Тёмный

Dalxiiska ugu xun caalamka | Dowlaf Afrikaan Ah Ayaa Mamnuucday Dumarka Ingiriiska in ay imaadaan . 

Подписаться
Просмотров 80 тыс.
% 7 397

kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 375   
@ogaansho
@ogaansho 13 дней назад
Xuluul : xuluul.com/
@user-cs1ju2ld9i
@user-cs1ju2ld9i 13 дней назад
Iska sax dowlaf ma aha waa dowlad
@user-qb2es2lo6m
@user-qb2es2lo6m 13 дней назад
Gacanta Kaga dhacdey maybe
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 13 дней назад
Magaca iska badala ku dheh Xuluul wuu qaab xunyahay magaca Magac bay wayen wabsetka ula baxan 😂😂
@Tiktokers10
@Tiktokers10 13 дней назад
Waa kayba ka mida sheer xirfad​@@kaapechannel5351
@secterofficial6001
@secterofficial6001 13 дней назад
❤ ❤❤❤❤
@mohamedchannel15
@mohamedchannel15 13 дней назад
Walaalkayga cumaroow allah ha ku xifdiyo muuqaaladaa hal mid ima dhaafo m.s alah
@NurQuran114
@NurQuran114 7 дней назад
It doesn't matter but maxaa noloshada iskabadalay
@shijo2055
@shijo2055 13 дней назад
اللهم استر بلادنا من كل شر يارب 🤲🤲🤲🤲😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@User7654suy
@User7654suy 13 дней назад
﴿إِنَّ الَّذينَ يُحِبّونَ أَن تَشيعَ الفٰحِشَةُ فِى الَّذينَ ءامَنوا لَهُم عَذابٌ أَليمٌ فِى الدُّنيا وَالءاخِرَةِ وَاللَّهُ يَعلَمُ وَأَنتُم لا تَعلَمونَ﴾ [النور: 19 - 19]
@vandufle3242
@vandufle3242 13 дней назад
Yaa usoo daliilsatay aa yadaan gaal ceebtisa ilaah mapa asturinee ma adiga asturayo
@user-lh3yj2et7p
@user-lh3yj2et7p 13 дней назад
Ayada melbad ula oroday 😂😢
@user-gf1ty6ly4b
@user-gf1ty6ly4b 10 дней назад
​@@vandufle3242 taas ban rabay in an ogaado yuu u daliishaday wax fahanka ku yar bad is dhihi dadbadan
@user-gf1ty6ly4b
@user-gf1ty6ly4b 10 дней назад
​@user-lh3yj2et7p you're so right hhhhh
@user-sm8yv1cg7d
@user-sm8yv1cg7d 13 дней назад
Asc asxbta qiimaha badan e ku xiran walal cumar iso duceeya qandho xun ayaa isarane ilaah dartiis dadkeyga😢🤲🌹
@bisharisack5830
@bisharisack5830 13 дней назад
Alaha Ku cafio wll 😢😢
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x 13 дней назад
Allahay haku caafiyo
@abdimohamud3802
@abdimohamud3802 13 дней назад
Allah ku caafiyo wll
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 12 дней назад
allah ha ku c
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 13 дней назад
Awalba rer galbed sharaf malahayn nacalad haku dhacdee alle SWT ha u gar gaaro walalahen rer qasa
@DrNucmaan
@DrNucmaan 13 дней назад
Gaaladan Dhaqan Xumo iyo Faxshi Mooyee Wax Kale Ma Faafiyaan imaanka Alle Sw Haka Qaadeee Kow
@mohaakram2780
@mohaakram2780 12 дней назад
Hadaba imaan mlhn Alle ma rumeysna😂
@DrNucmaan
@DrNucmaan 12 дней назад
@@mohaakram2780 Hhhhh Beentaa Ma Ahan Nacalad Eebe Haku Dhacdee
@Sooyalka
@Sooyalka 13 дней назад
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@fiidowmrk
@fiidowmrk 13 дней назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 13 дней назад
Wlhi waa asiibtay Allaah ku sharfo yaa cumar
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 11 дней назад
ALLOW wiilasheena iyo gabdaheena noo dhowr iyo kuwa muslimiinta ah,aamiin 🫶🫶🫶🫶❤❤❤🫶🫶🫶🫶
@BareDahir
@BareDahir 13 дней назад
Cumar inshar jazakaALLAH
@daahfeydmedia5016
@daahfeydmedia5016 13 дней назад
"Guwida Shahwadeeda gawoowdey"eray bixin cajiib ah😄😄
@mayranebataax3697
@mayranebataax3697 13 дней назад
Af-soomaali gu ereybixin aan kuwa sayniska ahayn uma baahna erey intaas uu yiri udhigma buu af-keena ka helikaraa Kaliya buuga qaamuuskaa ha akhriyo dadka waaweyna wuxuu garan waayo howla laabto
@user-qb2es2lo6m
@user-qb2es2lo6m 13 дней назад
Waan qoslay wlhi sxp cumar macaquul
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 11 дней назад
Haa qoslin ee unax
@yoonisxirsi603
@yoonisxirsi603 13 дней назад
Barnaamijada cumar ishaar waan ladhacay
@casalasal6466
@casalasal6466 13 дней назад
ASC WLLE NAAGAHA UK KALIYA MAAHA SWEDEN XITAA WEY AADAAN HABRO IYO ODAYAAL QOWULUD AH CUDURO UUN BEY FAAFIN SHARTODA ALLAHA NAGA QABTO
@EFURAAT
@EFURAAT 13 дней назад
Waa dadka kaliya ee sidii Danyeerta Camal Shahwaadkooda ula dhaqma 🤯🤯
@mustafNune
@mustafNune 13 дней назад
Cumar inshar best youtuber❤
@MustafrleOmar
@MustafrleOmar 10 дней назад
Omar inshar waxan rapa barashada luqa arapiya si faseexa sppto ah waxan jecelahay akhrin bugaagta taarikhaha wadooyinkii cilmiga sida bukhaari imm shaafici imm xanbal kuwaas oodhan ❤❤
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m 13 дней назад
12:29 😂😂😂 cumaroe kan 🎤 uqaadatay
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f 13 дней назад
Dalxiis galbeedka waa dalxiisaha ugu xun caalamka😊
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 13 дней назад
Ilahay imanka kaa qad waa nin walan siduu Ku agjogay qurunkeda
@user-kw5mx7bb2h
@user-kw5mx7bb2h 13 дней назад
Thanks ustaad omaar❤
@c.samad09
@c.samad09 10 дней назад
Illahow somalia 🇸🇴 nookeen😢😢😢 wllhi 4 afar u guursan lahaa
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 13 дней назад
yarkaan geedi sahan waa sababta ugu duwanyahay youtube safare ee somalida
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 13 дней назад
Gaaalo waa un gaaalo bilaa xishood 😂
@MaxamudMaxamed-ll1yt
@MaxamudMaxamed-ll1yt 13 дней назад
Xxxae
@abassadan2541
@abassadan2541 9 дней назад
Waryah😅​@@MaxamudMaxamed-ll1yt
@user-rd1vk6iCR7.
@user-rd1vk6iCR7. 13 дней назад
HAMBALIYO 🎉 1M👏
@mohaan____siciid678
@mohaan____siciid678 13 дней назад
Golden voice ✨️ 💛
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 11 дней назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
@user-os5zi9kj1d
@user-os5zi9kj1d 13 дней назад
Wan ka Xorobay Cadad xun Go'an Adag o an qatay allow sida Ad iga xoraysay dhalin yarad somaliyed
@user-dz4js5ki8t
@user-dz4js5ki8t 13 дней назад
Asxaabta maujeediin magaca الله
@user-dz4js5ki8t
@user-dz4js5ki8t 13 дней назад
Like me
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 13 дней назад
Mgca alle like hku rdsn sharmutadi ku dhshy wasw
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 13 дней назад
Wad ku mahad santahy bro
@NSalah2006
@NSalah2006 13 дней назад
“Ilbax dhaafnee ALLOW noo sahal”!
@CabdiraxmaanMaxa
@CabdiraxmaanMaxa 13 дней назад
Omar macalin waa ku salaamay
@ZubeirAbdullahi
@ZubeirAbdullahi 13 дней назад
Muuqaal mug weyn👏👏
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 13 дней назад
Somalia imaada oo nakaxeysada
@user-rx8fm4vl1s
@user-rx8fm4vl1s 13 дней назад
Bro somaalia weyka cabsanaayaan waayo wxa madhiyahooda ugu shekeyay somalia wa horor😅
@haachannel8793
@haachannel8793 13 дней назад
Cudur alow naga hay islamnimada ayaa nagufilan iyo wadamdena islamka galo hada kadib nika gasoline guro moyee ninka uguro halag umbu lakulmi imbadana wad maqli dontaa
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 13 дней назад
@@haachannel8793 pro shaqo la,aan wax walba nagu kalifayso
@off473
@off473 13 дней назад
Habrahooda waa Gambia odayaashudana waa Vietnam ama Philippines
@Diva-v
@Diva-v 13 дней назад
Tunisia, Morocco iyo Nigeria kudar iyo Thailand
@NewsFusion24
@NewsFusion24 13 дней назад
@@Diva-vThailand iyo Philippines haa, laakiin carab africaantana miyay yimaaddaan. Masaraarida dad waxbartay ayaan moodayay oo aanay waxani kasuuroobin. Immikaa iigu horraysa.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 12 дней назад
Thailand waye 😂😂
@Diva-v
@Diva-v 12 дней назад
@@NewsFusion24 Ha walugu yaqana Tv-show 90fiance ladhaha jiro badankod cadanka kuwoda weynaday iyo kuwa cayilaan a guurka danesiga uso donta melahan an so shegay. Somalida weyso adi lahayen hadeysan wadan qatar leh no arkin. Sababto waxa batay kuwo imanka iyo diinta kuyaaratay o waxas naf karaadinayo
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 12 дней назад
ALLAHA KUGU ABAAL MARIYO KHAYR IYO WANAAG, SH CUMAR. MAHADSANID. ❤❤❤
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 13 дней назад
Cun, cab, seexo, fuul, hada wixii ka dambeeya reer galbeedka waa in la dhaho umadaha foorara, fadlan ha dhihina umadaha horumaray ❗❗❗
@user-dk4kn7dm7p
@user-dk4kn7dm7p 13 дней назад
Umad waliba dhanac xuman lagu shegi karo Tankale galmada qof waliba waa uu ubahan yahay ceebna ma ahan oo anagaba guligeen galmo ayaan ku taranay Lkn carabta 🤣🤣🤣 xijaabada waaween kwrn sidii dumarka Iyaga waa awliyo lkn african waa uu liita yurubiyanka waa xolo Waxas oo dhan waxaa isku darsaday carabta liita oo ureso caliyada nucas 2000 ayey naga gadmatay lkn manta 2024 my qofkii mar soo arkay carabta waa uu nacaa waliba ilaa iyo dhimashada
@haachannel8793
@haachannel8793 13 дней назад
Subhana Allah adiga ayaa intashegtay ah cawan yahow carab hacaayin
@omaari155
@omaari155 13 дней назад
​@@user-dk4kn7dm7p waligaana dabcan sooma arag se waxaa kaa gadan dhaqamada xun ee ree galbeedku ee naftaadu jecleesatay hanoola imaan inaad naga dhaadhiciso ree galbeed baa carab ka fiican midkaste diinta ka tagaa waxuu aamin san yahay carabtu iyo diinta iney is wataan
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 13 дней назад
@@haachannel8793 Qoralka si fiican u akhri deg deg ha ila soo galine, yaa afrikaan
@user-dk4kn7dm7p
@user-dk4kn7dm7p 13 дней назад
@@omaari155 carabta Iyo rergalbeedka waaba heben iyo malin 🤣🤣🤣 wlhi kunjeer rergalbeedka ayaa ka fican carabta Tusale yar ayaan kusina somalida sacudiga utahriibto iyo kuwa yurub utah riibto lee isku fiiri 🙄🙄🤔 Xoolo iyo bini'adan sx ayey kala yihiin Diinta iyo carabta aniga waa ii kala saran tahay diinta diin ahan ayaan ugu qancay Carabtana dhaqankooda adoonsiga iyo yasmada ah ayaan ku nacay Marka adiga carab miyaad isku malesa 🤔🤣🤣 murayad isku fiiri Mise qof carab ah kudheh carab ayaan ahay🤣🤣🤣
@Ebrahimadem67
@Ebrahimadem67 13 дней назад
Ku sali nabiga scw
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 13 дней назад
Waxaan Dawaday Vedio Ku Saabsan Gambia 🇬🇲 Sanadki Hore Wana Sax Vedioga Aad So Samesay Ustaad Omar inshar
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 13 дней назад
Allah dadka xaq ha tuso dadka muslimka habrah duqoobay oo waxay rabaan inat fidneyaan wiilash yar yar oo ay baahida uga faaiidaysataan
@user-py1qo6co6f
@user-py1qo6co6f 13 дней назад
Ogaansho vediogi shalay raali galin kaso buxi anaga carab waxba nagama galine
@mohamedosmanawil
@mohamedosmanawil 13 дней назад
Allah haku caafiyo
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 13 дней назад
Carab maxa ka gali waye diintada dhan aya af carabi ah iyo kutubkaga quranka iyo axadiisti rasulka scw
@ghst4487
@ghst4487 13 дней назад
Marka waxaa ĺeedahay diinta carab ayaa leh. Ok mahadsanid adiga waaba qiratay ​@@HOREUSOCO
@MarashowAbdull
@MarashowAbdull 13 дней назад
Hhh lagama bixinaayo. Mxaad qaadi kartaa?
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 12 дней назад
Waa run anaga carab wax ba nagama galin
@libandacad3043
@libandacad3043 13 дней назад
cumar inshaar Wll Muuqaalkaan muuqaalki ka horaayay ee aad Ku Hagratay Ummada Somaliyeed Ee kugu xiran Fadlan ku Noqo Ee soo gudbi xaqiiqada dhabta ah Ee Film-ku Aad soo Tarjumday waliba adigo kasoo jarjaray Xumaanti oo idil waliba xayeeysiis aad usii sameeysay Fadlan kabixi Raali galin
@hanefa283
@hanefa283 13 дней назад
Doqonka wuxuu rabay lacag uff
@caawiye-gs5to
@caawiye-gs5to 13 дней назад
"Qof kastaa wuxuu leeyahay awood uu ku bedelo noloshiisa, laakiin kaliya waa haddii uu rabo inuu isbeddel sameeyo."
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 13 дней назад
Sxb cumar meesha dowlaf ah ka dhig dowlad mahadsanid
@user-cs1ju2ld9i
@user-cs1ju2ld9i 13 дней назад
Iska sax dawlad african
@FarahFarah-q6i
@FarahFarah-q6i 13 дней назад
Masha allah❤
@HamazaAli
@HamazaAli 13 дней назад
Subaxanallah 😂 kuwan Somalia Hala keno😂😂
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 13 дней назад
Subxanallaah inte nogu so wadaa hadhowna adaa so qori doono somalia wee halaawday
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 13 дней назад
Somalia ma meel fasahaadsanba
@fadhabashir405
@fadhabashir405 13 дней назад
Waan dawaaday dokumeenteriyaashaan kusaabsan arimahaan.
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 13 дней назад
Wn dawaday documantryo dhawra wxy ku badan yihin wadamada gambia Namimbia
@abdirahimabdullahiyussuf2167
@abdirahimabdullahiyussuf2167 13 дней назад
We search happiness kulahaaa 😂😂😂 Ayeeyo aris 😂😂
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 13 дней назад
Matxaf kasoo carartay😂😂😂😂
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 13 дней назад
Dhowr ducumentry oo laga diyaariyay ayaan daawaday Gabar gambian ayaa mid wariye weydiiyay odayaasha waaweyn miyaa laseexataa Markaas ayey dhahday aniga marabo in oday weyn dusheeda uu ku dhinto kadibna warbaahinta caan aan ka noqda oo ladhaho gabadhii odayga dishay😂😂😂
@warsameali5133
@warsameali5133 13 дней назад
Waxey sheekadan socotay waqti dheer oo aad u fog.south America like Jamaica naagaha aad waa canada,USA Sweden, Denmark Iceland ,England ma la tarinkaro.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 13 дней назад
Odayaashooduna gabdho yar yar bay u doontaan Thailand Cambodia iyo Vietnam.Islaamahooduna inay Africa ay ka qaraabtaan bay bilaabeen .😅
@iloveallah8618
@iloveallah8618 13 дней назад
Waxaa igu qosol ka badnaa duqdii 80 jirka aheed dharka kaba dee neysi ama fee reyneysi😂😂😂
@Edbashir
@Edbashir 8 дней назад
Ragooda Duqoobay Asia ayay Aadaan (Thailand & Cambodia),Dumarkoodana Galbwedka Africa
@macrobianson2g
@macrobianson2g 13 дней назад
Dumarka reer galbeedka africa ayeey dhaqan xumo u aadan ragooduna dumarka yaryar ee dalalka faqiirinta ah ee sida Vietnam,Thailand ayeey wax ka Dayan
@NewsFusion24
@NewsFusion24 13 дней назад
Raggoodu xaggaa sida Thailand qawmu luudnimo ayay u tagaan.
@user-vr8gd9rj3r
@user-vr8gd9rj3r 13 дней назад
aad baad ugu mahadsantahay dadaalka
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 13 дней назад
Somalinimo uso booqo kanaalkayga😢
@TeeamDalxiis11
@TeeamDalxiis11 13 дней назад
Cumar inshaar waxaad soo samaysaa maxamed cali kalaay
@KingXadis
@KingXadis 13 дней назад
Janagale muul wuu kasameyay sxp channel ka ayuu yalaa kasodawo hadad rabto
@farhan_taffo
@farhan_taffo 13 дней назад
Umar ishaar mahadsnid
@user-fd9tz5vv5n
@user-fd9tz5vv5n 9 дней назад
Guur xawaan nimo ma ahan
@HaAli-vl4xp
@HaAli-vl4xp 13 дней назад
thanks brother
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 13 дней назад
Walhi hal gacan oo uga fakata ayaa ku filan duqdaan maqaar maqaarowday
@Laascaanood614
@Laascaanood614 13 дней назад
We search about happiness 😂😂😂
@walal88888
@walal88888 13 дней назад
Much love pro ❤❤
@mohamudsalad5750
@mohamudsalad5750 13 дней назад
We search about happiness 😂😅 wxan english way dhafeen.
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 13 дней назад
Grandmother cajuuza ah gaal ah muxuu kufalaa subxaanallah
@user-yt3ec4dp8o
@user-yt3ec4dp8o 13 дней назад
USTAAD WANKUSALAAMAY WAA ARDAYDAAI MID KAMID AH
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 3 дня назад
Nin aan aqoon cambarka duqyasha aa diido malab waa ka macan yihiin nin barte gabar weligis rabimayo runti
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 12 дней назад
Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahay iyaga haku mooso sharkood cajuusadahan waashay
@liinjecaddelyrics
@liinjecaddelyrics 13 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂 Ragaan waa dhaxal gaadyaal Waana sababta ku Kalittay Ragaan.
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 13 дней назад
Somalia 🇸🇴 may imadaan😂❤
@ciiseabdul6127
@ciiseabdul6127 11 дней назад
Maxa ku falaysa 😂
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 11 дней назад
Wiil somaaliyeed oo dhowrsan ayaa tahay ee dib isku xisaabi, wllo waxan kaftan ma galo
@user-re5gl2eb8b
@user-re5gl2eb8b 5 дней назад
Weba jogaan xalane
@mmb8978
@mmb8978 13 дней назад
SIXID cinwaanka mesha "dawlaf" dawlad ku badal sidaas urabtay filayaa
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 13 дней назад
Waa dhacdooyin naga daahnaa balse ah wax lagu qoslo.
@ahmedmorgan3098
@ahmedmorgan3098 13 дней назад
Qixiii qixiii😂😂😂😂😂😂
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 13 дней назад
Iga tag😂😂
@Arabduur
@Arabduur 11 дней назад
​@@Inasuldan1235 ح ح ح حيييييه😂
@khaliifcali8218
@khaliifcali8218 13 дней назад
Cumarow title ka iska sax, dowlaf aa kadhigtay
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 13 дней назад
Waa caadi anigaba naag habar ah oo da'deda tahay 49 sano anigana 21 sano ayaan jiraa sidaas darted waan la sheekeystaa waana jeclahay waa qof shidan aad bey macaan u tahay noloshan hadii aad fahanto shaxda nolosha
@haachannel8793
@haachannel8793 13 дней назад
Xasbunalahu wanimal wakiil natijadana nososheg
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 13 дней назад
@@haachannel8793 waan raaxeysta,runtii lacagna waan ka dhargey
@NaimaHaile
@NaimaHaile 13 дней назад
Wa iska cadi 49 qof ad u wayn ma ahan wa hadi gurgadi dacad ka yahy o dana kale ku hos jirin qadijo da'aded waxe ahed 45 Marki nabiga scw gursanaye
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 13 дней назад
49 aaa 😂😂😂 haye ku soco
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 13 дней назад
49 aaa 😂😂😂 haye ku soco
@qadu385
@qadu385 13 дней назад
Yarka mariga waa ku qosley dacadii😂😂😂
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 12 дней назад
omar inshaaroo mahadsenid, waxaan kaa codsanayaa in aad kasoo hadasho oo aad baaritaan ku sameeso sababaha soo celcelinaya sanadkaan is dilka qabaailadda soomaaliyeed sirta ku duugan . iyo xalkaba . markale aad baan kugu xiranahay mahadsenid
@Hidanhuda
@Hidanhuda День назад
😂😂😂😂dumarkiina ceshta kuqoslay sax waaye ceshta dumarkiina😂😂
@abdlkadirilmi9417
@abdlkadirilmi9417 10 дней назад
Wale ana ku nool mudo dheer , waa labada kaliya aay ka fikiraan , waa dad uku lita xaka akhlaqda runtii ...
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s 12 дней назад
Thanks
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 13 дней назад
Ar soomalia hadii ee imadaan mx dhacayo
@MiskiCaabi
@MiskiCaabi 13 дней назад
Ayeeyo laleeyahay ayeeyo cadan ahba tahay habarta cad galad weye😂
@user-oj1tp1nl2v
@user-oj1tp1nl2v 13 дней назад
Asc wllo maxaad utaagertaana carabta ?? Why why
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 13 дней назад
Dalxiis = faaxisho
@bakromar
@bakromar 13 дней назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 13 дней назад
OGAANSHO CHANNEL 👍👏🇸🇴
@ShortsOfficial-907
@ShortsOfficial-907 12 дней назад
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤
@YasinAdan808
@YasinAdan808 13 дней назад
Nin aduunya joogow maxaa aragti kuu laaban tanna makajirtaa adduunka
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 13 дней назад
Acuudhu billaah!!!!
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 13 дней назад
Habar nafaqa kaa raadineeyso yaahuuuuu
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 13 дней назад
First ❤😂
@AhmedHassan-zh6zb
@AhmedHassan-zh6zb 13 дней назад
w.a.w. Cumaraw adeer wax baad ogaatey arrintaan aad hadda ka hadleyso waxna wey kuu dhiman yihiin. bal hal mar Kenya Imaw weliba Nairobi iyo Mambasa qoladaas dalxiiska ku timid Eeyahooda ayey saariyaan. subxaanalaa. waa aqusa naas
@Mubaarakshow
@Mubaarakshow 11 дней назад
Asc sxpyal waa idin salamay flow iso dhaha mahadsanidin
@ju4965
@ju4965 13 дней назад
Subxanalaah 😢😂
@rukiamaliam3276
@rukiamaliam3276 13 дней назад