Тёмный
No video :(

AROOSKA MARKA ISKU DIYARINA OGADAY INU NAAG QABAY CUNUG HESTO 

Ridhwan Issack
Подписаться 797 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

ridhwanissack

Опубликовано:

 

20 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 397   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻
@user-ug6zn3tp4t
@user-ug6zn3tp4t Месяц назад
Scw ❤
@nimcocabdulaahi-zo6jm
@nimcocabdulaahi-zo6jm Месяц назад
😢😢😢😢
@SafoWe
@SafoWe Месяц назад
Wwwwww😢wwre😮
@ilhancadeey1743
@ilhancadeey1743 Месяц назад
@@user-ug6zn3tp4t😊😊😊😊😊í😊😊😊
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 Месяц назад
Allah wax welbo aad jeceshahay oo janada ugu horeyso allah hakusiiyo wll mcn isoo boqda channel key Hami ayan leyahay icaawi
@user-ut6mc1rf3q
@user-ut6mc1rf3q Месяц назад
Hye apaay0
@canabnuuriidowcanabnuuriidow
@canabnuuriidowcanabnuuriidow Месяц назад
Wakuu saaray ❤ sharafey❤
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Месяц назад
Wan kuu saray abayo ❤❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Месяц назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@AnisoAbdi-qj8qi
@AnisoAbdi-qj8qi Месяц назад
Aamiin
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 Месяц назад
Shaki kumajiro in aad maridoonto wadadii ey mareen Gabdhihii horay hadaad yeesho in oo ku guursado raadso will daacad ah oo aan Ririinka ku dag dagin wahelee inshaa allaah
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 Месяц назад
Please ridhwaan daadayaasha kugu xidhan soo daa barnaamijyo tayo leh dhankasta Hada bilihii udanbeeyey waa barnaamijyo aad uliita oo aan xikmad iyo qiimo lahayn dhankasta
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Waligii ba muu soodeyn wax xikmad uleh dadka ama.faaido leh waxiisa oodhan waa beyn
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Месяц назад
Yirowe:Yurub Dudmo:Tuulo kale. Ciraash:Cilaaj 😂😂
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 22 дня назад
Kkk kkk kkkk kkkk kkkk kkkk kkkk
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 20 дней назад
Kkkkkkk Ridwaan buco hala geeyo si afka u soo barto hhhhhh
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 15 дней назад
dudmo waaa caro weyh
@KhanYunis7
@KhanYunis7 13 дней назад
@@ugaasmaxamed9392 Kkkkkk
@KhanYunis7
@KhanYunis7 13 дней назад
@@ismailalihasan9519 Adyo xoog Odayga waa in mar SL la geeyo OO Afsomaliga saxdii LOGASO dhigo kkkkk
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Taraaag safar sadcaaal socdaaal 😎😎😎😎😎
@shahad2629
@shahad2629 21 день назад
Maasha alaah waa gabar akhli badan waa runteed haki gabdhaha kale mareen uu marinaa
@apdykanimohamoud6199
@apdykanimohamoud6199 Месяц назад
Sheekadan Wax Micnaa malaha Ridhwan issack Maalmahan Sheekoyinka Nagama Soo Hubisid 🥺
@casalasal6466
@casalasal6466 Месяц назад
ASC WLLE RIDWANOW YAROWE WAA MAGALADA AY GABADHU DEGANAYD TARAAG GAADHI KAMA WADO EE TARAAG SAFAR AYEY U YAQAANAN REER WAQOYIGA
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd Месяц назад
Radwanow waa sideee fadhi xumedeee manta 😂😂😂😂😂😂
@Soya-sauce-a
@Soya-sauce-a Месяц назад
😂😂😂😂😂
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@user-gd8cq8mf1m
@user-gd8cq8mf1m Месяц назад
🤣🤣🤣
@bintuosman4359
@bintuosman4359 Месяц назад
Adi in ba itusay😂😂😂😂
@Zahrasomali48
@Zahrasomali48 26 дней назад
Anaa horta yabay😂😂😂😂
@hamdafarah7818
@hamdafarah7818 Месяц назад
Waa sheeko maalayacni ah 😂
@Umumohamedandsabariin
@Umumohamedandsabariin Месяц назад
Sheekadani igumaa socotoo😅 wax runtaa aha iyo waxa beenta wala kala garanay ridwaanow sheekooyinka nagaso shandhee plz😂
@MawaahipReermagaal
@MawaahipReermagaal Месяц назад
Wlhy inta danbe oo dhan waa been waan garanaya 😅😅
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Месяц назад
Reer woqooyi iyo reer koonfur AF somali Waa isku fahmi la’yihiin
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Kofur maaha ninkan waa sujuu from kenya😂
@somkaplan1563
@somkaplan1563 Месяц назад
@@Kaafiya_25 dudmo maa waligaa maqashay.
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
@@somkaplan1563gabadhu ninka markay ka cadhooto ee guriga ka tagto maxaad tiraahdaan😂
@somkaplan1563
@somkaplan1563 Месяц назад
@@ikranhaji2241 naagtii guriga ee u caga wareejisay baan dhanaa.
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
@@somkaplan1563 😀😀😂😂😂😀😀waligay maan maqlin
@adanbulle897
@adanbulle897 Месяц назад
Shekadan wax xikmad ah kuma jirta oon ka ahayn dad siyad hood lafafayo wax muheem ah ooy no shegtay ma jirta
@yumna4675
@yumna4675 Месяц назад
Cudurka ka badbade
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o Месяц назад
Hadaa maxay no shegtay gabadhaasi yabaye kaliya ninka iso waca ana wan ku adkeyay unban ka fahmay waxsna wax meel lala so farista maha
@saaraali9688
@saaraali9688 Месяц назад
kkkkk
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Месяц назад
Hade qofkii aan ooyeyn waxba masheegin miyaa wllo😮
@user-uz3ii6rx3i
@user-uz3ii6rx3i Месяц назад
Maxaa kaa galay adiga
@shukriita4206
@shukriita4206 Месяц назад
Adiga sifican udhageesan mahane wax badane ka hadashay 😊
@umumahamedumumahamed8758
@umumahamedumumahamed8758 Месяц назад
Aniga waxan kula talin laha iney Iska deyso ninkas labada xas leh ee moha gurso kas ad fahmeysa farinka wa calaf ee horay u soco abyo 😍👏👏
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Месяц назад
hepatitis b Symptoms on that man, she is lucky not to marry him, she loved him but she knew deep down that he was play boy
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Месяц назад
Clarify please What do you mean by hepatitis b did you mean he's a killer? i guess 😁😁.
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Месяц назад
Heb B is a disease, how do you know he had that?😂
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Месяц назад
Annaga naago hadaan nahay nin aan rabno nala gama karo😂😂😂😂😂
@HamdiMuse-i4i
@HamdiMuse-i4i Месяц назад
Waad igahaysa warkas❤😂
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 День назад
Kkkkkkkk wallahi waan qoslay maanta reer waqooyi iyo reer xamar waxbaa kala qabsaday. Lkn Afsomaliga masha Allah waaye waqooyiga ayaan ku haystaa very nice accent
@MohamedAzhar-jw1mt
@MohamedAzhar-jw1mt Месяц назад
Wllhi Saan U Qoslayey Naftaa Iga Bixi Gaartey War Ridwaan Waqooyi Hala Geeyo Dudmo Kulahaa Waa Tuule Kale Miyaa 😂😂
@SiciidoAbdislam
@SiciidoAbdislam Месяц назад
😂😂😂😂
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz Месяц назад
😂😂😂
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkķ
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 17 дней назад
😂😂😂😂😂😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 17 дней назад
Ridwaan waa say walaahi
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Magaca magaaladaaba funny ah yuruwa😂
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Месяц назад
Dudmo means caro ama xanaaq 😂from Galgaduud Balanbale
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Месяц назад
waar reer galmudug waanu is afgaranaa
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Месяц назад
aar lahjaduhu cajiibzana 😂😂 labada qof dhibka kala hysta fiirsha taasa lysleeyahay hysraacdo
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Ridhwan waakasoo daray hadda . Bal wuxuu dadka barnaamij uga dhugayo fiiri? Waraa dadka kugu xiran ixtiraam. Iitijaabi baaba dhaama waxan.
@munaomer8597
@munaomer8597 Месяц назад
Xagee sheekadan u socotaa? Gabadhan sheekadeeda wax baa ka siya. Nin baan is branay, waa ikhiyaamay, waanan ku ogaaday, wannan ka tegay ? That is it , maxaa
@Umumahirbintucqani
@Umumahirbintucqani Месяц назад
😂😂😂😂😂😅
@ruweydadahir2230
@ruweydadahir2230 Месяц назад
😂😂😂
@user-yk8sg9bz4t
@user-yk8sg9bz4t Месяц назад
😂😂😂😂😂❤❤waa tan aan la yaabanahay
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Месяц назад
Lol😂😂😂😂😂
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 21 день назад
Wax micno ah oo nuxur leh oo ku jira Shekadan ma jiraan sheeko caato ah oo tii ciyaalka xaafada ah ayad no keen tay sxb sheeko xigmad leh so so gudbi dulufow Shekadan waxan u bixiye shekadii safarka catada Ee la is ku bar tay fashil kana ku dhama day thats it 😅😅
@queen22-r7p
@queen22-r7p Месяц назад
gabdhan khayali ku jirta 😂oo ba isku ciyarysabe hda so lama socotid nin xaas leh😂
@MawaahipReermagaal
@MawaahipReermagaal Месяц назад
Badanku waaa been wlhy 😅
@shukriita4206
@shukriita4206 Месяц назад
Masha allah samiiro waa gabar aqlii badan wlh mustaqbalkeda iyo kan walidkedaba waa gabar ka fikireso waan kugu racsanahay fakirkaga quruxda badan abaayo ❤❤
@ahmedHawa-hp5gl
@ahmedHawa-hp5gl Месяц назад
Kusaliya nabiga csw
@YASH______YARR
@YASH______YARR Месяц назад
فلاا تامن لانثي قد وخداا افكا فلو نزل من السماء 😮😊❤
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Месяц назад
Dudnimo waa tuulo kale’ 4 daqiiqo toos ah baa qoslaayay😂😂
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y Месяц назад
Ani xataa 😂😂😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
Rudwaanow hablaha reer somaliland ha waraysan soo eri meesha sheeko kuma hayaane way naga falaagoobeene 😂
@suhanabea124
@suhanabea124 Месяц назад
😂😂😂😂
@lgmediapro4835
@lgmediapro4835 Месяц назад
Good sidaan oo kale learnt noogu sameey Qisada marka aay dhamaato maxaan ka baran karnaa
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Месяц назад
Ridwan sheeka jecli Mey ka tahay sa u fadhido😮😂😂
@nimcoabdulahi3342
@nimcoabdulahi3342 Месяц назад
😂😂😂
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 25 дней назад
This intense chase from the man highlights not only the man hunting prowess of women but also how naive some women are seeking love. A gripping encounter that keeps you on the edge of your seat!
@cadnaanmaxamed9402
@cadnaanmaxamed9402 Месяц назад
Dudmo ma tuula kala wallhy waa qoslay ridwaanow😂😂
@Hothoo
@Hothoo Месяц назад
Dudmo wa tuulo kale😂😂😂😂😂😂😂 si niyadan u qoslay wlhi
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw Месяц назад
😂😂😂
@umsalwarecipes
@umsalwarecipes Месяц назад
Hhh berkabi casaday sa u qoslayey😂😂
@nimcobarre4463
@nimcobarre4463 Месяц назад
😂😂😂😂😂 dudmo wa tule kale wlhi qosol iguma hadhin 😅
@zamzamali2887
@zamzamali2887 Месяц назад
Waxaas hada ma qisaa waan yaabee 😂😂
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
Dudmo 😂😂. Waqooyi lahjad ahaan waxa .loola.jeeda ..gabadh la qabo balse .cadho ku maqan 😂😂😂..
@truecomment3650
@truecomment3650 13 дней назад
Bal ila eega wiilkaa bilaa tarbiyada ah oo fudeedka badan wuxuu iska haleeyey iyo gabadhii beenta u sheegayna meeshay dhigtay eeg. Gabareey ku dheh INAADAN RABIN si uu kaaga quusto❤
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 Месяц назад
Waa qoyantani iyadoo Intaa leeg ayey oday 2 naag qaba raadinaysaa hanyar naa isla yaab
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Hhhhhhh ilaahoow na astur tudmo waa magaalo war ridwaan weli af soomaligiiii koorasbaa u dhiman reer beyin 🫵🫵🫵
@hafsacdy60
@hafsacdy60 Месяц назад
Waaa sijuu dee 😂😂
@naimoabdi2695
@naimoabdi2695 Месяц назад
Kkkkkkkkkk kal iyo laab ayan uqosley ridwaan marku dhahay dudmo matuulo kale baa
@aishoali9044
@aishoali9044 Месяц назад
RIDwaan plz annaga na Tixgali qof waji Xiran hano kenin Wyo language body ma aqrin kro beentisa io Runtisa
@umuabdiaziiz7213
@umuabdiaziiz7213 Месяц назад
Walal ridwan xage kala soxiriraaa
@adenkadro9398
@adenkadro9398 Месяц назад
Taragban galay waa safarban galay bas maaha
@HassanHaji-px7ko
@HassanHaji-px7ko Месяц назад
Ku Sabigeena s.a.w
@Marshalberlin
@Marshalberlin Месяц назад
in ay been sheegayso waxa lagu garanaya marna ayaan ba la dhaha marna samira beenaley
@meymunahmed9896
@meymunahmed9896 Месяц назад
Wllhi sida ridwaan ayaanba yabay😂😂😂😂
@FatumoAbdullahi-ln2jz
@FatumoAbdullahi-ln2jz Месяц назад
Walaliyaal isooboqda ilaaheey dartiisa
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 Месяц назад
Dadka waresiga lagaqadayu waa in aan laga ogalan wajiga qarsadan sidee lagu oganaya shekada dhabnimadeda
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
Qofku choice iska iska leh
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Dudmo waa tuulo kale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Месяц назад
Anaa deeyay naag isku keey baraxday wax iga Q***Q badane ma aqaan ee raga mala nabaa markeey doonaan waa fasaxaane 😂😂😂
@user-ut6mc1rf3q
@user-ut6mc1rf3q Месяц назад
Naa ninka saas unaagbadan iska daaa talkale nin Naagihiisa furay ku daahimaye iska dhaaf
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k Месяц назад
Duudmo waaa tuulo kale kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-hw5oc7jb8m
@user-hw5oc7jb8m Месяц назад
😅😅😅😅
@AsmoSheikhdon
@AsmoSheikhdon Месяц назад
Haaa ani xitaa sas u fahmey😂😂
@truecomment3650
@truecomment3650 13 дней назад
Hadaad awooda u leedahay oo sabab fiicana haysato inaad nag kalo guursato labo yeel 1-Xaaskaaga haka qarin naagta cusub intuu shukaansiga socdo 2-Naanga aad qabtana ha caayin oo xumaan aanu lahay haka sheegin si tan cusub aad u kaabato❤
@simanfraa-on9pn
@simanfraa-on9pn Месяц назад
Dudmo waatuula kale kulahaa 😂😂😂
@user-gz5hc7dz1m
@user-gz5hc7dz1m Месяц назад
Dabigada allaha dhafo iso boqo channel ka🎉
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Ridwaan waa iga qoslisey tuulo kale😂😂
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
SAMIIRO LABADA LUQADOODBA DHAWAADA WAY KU HADASHAA WAA ILBAXAD.M..A.
@ustaadadkaar3802
@ustaadadkaar3802 Месяц назад
Waxaan maqli jira isgiiji Naagna waa ku takseegtaa Nina waa ku tala seegaa
@ustaadadkaar3802
@ustaadadkaar3802 Месяц назад
Ninka way rabtaaye isku celi
@user-wo8go2nn1y
@user-wo8go2nn1y Месяц назад
Alla been badanaaa naaa Gorman dumashi nokalay ku odhanjirnay 😂😂😂😂😂
@hamda6564
@hamda6564 21 день назад
Oo imika wuxu ma been cadbaa oo waad garaneysaa😂😂😂
@Nimcosiciid-f6u
@Nimcosiciid-f6u Месяц назад
Scw scw. Scw ❤❤❤❤
@husseinmohamud4625
@husseinmohamud4625 Месяц назад
Qoftaan waxba ma qarin xitaa Gogol dhaafki Mohan sameyay waa fashilisay acuudka 😂
@Farxadii
@Farxadii Месяц назад
Ridhwan wa kujeclahy jaceyl keyga iitijawi 😅❤
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
Farxadii aaway jeceylkada maxaadse utijaabin
@aminaali4516
@aminaali4516 Месяц назад
What a boring story
@xamdiyusuf2151
@xamdiyusuf2151 Месяц назад
yes of course 👍
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 Месяц назад
Very boring yes I didn't even finish watching it.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 23 дня назад
Yes it
@abdiazizmohamed7390
@abdiazizmohamed7390 21 день назад
How comes all of u are women, saying about (boring), stop being jealous, go and look for love outside, she is sharing her emotions.WTF
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 21 день назад
@@abdiazizmohamed7390😂😂😂😂 r.i.p English..eedo maxa tiri ?
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Месяц назад
Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉
@CarafaadNaasir-vj3mw
@CarafaadNaasir-vj3mw Месяц назад
Wa reer tiktoog meye af xidhka ka saara gabartan
@halalpolice7544
@halalpolice7544 Месяц назад
Waa gabdh Aqli badan Allah ha xafido. Calaf Khayr qabana haku arsuqo
@FarhiaAden-bd5go
@FarhiaAden-bd5go Месяц назад
Samira is smart. I wish all the Somalian girls to be like you.
@truecomment3650
@truecomment3650 13 дней назад
Ridwaan iyo reer Waqooyi isma fahmayaan kkkkk qoro ereyada cusub waa af Soomaali kalee 😅😅😅😅
@user-vv7vw1mo1f
@user-vv7vw1mo1f Месяц назад
Ridwanow Qosol iga Kentay Runtiii Dudmoo Tulo miyaaaaa 😅😅😅😅😅
@munaomer8597
@munaomer8597 Месяц назад
😂😂😂😂😂 dudmo. Wey ka duday hadaad maqasho, waa wey ka cadhootay amaba hinaastay
@kamaalSaid-gj1yg
@kamaalSaid-gj1yg Месяц назад
Zxp Waxaan u baahnahey Arin inaan kala hadlo xgee kaala soo xiriira
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x Месяц назад
Nimanka gabdhaha inay caayaan ayey jecel yihiin maba guursadaa laga ma yaabo gabadh uu bilaash ku helay
@marianhaji1210
@marianhaji1210 Месяц назад
Waxas oo kale waa ceeb ee waxa lasheego mah ah
@maxamudyaasiincismaan2191
@maxamudyaasiincismaan2191 Месяц назад
Ninkan reer burco halookeno 😂😂😂😂
@user-cn2pz1xp9t
@user-cn2pz1xp9t Месяц назад
Waa gabdh funny 😂😂
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 Месяц назад
Tani waa sheeko xun maxay ka hadlaysa hada mawaxasbaa meel lalaso fadhiista🤨
@farhiyasharif9031
@farhiyasharif9031 Месяц назад
Hello wanku salamay ridwan
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman Месяц назад
Dudmo ala ridwaan maxaaa afsomali mataqanid
@HodoKayse
@HodoKayse Месяц назад
Dudmo waa cadhada 😅😅
@user-xb9is8hr2s
@user-xb9is8hr2s Месяц назад
Rudwano naag miy xabtA abwe ❤🎉
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Caadiyaan iskugu yaacney😂
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring Месяц назад
you begin back dalaq dama do you serious
@nadanuura5870
@nadanuura5870 Месяц назад
😂😂😂 duudmo toolo kle maaha ee waa maseer ayeey guriga uga maqan thy ama cadho ayeey ku maqan thy
@cabdullahiyare5571
@cabdullahiyare5571 18 дней назад
Gabdhaha isaaqu waaba baari wllhi
@XiinFiniin2021-pk8fo
@XiinFiniin2021-pk8fo Месяц назад
Wllhy qosol aaa idilay kulahaa dudmo ma tuulo oo kalaaa😂😂
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Месяц назад
nayaa habar jeclo jilecan laguma aqon maxaa kaa qaldan wan is adkeye yee kuledahay wakan hadana lahadleyso 😂😂😂
@hassanabdirahman9505
@hassanabdirahman9505 Месяц назад
Kkkkkk ridhwan isaaqow rer wuuqoy waa in nilika turjubaano kkkkk dudma ayad Garan weyde
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Wa Samantaray abayo noasha kuma xumeyso gabar adag ba tahay horay usoco waa ku wataa abayo
@nasiragua294
@nasiragua294 Месяц назад
Haa badnaa oo fudeed badnaaa😅😅
@Naciimo433
@Naciimo433 Месяц назад
🤣🤣🤣🤣🤣 kii ridwaan waxbaa helay tuulo kale miyaa kula haa
@jahaazipoy7757
@jahaazipoy7757 Месяц назад
Way isku Baraxdey mxaa laga wadaa Caano geel miyaa😂
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m Месяц назад
Dudmo waa tulo kale ridwan waa dacad wlhi ani xita gadala kafahme iney Cara thy 😂😂😂😂😂
@MohamedAmiin-ol8fq
@MohamedAmiin-ol8fq Месяц назад
Ridwaan intad waqooyi aado af soomaaliga kasoo baro
@fatimaoabdi9547
@fatimaoabdi9547 Месяц назад
Imika gabadhan dadkiibay isku dirtay 😢inay magac yadooda ka dhacday ahayd
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Месяц назад
WHEN WOMEN LOVE MEN THEY GIVE FAKE EXCUSES FOR HIS FAILURES AND LIES EVEN WHEN HIS ACTS ARE UNRELIGIOUS.
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Месяц назад
Yes I do so😂😂😂
Далее
Новый фонарик в iPhone с iOS 18
00:49
Просмотров 309 тыс.
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 206 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33