Тёмный

DAN IYO JACAYL PART4 2020 

HOB FILMS
Подписаться 334 тыс.
Просмотров 333 тыс.
50% 1

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Name Owner Of The Film
Apdifatah Ereg
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@HOBFILMS
@HOBFILMS 4 года назад
Faldan Ha Iloowin,Inaad Subscribe Share Like And Comment, Si Aad Ula Socotid Filimaan Ku Raali Galiya, Mahadsanidin Dhamaantin ❤️💯
@suhaybcabdi8914
@suhaybcabdi8914 4 года назад
Muna iyo dayax waa labada qof ee hob films group ugu jiliinka wacan
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 4 года назад
Wx walba wan sarney idiinka waxa laydiinku nacaya waa rajiinta filimada
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Hamze qalinle horumar wacan sxp adiga iyo teamskaaguba
@nannohlyrics7278
@nannohlyrics7278 4 года назад
Lkin culimo wad la raagten xalqadaN
@maxamedcabdi2916
@maxamedcabdi2916 4 года назад
Waxaan adyo adu salaamayaa garahaan maxamed iyo munafay sal waalab uqal ma shaqaday hayaa adbaan idiin jecelay
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 4 года назад
Filmkani waxyaabo badan ayuu inagu dhiiri gelinayaa 1.bini aadam nimada 2.in uu qofku shaqaysto oo xoogiisa maalo 3.in aad qayskiina iyo carurtiina kaa yaryar caawiso 4.in aad dadka kale ixtiraamto 5.iyo qaar kale oo badan Waaa mahadsantihiin HOB films
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
Dayax marku walashisa ic cream u soo gadayo y marku dharka Dhaqayo 😭😭😭 qof qalpi leh ma dawan karo Ilahey ha xafido ❤️
@wardiofficial4664
@wardiofficial4664 4 года назад
Anaaaba ooyey wlhy😭😭😭
@ziidkacumar6392
@ziidkacumar6392 4 года назад
wlhi mar Qura Qlbiga I garacamaY ruwaYaD Nolsha dhabta Ka hadleYzoh 😭😭😭😭😭
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 4 года назад
😭
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
Mawlid Wardi 😢wax la ooyo weeyan
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
ziidka cumaR haaa daruufaha noloshs haba waaa ceyn
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Noloshan wiilkan ku jiro waan soo maray mid wax ba aan dhaamin alxm maanta waan ka baxay😢😢😢😢
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 4 года назад
Manshallah huno nimcada ilahay hakugu wado
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
@@isbadalkanolosha6019 mahadsanid wlshy qaali adigana sido kale ❤
@rahmaindho4441
@rahmaindho4441 4 года назад
Alx rabbigi ka saaray guuleyso huno
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
@@rahmaindho4441 allaha ku daayo wllo qaali
@staroftheyear3673
@staroftheyear3673 4 года назад
Hampalyo wll
@josephmunasaralimk7927
@josephmunasaralimk7927 4 года назад
Wxaan ahaa qofkii ugu horeeyay oo daawaday walaal liketa dhac iga sii waligay 5 like magaadhinee love HOB FILMS ❤❤❤❤❤
@mohabaari1807
@mohabaari1807 4 года назад
Dayx inta jilinkisa la qiirotay like dhc igu siiya form glmudug nin rer mudug ah oo ad adag ayan aha lkn wan qiiroday jilinka dayax Bro hory usoco ❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤝🤝
@faadumojama5248
@faadumojama5248 Год назад
Wah Ad adeg maa lagu faana waa aakhiru samaan
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 4 года назад
Yarka saboolka jilayaa wa Actor buuxa waalahi dareenkiisana soo bandhigi karaya wanku Wataa Abti 👋🏽
@selmaabdirxmn2698
@selmaabdirxmn2698 4 года назад
Mohamed kazzim wllky😘😍😍😍😍
@aadancade8993
@aadancade8993 4 года назад
Haa xaqiiqdii
@draidrouzmohamet9927
@draidrouzmohamet9927 4 года назад
Maxamed gaanyo 👏
@farhiyaaadan4783
@farhiyaaadan4783 4 года назад
Waxan ujeclhy muna iyo dayax waa dad aad uquruxbadan mansha Allah dhaman makala dhacdan alle haydin ilasho aaamin lkn riwaydi jinka Ayan xog uqoslay mansha Allah
@dumarkiiguulaystay2176
@dumarkiiguulaystay2176 4 года назад
😭😭😭😭😭
@zamiirmoh9051
@zamiirmoh9051 4 года назад
nio filinkan pa cajip ah kan zo padiya wxn kale napa dhafiyo inta igu racazan codkina mujiya ana idin hadalye hhhhhhhhhhhh
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
Wllo adoo raliya subscribe igu caawi wa wllka e
@dalmarahmed5117
@dalmarahmed5117 4 года назад
kugu raacay
@laylacamaar7678
@laylacamaar7678 4 года назад
ana kugu raacsaney e rabitanka shacabka ha ladhagysto😅😅😅
@alihusmoha9961
@alihusmoha9961 4 года назад
☝☝☝☝ kugu raacay
@aadancade8993
@aadancade8993 4 года назад
Walaahi
@qalanjobureeqa7169
@qalanjobureeqa7169 4 года назад
inankan Dayax isaga murugo Ka samysan Calooosha le iga xanUunta xita Hadlkiisa NAXDIN wLhi😭😭😭kooxdaydih Idin jecLhy Hob Films Luv uh all my team💋❤
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 года назад
Haa wllhy inay really tahy umatalaya sidu uhdlayo halkisu dhigay
@mohamedaskar2209
@mohamedaskar2209 4 года назад
Anuu dayax baan wataaa waa aco acata dhamays tiran
@Royalshorts76
@Royalshorts76 4 года назад
Muno Gabadhaas wllhi Filmka jinga Darteed baan u Daawan jiray Waxay Leedahay waji Aadanaha oo dhan farxad u muujinaya Dadnimo wngsn Dabeed iyo cod wngsn Alle ha daayo
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
Geesi abdalle wll fadlan subscribe isaar
@Nahyaan_002
@Nahyaan_002 4 года назад
Aamiin
@bureqadaganmusemuse5610
@bureqadaganmusemuse5610 4 года назад
Muna inta taherta like isra
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 4 года назад
Aduunka ayaa wallo lagu yahay Dumarkeenu waa dahab Rabow ha naga qadin Ragow aan ilashano dumarkena Duco hooyo iyo dumarba waa lama huran 🤲🤲🤲🤲
@xamdamaxamed4423
@xamdamaxamed4423 4 года назад
👍👍👍👍
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 4 года назад
59 qofba iga horeyay inta iga danbaysa wan idin salamay koxdaydan qaliga HOB flims full respect idin haya ale haydin sharfo
@abdis70
@abdis70 4 года назад
Mansha Allah' Film xigmad huwan. Nimco - Waan ka helay walee. Dayax, the best actor. Waad iga oohiseen maanta. Hala taageero kooxdan. Waxaan arkayaa iftiin baxaya. The future Landwood is shinning.
@khadancadey8614
@khadancadey8614 4 года назад
Dayax markuu hooyadii lahadlayo walahy waaan ilmeeyaa hooyoooooooy😭😭😭mcn
@Maasal123
@Maasal123 4 года назад
MaxaY dantu ciizhay wilO dulqaad iyO dEeq lahaayO dadkuNa doqOn mOdaYaan😪😪😪😪😪😪😪
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 года назад
Sax
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
Wax garad
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
@@nasteexomaxamud5626 wll subscribe isaar wa wllka e
@Maasal123
@Maasal123 4 года назад
@@acgoal2134 ok wll qali
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
@@Maasal123 shukrn wlshy qliyey guulyso abidka
@somalilandofficeoftheaudit5656
@somalilandofficeoftheaudit5656 4 года назад
Muna waa gob qofka lacagta leh ma jecla wxy jeceshahay qofka qalbiga fiicna muna ilaahay ha ku dhawro
@huseenabuukar7236
@huseenabuukar7236 4 года назад
Waaaw
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Ani lee u horeyay please like ha ila dhafina Qarabo please please
@caalamiproduction7581
@caalamiproduction7581 4 года назад
aad ban uga xumahay dadku damiir ku siyay inay dislikes saran video gan adka uquruxda badan #keepgoinghobfilms #ilovehobfilns #fanofhobfilm
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
Geesi fadlan subscribe isaar
@fmehek3204
@fmehek3204 4 года назад
Waan layaabe weyna daawanaayaan dislike na wey saaraayaan
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 4 года назад
wll dadka qaar baan xumaan kala jeedin oo iyago hoos u dag is leh dislike ka noqota
@axlaaamabdulkadir7482
@axlaaamabdulkadir7482 4 года назад
Dadna gacanta uga dhacda dadnah dis likegu wxuu yahaybah ma garanayaan wllo oo wey iska saaran waxna makala yaqaananan
@abdi2728
@abdi2728 4 года назад
Qofka horumarka samaynaya wxaaba lagu gartaa inuu bacab yeesho so keep going guys #HOBfilms
@aadammohamed9215
@aadammohamed9215 4 года назад
Dayax takes my emotions wlhi if you keep it you will be one of the greatest actors in somalis go forward brother 👏
@mukhtarhalac6490
@mukhtarhalac6490 4 года назад
Dayax atooraha filinka halkeedu dhigay hoyga fanka iyo madadaalada hargeisa korkaad ii sarantahay
@hudacabdilaahi1855
@hudacabdilaahi1855 4 года назад
Wllhi lama odhan karo wa filin maba wa riwayad ee danta ayii ka hadlisa iyo dadka hada jooga koxdan dhalin yarad ilaahy hidinka mabal mariyo walyal 💞🙏🤲
@faraxaxmed4141
@faraxaxmed4141 4 года назад
Yeeeees qofki ugu horeyay😁inta iga dambeyza liketa haiga ilawina💖
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 года назад
Dayax Ziduu Walzhiii U Jecel Yhy Ayuu Wllky I Jecel illhyow Izku kaayo keen Ina Xafid 🤲🤲Wllaha Iz Jecel Love U😍
@maxamedxuljano7536
@maxamedxuljano7536 4 года назад
Waaxay waxan yari wax badan soo galiya you tupe ka yaa igu racsan like saar 👇👇👉👆👆
@cabdalahassan4083
@cabdalahassan4083 4 года назад
aniga sxb
@samiirjamac8902
@samiirjamac8902 4 года назад
Aniga from ptlnd
@zekeriaharir2083
@zekeriaharir2083 4 года назад
Xuljano lipx sln sreH 🤚
@najmquen9756
@najmquen9756 4 года назад
Aniga shp
@safaqrux5840
@safaqrux5840 4 года назад
Wiilka sabolnimada jilaya talent buu leyahy wlh🔥drenkisu so bandhigaya anyway keep going dhalinyaro🙏❤
@maxamedcabdi2916
@maxamedcabdi2916 4 года назад
Dad kay gii waan idin jecelahay
@aminafarah3803
@aminafarah3803 4 года назад
Hob flims wan iska jeclahy illahy amarkii hore usocda.
@umalkhairismael4996
@umalkhairismael4996 4 года назад
dayax 🙏🙏full respect wloh wlhi sidad flimka u jilyso ad i cajabisyna 🌹horo u soco wlo
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 4 года назад
Dayax waa actor buuxa wlhy calool xumu igu dilay nolow wll qli sharaf iyo cisi ku nolow 👑👑😍
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 4 года назад
Waraa kuwani waapa kuwo TaLenT LeHpe😂 hore uzocDa apowaYaL😚
@medabdi7784
@medabdi7784 4 года назад
Suldanka geeska mxdax toyo
@maxamedsiciid4335
@maxamedsiciid4335 4 года назад
HOP FLIMS AND TEAMS aadpan idiin salamaya dhamantiin gobolka ragana wan idin ka sosalamayaa dhaman makala dhacaan filimadiinu hawba si badanadan qaybaha DAN IYO JACAYL iyo TII JINKA tasna wan idinka sugayna halkii ay ku danbaysay insha allaah ALL OF THEM GO FORWORD.
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 4 года назад
Intii ku xidhaN filmkan love zaar♥️🖐🖐
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
Wll fadlan subscribe isaar
@mouna__zadiq958
@mouna__zadiq958 4 года назад
Naaya anaga kixidhan 😏😂
@omeraden5767
@omeraden5767 4 года назад
I have full respect for you Brother Dayax.
@subeirofficiall1425
@subeirofficiall1425 4 года назад
inta dayax taageerta like isaar
@abdirahmanomar2964
@abdirahmanomar2964 4 года назад
Aad bad uwanagsan tihin walalayaal se inanta muna hal talo ayan ushegi laha ee wllo cawra tahy ee timaha qarso walalo sida kale wad wacantihine keep going😍
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
Wax garad
@farxiyomohadirir9861
@farxiyomohadirir9861 4 года назад
Nin
@zir_mk_lyrics3881
@zir_mk_lyrics3881 4 года назад
IllhaYpa ku maNaYztay tiMo qurux pDn siDaazaY noo tusaYsaa nio ....🤣💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 4 года назад
riwaaydan I really like Dayax. favorite character so far inaba cadi ma ah, I also like Muna character. Lkn wad nagu qaliilsheen 14 minutes is too short, please make it long and Thank you guys keep it up, we love you :)
@alibadarheyf2001
@alibadarheyf2001 4 года назад
Inta muno jecel like ii saar
@iimanfarax5646
@iimanfarax5646 4 года назад
First one wlh hurdo ihaysy iga hady jecliya hob films 💕💕💕
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 4 года назад
Like laydinku dhufaye mxa like ta ka helysan any wy hore u socda sxpyl hobfilms😍
@hodansiciid2505
@hodansiciid2505 3 года назад
Xidgada hobfilmis
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Please asaxabey channel subscribe like share isgu sameeya alleh dartii waad mhd san thiin👏👏
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 4 года назад
Filim darenkiisa wata walhi😭oo wax xaqiqo ah ka hadlaya hore u socda sisters and brothers🙏🙏
@abdiqaadirali1220
@abdiqaadirali1220 4 года назад
Mansha Allah keep going my brothers and sisters 👍👍👍👍👍❤️❤️❤️
@saedahmed2610
@saedahmed2610 4 года назад
"Hop Films " keep forward brothers 🔥❤
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 года назад
Dayax Jilinkiisa Dhanyarnimadu Wlhi -100% Ayaan siyay ❤️🦁❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedhalbeeg7903
@mohamedhalbeeg7903 4 года назад
Dayaxna waxaan wataa dan iyo jacayl . Madarna waxaan wataa jinka. Inta igu raacsan like.
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 года назад
Best film inthe world
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 4 года назад
Masha allah dayax waa qof talent ah run ahantii jiliinkiisa waa actor cadi ah hore u soco brother waxan ku rajaynayaa hormar fican...asxabta chanalkaygu wu cusub yahee like ta igu so dhaweeya idinko mahadsan walalayal...😍👈
@maxamedfaaz3691
@maxamedfaaz3691 4 года назад
I CAN'T wait the next part
@mustafeabdikariimkiko3919
@mustafeabdikariimkiko3919 4 года назад
Hob films horey usocda 💋
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 4 года назад
Masha allah Hob films aad baan idiin salamay dhamaan runtii film kaan waa film aad u wangsan oo ka hadlaayo Xaqiiq jirtoo masha allah guuuuleystaa asxaabta dhamaan
@therabaani8883
@therabaani8883 4 года назад
part kaan waxaan ku ceshtay 3 jeer wlh what a actor io actress horey u socda HOB FILMS.. FROM MUGADISHU
@safwaan_58
@safwaan_58 4 года назад
Muuno cdy iyo Dayar Nuur lpo Aan taageero Muna dharka udhawysay GOP❤❤❤❤❤👄👄
@naciimoabdirahman9
@naciimoabdirahman9 4 года назад
walahii filmkan wuu ikadhaxbahay ♥️♥️♥️
@bilandalab7753
@bilandalab7753 4 года назад
Hob films Iyo Team Keeda Msha Allh Wlhi Riwaayadihiina Waka Hela Siiba Dayax Iyo Muna Iyo Madar Qaybta ay Ka wadaan Msha Allh😘😘😘
@najipnacho8503
@najipnacho8503 4 года назад
🔥 Mxay Dantu ciizhey wiillow Dadkuna Doqon moodayaan Wlhi Heestaa Wakhti Aan xidhnan jirrey Xertyddii wadda Qaaddi jirrey Like me 2020 1/7
@shakhsirunsheegeah8524
@shakhsirunsheegeah8524 4 года назад
Hob Films Taageere No 1 From Qatar We Love U Go Forword Insha AllaH
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 4 года назад
Hooyaday waxaa iigu dambaysay 2011 wlhi kolka aanan codkeeda maqlin 3 cisho welwel dareemaa alle hooyooy haykaa daayo maxaan u xiisay marka aan la hadlo way ii ducaysaa ❤
@majidceelaabe8260
@majidceelaabe8260 4 года назад
👑LEGENDS👑 keep going guys💚💚💚full respect
@justsaywow766
@justsaywow766 4 года назад
Wlle waa wiil reer garoowe ah oo idinka sooo salaamaya amni badantii maantayna idinku soo biiray
@koralive7949
@koralive7949 4 года назад
Hop films go for word allaH yaHfaDka❤👏👏
@muparikfuad2189
@muparikfuad2189 4 года назад
Wiilka dayax walhi waa boqorka hob films hore u soco zxp 😂❤️❤️❤️❤️❤️
@hamzazcabdilahi5824
@hamzazcabdilahi5824 4 года назад
Am the first ☝☝wansugaayayi thnkz
@ibnuapdilaahi5503
@ibnuapdilaahi5503 4 года назад
Runtii ma kala dhacdaan wlhi lkin wiilka dayax Best actor wlhi film ka gabigiisupa waa dhiiri galiye mncha allh Hoye usocda azhpTa
@alidhicis6474
@alidhicis6474 4 года назад
muno wallaahi markaan xoogaa murug dareemo adaan ku daawadaa maxaayeelay adiga dhan ayaaba farxad kasameysan maasha allaah abaayo allaah ku deysto tiimkiina dhan waan idin salaamay waxaa tihiinfarxada bulshada horay u socda ruwaayadana xoogaa noodheereeya
@ilwaadapdallah5746
@ilwaadapdallah5746 4 года назад
Film aan ka Hely Iga Gadan Yhy Dan Iyo Jeceyl🤩🥰
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 4 года назад
Wlhi aniga ayeey igusocotas riwaayadan
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
Waa ka baxysaaa hwe don't wryy 😚😚
@nemonoura5866
@nemonoura5866 4 года назад
Dhib maleh wll wad kabixi dontaa niyada khayr u sheeg😢😢
@craxmanmaxamed7189
@craxmanmaxamed7189 4 года назад
wllkay waxaad qalbiga ka jeceshahy ilahy haku siiyo nolosha aad imika ku nooshayne waa mid ilaahay kula jeclaaday ilaahayne wx adiga kuu xun kulama jecla kuugumana tala gelin lknse muhiimadu waa in aanad dhibsan nolosha uu ilahay kuu dooray wxaan rajaynayaa inaad ku faraxsan thy Noloshaada ta aad hiigsanaysane ilahy Haku siiyo wllky Mcn
@malakehmet3113
@malakehmet3113 4 года назад
Inzha allH waad Kabixi ilaahay Kuwa samra ayuu la jiraa
@ugbaadyusuf4114
@ugbaadyusuf4114 4 года назад
Insha allah wd ka bixi wll samirka badi 😢😢
@ayansldahmed8885
@ayansldahmed8885 4 года назад
Mashallah mashallah wa film ku dayasho mudan oo macne weyn ka hadlih 😢Waxa ka naxey oona uuga farxay markey muna ka qabatey dharka dayax mashallah film wnagsan kooxdas tageraah 🌹🌹 Muna and dayax keep going tageraa lanadiina khasatan groupka hopfilmska ❤️❤️❤️
@jamaalabdi3934
@jamaalabdi3934 4 года назад
ANAA KAA HOREEYA EE IGU DHACSII LIKE TA
@salmankkk1024
@salmankkk1024 4 года назад
dayax iyo muuna jilidoodu waa heersare, waan hambalyaynayaa dhammaan kooxda hob films
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 года назад
Amazing Video And aslo Good quality video Muna I'm greeting with you😘😍 Wishing all the best❤❤
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha 4 года назад
5:45 Maxay dantu ciishay wiilo dulqaad iyo deeq lahaayo dadkuna doqon moodayaa 😷😷😷, Dayax walhi waa inan dagan 100% Muna sidookale waa gabadh fariid ah oo wanaagsan .
@zercxlyrics1261
@zercxlyrics1261 4 года назад
Muuna waa gob wlhi sxb Keep going sxb
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 года назад
#HOPFILMS QALADAADKA FILINKA AYAAN UBAAHANAHAY😍KEEP GOING DHAMAANTIIN
@actor_guleid
@actor_guleid 4 года назад
GabdhU wa labada NoOc ind Ku walatO iyo iney Ku walatO❤🙏Dadnimaday matalaysa
@cayuunia.m8095
@cayuunia.m8095 4 года назад
Soomaalay dhalinyartani waa dhalinyar talent leh wlhy dhiri galiyoo subscribe ka usaara intas xsidnimada iska daysaan🥰
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 4 года назад
Waryeee🤣👌wllhi dayx wa rageedii dhrka wuu medhi granyaaye🤣👍👍👍👍👍
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 года назад
Masha llah walahi they have mre attractive tallent 💖
@nawalshire7146
@nawalshire7146 4 года назад
Hob flims keep going guys I like the way dayax u jilayo he is the best wlh
@sms2437
@sms2437 4 года назад
Dayax iyo dhaman kooxdiisa waan idin wada salamay Lkn sxp ninkan dayax ah sxpow saytahay ujishaa walhi anu runbaan umaleyaaba filimantada Horay usocda dhamantiin waan idintageersanhay
@abdifatahhussein1440
@abdifatahhussein1440 4 года назад
Wooow wooow wooow run ahaantii waa filim qiimo leh xaqiiqada jirtana ka hadlaayaa fadlan daqiiqadaha noo soo badiyo
@hanadlove787
@hanadlove787 4 года назад
Masha allah illahey nabada ha idiin sidaadiyo
@hafsamahamed8135
@hafsamahamed8135 4 года назад
Maanshala
@soolmediainc49
@soolmediainc49 3 года назад
Muna faysal waa qof qalbi wacan oo quruxbadan wan jeclahayba
@yazirdahir4847
@yazirdahir4847 4 года назад
First person
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 4 года назад
Wlhi waa maxamed waa ruux actor buuxa ah oo hibo u leh jilida wuxuunbaa dareemi kara ruuxii soo mara nolol adag oo sidaas ah waxa kale oo aan ula dhacay muuna jecylka sida ay u matashay ama markuu dharka maydhayay siday u xamili wayday oy uga qaaday iyadu waa dareenka dhabta ah ee qof wax jeceli uu samayn lahaa hore u socda thanks hob films
@abdirahmanahmed5101
@abdirahmanahmed5101 4 года назад
Iam die hard fan of u guys but theres a problem aan markasta is dhaho u sheeg codka markay inamadu hadlayaan quality giisu waa daciiiif bal inaga hagaajiya sxb qali
@somaliisone6842
@somaliisone6842 4 года назад
Runti munnaiyo maxamed aadbaan utaagera runti inta badan markaste ruwaayadu meeshey kusocoba waa iyaga allahydin xafido dhamantiinba bahda hobfilms guulaysta horey usocda
@nimcoayaan3466
@nimcoayaan3466 4 года назад
Hop films aadban idin salaamay dhamntin wll wxn idinka codsanayna hadanu nahy dadka ku xidhan channelkina runti flimkan dan iyo jacayl Aad ayuu umacn yahy waana film ka hadlaaya wax badan oo bulshadeena ku badan marka wll minuteyada uu soconaya aadby u koopanyihin minuteyada nooso kordhiya ilaa 30minute noogaso dhiga incha allh Keep going hop films
@samiyabasha1120
@samiyabasha1120 4 года назад
Fans Ayan idin ahaye. Waxan idinka codsanaya inad noo sheegtan tarikhada qabta ku xiiigta so daynaysan sidan bunka iyo saloolka u so diyarsado. Kuna so dhakhsada dee Mahdsanidin.
@saafimohamed3878
@saafimohamed3878 4 года назад
Best film and best actress dayah and muna
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Pool baa ku jira 🤣🤣🤣 Maxaan u xiisay poolka la dheelo 😢😢😢🤣🤣🤣🤣
@abdikaremegale9335
@abdikaremegale9335 4 года назад
Very very interesting wllhi mnsha allaah keep moving HOB FILMS😍
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
Riwayada dadka an dawan like raadiyo Wax iga horeeyo malaha 😀
@africaunion3307
@africaunion3307 2 года назад
Www macha alla hob films wan ini salamaya wlh ruanti dayax wlh runanti nin qali thay dhabti riwayadadhanba adi iyo Mouna cadee ayan u dawadahaba ruanti mouna wa farid cawey u uqalmay nin lajeclado wlh adan agjogilahay cilmashegteney ad ban ku jecelahy dayax hage kahelay
@abdullahikhaliif2132
@abdullahikhaliif2132 4 года назад
DAYAX WAA JILAA SOO BANDHIGAY DAREEENKIISA GULEYSO SAAXIB , ADIGA IYO JILAYAASHA KALE
@abdiazizibrahem9314
@abdiazizibrahem9314 4 года назад
Dayax waa qof jiliinka ka run sheegi kara talentina uleh hore usoco
@xamdaan3371
@xamdaan3371 4 года назад
Sadextii qaybood ee hore ilin waan joojin waayey 😭😭😭😭😭 lkn qaybtan farxad farxad
@hiboissa5526
@hiboissa5526 3 года назад
mansha allh wll pls nooso badiya waan ku heesta wlhi kooxda hob films aad io aad ayan idin jeclhy farxad iigu noolada all
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Kooxdan aadban utaagera hore usocda
@juweriaozman7591
@juweriaozman7591 4 года назад
Muna iyo mahamed wey isku soo baxaayan inta ila argty 🙈 kaftan wallah hob flimis
@bukhariyare1635
@bukhariyare1635 4 года назад
Team hope FLIMS waad mahadsntahiin go_forward ♥️🙏♥️🙏♥️🙏🙏♥️🙏
@khadararteta7743
@khadararteta7743 4 года назад
Tusaale fiican weeye filankani kuna astan duruufaha iyo danta kajirta duni 😢🤲👈
Далее
DAN IYO JACAYL PART 5 HD 2020
22:59
Просмотров 337 тыс.
|CIIL IGU GODOB BAN TIRSANAYAA. PART 7 DHAMAAD.
14:15
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Short | Film | AXMED SAXIIB KII | 2023
24:55
Просмотров 352 тыс.
JACAYL LACAG GALAY PART1 IYO C/jibbuti
6:48
Просмотров 21 тыс.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
Просмотров 184 тыс.
JACAYL DHAXAL GALA DHAMAD.
24:28
Просмотров 157 тыс.
Riwaayadii Sixirka Part 9 2022
20:01
Просмотров 1 млн
Jacayl Xaasid | Part 4 | Dhamaad
11:06
Просмотров 69 тыс.
GODOB JACAYL PART 2  2020
24:20
Просмотров 411 тыс.
MADAR RIWAAYADII JIN IYO SHAXAARI PART 1
36:09
Просмотров 870 тыс.
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00