Тёмный

Dambi-baadhihii Halista Ahaa || QISOOLE || QISO 

Qisoole
Подписаться 3,5 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

asc soo dhawaada asxaabta qaaliga, waxa aannu idiin soo gudbin doona sheekooyin xaqiiqo ah i.a, badalkeeda waxa aad nasiin doontaan subscribe iyo like kaftan.
soo dhawaada walaalayaal.
Sheekadan waxa aau ku bilaabi doona sheekooyin taxae ah oo dambi baadhis ah.
Dilaagi wajiga malaa'igta lahaa
• Dilaagii Wajiga Malaa...

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@محمداب-ز8ن
@محمداب-ز8ن 19 дней назад
الهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 19 дней назад
Yes bos❤
@MaxamedAbshir-p7w
@MaxamedAbshir-p7w 13 дней назад
Soo badi denbi Baarista
@AsmaAbdirahman-j4u
@AsmaAbdirahman-j4u 8 дней назад
الف مبروك ❤❤❤❤❤❤
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 19 дней назад
Waana qofka kabaha iska lahayd 😢
@jamaalcabdiqaadir
@jamaalcabdiqaadir 12 дней назад
qisoole waa ku wadanaa mazul ku suco
@Khadardaacad25-xp4dp
@Khadardaacad25-xp4dp 19 дней назад
Wan ku heesta qisooyinka danbi baarista 🎉
@Khadardaacad25-xp4dp
@Khadardaacad25-xp4dp 19 дней назад
Keep going sxb
@saidabdi73
@saidabdi73 19 дней назад
Good brother
@naciimahusseincadaani1697
@naciimahusseincadaani1697 18 дней назад
Hore usoco wll noso badi♥️🙏
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 19 дней назад
Dumaashidi ayaa dishay sidan u badinaya 😢🎉
@batuulok3624
@batuulok3624 19 дней назад
No soobadi sxb waadn mahadsanthy
@naftadooje9871
@naftadooje9871 19 дней назад
Keep going sxb soona badi denbi baadhista
@xikamhikam-um8rz
@xikamhikam-um8rz 19 дней назад
Soobadi zhp
@Qisoole.
@Qisoole. 19 дней назад
Haye zhp
@AbdihakimIsmail-s3q
@AbdihakimIsmail-s3q 5 дней назад
Ruwayda style ayaad kasoo xaday waryaa sheekadaa
@AaminaAbdi-r8k
@AaminaAbdi-r8k 15 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 19 дней назад
Danbi badhista aad ayan ujeclahay kkk manta qiso aaan dawanayey ayaban xaliyey 😅😅😅😂😂😂intanu danbi badhuhu sheegin dilaga kawrn 😂😂😂😂
@Qisoole.
@Qisoole. 19 дней назад
Cajiib tahay wixi dambe lo soco
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 19 дней назад
@@Qisoole. hye insha allah
@xikamhikam-um8rz
@xikamhikam-um8rz 19 дней назад
Zhp daily video samee hadda kadib
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 19 дней назад
Waanku shanlaysanayaaye iiwad qisada wllky😁
@Qisoole.
@Qisoole. 19 дней назад
Hehehe
@muxyadiinaadan9337
@muxyadiinaadan9337 17 дней назад
Sxb inyar fikrad ah hadaan kugu darsado qaab tabinta yara bedel sheekooyinka how akhrin sidii qofku hor fadhiyo lkn u tabi sidii aad tv 📺 fadhido kalmadan sxb 200 jeer aad isticmaalayso jooji qalad hay fahmin wakhti baa kaa gala anoo kugu ixtiraamaya thanks 🙏
@Qisoole.
@Qisoole. 17 дней назад
Good walaalkay
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 19 дней назад
Sxb so badi adigo mahad san
@Qisoole.
@Qisoole. 19 дней назад
Igu ogthy
@NurMohamedAli-bz2nd
@NurMohamedAli-bz2nd 6 дней назад
Sxp nin kuliyad ciidan ka soo baxay dable lagama dhigo waxa laga dhiga sarkaal
@Qisoole.
@Qisoole. 6 дней назад
Thank you sxb
@queencameey2688
@queencameey2688 7 дней назад
Iyadoo laba mareeso katage intaa soo dhameeneesid aa sugaaye wax jarjaran waa necbahay xanta hadii la iibilaawo inla dhameeyaa jeclahay hadaa shaax ku kor cabaa
@Qisoole.
@Qisoole. 7 дней назад
Hehehe sheeko kala googoAn maaha, sheeko walbaaba way dhamaystirantahay meel fiican kaaga go i mayso
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 16 дней назад
Wepale mukwano nnyo meshaas nooga siiwad huuno
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 19 дней назад
Eraan ma carabaa sow isagu iiraan sow muu ahayn
@Qisoole.
@Qisoole. 19 дней назад
Way ka goosatay carabta iska carab ayy ahyd dhanka afka iyo dhaqanka
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 19 дней назад
@@Qisoole. haa sax
@Xasan826
@Xasan826 19 дней назад
Sxb copy aya tahay ee waxa laimawa 🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱😡😡😡😡😡😡😡😡🤬🤮🤮🤮🤮🤮🤧🤧🤧🥵🥵🥵
@naciimahusseincadaani1697
@naciimahusseincadaani1697 18 дней назад
Malaha mid chabelkle lehba te Oo qisoole ka cod wngsenye ooka qisooyin wacnye war mnshlh dhe inankayar xaasidyow 😅
Далее
Dambi-baadhihii Halista Ahaa - #2|| QISOOLE || QISO
39:39
Dilaagii  Wajiga Malaa'igta Lahaa || QISOOLE || QISO
1:00:04
Sarkaalkii haleysnaa? Qiso ku cibra qaadasho mudan
28:19
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50
KIISKA QADAR IYO DOCTOR MATIIN!@SawdaBillan
1:05:21
Просмотров 75 тыс.
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 70 тыс.