Тёмный

Fandhaal Podcast 53 | Sideed Qiimahaaga Kor ugu Qaadi ? Ragga u gaar ah 

Omar Inshar
Подписаться 153 тыс.
Просмотров 164 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 504   
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 Год назад
Ragoow waanada maqla Wlhi cumar waa walaalka ugu waanada wanaagsan naftiina hormariya dalkiinana hormariya ilahay haidin xafido dhamaantiid
@mahamedabdirahman8910
@mahamedabdirahman8910 Год назад
Hy Mcn bdn
@xanuunbabiye
@xanuunbabiye Год назад
@@mahamedabdirahman8910 simb🤬
@user-td8sl1ts7j
@user-td8sl1ts7j Год назад
😀😃😄
@hasanahmed-bl7zn
@hasanahmed-bl7zn Год назад
Waa Runtaa Wll Waad Mahad San tahay
@bald-benis
@bald-benis 9 дней назад
🤣🤣​@@xanuunbabiye
@siddique28
@siddique28 Год назад
Adigoo dhalinyaro ah waqtigaan la joogo hadii aad channel da nuucaan oo kale ku xirantahay Hambalyo. Kala bar guusha waad u dhowdahay. Hadii aadan weli isbadal sameynin xataa wadadeeda ayaad haysaa.❤
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Год назад
Aad iyo Aad indheer-garad baad tahay nio waxaad ku gaadheyna alle hakuu siibarakeeyo hunno
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Год назад
sax wll allaha noo fududeeyo hamigena
@caaqilibrahim1374
@caaqilibrahim1374 8 месяцев назад
Shukran
@caaqilibrahim1374
@caaqilibrahim1374 8 месяцев назад
Shukran
@khadarcarab632
@khadarcarab632 2 месяца назад
Runtu waa midaas
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 Год назад
Thank you ustaad podcast ga aad soo gudbiso shidaal aan ku socono buu noo noqday❤❤❤😊
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Год назад
#Waxyaabaha Qiimahaga kor uqaadaya • Sameyso Dakhli / maal ▪︎ Raganimadada ilasho ▪︎ kalsooni yeelo ( mid kamid ah astamaha raganimada ) ▪︎ joojinta caadooyinka xun xun sida dawashada aflamta anshax xumada ▪︎ Noqo qof xaqiiqada dhabta ah ku nool
@KhaliilUpdirazhit
@KhaliilUpdirazhit 3 месяца назад
Allaha haku barakeeyo❤🫡
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 3 месяца назад
@@KhaliilUpdirazhit amen wllky 🥰
@khadarcarab632
@khadarcarab632 2 месяца назад
Jasaka.laahu khayran
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Год назад
Mawduucan points kiisa dhan wa quseeya 2 da dhinac dumar iyo ragg ba waayo 1 dhaqalaha wa noo wada muhiim 2 kasonida qof walbo inu heesta qasab weeye 3 porn films wala wada dawadaa wana dhib wada heesta dhalinta 😢😢
@maxamedmaxamuud4995
@maxamedmaxamuud4995 Год назад
Mahadsanid walaal Omar inshar Waxaan ka mid ahay , dadka Guursaday , alxamdulilaah, wali ma aan gaadhin 20 sanno waxaan jiraa 18 sanno waan guursaday, dhiiri galintaada iyo hagidaadu waa shidaalka guusheena ❤️❤️
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub Год назад
Mashallh hambalyo👏
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y Год назад
hambalyo sxp anaguwali suunkan kuseexana 😂😂😂
@khadarcarab632
@khadarcarab632 2 месяца назад
Mnsha allah marka labaad hambalyo wll qali
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Год назад
وَأَوْرَثَكُمْ أَرْضَهُمْ وَدِيَارَهُمْ وَأَمْوَالَهُمْ وَأَرْضًا لَّمْ تَطَئُوهَا ۚ وَكَانَ اللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرًا (27)❤❤❤
@bezzani3033
@bezzani3033 Год назад
Shaqsi aan run ahantii wax padan ka faidey guleyso Pro 😇❤
@sadaqosman6875
@sadaqosman6875 Год назад
Waxa tahay kan ugu fiican dhiirigaliyasha Thanks a lot 🙏 ❤
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Год назад
Masha Allah
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 Год назад
Really
@saeedaar2537
@saeedaar2537 Год назад
Hal fariin oo aan kaa daawaday 2019 ayaa noloshyda dhan badashay hada waxaan haystaa wax kasta hanti lkn malintaas waxba mahaysan kun jeer mahadsnid bro 2019 anoo jooga ayaan waxaan daawaday video aad ooga hadlayso qiimaha uu qofku leeyahy eraydii hadaan wax yar kasheego waxaa ka mid ahaa ( soco naftaada bar in aad wax qabsan karto tilaabso ) markle mahdsnid ugaas 🎉🎉🎉🎉🎉
@mocade3001
@mocade3001 Год назад
Wlhi ustaad Waad ku mahadsanthy podcast nuucaan ah aad ayuu noo anfacayaa soo badi ustaad..
@suldaancmr6903
@suldaancmr6903 Год назад
Best fandhaal aan ka helay waaye ماشاء الله تبارك وتعالى اخي عمر
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Год назад
Aad baan uga helay xalqadan iyo dhamaan kuwii hore u baxayba caadi maaha . Intaasooo dhan iyo qeyrkoodba nolosha ninka dhalinyarada ah way bilayaan . Baarakallahu fiika yaa Akhii.
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims Год назад
Wlhi waxay aheyd xalqad run ahaantii qofkii caqli leh waxbadn uu ka qaadan karo thanks wll omar noloshan imtixaanka ugu weyn waa inaad naftaada xakameyn karto wllheyga aan dadaalno
@Yussufp
@Yussufp Год назад
وَإِن كَثُرَت عُيوبُكَ في البَرايا وَسَرَّكَ أَن يَكونَ لَها غِطاءُ تَسَتَّر بِالسَخاءِ فَكُلُّ عَيبٍ يُغَطّيهِ كَما قيلَ السَخاءُ
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Год назад
Mahadsanid ustaad balanteenu waa horumarka aduunyo iyo tan aakhiro❤
@omarnoor5851
@omarnoor5851 Год назад
Masha Allah cumar inshaar sidaan wax uga bartay mowduucyada uu ka hadlo uma maleeyo 12 sano oo school soo dhiganaye iyo 4 sano jamacad inaa wax uga fahmay jazakalah ustaad ilaahey ha kaa abaal mariyo aqoonta kaa faaiday
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 Год назад
Mahadsanid ustaad cumar runtii waa mowduuc muhiim ah jazakalah ustaad cumar inshar.❤
@laylaabdulahi-by4se
@laylaabdulahi-by4se Год назад
Gabdhaha soo hadal oo dhiiri gaalo abowe💗
@kingsafwaan9286
@kingsafwaan9286 Год назад
Asxabey hal wano iga qata qofki hormar adun iyo mid aqiro raba habenki xili hore ama ugu damben 10:00 pm kahor ha Sexdo habenki ana tijabiyey wana ku faiday sadex sano kaliya gudahod hormaro badan garay kuriyon jiray
@maxamedcali7445
@maxamedcali7445 Год назад
Cawa mxad u sexan wayday waye
@MohaAbdiCiise
@MohaAbdiCiise Год назад
Sxp waan tijaabine ma dhabaa🙂
@maxamedcali7445
@maxamedcali7445 Год назад
@@MohaAbdiCiise sxp waxa ka wnagsana isago ina yidhada cibadada aan ku dadalno
@kingsafwaan9286
@kingsafwaan9286 Год назад
@@maxamedcali7445 zxb europe ayan joga 9 habenimo itahay waxyar kadib wan sexan i.a
@kingsafwaan9286
@kingsafwaan9286 Год назад
@@MohaAbdiCiise ha zxb ana kahiba kaliya goan qado wa ku faide 💯
@hudailwaad8267
@hudailwaad8267 Год назад
Ciwaanka wan ku farxay intiisa hore lkn markii layidhi waa ragga uun waxoga waan Yara noqday😁 Anyway waa mawduuc aad u wanaagsan thankz Ustaad❤️💯
@hadillaium
@hadillaium Год назад
Same to you😂😂
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Год назад
Same sis ustaadka ragay uga shidanty lol
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Год назад
​@@nadiiracali0123 😂lol xalimo
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Год назад
@@Kalid__ waxaba qaldan miyaad iga maqashay🤔
@umusuleym9441
@umusuleym9441 Год назад
​@@Kalid__ maxa qaldana lahaa weka so qeyb gashay ciwanka qanciye lkn raga waye hadi la dhhy iyada ma quseeyo moho
@yussufmnurie7442
@yussufmnurie7442 Год назад
AIloow Cumar inshaar ku barakee wlhy waan kafaai'day Cumar inshaar shukran jazaakallahu khyra
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Год назад
soo duceeye inta single ka ah si aan u guursano singlenimada waa ay faido beeshey runtii.
@hindamoha8357
@hindamoha8357 Год назад
I just hit the like button before playing the video
@Relaxtv2021
@Relaxtv2021 Год назад
Wlhi same❤❤
@hamdiladan
@hamdiladan Год назад
Me too ,coz of the topic
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Год назад
Luqadaada Ku Mudan Wbt 👋
@abdirahmaandaahirabsuge2954
​@@aminfatiha8506 qpqwyfy
@amiramohamet608
@amiramohamet608 Год назад
@@aminfatiha8506 lknze waa caadi in afsomalia waa leenahay
@hamdahassan1073
@hamdahassan1073 Год назад
Waa fiicanahy macalin sethy adigu
@Atish_abdi
@Atish_abdi Год назад
Podcast wuxu Kahadlay xilgan kusugnhy sida daremayay waxyalo badan ii guxuayay mowduuc aniga nafsadeeda ka guxayay ustad cumar mo kaso hadla basle ugu danbeyn wa ka hadashay ilahy waxan ka barya . Inoo ka abalmariyo malin malmaha kamid I.a inaad qof soo jediso nolosha dadansiyo qofkasna kafsrxisay Qalbigas maskaxdeyda allah ku baraeeyo 🤲
@liilii9713
@liilii9713 Год назад
Karaamo iyo sharaf korkaaga ha ahaato ustaad nin aa wax badan ka faaiday aa tahay mahadsanid 🙏
@abdiwalia8989
@abdiwalia8989 Год назад
Dad waxaa uga fiicn kii kula taliya waad maxadsnthy cumar cishaar guulayso💪
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp Год назад
Mowduuc aad umuhiim ah cimri dheer iyo cibaado suuban allah kusiiyo ustkii caalamka
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 Год назад
Alxmdullilah wll cumar marka qaangaarey illa hada sa ku dawanayey,wlhy vedio danbe aad dhalinyarada ku anfacyso waxa moda qofka la rabo ama wanaagsan inuba ani yahy,ولا فخر
@mohatifoow
@mohatifoow Год назад
Aaad baan kaga mahadceniyaa ustaad barnaamijyadada quruxda badan runti inta podcast ee chancelkan kujirta Hal mid ima dhaafin aad baan kula socdaa waxan ka codsanayaa ustaad podcastiga xigo inad nogu dhigto shaqaalanimada adoonsiga casiragan io sida qofka dhalinyarada ugu bixi karo Mahadsanid waxan rajeyna inad codsigeyga aqbali doonta insha alllah Mahadsanid mar kle ustaad ❤
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 Год назад
Aduu imisa lagu sheegay qof waxba haka sugin baa lagu yidhi Aduu sii baadho raadi maqalada laga qoray akhri english iyo carabi xogo lagaga hadlayo waad helaysaa lkn qofna waxba haka sugin pro.
@dubadmuse0
@dubadmuse0 Год назад
CAJIIB. SXB MAXAY TAHAY SABABTA KUGU KALLIFI KARTA INAAD SHAQAALO NIMO SIDAAS OO DHAN U NACDID ? NIN DHALINYAR AH AYAAD TAHAY SIDA MUUQATA , HA U FAHMIN WAX KASTA OO LAGUU SHEEGO SI QALDAN , WAAD U SHAQAYN KARTAA QOF AMA SHIRKAD WAANA AAD KA GUUL GAADHI KARTAA EE MIDDAAS OGOW. ADUUNKAN QOF WALBA MA HAYSTO SHAQO UU ISAGU LEEYAHAY EE NAFTAADA FAKAR QALDAN HAKU SHUBIN.
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 Год назад
@@yaxyecali5232 THE LEGEND
@maandhowrmusictube
@maandhowrmusictube Год назад
Waa run waan guursaday alxamdulilah mahadsanid wll omar
@KamaalYare-wu5ux
@KamaalYare-wu5ux Год назад
Macalin Aqoonyahan Cumar inshaar 😊😊😊 Runtii Waxaad Tahay Macalinkeena Kor Uqaaday Wacyigeema 😊😊😊 Dhalinyaro Badana Maanka iyo Caqliga Ufuray Wacyigoodana Kor Uqaaday 😊😊😊
@user-wm3cx6ke6y
@user-wm3cx6ke6y Год назад
اللهم إنا نعوذ بك من فقر مدقع ثراء فاحش خير الأمور اوسطها المتوسط الدخل هو افضل ❤
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Год назад
wadmahad santay ilahay janada nabiga scw rafiiq ha inagala dhigo
@apdinasirmohamed2317
@apdinasirmohamed2317 Год назад
Allah haku barakeeyo wll cumar saad marwalba dhalinyarta wanaga ulahortagantahay allah hakaa abaal mariyo🙏🏻
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 Год назад
thnaks alot Omar inshar allah dambigada dhaafo
@user-en5gt4nx6k
@user-en5gt4nx6k 5 месяцев назад
جزاك الله خير شيخ عمر
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 Год назад
Mahadsanid wll sida qiimaha badan aad noo wacyi gelisay,Allaha kaa abaal mariyo
@asmacalibeey2821
@asmacalibeey2821 Год назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@qasimcade1466
@qasimcade1466 Год назад
جزاك الله خيرا يا استاذ عمر إنشار 🤗🙏💌
@ahmednuur2920
@ahmednuur2920 Год назад
Thanks ustaad
@abdirahmanxuseen
@abdirahmanxuseen Год назад
Masha alllah ustaad
@sakariyefarhanabdi8257
@sakariyefarhanabdi8257 Год назад
جزاك الله خيرا
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Год назад
Maashaa allah walal
@user-pc8kp3cg5l
@user-pc8kp3cg5l Год назад
Thank you ustaad waa cashar add muhiim noogu ah ❤ guuleyso abid
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Год назад
Gabaraa ahay wlhi waa runtaa samadkaan ragga aad ayee u dabar go ayaan Kuwa iskuma kalsoona weyba kaa bawayaan kuwana wey ku liidayaan iyagoo ragg iska shikaya nin ka taggana dumarka ma liido Ilaahayoo raggeena io dumarkeena noo wanaaji aamii.
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Год назад
Isoo hoos gal waan kaabaqaniye 😂😂
@MoOsman990
@MoOsman990 Год назад
Mahadsanid wll Omar inshar
@Kobramedia7013
@Kobramedia7013 Год назад
Waad mahadsantahey ustaad Omar
@AbdinasirKhalifa
@AbdinasirKhalifa Год назад
Aniga ayaba guursadey macalin inshar aniga ayaba isbuc ka hor arosey allah yacizak dad badan ayad inspiration u thy oo Aniga kamid ahey👏allah yaxfak wll
@Ogsoor
@Ogsoor Год назад
Thank you Ustaad wllhi dar AlleH ku jeclahay 🙏🥰🤍
@sheekhabenmaxamuud2736
@sheekhabenmaxamuud2736 Год назад
Masha allah Jizakallah khayr ustaad cumar 🤝
@ahmedsiyaar1362
@ahmedsiyaar1362 Год назад
Mahadsanid ustaad🙏
@zakariyemaxamedmaxamuud268
@zakariyemaxamedmaxamuud268 Год назад
Mashaalah wllkey cumaroow aad iaadd ayaan ufiicaanahay
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 Год назад
Thnks Wll Omar😍
@isterabdilaahi2989
@isterabdilaahi2989 Год назад
Alxamdulilaah waan fiicanahay waan sugi la sanay muuqaalka mahadsanid wll
@Suldanyare-jv3fd
@Suldanyare-jv3fd 11 месяцев назад
jazakalahu khayran yaa ustaadi waxa tahay dhiragaliye aan jecelnahay ♥️♥️♥️
@qadu385
@qadu385 Год назад
Qof aan sugi karin inta video soo sameynaayo mahadsanid omar inshaar💯
@ahmedyarecllah5792
@ahmedyarecllah5792 Год назад
Masha allah shukran ustd cumar Inshaar
@aamiinali4351
@aamiinali4351 Год назад
Thank you pro Omar
@Zaki-bg6th
@Zaki-bg6th Год назад
masha Allah waa mahadsantahay wll qali
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Год назад
Shukran wll cumar❤
@thebestshortsvideo5154
@thebestshortsvideo5154 Год назад
Jazakallah ♥️♥️
@_Mazzim_
@_Mazzim_ Год назад
Mahadsanid cumar 🎉😊
@waanochanl1002
@waanochanl1002 Год назад
Thnks ustd
@xaajichanal665
@xaajichanal665 Год назад
Thank you Cumar Ragu mesha ha iska qaado
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx 10 месяцев назад
Run ahaantii wiil sidaa Omar inshaar unoqda tusaale wanaagsan dhalinyarada somaaliyed ma arag wllo thanks ilaa 2019-2023 waan ku xidhanahy ogaansho wllhi wxbadana omar inshaar waanka faaiiday wllo shugran 🙏🙏🙏
@khaalidaxmed1315
@khaalidaxmed1315 Год назад
Mahadsanid ustaad omar
@mohamedqoranedaacad
@mohamedqoranedaacad Год назад
Baryahaan barnamijyadeyda waa kamaqneyd ustaad❤ Thans a lot❤
@abdirahamanabdulahi5318
@abdirahamanabdulahi5318 Год назад
mudane waa ku salamay ugu horeen sax waye dad badana kugu xiran oo is gurfaya blse ogow waxa jira dad badan oo somaliyeed oo xanusan ina kuwa uducayso islamarna xaladooda waraysto fican alllaw cafi inta xanusan inta cafimaad qabtana u siyaadi cafimadka allaw naga dhig kuwa isku isxaan fala mahdsanid
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Wiil cumar inshaar dhagaysto naagtisa😇😂😂😂 Only❤️🥺
@poorboy-il3zp
@poorboy-il3zp Год назад
☝️☝️☝️ ANIGA u ku horeya
@poorboy-il3zp
@poorboy-il3zp Год назад
Igu sodir
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Год назад
Thanks mahadsanid sxp omar enshar
@thebestftb1
@thebestftb1 Год назад
Wan dhameystey muqaalka Waxan ka faa iidey dhiiro galin mahadsanid wllkey Cumar inshaar❤❤❤❤❤❤❤
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar Год назад
Magaca aqri horta maxad faidey nh hhhh
@Abdullahixashi
@Abdullahixashi Год назад
Masha allah ustaaad omar❤❤❤
@calicabdi682
@calicabdi682 Год назад
Mahadsanid Ustad Cumar
@Aliaboob-sk7je
@Aliaboob-sk7je Год назад
Mnshllh adunka waxa u wagasan qof wax kuso kordhiya nolosha dadka faa iido laga helo❤❤❤
@geediafrah6235
@geediafrah6235 Год назад
Shukran ustaad inshar
@Siciid22
@Siciid22 Год назад
Thanks President good experience ❤
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Год назад
Mahadsanthy wall❤❤❤❤❤❤
@ismailbalak4707
@ismailbalak4707 Год назад
جزاك الله💌
@maajidcusmaan4868
@maajidcusmaan4868 Год назад
Waxaan ahay Nin dhalin yaro ah oo rabo inuu Hormar gaaro waxaan codsanayaa hadii uu jiro qof yaqaan xirfad please ila soo xariir waan is caawineynaaa insha allah
@sadaqibrahim
@sadaqibrahim Год назад
M.a pro sethy cafimadkaga kwrn
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 Год назад
جزاك الله خير الجزاء شيخ عمر
@qadarciisegalbeyte2662
@qadarciisegalbeyte2662 Год назад
Aniga kamida dadkii guursaday, barnamijkan iyo barnamijki hore inta kadhaxeyday...... hambalyadada wan ka qabna
@user-vd8mq6jq7d
@user-vd8mq6jq7d 10 месяцев назад
Alle Haku Xafido Wll❤🤲🙏
@camirali4411
@camirali4411 Год назад
Thanks brother
@hafadhemanqurux6359
@hafadhemanqurux6359 Год назад
Jisakumulahu khayran wll ❤
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 Год назад
Maasha allaah ustaad jasaakallahu kheeyr
@user-xq3ew5dg9n
@user-xq3ew5dg9n 6 месяцев назад
Maashaa alaaah
@Duca954
@Duca954 Год назад
ManshaAllah ❤️
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Год назад
Teacher omar inshaar insha allh waa waano qaadasho mudan 🎉
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Год назад
Thnks ustaad
@muscabahmed8704
@muscabahmed8704 Год назад
masha,Allah ustaad
@Ahmedabdirahmanhusen.
@Ahmedabdirahmanhusen. Год назад
Mahadsanid ustaad
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 11 месяцев назад
Manshaa allaah mahadsanid wll omer inshaar ✋
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 Год назад
MashaAllah waa mowduuc waqtigiisa kusoo aaday mhdsnd.
@user-fl7ve8nd8h
@user-fl7ve8nd8h Год назад
Maasha Allah saaxiib adi dhankaaga seetahay walaal quality noosoo badi ❤❤❤
@hamzemahamednoor
@hamzemahamednoor Год назад
Jazakumullah
@cabdiwali597
@cabdiwali597 Год назад
Ilaahay hakubarakeyo walal kalin muhim ah bad umada somaliyed ugu jirta
@user-wm3cx6ke6y
@user-wm3cx6ke6y Год назад
انا مدمن لمتابعة مساحات تويتر العرب وغيرهم وبودكاست وافلام الوثائقية والمحاضرات وكتب مسموعة
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 Год назад
Ilaahay adun iyo aakiro ha ku barakeeyo❤ omar
Далее
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
GORAY PODCAST | BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY
1:38:25
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Просмотров 36 тыс.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
Просмотров 42 тыс.