Тёмный

DAMBIGII AAN GABDHO BADAN KAGALAY XAASKAYGA AYAA IGA JARTAY XABSI ANIGOO KASOO BAXAY AYAY BANANKA😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#QURUXLOOWGII#QAAINKA#AHAA#

Развлечения

Опубликовано:

 

10 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 года назад
Cwa waku faraxsanahay iin qofka kowad noqday like hadii ladaha iyo commentigaba waaaw
@Hananabdi2184
@Hananabdi2184 2 года назад
Nayaa ayaney like wan sary ee adineh videoyada dhaqso noso day mcnto wana ku jeclhy 🥰❤️🤣
@queensalmo5269
@queensalmo5269 2 года назад
In aan canjeero duwaayo Yaa kuu sheegay 🤣🤣🔐❤️
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 года назад
Naayaa ayaaneey saa kuu sugaaye lee oo kuu jeclahy allaha kuu jeclaadoh😫♥️
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Naa ahlaameey anba waan kujeclahay ee hurdaa iga tagtay xiligaa muuqaalka soo fasixi lahaaa🤣
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍
@xabiibocadey1845
@xabiibocadey1845 2 года назад
Haa
@Dheefso10
@Dheefso10 2 года назад
Ayaaneey salaan Sarre Inkastoonan commentga Aanan aad u soo qorin Uurkiyo laabtiyo afkaan Kaa amaanaa illaaheey Ku dhowrayaye aamiinta raaciya, Indheer garadku Asagoo Aadan afkaa furin ayuu indhahaada aqriyaa ee ayaanteeydii weeye Adinkaada soo taag oo arinnteeyda Kaalmeey socod barad ayaan ahay Social kaana ma aqaano waana imid Ayaaneey adna soo dhaweeyn iyo Sacab igu casuumoo sadaqeeyso magacaaga,
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Waxdhanbaan gabdho sodhagaysane manta will miya qisada masha allah ayaan xabibti ala kusharfo mcney 😘😘😘♥️♥️❤❤❤🩸🥰💯💯🙏😍👸👸
@ashamohamed4555
@ashamohamed4555 2 года назад
Maansha allaah ayaaney aad baad umhadsantahay saad noogu soo gudbisid qisooyinka hore u soco quruxeey
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 года назад
Ayaanay xbbti Waan kujecelahay ilaahay dartii ee ilaahay hakujeclaado aamiin
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Xbbt alpii alaha kujeclaado me to xbbt😘😘😘😘❤
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 года назад
Abaayo halaysooducayyo waxaan ahay xaamilo in ilaahay caafimaad isiiyo
@ruqiyocumar3225
@ruqiyocumar3225 2 года назад
Abaaayo Allah kuu fududeyo I shall allh abayo
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 года назад
@@ruqiyocumar3225 aamiin xbbti
@alihooyo5599
@alihooyo5599 2 года назад
Abayo wlhi qisada aya igusocoti balse wat iga qoslisee like sar aa 💖
@sahrobintu.haashim1203
@sahrobintu.haashim1203 2 года назад
Wlhi ayaan gobdoon waxay iitahay Wehel gurigan ku hagaajistaa💋🌍 like kabadan iga istaahishaa
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Waa soo baxaa nafsi ama ha kuu soo hor marto ama gadaal aad ka helaysaa iinshaa'allaah
@alislaam9988
@alislaam9988 2 года назад
cafis caafimad cimridheer cibaado suban ale hanasiiyee sabiscreb iisara walaliyal
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Soo dee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 года назад
abyk ayaaney❤naa ayneey inan ku dhaho waan ka xiahoonaa abyo sida aan qisoyinkaga ufiirsano in aan gursan kabaqaa😂😂😂😂
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Aniga xitaa waan cabsada sidi gabdho laxumeyay ufirsanenay walhi mid qayr qaba ilay hanala kulmiyo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲♥️💔✊
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 года назад
@@deeqocadarcali9616 kkkk allahuma amen abyo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
@@ramlaruun8982 ❤😘🙏🤲xabibti
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
@@ramlaruun8982 ❤😘🙏🤲xabibti
@faizakarar6208
@faizakarar6208 2 года назад
Waa ka xumahay wiilka dhibka gaaray wlhi waa qiso xanuun badan subxanllh
@farhiogaalmohamud6950
@farhiogaalmohamud6950 2 года назад
Abayo macaan waan kusalamay qeybtii labaad iska soo dir ok ❤❤❤💟💟💟👍
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 2 года назад
Ala maxaan uxiisay 🌹qisaskaagi Illahy cimri dheer iyo caafimaad hakusiiyo 🌹💜
@nimcoabdi5901
@nimcoabdi5901 2 года назад
ugu horeeyay baaan noqday nayaa ayaaneey wan ku salaamay qaali
@asmohassanmohamed5504
@asmohassanmohamed5504 2 года назад
Mashaalh quruxey allow ku dhowr love you xbiibti❤
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 года назад
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد في العالمين
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@mndeeq
@mndeeq 2 года назад
Ayan gacalo 🥰xbbti Alpi mar kaste garabkaga nahnay wana ku share garenenaa qisoyinkaga saa u gaartid 200K i.a
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
😘
@farhiya5072
@farhiya5072 2 года назад
Waaw guul 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😱🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤗🤗🤗🤗😍😍😍💋💋🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩😃😃😃💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Masha Allah abaayo
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Год назад
Tnx habo waqtiga qimaha badan nasiso Jazakallah
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 2 года назад
Mahadsanid xbbti mcn horay usoco
@faisaabdalla9889
@faisaabdalla9889 2 года назад
qalbi wngey🥺love you abayo ❤️👸🏽
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 года назад
Masha alhaa ayanteyda ale haku xfdo qebta kale so dede ji xbbt ale haku jeclade
@canabcadar739
@canabcadar739 2 года назад
Wa sare like ayanee funny tahay🥰🥰
@habiibomohamed9026
@habiibomohamed9026 2 года назад
asc ayaaneey sethy abaayo alaah haku fifdiyo adi iyo caruurtada x.bti intee joogtaa adi
@xanaanyuusuf6089
@xanaanyuusuf6089 2 года назад
Wcs abayo Allah ku xafido
@ifraahahmed9991
@ifraahahmed9991 2 года назад
Mashalaha walashayi wa kujecalahayi
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc abyo mashllh Allha kuxfdo
@leloomarabdi1275
@leloomarabdi1275 2 года назад
Wlhi waku wataa ayaney m.a m.a m.a alaah kuxafido
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 года назад
Waan ku ildoogsanay qisadaan abaayo
@hibaaqhappy5976
@hibaaqhappy5976 2 года назад
Ayaan abaayo shukran
@user-gb9tj3dg9g
@user-gb9tj3dg9g 2 года назад
ayaney sake salad subx mrk quracda katsanaya kudhagestaa iy hbnki le wy anoo howl haya waba jeclhy inaa kudhageataa xbbti allh hakuxfido quruxey 💚❤❤❤❤♥🥰
@yazicisalvio1642
@yazicisalvio1642 2 года назад
Caney waku wataa marwalba 🥰🥰
@linoabdirahman3741
@linoabdirahman3741 2 года назад
Naaya waad I xasusisay kkkkk keep going xabibti
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 года назад
Maashaa alaah
@Fun-official24
@Fun-official24 2 года назад
Ayaaney saa kuusugayay😧 wan ogahy part2na waadiyaare lasooyaac war jacayl leee😅😅😅😅
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
🤣
@imanisse4329
@imanisse4329 2 года назад
Mabruuuk ayaan leeyahy because qof ayu nabse kgally
@KimgAziz
@KimgAziz 2 года назад
Way soo dhawaysay sidaan filaayo yaa love diido🥰🥰
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖♥️❤️
@hobomustafcismaan2488
@hobomustafcismaan2488 2 года назад
Lkkkkkkkk
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 года назад
Naya ayaney waa kusalmy byo qisoyinkaga waa tagera mahadsanid
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 года назад
Asc abayo ayaan love you abayo can't sleep without watching you walah❤️❤️❤️
@nuurahm.c7887
@nuurahm.c7887 Год назад
War wan like mar hore sare
@amranmaal1411
@amranmaal1411 2 года назад
Wlhi waad ixasuusisay thank xapipti waan saaray
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 2 года назад
Hhh naayaa waan Soo saaray❤❤❤😍😍😍😍
@keefhashi8309
@keefhashi8309 2 года назад
Asc Ayaan wll farxiyo Tawakal maxaa u cawin weysay malinki adiga aad cusbeed sheer out wey kunsameysay aniga iyo gabdho badan oo asxabeteyda ah ayaan ka soo racnay farxiyo adigana wad iska ilowday farxiyo hada wey joojisay youtubka bininadam abaao malahan
@umucazam964
@umucazam964 2 года назад
Ayaan qrxy hore usoco xbbti
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Subxaanallaah
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 года назад
Wnku salaamay wllshy ayaan
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy 2 года назад
allha ku xafidoH wllzhy
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Sdoo kle xbbt😘
@barwaaqoyarisay9689
@barwaaqoyarisay9689 2 года назад
Sis I'm waiting prat 2 plz soda manta
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 года назад
Ayaaan sharfan🖤
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 2 года назад
Ayaaneyyy👸❤👑
@zezozezo705
@zezozezo705 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sths8sbtsuftst8w18
@sths8sbtsuftst8w18 Год назад
😭😭😭😭
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Wcs abaayo macan
@hindamohamed7229
@hindamohamed7229 2 года назад
Asc ayaney wn ku salamey Abaayo inbadan aan ku xirnaay janalkaaga Lkn comintiga ma so qoro Abaayo waxaan codsanaaya imtixaan aan gelaa isoduceeya asxaabtada igu gudbi plaese
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 года назад
Waaan saarnay aniga iyo wallkey kkkk hhhh
@ifrahhassanhussein9760
@ifrahhassanhussein9760 2 года назад
Abayo amhara waa qabil mcnt itobiyan dheh❤️❤️
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 года назад
Af malaab urkana mariiid ban maqli jiray raga qaar
@Bushroahmed5678
@Bushroahmed5678 2 года назад
Mnsh alllh xbbt ii nolow ayaaney
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 года назад
Masha Allah abaayo waan ku salaamay adiga oo sharfoon aad ayaan kuu taageraa aadna waan u jecelahay qisooyinkaga مبر ؤك اختى
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 года назад
Asc xbbt lasoco qaybta xigta colosha iqabatay lasoo dheree qaybta masugtada ordaysee
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 года назад
Mcnbdn allllah kudaayo abaayo
@mudushow5960
@mudushow5960 2 года назад
🤩🤩🤩😍😍
@muhiimasheikh3915
@muhiimasheikh3915 2 года назад
Ani wankugu shaqeystaa ama wadada kugumaraa samecada intan dhagaha gashto 😀😀😀
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 года назад
Aaaaaa
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAHUTACAALA THEN SABTI IYO AXAD BAY FASAX YIHIIN MEESHA DUNIDA ISLAAMKU AY FASAXA YIHIIN KHAMIISTA GELLINKA DANBE IYO JIMCAHA .TODAABAAD WALBA .
@manaalosman274
@manaalosman274 2 года назад
Heey like ta waan saarne qabta kle waa diyaar waan ognhe ciyow so daaa Ayaanee 😂😂🥰🥰🥰🥰❤❤
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 года назад
Waku salamay Ayaan qurux
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Kaa qaaday alpii xbbt fatma
@dhoolacade2442
@dhoolacade2442 2 года назад
Subaxanallah ax 😭
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 года назад
Azc Wllzhey Ayan gobdoon wnku salamey wll qli
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Wcs nin lawaayay
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 года назад
subxaa nallaah nabsigu xumaa wallaa xowlla wallaa quwata illaa billaah☝️🤔
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 года назад
Wcs.qli-Ayaaniito😍💚✍
@umulqalid3548
@umulqalid3548 2 года назад
Amana alah xabibti albi
@naimay4570
@naimay4570 Год назад
20: 47 Atoore iga dheh jaah😂😂😅 21:56😅😅 wale beentada ma ahan ar Ayaana😭
@maxamedqasin4568
@maxamedqasin4568 2 года назад
Ayaan wllo waan kula socdaa balse anba mid haysate halke kala soo xiriiraa
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Instgram ayan gobdoon ama fcbook pej ayan gobdoon
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 года назад
Wlh wn saray hhhhhh ayana
@Yasmina125
@Yasmina125 2 года назад
Ayaaneey la’aanta abaar waaye shaqada maba igu soconeyso hadanan dhageysaneynin qisaskaada mahadsanid xbbti😘😘😘
@miskiahmedkaliil5763
@miskiahmedkaliil5763 2 года назад
Yaaso aniga kulamid ah
@deeqacileeyediini8704
@deeqacileeyediini8704 2 года назад
ayaaneey ale haku xiftiyo hno inad narkaysan marrka qar moda wan ku jeda kk anu karemakan kugu marsada
@nadeiraomeir6236
@nadeiraomeir6236 2 года назад
Naya ayaney wlhi ina instgrmka kasowaco iqabatay o kudhaho iga sheke jah lkn hada waxan ogaday inadan ishegenin lkn laso dhaqso😫🥺😹
@nimcoabdi5901
@nimcoabdi5901 2 года назад
yaas maanta qofkii
@maxamed8830
@maxamed8830 2 года назад
caleyhi salaaam💘💘❤❤❤💘💘❤👍👍👍
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 года назад
Ayaney video yadada waxa ii noqdeen musalsal cml inaan dawado moyee masexan Kari habeenki
@drsyasminasaeed7307
@drsyasminasaeed7307 2 года назад
Ayaan part 2 soogali 💖💖💖
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Inshaaa allaaah
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
War asxabey channel ka waa is tagay maxa dhacay waba nodadalaysaye ayan qurux
@quruxleydacida4860
@quruxleydacida4860 2 года назад
Casharkaas wiil ilma aderanahay baa I aqriyay oo laygu ma gadi karo ayaneey Wixi ugu yiri gabdhaha 3biloo ugu horeso musqusha xtii nagama gali karaan oo sas baa waqti usinaaa kadib na halmar baan u jarnaaa ee iska ilaali Markaa aniga digtoonow weyn baan howshas ka galay wana arky lkn tii u hilowesay mahi oo hore cashar kaas aboowahy mcn baa hore igu dhigy
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Ragu way kudheereeyaan arintaas
@quruxleydacida4860
@quruxleydacida4860 2 года назад
Ay qalbi Toortana waa ku sirmee asee u hilowe MASKIN ilahy Bala shatiga qabto hanaga ilaaliyo xbti اللهم امين
@user-kb4tx9eq5f
@user-kb4tx9eq5f 2 года назад
inta aan dhageysan ayaaba like kuu saaraa qalbiyee
@imanisse4329
@imanisse4329 2 года назад
Laaxowla wlaquta ilabillah
@liibaandaahir2620
@liibaandaahir2620 2 года назад
Hhhh wlh wa qosly eeey muuqaalka like masarty kulahaa hhhh 🤣🤣🤣ma waxanan saarinbaa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Ninkaan Waa mid caqli miidhan
@sadiaibrahimyusuf6841
@sadiaibrahimyusuf6841 2 года назад
kkkkk ayaaney wlhi aanaaba adiga sida gabadha willka ujeclaatey kuu jeclaadey oo waxyaabaha qofka lagu jeclaado waa farxad iyo fani nimo so intaas waa tahy ,hadii qiso jecel laga sheekeeyo hadiiba ayaan goobdoon sheegeynin hala iska dhaafo.
@lakiabdi4679
@lakiabdi4679 2 года назад
Naayaa ayaaneey meel wanaagsan baad nagaga Marty e noogusoodar caawa ileen waadiyaarsanthye xbbti
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
🤣🤣🤣
@zamzammahamud2147
@zamzammahamud2147 2 года назад
Ayaanay wan saray xbbti
@nimcoabdi9705
@nimcoabdi9705 2 года назад
Nay ayaan qesada seead
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 года назад
Haha hey marka dhadan masaxadi jojiyay🤣🤣🤣
Далее
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,9 млн