Тёмный

Dalka ugu qabow Africa? | 15 Xaqiiqo oo ku saabsan qaaraddeena ! 

Tanaad
Подписаться 260 тыс.
Просмотров 122 тыс.
50% 1

Dalka ugu qabow Africa? | 15 Xaqiiqo oo ku saabsan qaaraddeena Africa#africa
Waa muuqaal soo ururinaya dhowr xaqiiqo oo ku saaban qaarada Africa,
Hadii aad channelka ku cusub tahay fadlan ku soo biir oo kamid noqo saaxiibada.
LIKE&SHARE.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@saamicade7382
@saamicade7382 11 месяцев назад
Mama Africa 🌍 Somalia 🇸🇴 ❤️ 💙
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 11 месяцев назад
Golden voice thanks teacher 👍
@asadbaashemuuse9498
@asadbaashemuuse9498 11 месяцев назад
Allah ha ku dhawro Akhiro iyo Aduunba walaalo Geesi qalbiyada dadka wanaaga jecel haysta
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 11 месяцев назад
Xogo dhamestiran mahadsanid bro🫡
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 11 месяцев назад
Kanaalkaan aad ayaan u jeclahay, barnaamijkaana cilmi ayaan ka siyaadsadaa. Xaqiiqdii waa kanaalka aan ugu jeclahay kuwa soomaalida
@abdoulkaderhassanhoussein2330
@abdoulkaderhassanhoussein2330 11 месяцев назад
Somaalidu qolo-qolo uma baahna ee waxay u baahi qabaan wax iney bartaan iyo isna maqlaan waxna kala-biirsadaan,horaw usoco tanaad
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 11 месяцев назад
Wall wallhi anoon aqon kulahayn baan gushada jeclahay hanaga caajisin zhp next jamacada camuud ee dhulka somalida noogasohadal waxaan rabaa inan waxbarasho kabilaabe
@mosayusuf62
@mosayusuf62 11 месяцев назад
USTAAD waa Qarad Ilahy waxkasta ku manaystay Dadkeedina ay ka qatan yihiin👍
@dungabdyyy
@dungabdyyy 11 месяцев назад
Thanks teacher ❤🎉
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 11 месяцев назад
Goormaan wajigaa arkeynaa macalinkeyna codka macaanaa
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 11 месяцев назад
Jaamacadda ugu qadiimsan caalamka waà.al-qarawiyyin oo ku taala Morocco ustaad hadaana qaldanayn
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 11 месяцев назад
Waaw qaaradeena Africa... Mahadsanid wll
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 11 месяцев назад
Wiilkan wa jeclahay ❤ iraadiya❤❤❤😊😢
@cariifow
@cariifow 4 месяца назад
😂
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 2 месяца назад
Mabataqanide seed ujelatay
@user-lo6zr9uf7x
@user-lo6zr9uf7x 10 месяцев назад
Golden voice we love you
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 11 месяцев назад
Ustaad khayr badan ale ha ku siiyo❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 11 месяцев назад
Mahadsanid macalin horey u soco kheyr baan kuu rajey nayaa
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 11 месяцев назад
Yarkii codka dahabiga lahaa❤
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 11 месяцев назад
Mahadsanid Ustaad
@adandeak976
@adandeak976 11 месяцев назад
Masha Allah ustad ad aya u mahadsantahay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 11 месяцев назад
Thank you Tanaad
@abdiyeyibrahimmursal2285
@abdiyeyibrahimmursal2285 11 месяцев назад
Tanaad hoyga Tacliinta Thanks 🙏👍👍❤
@daahirmuuse4401
@daahirmuuse4401 11 месяцев назад
Mahadsanidin tanad Maclumadka muhimka aad no so gudbisin.
@user-zb5wx4wl1r
@user-zb5wx4wl1r 11 месяцев назад
Asc sxb dalal badan waan daawaney Kuwo kalena way inoo hadhsan yihiin❤inzha allaah soo badi
@Aasha543
@Aasha543 5 месяцев назад
Chanelkaan in badan baan ku xiranahy JazzakaAllah ❤
@Loolame
@Loolame 11 месяцев назад
Horey U soco Mudane 🙏
@abdiwahidabdalle1112
@abdiwahidabdalle1112 11 месяцев назад
Africa waa qaarad ilaah jawi Wanaagsan siiyay balse madaxda Africa waa kuwa jeebka buuxsada oo shacabka ka fakirin..
@Sadaamahmd
@Sadaamahmd 11 месяцев назад
Thanks bro❤
@kinghared9960
@kinghared9960 11 месяцев назад
Hore u soco Ustaad🙏👏
@Sarta100
@Sarta100 6 месяцев назад
Odayga barashada caalamka. gaarsiiya 500k waa istaa.hilaa ka hor 1mk
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 11 месяцев назад
Maasha Allah jzkallahu kheyr edowaxaa tahay channel ka kaliya aan sugo brakalahu fik 😊😊😊😊😊
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 11 месяцев назад
Golden Voice tanaad thanks teacher
@osmanabdisamed3005
@osmanabdisamed3005 11 месяцев назад
Thanks man keep going ❤
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 5 месяцев назад
Africa habaar ba heeesta wllhi😢😢
@falkiye0076
@falkiye0076 11 месяцев назад
ماشاءالله استاد
@Joseph___999
@Joseph___999 11 месяцев назад
Thanks 🎉our teacher 😘
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 11 месяцев назад
Ustaad waa mahadsantahay Next Afghanisatan inshallah
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 11 месяцев назад
54 dal oo african ah Allhu akbar
@maxamedkhaliif5323
@maxamedkhaliif5323 11 месяцев назад
Soo badi taariikhah
@abdallamohamud6260
@abdallamohamud6260 11 месяцев назад
Exactly barnamijka so badi
@inamohamed5768
@inamohamed5768 11 месяцев назад
MHadsaniD our teacher🎉❤
@abdalleali354
@abdalleali354 11 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 11 месяцев назад
Tnks macalin
@aliweidow6549
@aliweidow6549 11 месяцев назад
Thank you brother
@somaliatiktok2060
@somaliatiktok2060 11 месяцев назад
Shukran
@user-ex9ci9mp8m
@user-ex9ci9mp8m 11 месяцев назад
Ama ka reebtay somalia ❤
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 11 месяцев назад
ustaad guulayso
@user-ry4le7lr8h
@user-ry4le7lr8h 9 месяцев назад
Afrika qaaradda maldahan .
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 11 месяцев назад
M.a Ustdi ❤❤❤❤
@dajiscom463
@dajiscom463 11 месяцев назад
M.a wll ALLA haku xafido🎉❤
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 11 месяцев назад
The best RU-vid'r TanaaD 👌 ❤
@MorsalMohamed-sh8zj
@MorsalMohamed-sh8zj 11 месяцев назад
Sxb waxaan filayaa inaad online tahay saxiib qurbo joog ayaad naga dhigatay saan maalin walaba wadan dalxiis noogu gaynatsay mahadsanid🎉
@apdirahman1433
@apdirahman1433 11 месяцев назад
The one and only ❤😊
@cadefijeey5338
@cadefijeey5338 11 месяцев назад
Sxb tanaad adoo 10 sbesgarab hesto ayaan kubartey ilaa hada wan kutageraa sxb video walbo so dhigto waa dawada
@mohamednorafrah9813
@mohamednorafrah9813 11 месяцев назад
Legend soowad shekooyinka xiisaha badan
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 9 месяцев назад
Afrika qaarad dahsoon weeye .
@xasancabdiqaadir3120
@xasancabdiqaadir3120 11 месяцев назад
Qaaradaha si guud uga soo hadal
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 11 месяцев назад
Thank you❤🎉🎉
@Somakia_2025
@Somakia_2025 8 месяцев назад
Gold voice 🎉❤
@saadmohamed5169
@saadmohamed5169 11 месяцев назад
Thanks
@Xilakse94
@Xilakse94 11 месяцев назад
😊thanks
@craxmaanjaamac4816
@craxmaanjaamac4816 11 месяцев назад
Sxb Sudan 🇸🇩 maxaa kuhaysataa 2 sano kuweydiisanayay
@abdinasirsalaad
@abdinasirsalaad 11 месяцев назад
Thanks legend
@user-fv7jg5mw1k
@user-fv7jg5mw1k 11 месяцев назад
Dadka ugu khabow mise dadka ugu khoqa badan sida labo ninley labo ninley caruurtedu waa sheerin becows waxaa wada wasijirey labo nin dhigdhigato gogaldhaaf Khabil malaha
@aliabdi2436
@aliabdi2436 11 месяцев назад
Keep going Bro
@user-yi1jt7qr1m
@user-yi1jt7qr1m 11 месяцев назад
Golden voice ❤
@user-jr3ou3qq9p
@user-jr3ou3qq9p 10 месяцев назад
Hawiyuhu intuu kadilay darood baaba kabadan
@AFIFHD77
@AFIFHD77 11 месяцев назад
Gorman wajigaga arkynaa 😢😮❤
@user-qf8iy9bj9t
@user-qf8iy9bj9t 4 месяца назад
Somalia 🇸🇴 kaso hadal plz
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 11 месяцев назад
Madsanid teacher
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 11 месяцев назад
M.a keep going bro TanaaD 😢😢
@metuuboy
@metuuboy 11 месяцев назад
Horta youreb siday qard yihine nagadhadhucene wax bado udhaxaysa asiya majirto iyo youreb
@xamseofficial4111
@xamseofficial4111 10 месяцев назад
carabi maaha luqada africa wa swahili
@mohamettkeynan4795
@mohamettkeynan4795 11 месяцев назад
Zxp waxa ka so hadasha 3 wadan o ugu dadka badan
@mohabdi3690
@mohabdi3690 11 месяцев назад
Luqada ogo badan africa waa sawahilga
@SalimMohamed-n2q
@SalimMohamed-n2q 2 месяца назад
Niyo waxaano museeba maxaawaye😂😂😂😂😂
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 11 месяцев назад
Walaal
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 11 месяцев назад
Walaal wajigaaga maxAduqarisaa
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 11 месяцев назад
Goodman kuarkaynaa
@koke8711
@koke8711 11 месяцев назад
Tanaad maxaa 500k looga gaarsijn lah yahey
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 11 месяцев назад
Ahraam maxaa laga wadaa wll?
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 11 месяцев назад
❤❤Tanaad Channel ❤❤❤
@MotivationRight1
@MotivationRight1 11 месяцев назад
M.a father of graphic ❤
@abdirisaktifowofficial5918
@abdirisaktifowofficial5918 11 месяцев назад
Ninkan Abdirahman koronto miyaa? Korontow kuu xiisney
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 11 месяцев назад
Naga faaloow 5 soomaali
@minaamaame4550
@minaamaame4550 11 месяцев назад
Ariinka ethiopian inan waxa akhriyikarin mad iskaa bislayisayi
@Aziz34888
@Aziz34888 3 месяца назад
Asia kadalal badan
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 11 месяцев назад
Ciwaanka wxd kusooqortay muqalka nogumaad sheegin dalka afrika ugu qabawi mee?
@raadraac7087
@raadraac7087 11 месяцев назад
Waa dalka Lesotho muuqaalkana waa lagu xusay
@Akhyaar142
@Akhyaar142 11 месяцев назад
Wu shegay dal yar waye
@amirabukar2913
@amirabukar2913 11 месяцев назад
Ilama ahan in qaarada Africa looga hadlo carabiga ama tahay luuqada ugu baahsan sababto ah luuqadaha kale ayaa ka badan. North Africa kaliya carabiga ku hadla waana 7 wadan halka qaarada ay ka koobanthy 54 dal.
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 11 месяцев назад
Ogow masar oo 100 million ah baa ku hadla afka carabi
@amirabukar2913
@amirabukar2913 11 месяцев назад
@@odaykasheekee6929 Masar waxaa ka badan Nigeria oo ah 213m kuna hadlo English, marka luuqada carabigaa qaarada Africa saaid loogama hadlo, luuqadaha kale aya ka baahsan.
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 11 месяцев назад
@@amirabukar2913 Nigeria qof kasta oo jooga English Kuma hadlo ee waa luuqada suuqiga dadku magaalka badana isku afgartaan waxbarashada iyo dawladuna adeegsto malayin iyo malaayiin Nigerian ah baan ku hada English tusaale Nigerian-ka badankood waxay adeegsadaan afafkooda sida hawsa Igbo Yoruba Marka ha loodin in qof kasta oo Nigeria jooga English yaqaano
@amiirmustafaamiir9920
@amiirmustafaamiir9920 11 месяцев назад
Hhhhhhhhhhhhhh waaa Beenta luuqaddda carabiga waxaana Gaadhin 10 waddan ayaaa Africa Ku haddla Run sheeg waliga 😂😂😂
@Rumirulad
@Rumirulad 11 месяцев назад
Af soomali kabaarto waa ninkan
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 11 месяцев назад
اقدم في العالم الجامعة قرويين تصحيح
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 11 месяцев назад
Maclimoow maxaa kugu dhacay maal mahaan
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 11 месяцев назад
Wax naga bar 5soomaali
Далее
Friends
00:32
Просмотров 865 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 320 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49