Maahmaahda ah waa dameer iyo labadiisi dhagood Ayaad kala xishotay inad ku qiyasto magaloyinkena Omar inshar walal qalbi furan
@mfaris8738
@mfaris8738 2 года назад
Mancha allh, illahy 2ba ha barakeeyo iyo dhamaan meel kastoo dhulkeena ka mid ah. Love you my brother and sisters from 🇩🇯
@supermediaproduction6889
@supermediaproduction6889 2 года назад
Hargeisa my home 💚
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 2 года назад
Anigu magaalna hargeisa kuma doorsadeen aduunka hargeisa ayaan ugu jecelahay🥰🥰🥰
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Masha Allh Rer muqdisho Ismuujia Rer hargeysa wan idin salamay From xamar cadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 2 года назад
Masha Allah waa muuqaal xiiso leh ka tarjumaayo hormarka dalkeena iyo dadkeena alxm Allah hanoo barakeyo mahadsanid Ustaad hore usoco
@dalmaryare6182
@dalmaryare6182 2 года назад
Allaha Xifdiyoo Labada Magaalo Baa Hargeysa Iyo Moqdisho__from Garissa ♥️
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
hargeisa sawiro ffican kamaad soo qaadin meelo badan oo view fiican aad ka sawiri kartid aya jira sida muqdishoba view fiican uga soo sawwirtay all the way keep going
@odooboy7690
@odooboy7690 2 года назад
sxb muqdisho meelo qurxoon usan tagin aa jiro wlhi meela waa weyn oo tagin jiro
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
@@odooboy7690 hargeisaba suuqa hilbka iyo briijka uun buu tagay oo soo sawiray sxp no proplem sxp muqdisho waan aminsanahay alle nabada haw siyadiyo
@hafsaisse6476
@hafsaisse6476 2 года назад
@Ismail Febrayo masha allah dheh muqdisho macaaney my motherland
@liiboy0
@liiboy0 2 года назад
Hargeysa Haa way leedahay lkn sidaad uba badno hada muqdisho 2017 iilaahada oo la joga 2021 isbadal badana ayaa ka jiro wax isbadlkaasna keenayo waa dadka kala dawan ee ku nool iyo population aadka u badan
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 2 года назад
6:40 wa run wlhi india 🇮🇳 ana joogo nolosha magalda hyderapad oo casimd gobol ah aya meelo bdn ka jabn hargysa iyo muqdsiho sida ay iishegen asxp xgaas ka timid Inshalh macluumd ku saabsn india 🇮🇳 iyo nolosheeda youtube kyga kuso gudbin doona inshlh iso booqda asxpta hda xiisynsaan
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 2 года назад
Omer is our legend 🙌 teacher
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
hargaysa my homeland 🤩🤩🤩🤩masale village
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 года назад
Lipax
@abdullahiyusuf7412
@abdullahiyusuf7412 2 года назад
#64 years ago hhhhhhh
@indheergaradchannel3269
@indheergaradchannel3269 2 года назад
@@Waberi24 me too
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 года назад
Xero awr😁
@djnucmanlyrics4422
@djnucmanlyrics4422 2 года назад
aar ma reerkii baaa thy
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Hargaisa casimadii geeska somaliland ❤💯
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
Itz administration.
@jamalabdirahman7958
@jamalabdirahman7958 2 года назад
@@ina_mohamet No it's administration but is independent government
@TheQuranExplainsItself
@TheQuranExplainsItself 2 года назад
@@jamalabdirahman7958 adeerkaa mooyee yaa yiri waa dal?
@sakisaed4636
@sakisaed4636 2 года назад
@@TheQuranExplainsItself qarax ku dhimo
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 года назад
@@TheQuranExplainsItself Soomaaliland guul insha Allaah
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani 2 года назад
Anigu waxaan ahay reer muqdisho 10sano hargaysa ayaan kunoolaa markaan imaanaayay iyo hada farqi badan ayaa udhexeeyo oo wey balaaratay hargaysa masha allaah
@KHALEDAbdourahmanYACIN
@KHALEDAbdourahmanYACIN 2 года назад
MashaALLAH laba magaalo oo Soomaaliyeed ❤❤❤ NOOLAADA from Jabuti . Thnax bro OMAR
@sihammohamoud1596
@sihammohamoud1596 2 года назад
alhamdulilah wax loo dhigo amniga majiro from hargeisa
@abdilaahicawke1587
@abdilaahicawke1587 2 года назад
Mahadsanid omar inshar
@mohadeeql
@mohadeeql 2 года назад
Masha allah aad baad u mahadsantaahy omar inshar waliba waxaan jeclahay inaad sii wado labada magaalo ee dhul somali dagto ugu weyn weye ,magaalada muqdisho🇸🇴 Alle habarakeeyo nabad waarta alle hasiiyo ,siyaasada xun ayaa somali waaleysa insha allah mar uun in xal la gaadho ayaan jecelahay Hargaysa ayaan idin ka soo salaamaya💚🤍❤
@caydaruzzadiq2911
@caydaruzzadiq2911 2 года назад
Masha allah hargeisa is ma home is my city❤🇸🇴🙏
@fartuunhillowle5557
@fartuunhillowle5557 2 года назад
Walal ogaansho hormar wacan 🥰
@pella8327
@pella8327 2 года назад
Hargeysa hoygi nabada💖
@hamsebaashe7504
@hamsebaashe7504 2 года назад
Mansha allah
@AhmedAli-mx2sc
@AhmedAli-mx2sc 2 года назад
Allaha noowada siyaadiyo
@hafsauthman4114
@hafsauthman4114 2 года назад
Hargeisa wad salamantihin labada suuq ba Allaha barakeeyo 🇸🇴❤
@cadnaandhakaar99cadnaandha59
@cadnaandhakaar99cadnaandha59 2 года назад
Mashllah Tabrkllah Hargeisa Hoyga Nabada Iyo Horumarka Iyo Xadaarada Viva Somaliland
@mowliidabdirizak2630
@mowliidabdirizak2630 2 года назад
Hargaisa somaliland my home allah ha dhowro
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 2 года назад
Aniga Hargeisa ayaan wattaa, from NFD Kenya,
@samiahmed6921
@samiahmed6921 2 года назад
Why?
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 года назад
@@samiahmed6921 why why?
@dalmaryare6182
@dalmaryare6182 2 года назад
Nfd_Garissa Anaa Jooga 🇸🇴 Love them both ❤️
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 года назад
Amxaar af Somali bartey
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 года назад
@@zakariamohamed3418 dadka soomaaliyeed hakaa nabad galo
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 2 года назад
Masha allah ustaad 🖤🔥
@fatuushabdirahman514
@fatuushabdirahman514 2 года назад
Insha allah maln un wn boqona hargeyso wa idin jeclahay somaliland❤🤍💚 from xamar💘❣
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 2 года назад
mogadishu iyo hargaisa waa labo magaalo oo aad u jeclahay ilaahay ha xifdiyo labada magaalo iyo shacabka somalida ku nool muqdishu waa magaaladan ku dhashay oo xuduntayda ku aasan hargaisana noloshayda qayb ka mid ah ayaan kusoo qaatay waa labo magaalo aad iigu wayn oo aan jeclahay mar labaad allah xafido shacabka mugdishu iyo hargaisa waa labo oo aad iigu wayn dhankayga caasimada umada somaliyeed iyo caasimada jamuuriyada barakaysan somaliland
@waheliye44
@waheliye44 2 года назад
Keep going bro from Cardiff
@honestman4046
@honestman4046 2 года назад
Thank you for sharing ♥️😊🌻
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 2 года назад
Caasimadaydii waa meeesha ugu fican afrinca💚💬❤🥰😇
@suhaybmusea3031
@suhaybmusea3031 2 года назад
Labada burca dhaanta☺
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 года назад
Dib U Socod Looma Baahna✌
@umumuraad8530
@umumuraad8530 2 года назад
Caasimadaa laga hadlayee maxaa keenay daba yaalkaad sheegeysid
@suhaybmusea3031
@suhaybmusea3031 2 года назад
@@umumuraad8530 maxad la xanaqsan tahay wll hhh
@umumuraad8530
@umumuraad8530 2 года назад
@@suhaybmusea3031 dee wll waad iga yaabisay salaadii subax baa la tukanayoo , duhurna tukadaad tidhi😄😄😄😄
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 года назад
madaarkaygi dayacan diyaarda kama kacaan hhhh
@mahadmuxudin1960
@mahadmuxudin1960 2 года назад
Mogadishu and hargeisa waa ii mid Siyaasada unbaa jiha kala ah🥰❤
@umaamina1885
@umaamina1885 2 года назад
Masha allaah ilaahey. Nabad iyo nolol wanaagsan ha siiyo hana u siyaadiyo nimcoyinkiisa guud ahan dalkeena jzkalaahu qeyr cumar inshaar
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 2 года назад
Wow, walal mahadsanid xogta quruxda badan aad inala wadagtay.
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 2 года назад
Masha Allah waa labo magaalo OO aad u qurux badan Allaha maamul wanaagsan nasiiyo aamiin
@pesgamerrambo1065
@pesgamerrambo1065 2 года назад
Am proud my somali country ❤️🇸🇴 waxan knolahy hargeisa its same ilahow midee shanta somali nabad buuxdana nasii
@naciimchannal
@naciimchannal 2 года назад
Mnsh Allah waan ku faraxsanahay in Ayn labaduba yihiin dhulkaygii hooyo Alle ha noo xiftiyo dhulka somali weyn meel kastaba ha aheedee Love Muqdisho❤and Hargeysa ❤ Somali dhamantiin hargeysa baan idinka salami Alle ha idin dhawro استاذ عمر أشكرك جزيل الشكر
@faaido1217
@faaido1217 2 года назад
Hargaisa Somaliland dalkayga hooyo ❤
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 года назад
Haaaaa
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
Viva Republic of Somaliland forever
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@Justin Y. Typical hater's garbage comment , somalia doesnt exist on the ground 🤣🤣
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@Justin Y. Hhh u just kep proving my point , u hate Somaliland existence and thats why u are one of those haters frm the failed state of somalia so all what am saying is wether u hate or dislike there is nothing u can change the reality on the ground which is that Somaliland Republic is the reality that exist on the ground , period , Long liv the Republic of Somaliland forever , end of story
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@Justin Y. Hhhh i cornered u , than u run out of ur old hypocrcy 😂😂 Viva Somaliland Republic forever we are Somaliland
@MunasarAhmed2023
@MunasarAhmed2023 2 года назад
My Home Hargeisa somaliland 😍😘
@abdiqaniak5957
@abdiqaniak5957 2 года назад
Masha allah macalin
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
MaaShaaAllaah ✅ Maa Shaa Allaah ✅ Bare ✅
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 2 года назад
Masha Allaah Xamar cadeey horomar wanagasan ayan ku rajeynaa Allaah ka dulqaado wadoyinka xerxeran waa dhibato inteeda la eh (Hargeysa Allaah u siyaadiyo nabad Allaahuma Aamiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Libaax, MashaAllah mowduuc wacan weeye wlle, Muqdisho iyo Hargeysa ba waa laba magaalood oo dalkeena kuyaala weeye, Ilaahay ummada hamideeyo cadowtinamada laga dhaadhicyey ilaahy haka tiro oo haka madooweeyo, Kuwii si wada jir ah oo walaaltinimo kudheehanthy wax uqabsada illahy haka yeelo dhamaantood
@ayuubalhusarichannaloffici8666
@ayuubalhusarichannaloffici8666 2 года назад
Maasha allh
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 года назад
Muhimaddu Waa inay Xamar Caasimadda Ummadda tahay . Hargeysana Hooyada Nabadda tahay.. Kolley anugu xamar baan is leeyahay Aad Beryo soo joogtid..
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 года назад
Welcome Abdi Askari to your city pro with open hands
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Waa runta abdi Askari legend 😍
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 2 года назад
@@jamaibrahim6110 dulmi badanaa umadaan bal ninkan maxaad ku haysataa! Aduun yaab badnaa!
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 2 года назад
Anigaba Xamar baan u socdaa InshAllah goobtii aan ku dhashay.
@isoahmed3857
@isoahmed3857 2 года назад
Yaa ku bahaan adeer hargeisa waqal ayaa jooga ee meelaha kale ada oromoy hargeisa tagtay o talabsatay ma eshad wax kaka guri orod so cawri cagdheer waxi
@khadarhussein4813
@khadarhussein4813 2 года назад
Mansha allaah. Hoyadaa magablamin cumar inshaar ayey dhashay alle haunaxariisto bro
@Maryama_22
@Maryama_22 2 года назад
Masha"Allah, Mahadsanid Abowe 2da Caasimad ba Allah ka dhowro dhib Nabad Allah siiyo Muqdisho . Hargaisana Allah u siyaadiyo Nabada Ay hesato. 🌼❤{Nabad baa Naas la nuuga leh}❤🌼
@weareone1837
@weareone1837 2 года назад
Masha allh ustaad waxaad kahadashey mowduuc aad umuhiimsan
@ismaciliska3689
@ismaciliska3689 2 года назад
Manshaa allah cumar inshaar
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 года назад
Masha Allah fiican waye Allaha ku Xafido Allaha ku Barakeyo Guuleyso weliga Insha Allah
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 2 года назад
Mogadishu💞 Hargaisa💞 Waan jeclahay labadaba alle ha dhowro❤
@abdikadiralli
@abdikadiralli 2 года назад
Hargeisay dhulkaygay ❤💪
@apdirahmanqalas3215
@apdirahmanqalas3215 2 года назад
My Home hargiesa village Jigjiga yar ❤️ Barakee allow xamar ❤️
@beyourself4996
@beyourself4996 2 года назад
Muqaal wacan thank you bro!
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 года назад
Golden Voice ❤ Omar Inshaar Guulayso wll
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 2 года назад
Two of them are nice and well, God blees for thyer peple.
@ismaaciildirir8266
@ismaaciildirir8266 2 года назад
Achievement for both our cities and their citizens.
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 года назад
Amiin Amiin Amiin
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
@@mohamedaweys2630 Maxamad ✅ aweeys Amiin magac Aammiin ✅
@muktaaromar9058
@muktaaromar9058 2 года назад
laba magaalo maah ee waa laba caasimadood oo laba dal kal ah, fadlan ayaan xaqiiqda la baal marin
@cabdiwaxidaspiima4412
@cabdiwaxidaspiima4412 2 года назад
Sxb qadiyadaas adiga oo somaliland ayey gaar kuu tahay se qofka meelha kle jooga wadanka waa hal mid buu uyahay khasabna ma ahn inad ku khasabto qofka aragtidaada
@muktaaromar9058
@muktaaromar9058 2 года назад
Ayuuna kama hadlin Hargaysa haday saas tahay markaa
@ahmedguiled2739
@ahmedguiled2739 2 года назад
@@cabdiwaxidaspiima4412 from Awdal SOMALILANDER HARGEYSAA WATAA SABAB SOMALILANDERNIMADAA KU AHAY SOMALI SHARAF LEH
@sakisaed4636
@sakisaed4636 2 года назад
@@ahmedguiled2739 King master❤💪
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 года назад
@@cabdiwaxidaspiima4412 Wxasa lyidha nin caqli caruura dadka kle wxy u aqonsyihiin mxa nga gly mar hdii anagu aananu u aqoonsanyn miskiin umad walba wxy iyadu isu aqonsantahy ayunbaa soconya dadka kle iyga aqonsigodu hdu cid ka dhigyo dal qudha idinkaa noqon lahaa dal qudha xaqiiqduna maaha ta dadka kle ee waata dhulkaga ka jirta iyo yaa dhulka ka taliya wliginba xasad iyo cuqdad ncyb ku slysn darteed ciilka melahaa social medei--ha comment beena nftina ku maweliya wallee iyo billee wxd tihiin dad aan jirin wad iska noshihiin uun moyaane walley idinka tahay Ragganimo kle
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 2 года назад
الحمد الله على نعمة السلام❤️ 🙏. Illahay xamarna nabad galyo iyo amni ha siiyo 🤲
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 2 года назад
From Hargeisa somaliland 🇮🇷
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 года назад
Masha-allah Dhulkeene barwaaqada badan❤❤🤩🤩
@hanaanhassan4639
@hanaanhassan4639 2 года назад
عمر ممكن تعمل لنا فيديو يتكلم عن المعيشه في القطر والسكن
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 года назад
Hargeysa 💯🔥
@dramenaadow1029
@dramenaadow1029 2 года назад
Omar inshaar thnks
@amiishali4110
@amiishali4110 2 года назад
Muqdisho muuq wanaag aallow barakeey 🤲❤❤🙏
@M73432
@M73432 2 года назад
Hargeisa na barakee
@najmoneyruus9057
@najmoneyruus9057 Год назад
Amiin amiin
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
muuhiimadu waa inay MUQDISHO tahay caasimada ummada soomaliyeed from HARGEISA
@cabdiqani3108
@cabdiqani3108 2 года назад
Hooyda wase hanagu qadhaabsan
@izaqueen711
@izaqueen711 2 года назад
Hargaysaba weytahy wll
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 года назад
@@cabdiqani3108 muqdisho waa caasimadii qowmiyada ,,🇸🇴🇸🇴 guul somali oo dhan .. From hargeisa
@samatarxasan778
@samatarxasan778 2 года назад
@@izaqueen711 micmaha dhula ahaan haygaysha ayaa ween lkin waxaa laga hadlaayo waa ilbaxnimadda iyo dadka
@samiahmed6921
@samiahmed6921 2 года назад
@@samatarxasan778 hargeysa ayaa weynaa😅😂
@abdiwahidlastking6123
@abdiwahidlastking6123 2 года назад
Hargeisa ❤💯
@mcaz0we10
@mcaz0we10 2 года назад
That's our beloved countries . Omar have blessed day my freind .
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Maxamad ✅ Amiin Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@Nodaysoff5620
@Nodaysoff5620 2 года назад
Masha Allah
@Geyre02
@Geyre02 2 года назад
Dameer Gaari waa Faras Awlaadul Caasimah❤🙏
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 года назад
Mashaa-Allaah,Waa Magaalooyin Aan ku Faano,Hargaysa & Muqdisho,Haddana Barnamij kan Wax Badan Ayaan ugaa Faa'idaysan karnaa Dhinaca Wanaagsan,Thanks Bro O Inshaar.
@baligubadle2666
@baligubadle2666 2 года назад
Mansha allh all somali capitals are same one love one nation from somalia sidaa ayay sharafteeni somalinimo iyo magaceniba ku soo nqon karaa Guul as soon as from hargeiza
Далее
Maxay iiraan Sidaan Ugu Jilicsantahay ?!
11:17
Просмотров 77 тыс.
Штаны легионера
00:44
Просмотров 193 тыс.
I Built a EXTREME School Bus!
21:37
Просмотров 7 млн
LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO
26:40
Просмотров 688 тыс.
Magaca Xamar wayne xagee ka yimid?? | Old district
10:02
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
Просмотров 89 тыс.