Тёмный

DAM DALAQ. RIDWAN ISAAQ DUMARKA AYUW DOLAN KU YAHAY MARKAN 

Hamda Home Decor
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 186   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 4 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍😢
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 месяца назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 4 месяца назад
Xamdiyey maanta anoo hooyadey la hadlaayo uu iso dhacay muuqalkaada Dalaq Dam markaan arkay hooyo u sheegay wixii dhacay hal saac ayay qosleysay waxay igu tiri Xamdi u qor dadkaas si fiican ha usoo jafto runta ha u sheegto ❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 месяца назад
Hoyoyin walhi isoo dhaha habo dadka wax u sheeg abyo Hamdi kaliya maxey badali karta
@umurayann5457
@umurayann5457 4 месяца назад
Hamdiyeey tan intaan naqaanay wey dhaaftay waa aduun dacalka lahayo oo rogman rabo ee allaah towbada hanagu dilo
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 4 месяца назад
Allaha quluubta gegediyow qalbigayaga wanaaaga iyo xishoodka ku sug acuudu billahi mina shaydaani rajiim war dumarnimadii iyo xishoodkii aaway aduunyo gadoon ayaa la joogaa
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 4 месяца назад
Uff Naagtu waxey ku hadshey waa yaqyaqsi. Subxaanallaah.
@bintaabdi338
@bintaabdi338 4 месяца назад
I never commented your Vedeo I was just watching but this wlhi I felt for that lady 😢
@casalasal6466
@casalasal6466 4 месяца назад
NIMANKU LAFTIRKOODU SOWTEY SARIITA XAASKODA VIDEOWGA KASOO DUUBAYEY WAX IS DHAAMA MAJIRAAN TAN KALE ODEYGA SAQAJAANJA AH OO WAX KA DARAN KEENAY MA ARKIN MIYAA ZAKI BIN XAJI SOO DAAWO HADEYBA KA DARTAYE
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 4 месяца назад
95% of nin Somali is useless facts she has a right to express her experience leave the girl alone
@smile-db6bv
@smile-db6bv 4 месяца назад
War somaliyey nikan ridwan ah aa iska qabano hadey ku cadahay falkas sheekh shible wuu kasheegay mutamarka dadka dambig wado ha dhirigalinina oo aa dawanin inaa danbiga laqeybsatan miya rabtan
@happyali5541
@happyali5541 4 месяца назад
Dharka summer ka nosogali qalbi labiska naga so dhis pls
@Samsameey
@Samsameey 4 месяца назад
Saxiix
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 месяца назад
Xaqiiq abaayo qof xun lama sheeg sheego. Lakiin dumarkeena qaar dhaqan xumo bay aad usoo muujinaayaan
@Samatalis1
@Samatalis1 3 месяца назад
Adigaba qayb ayaad ka tahay sow adigaa faafinaayo xumaan miyaa lasii gudbiyaa adiga is qabo marka hore.
@AraweeloAli-qx1mt
@AraweeloAli-qx1mt 4 месяца назад
Waa aduuun xishooodkii dhamaday 🤮🤮🤮🤮
@whome4851
@whome4851 4 месяца назад
Ninka naagta ayaa ka darneed walaal. Beenaleey ciyaal suuqad ayeey aheyd.
@achuna9872
@achuna9872 4 месяца назад
Labo labo iga imaaday wale aqlaaq xumo iyo diin la aan u geysatay walaahi waan ka xumahay. Ridwan waxaas camal inoo soo duuwo ma eheen waa ceeb🥲
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 4 месяца назад
Dalq ,, dam, new words kkkkk Kkkkk
@ShukriYassin-r3t
@ShukriYassin-r3t 4 месяца назад
haa abayo wa sax
@NasraAhmed-qy3er
@NasraAhmed-qy3er 4 месяца назад
Xishodki away soomaliyey inalilahi wa Ina ilayhirajun 😭😭😭😭😭😭
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 4 месяца назад
Faarax DD 😂😂😂😂😂😂
@AbdiAdan-eb8rl
@AbdiAdan-eb8rl 4 месяца назад
THANK You
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z 4 месяца назад
Faarax new name dalaq dam
@hamdaayan893
@hamdaayan893 4 месяца назад
Xataa inaan dhagaysto waan awoodiwaayay naagtu edeb daranaa 😂
@faisalabdi8607
@faisalabdi8607 3 месяца назад
Honestly, we need more of this. She talked about the truth, not all men are same. Woman knows only the one whom she has shared a bed with but Not all men. This is a fact. Remember, you will always be Somali. If all Somali men are bad, that means your father, grandpa and great grandpas were all bad. Like our sister mentioned please respect Somali men. Somali men are nothing without you and vice-versa. About Ridwan Isaaq, he has never been married and doesn't know the importance of the family and he is old enough but unfortunately, he's just bringing in the media a field that he hasn't had experience for. Family affairs is a very complex subject so I would advise him not to talk about this field again as this is the backbone of our society. I have some respect those on social media like our sister Hamda who advocates for the truth and culture of our society and anyone gives support to such outspoken advocacy. I love all my Somali sisters- please show respect. Jz khairan
@specialmenubymelon2370
@specialmenubymelon2370 4 месяца назад
Alaah rabi ha noo nacariisto yaarabi xamdi gabar garaad badan baa tahay allah kuu barakeeyo taas weey na ceebeeysay ridwaana waa ku ciqaab aaqiro iyo ceeb aduuny
@support5steun
@support5steun 4 месяца назад
Subxaana laah😮….Waxa macquul ah rabi inuu guurkoda raali ka eheen ama ee jirto dhalasho dad isla dhashay ama aan is guursan karin…? Somalia update u bahan 2024..? Asaagiina waad ka harteen…!!! Really sorry
@samirahassan2023
@samirahassan2023 4 месяца назад
Xasbunallah 😢😢😢 Subxanallah. Waa la ceeboobey. Dumarkii mucjizo ayaa ku dhacdey. Tankle Ridhwan please. Barnaamijkiisan kama he’ll Aniga Run ahaantii Ha hooyo gabdhaha wuu wareesanaayo
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 4 месяца назад
Ka wareeystay iyo ta wareeysiga bixisay labaduba way khaldan yihiin. Waa dhaqan xumo halkii ugu danbaysay, waxaan Soomaali waalay baraha bulshada caan noqo iyo share, like, follower , subscriber.
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 4 месяца назад
Subxaanalaah aqlaal sharaf mustaqbal danbo intawa wey lumisay alloow Nasoo hanuuni Ninkaas Ridwaan isaq la dhahaayane dumarka iyo miidiyahabo halaga qabto Waxaan waa baastarnimo 😢
@Hani-fs6nd
@Hani-fs6nd 4 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 4 месяца назад
Uf soomaaliyeey san😢maanodabeesy.jahiliin ayaan nanny.wixi.intarneet.nosameey.aa.dabadeenfeedy.🙊🤲🙈🙉🤮🤮🤮😭
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 4 месяца назад
Subxanallah Ridwaan in aw waresto ma ahen tano kale wasaqad waye
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 4 месяца назад
Xumanta waa la cadeystey- marki kowaad ba xumanta la jojinwayey marka maskixiyin iney caadi tahay bey fahmeysa very unfortunate
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 4 месяца назад
Ninkaasi awalba Khair muu sheegayn wuxuu ka shaqeeyaa waa fadeexaduun
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 3 месяца назад
Adiga laftirkaagaa qaladkii aad diidanayd sii faafinaya adoo awooda inaad adoon vediogii natusin inaad kashekayso ama karbaashto baad waraysigii nasiitusinysaa mida kale DAM DALAQ ma'ahayne DALAQ-da horeysii😅
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 4 месяца назад
Subxanalah malikiqudus ilaahoow nogargar
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 4 месяца назад
Umada waxa u ayaandaran qofka Muslim ☪️ sheganaya hadana ana aqoon waxa lo abuurtay dadka social ka kujira waxa ku dhacay xanuun sida walashy hamda shegty gabdhaha somaliyed miyeysa ahayn gabdhihi marka shukansi logu yimado gedka Shisha kamari jirey oo an ogalan jirin nin uso dhawado waxa is bedelay hada wa qofki oo firii udhaqmaya oo dini celineyn dhaqana warkisda Lax walbana shilalkay isdhigta lagu qala qofku waxu xishoda marku aqon diina leyhay diintana waxan ogsonahy meshy naga marado qofkii dinta barta ama kudhaqma wa waxan update aheyn wasababta sanadahan dambe aad u arkado dadbadan oo qiyamkodii shilimad sisanaya sida ninka Rudwan oo hablihi somaliyeed diraca laxirtay dhaqan ileen waxani maha diin warkedaba da illahy na idinma cafiyee nagadaya fadexadad sogudbinasan dadkana waxaad iska hubiseen uso gudbiya dhalinta waxan leyahy war diin ta hala barto ninkii bad baado rabaw 🙌
@miskisudi4975
@miskisudi4975 4 месяца назад
Marwalbo hadalka aragtidaduu kuxiran yahY dalaq dam waxn ufahmay aniga markuu guriga dalaq soodhahaba nalkuu dam siina wana sidaas damcan ee ilahy aragtida hanoowanajiyo
@Ramla22
@Ramla22 4 месяца назад
This is very sad this is what we have deal with . Thanks abayo for always talking for all the Somali women ❤❤❤
@casalasal6466
@casalasal6466 4 месяца назад
EEDO RIDWAN NAAGTA UMA YEERAN IYADAA ANSHAX XUMADA LASOO RAADSATAY WAXEY SHEEGEYSANA MUU OGEYN INEY DHIB QABSADAY KA HADLEYSO AYEY U SHEEGTAY AF SOMALIGEDA QAAR MABA FAHMEYN LKN WAXAA FIICNEYD INUU ISAGA SOO WAREYSTO DHAQAN XUMADAAN IBEY KA HADKEYSO MARKUU ARKO INUU ISKA JOOJIYO HADALKEDA ISKANA CEYRIYO BALSE ISAGA IYO ANAGABA MARBUU NOOSOO DAAYEY
@QueenAzizo
@QueenAzizo 4 месяца назад
Calla arinta sokordhaysa dhinaca hablaha waa in labadawalid amacida kamasulkaha way inay ufadhistan Kana qabtan gabdhahoda xumanta wayo gabdhkasta guru yaykaso kacada wain laxojiya xidhidhsa walidka iyo ilmaha udhaxeya sudasan Ku noqon karna bulsho wanagsan❤
@haujabin9353
@haujabin9353 4 месяца назад
Sheekhyada markeey dhahayeen ridwaan waa wiil dhaqan xun bulshada uma fiicana waalala yaabanaa maxay sheekhyadu ka rabaan baa la dhahayay lkn maanta wataas subaha allh
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 4 месяца назад
Ilaahow socail media naga qabo aniga lama yabani naag xun oo wasaq ah warkeeda lakin dadka isku shegaya inay sharf leyihiin xumanta dadka usi fafinayo dambi cad hadana ilmahoda qarshaka yuotop siiya ogaada qabri iyo ilaahey hortiis ayaa la tagayaa xumanta iyo macasida lama faafiyo mesheda looga tagaa wa hadad ilaahey ka cabsaneyso ee bal dib an isku eegno waqtigena maxan uga faideysanay ileyn ma ogid goorta dhimaneyso
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 4 месяца назад
Dumarki soomaliyed halkaas ayeey maree xaaladeeda liana ncsw wuxuu hadii aadan xishooneeyn waxaad doonto samee gabdhihi waxaan umaleeyn ineey filimaanta gaalada ayeey fiirsadaan ama wax beey cuneen ama gabdhihi diintoodii iyo dhaqankoodi ka tageen ayaa ilaahey wuxuu ku salidaa musiibooyin mida xigtaa ridwaan isak ma maxkamad buu fadhiya teeda kale arimaha qoyska family ayaa si hoose uxalin jirey iyo culumada islaamka ridwaan waa inuu hoowshaan faraha kala baxaa marka ay noqto dhanka dadka is qabaa xaga gogosha ilaaheyow diinteena iyo aduunyadeenaba waxaan kaa magan galnay wax naga fitneeyo xishood la aan waa diin la aan ee soomali dawlad quwad leh ilaahey ha ukeeno oo arimaha baraha bulshada wax ka qaban kartaa waxay 2badoodaba ku hadlaayaan waa xishood dari waa lahadlaa ama waa la nafisaa ayeey maqleen Dumarki war hadii nafis ladoonaayan ilaahey xagiisa markii loo cararo ayuu nafis yaala inta kale sumcad xumi haka dhaxlina dumarow
@GRONINGEN60
@GRONINGEN60 4 месяца назад
XAMDI ADEER. KALMADAN ( BIRIQ ) GABADHA ABEHEED IYO WALAALKEED BALKA WARAN HADI SIDAS AY YIHIN / ANIGU WAXAAN U ARKA DAD AQOONTA DINTA IYO XISHOODKU KU YAR HA YAH
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 4 месяца назад
Guurku dabsaar uun maah soomali guurka dhan dabsaar baa 12335 u ah waa wax laysku furo maah isdabsaar guurku waxyaabo badanba ka horeeya
@budulmohamed8262
@budulmohamed8262 4 месяца назад
Walal mcn Allah kubarakeyo sidad oogahadashay oo wanagsan ninka riwan ah haloodiga hadi uu join wayo dhaqankan xun masajiyada ha lagahabaro Alle ayaa nagaqaban
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 4 месяца назад
Xamdi gabadhaan markaan arkay waan yaabay wiilka Ridwaan ladhaho awal in uu nin xaaskiisa aw intuu warqaaado oo waco aw bartaas kufadeexeyo ayaa culimadu kuhabaartaye oo Nairobi oodhan baakayaabtay hada warar dhaqan xumo tiiuwaynayd buukusiidar saday waxaan umalayn doonaa dowladu in ay aakhir xirto waayo waxaas in ay bulshadu toos udaawato
@GRONINGEN60
@GRONINGEN60 4 месяца назад
Ridwaan isaq la dhahaayane dumarka iyo miidiyahabo halaga qabto Waxaan waa baastarnimo
@nusramuhamed2847
@nusramuhamed2847 4 месяца назад
waa wax laga xumado xishodku waa wax fican ridwan waxano kale haso bandhigin bitte 🙏
@jimcaaleibraahim1527
@jimcaaleibraahim1527 4 месяца назад
Waxba wlhi ka hadli maysid ee bariiskaaga ayaad dhacsanaysaa ee wax wanaagsan sheegi maysid
@mudukush5984
@mudukush5984 4 месяца назад
Mashallah gawadh aqli badan aad ban ku jeclahay ilahay haku xafiido
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 4 месяца назад
iminka uma horayso ninkaas laakiin wuu sii kordhiyay
@aminaali8263
@aminaali8263 4 месяца назад
Mashaalah illahay hakudhowero ❤❤❤❤❤❤❤
@Rashiid899
@Rashiid899 3 месяца назад
gaariga markuu beerta galo wuu damaa bay ku leedahay hamda nice comments
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 4 месяца назад
Maybe she is mentally not oké ridwan Aya laga rabay ino ka diido sheekadaan
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 месяца назад
Allow naastur 😘👍
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 4 месяца назад
20jira kulaha 3niin na waa Mara wllhi waa beenalay wayna yar kala hadlaysa waxan dhimatay
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 4 месяца назад
Wadaada jooga neirob mey ninka dhaqan xun iyo naagahan ciyaarin suuqa ah ha laga qabto dadka
@ferdousisak
@ferdousisak 4 месяца назад
Asc wana mafecnah wexougxumah
@aishaahmed-ik2yo
@aishaahmed-ik2yo 4 месяца назад
Ninkan waryasi xumiba dili Akhas iyaduna wa mid xanuunsan 😏
@ziina3
@ziina3 4 месяца назад
Yaab war wanaga aan iskaga dayano maxay tahay waxan xun xun oo lasii muujinayo
@safasahal9708
@safasahal9708 4 месяца назад
Horta abyo adiga iska daa muuqaalada aad soo qaadanayso caadi uga hadal oo kaliye waxa aan indhaha iyo dhagahaba u roonayn baad soo qaadani dabacan dambi waad ku leedahay sideedaba reaction hadad bixinayso dhacdada dabcan wixi xun totally hasoo qadan muqaladoada sida caadiga ahna dhiirigalinta ku qurux badan tahy dad nolosha ka dhacay hanoo soo qadanin plz❤
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 4 месяца назад
Hhhhhhhhhh dalaq dam. Duli ilaahay. Kubad. Waan. Yaabay
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 месяца назад
Inay caan noqoto ayeey rabtah. Bari ayaah waxaa la arki doonah , ayado qol soo furayay
@NimoAbdiSamatar
@NimoAbdiSamatar 4 месяца назад
Adiga dadka maxaad ufalanqeysaa subxanalaah
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 4 месяца назад
Dam dalaq ayadha dahtee 😂😂😂😅
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 4 месяца назад
Dlaq Dam way kulushahay marka nin hloo raadiyo markaas aya la waraysn kra dlaqdam
@CabdiqaadirDaahir-oc3ni
@CabdiqaadirDaahir-oc3ni 4 месяца назад
Walaahi waa runtaa
@asmamire4528
@asmamire4528 4 месяца назад
Akhas caleg 😅 ceebey tacal
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 3 месяца назад
Waa nag xishodka ka tagay aan caqli lahen wax ceshto maleh
@najmamohamud1440
@najmamohamud1440 4 месяца назад
Maskixiya uma cafimad qabto tan
@Efootball2025-f2s
@Efootball2025-f2s 4 месяца назад
Waxaa hadlaayo waaa xaliimo 😂😂 bacaacda nagala tag
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 3 месяца назад
Bahal.bohola.maxa.raga.loqariyay
@truecomment3650
@truecomment3650 3 месяца назад
Jazaakilaahi khayran afkaaga caano lagu qabay.
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤
@Abducubeda
@Abducubeda 3 месяца назад
Ridwan Allah hasohanuniyow
@saf1090
@saf1090 4 месяца назад
That is not ok. Subhaanalaah
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 4 месяца назад
Ciwaankaa kaa qaldan waa dalaq dam 😂😂😂
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 4 месяца назад
Sax wllhi khaldka ridwaan ayaa iska leh
@nadiirahaji5086
@nadiirahaji5086 4 месяца назад
Wiilka and kamaba helo 🤔
@Abducubeda
@Abducubeda 3 месяца назад
Wlhi ur true 👍 sister
@rodamahamoud
@rodamahamoud 4 месяца назад
Subhanallah
@ShabibSk-go7ks
@ShabibSk-go7ks 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 4 месяца назад
Yes way isceebeysay
@TechAzhaar
@TechAzhaar 4 месяца назад
Good wlle
@shukriahmed352
@shukriahmed352 4 месяца назад
MashaAllaah xamdi❤
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 4 месяца назад
subxaalaah waa qof xishood laheen
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 месяца назад
😂😂😂😂
@NimoAbdiSamatar
@NimoAbdiSamatar 4 месяца назад
Abayo adugu isxiisabii
@hsaksa8264
@hsaksa8264 4 месяца назад
Subaxana lag subxanalah
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 4 месяца назад
Ridwaan xayawaan weeye arintaa dhaqan xumo wyn weeye. Naagtaa xuntaa ee wajiga qarisay alle SWT wuu u jeedaa ee Maxay isla qarisay. Naagtada ama ninkaaga midna lagama sheekeeyo waa xaaran alle ayaa kugu caroonayo. Ridwaan maahan qofkasta wareysi ka qaado waayo waxaa jira dad xanuunsan oo aan wali dharka dhigin. Hamda allaha ku barakeeyo wlle ❤❤❤❤❤
@ZuwanozimanZuwanoziman
@ZuwanozimanZuwanoziman 4 месяца назад
😢
@AbdillahiMoussa-m2b
@AbdillahiMoussa-m2b 4 месяца назад
Sub xanallh
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 4 месяца назад
Naag urtay oo edeb daran waaye lkn ayadey dhibe wllhi kumanan kun oo fiican ayaa nogu jirta. Ma fahantay naago waalwaalan oo uraayo anaga sharaftena waxbo uma dhimayaan. RIWAAN ISSAC MAR HOREY AYAAN U ARKAY LKN MAALIN BUU HELI DONAAN XAQIISA
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 4 месяца назад
❤❤❤❤
@khadrasabriye4567
@khadrasabriye4567 4 месяца назад
Iyada imanka la' basstarada. 20 jir 3 nin mareyso. Hadi ay kaweyso waxey rabtay fasaq aya ubanan hadi ow furin diiday. Qofka xanun maskaxiyan, nafsiyan, stress, nafaqo darro aya heyn kartay. Isbuc kayar kuso qeylisay uff
@axmedcali5851
@axmedcali5851 3 месяца назад
Allah ha ku sharfo
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 4 месяца назад
Subxanallah subxanallah
@ashahussein1087
@ashahussein1087 4 месяца назад
Yaab waye
@Moha-g7r
@Moha-g7r 4 месяца назад
Dam dalaq 😂😂
Далее
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 1,6 млн
omar barbar  oo sharuud  lagu  xirey
6:18
Просмотров 9 тыс.