Тёмный

" Dalku Wuxuu ku Badbaadayaa Xil-ka-xayuubin Lagu Sameeyo Madaxwaynaha" Xildhibaan Khadar Guun 

SAAB TV
Подписаться 479 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

" Dalku Wuxuu ku Badbaadayaa Xil-ka-xayuubin Lagu Sameeyo Madaxwaynaha" Xildhibaan Khadar Guun

Развлечения

Опубликовано:

 

28 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@ahmedmohamedabdalah5138
@ahmedmohamedabdalah5138 10 месяцев назад
كلام طيب وفي المكان والزمان الصحيح أو المناسب بارك الله فيك يا عبدالحمن ❤❤❤❤❤
@bintusalah5449
@bintusalah5449 10 месяцев назад
Walahay. Siyasii. Fani. Ah. Weye. Walahay. Anagaa. Ku. Leeh. Anather. Level
@bintusalah5449
@bintusalah5449 10 месяцев назад
Walahay. Waa ruuntaa. Firihii. Muse. Waa. Kalumay. Ee. Jabii. Dheeh
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 11 месяцев назад
“Never say anything that doesn't improve on silence.”😢
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 11 месяцев назад
Runbuu ku hadlay xidhibaanku
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 11 месяцев назад
Waa tvyo laiibsaday
@caliducaale464
@caliducaale464 11 месяцев назад
Vnacasyow maalinwaxaa lagu hadlo.majoogno
@Somali-One
@Somali-One 11 месяцев назад
*Wlh blh hadii sidaas la yeelin SL dambe sii jiri mayso sababtoo ah wali caalamka kama dhicin madaxwayne ciidankii uu amraayey asagu inta la jabiyey, hadana khariiradii dalku lahaa soo gaabshey hadane wali sii arimiya. Muuse Biixi waa in xabsiga la dhigaa*
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 11 месяцев назад
Saaqid saaqid dhalay oon hal xalaala aqoon.
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 11 месяцев назад
Kh,guun khadar dibjir kiniinle macaa sarkhaan
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 11 месяцев назад
Ma hooyada ayaa u iibsada haduu sakhraan yahay? kkk waar ileen.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 месяцев назад
Muuse biixi wuu dhaamaa cirro iyo faisal cali waraabe.
@funnyanimal885
@funnyanimal885 11 месяцев назад
Warkkani war hore SAAB TV FASSHHIILL
@axmedcalicabdulaahi1306
@axmedcalicabdulaahi1306 11 месяцев назад
Sokan kahadlaya. Wixi dhacay Jimcahii iyo go .aanki gudida dhexdhexdinta.!!!
@warsame254
@warsame254 11 месяцев назад
Ha ciyaaraan inta biyuhu soo gaadhayo kkkk😅
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 месяцев назад
Ninyahow dawlad majirto waasharciga hawdka.😂😂
@Hamze_mohamedd
@Hamze_mohamedd 11 месяцев назад
Walaahi taasaan been ahayn
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 11 месяцев назад
Ninka maanta umadaa midowday ee soo aarsanaysa ee sharaftoodii soo ceshanaysa khilaaf iyo dhaliil Ka dhex abuuraa waa huwan halaga war hayo adeer markaanu soo aarsano ayaanu cidii khaladkaa lahayd la xisaabtami doonaa lakiin maanta aarsibaa noo yaal waliba waxaanu aarsanaynaa macaalkii siyaad noogaystay walaahi
@Somali-One
@Somali-One 11 месяцев назад
Wll maanad fahmin ujeedka lkn waxaad ogaan doontaa maalinka uu Muuse Biixi idinku qanciyo in oog tahay xadka SL. 2024 ilaa 2030 ma dhici doonto in SL dagaal ku qaado SSC oo ay dhul ka qabsato ama oog dhan u dhaafto
@skaba6390
@skaba6390 11 месяцев назад
Nin waalan ku qafiifa Muuse Biixi Adaa ka kow ah Buuro fuulka iyo is nacayb ka dadka Sool mabda ayay ku dagaalamayan oo Somalilan ma rabno ayay yidhaahdeen Waxaan loojogin ayaad ka hadashay 94 kii makaanbaynbaad ku galaysaa oo Waaad qoslaysaa Cadawga gudaha waa kanoo kale oo waliba Xildhibaan ah
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 11 месяцев назад
Waar ciidankii hub kadhigis baa lagu sameeyey cid walbana waa ogtahay ee ka hadal.
@pharroekemet529
@pharroekemet529 11 месяцев назад
Siyaasiin iyo Media isku Dir Bulsho Ka Shaqayeeyo aya Somaliland Qaabsadee. Lakin Maanta Wa Maliin Qaraan . Cidaanka ala Taagerro. Siyasseedu ha no Daanbeeso.
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 11 месяцев назад
Guun neef dalku wax u galay dagaal
@caliducaale464
@caliducaale464 11 месяцев назад
Ka kuwaraysanayaanula yaabanahay illayn Somaliland way ogtahy inaan ilaahay inyaroo caqliyana ku gashane
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 11 месяцев назад
Kani waa ciiil qabe waynaaday o aan waxba garanayn runtii
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 11 месяцев назад
Kuwan wax duubaa qofkasta o nolosha ka dhacay miyey waraysanaysaa o aan waxba u muqan o doqon caadi ah kan ha la khaarajiyo wlhi
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 11 месяцев назад
Hooyadaa kuwii wasi jiray u sheeg
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 11 месяцев назад
Quku ma walayah ma runta dadka lagu cayaa run buu sheegayaa
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 11 месяцев назад
@@ifrahjama2840 qoraalka iska sax marka hore huuno 🤣🤣
@JibriilMaxamed-pd2id
@JibriilMaxamed-pd2id 11 месяцев назад
Nacasnimo ayaa hadalada ka yeedhsiinaya
@user-rl7rk6zb8y
@user-rl7rk6zb8y 11 месяцев назад
Waar aamus waxba Kuma hadleysid
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 месяцев назад
Midkasto oo awood badan lahayni wuxuu iska dhigaa inuu ka masgax badanyahay ka qaladka sameeyey oo isagu qalad samayn lahayn.
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 11 месяцев назад
🦁🦁🦁🫡
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 11 месяцев назад
MAXAY XILDHIBAANADA HABAR AWAL UGA HADLIAAYEEN XAALADA DALKU MARAYSO? WAXAAN U MALAYNAYAA INAY MUUSE BIIXI KA BAQAYAAN, SIDAA AYAY U BADANTAHAY...
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 11 месяцев назад
kadarow hadaad deyn waydo xanuunkan aad shaashada la taagan tahay dadka ku qaybinayso waxa kugu dhaca eeg is qaadqaad kaa socon maayo meel alle kaa qabtay garan maysid digniin
@jamaelmi
@jamaelmi 11 месяцев назад
Faashil baad tahay adigu, muddo yar ayay qoyskaaga iyo qarankuba kugu ogaadeen, xantaadaanad ogayne xayawaanka ayaad ka hoos martay.
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 11 месяцев назад
maxaad u qabatay tan? afdheer iyo eed aan jirin calaamo iska eeg dhawaan waxkalaad ka shaqaysaaye ma inan gumeed baa tahay reerkii nasabka ahaa ka baydhaye halagu eego waxbaan ogahay weekgan dabadiiye
Далее
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 439 тыс.
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Просмотров 119 тыс.