Тёмный

GODOB JACAYL PART 2 2020 

HOB FILMS
Подписаться 334 тыс.
Просмотров 411 тыс.
50% 1

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@hawacsaaq5882
@hawacsaaq5882 4 года назад
Inta cadnan jecel like kaso muqda 😍
@naajiyasharmaake6623
@naajiyasharmaake6623 4 года назад
Wlhi taageeero puuxaH u any💝💝💝💕💕💕
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Год назад
Walaahay taageera ahay
@hanimahmed5534
@hanimahmed5534 4 года назад
Nio kan cadnan waa mid jacyl lagu dhalay afka hadu kala qado waa jacayl tesma kee going pro
@Zizo_zizo86
@Zizo_zizo86 4 года назад
Ilahow sida wiilkan qof ijecel isii🤲 aamiinta igu cawiya
@najahali9926
@najahali9926 4 года назад
Xamdi maxamed Amiin yaa aalah
@najaxcaadil1396
@najaxcaadil1396 4 года назад
Aaamin🌏
@salmaabdi7776
@salmaabdi7776 4 года назад
amiin amiin
@shucaybabdilahi6924
@shucaybabdilahi6924 4 года назад
Amiinta ku raciyee raadso walaal
@cashoali1335
@cashoali1335 4 года назад
Amin
@abdilahiboore1765
@abdilahiboore1765 4 года назад
Kuwii ALLe RumeYaYow Ku SaliYa RasuLkeena N.N.K.H → Scw Scw ❤❤
@idirisali572
@idirisali572 4 года назад
Scw
@mahdiali7366
@mahdiali7366 4 года назад
ASC
@xilkascabdi367
@xilkascabdi367 4 года назад
Scw
@ciiltireboramawi3370
@ciiltireboramawi3370 4 года назад
Zcw
@ahmedismail9468
@ahmedismail9468 4 года назад
Abdilahi Boore scw scw
@curadainacaliyare1933
@curadainacaliyare1933 4 года назад
Cadnan wlllhi wuuu iga oysiyy ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alle maxay noloshu xnn badan thy markiii lagu qiiyaano oh 💔 💔 💔 1
@saadoyusufgilin5247
@saadoyusufgilin5247 4 года назад
Haa wllhi😂😂
@abkaremphmohamoud5043
@abkaremphmohamoud5043 4 года назад
Shidaalka aan inoogu shubee inta la yaaban Like ii saar
@fadiyaabdirahman7891
@fadiyaabdirahman7891 4 года назад
Ilaahay baan kugu dhaatiyee like ii saar walaal ha i dhaafin
@sabirinmuhumedhassan3087
@sabirinmuhumedhassan3087 4 года назад
naaaa like maxa inoogi dharine maxeesa kuuu fashaaaa
@hikmasouleiman8332
@hikmasouleiman8332 4 года назад
Naa wllo qozol qozol bd ku qadhabznyza adiguye wle iga yaapizy😅😅😅😅
@mohamedahmedmohamed5084
@mohamedahmedmohamed5084 4 года назад
Adoon ilaahay nagu dhaarin walaalayaalow iisara maad dhahdo walalo
@yaasiinxirsi6178
@yaasiinxirsi6178 4 года назад
WallAy kaa Tahay
@hodonali5013
@hodonali5013 4 года назад
hhhh kkkk
@marofficial8187
@marofficial8187 4 года назад
Atoraheena cadnan........inta igu raczan lake dhac dhackusi❤😍💉
@suldaansuhaib5029
@suldaansuhaib5029 4 года назад
Aniga taafeera
@nadaeprahim8789
@nadaeprahim8789 4 года назад
Cadnaan jamal aw dahiir BEst THe actor wlHI KUGuh hayztàa nio
@qaadirocali8731
@qaadirocali8731 4 года назад
Asxaabta Hopflims aadban uxiiseeyaa dhamaan sida anshaxa leh eey filimada ujilaan salaaan from Germany
@xamsemaktal6807
@xamsemaktal6807 4 года назад
IntaH hob films ku faraxsan subscribe fadlan
@cawaleaxmed1945
@cawaleaxmed1945 4 года назад
Asc
@muunafaarax1445
@muunafaarax1445 Год назад
Ma.
@abdikanikadare1595
@abdikanikadare1595 4 года назад
Azxaabaye hadii dhiig somalilander ah idinku jiro caawa like ta iga habeeya mid qadaad wayn ah ayaan tartamaynaaye💪💪
@updirahmanztylesh4901
@updirahmanztylesh4901 4 года назад
Maxamed ❤❤💑💍💍💍
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Soomaliland
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 4 года назад
Hhhhh😂 wad iga heysa aniga zxp isla googoa ninka
@bashiirshurie8444
@bashiirshurie8444 4 года назад
Lander kana waa cid gaare Somali oo dhan maad salaanti
@hafsahassan959
@hafsahassan959 4 года назад
Waxay waxan bilaa aqlaqda war mesha somalilander iyo somalia matalee asluub yeelo huuno 😡😡😡 hush
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
Abdi qani Lacagna ma hysto quruxna ma haysto mxay ku jeclatey wayahe Viva lacagta lacagta io cadnaan qurux io deeeqsinimo 🤣🤣😂
@qurbaawis642
@qurbaawis642 4 года назад
Kiin abdikareem GAADHI AYUU HAYSTAA
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
@@qurbaawis642 hhhhhhh gaariku xita wa tabal caaro😆😆😂 wxksta deeqsinimada ka mcn😘😘😆😆
@mukhtarhasan4872
@mukhtarhasan4872 4 года назад
Run weye xppt
@asmacumar4637
@asmacumar4637 4 года назад
Kiin abdikareem abti meeshu waa riwayad ee isdaji dhab maahee quruxduna waxba matarto aankuugu daree abaayo🤨🤨🤨🤨🤨
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
@@asmacumar4637 hhhhhh i know qali just kidding
@liamsiila6968
@liamsiila6968 4 года назад
NAJMA darteed ayan videoga like u saaraya masha allah laguma cunoo luguma cawriyo😍😍😍😍
@aasiaaliabdi470
@aasiaaliabdi470 3 года назад
Cadnaan nin aqlaa fican baa tahay masuul ah mida kle aabaha jacaylka waxd caan ku thy naxariista
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 года назад
Hhhhhhh Najmo Is the best wlhi and muna Film kasta ixtiraamka Muna iyo najma udaayay💌keep going #hopfilms
@zamiirmoh9051
@zamiirmoh9051 4 года назад
inta filinkii dan iyo jecel sugysa o xamasad ad u wayn u haya is muuja si nologu dhaqsado
@fartunhassanisse8329
@fartunhassanisse8329 4 года назад
Anigaba saa u eegayey waa daalay
@sakariyehxuseen4693
@sakariyehxuseen4693 4 года назад
Aniga wlhie isaga darti u soo galay you tube ka
@asmacumar4637
@asmacumar4637 4 года назад
Zamiir moh wlhi part 12 baan sugayaa wlhi
@umalkhayrdauud4496
@umalkhayrdauud4496 4 года назад
💚👍
@khadarqallodayur1309
@khadarqallodayur1309 4 года назад
@@fartunhassanisse8329 ere
@kingnuursheofficial7821
@kingnuursheofficial7821 4 года назад
Aad ayan ufaraxzanahy Mdama oo ay ka zopaxeen Hargeyza gapdho iyo wiilal Aad uqurquruxpadan mzhlh Hory uzocda
@mahadahmed8627
@mahadahmed8627 4 года назад
Cadnaan nin aan si xad dhaafa u jclahay ilaa somal markuu joogy kaligii u daawan jiray
@rudwanfarah8957
@rudwanfarah8957 4 года назад
Cadnaan abbah jaceylka hob films taageero buuxda
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 4 года назад
Anshaxa sida u ilaalisan Shekoyinka macqulka eed samaysan Jilada hibada ee idinka muqata Xaq baad u leedihin dhiri galin ku socda tageran idiin ahaye
@arliyoahmed8075
@arliyoahmed8075 4 года назад
Raag qaar waa sidas waxay gabdhaha kaga faidaysatan jecelka aay uu qaban daan iyo duruf layskuma noco qofka raajo ka leh dadkle wad ka garanaysa allaw qof naa jecel oo aan jecelnahay naa sii🙏
@engsaaqohassan2827
@engsaaqohassan2827 4 года назад
Aamiin wll Alle ha kuu sikhro
@engsaaqohassan2827
@engsaaqohassan2827 4 года назад
Mid soo deg dega ayaan kuu rajaynayaa
@arliyoahmed8075
@arliyoahmed8075 4 года назад
@@engsaaqohassan2827 maay Haa so daa dajin khyrku waxa raga ayuu ku jira
@engsaaqohassan2827
@engsaaqohassan2827 4 года назад
Deg degaa kuu fiican gashaanti hadaad tahay
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 года назад
Aamiin Aamiin Wllo! Dadka qaar baan istaahilin in la jeclaado inkastoo calafku Qadarka Alle ku xidhan yahay!!! 🙌
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 4 года назад
Adnaan waa quruxlow😭💋wlh
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 года назад
Cadnaan tesma wllhi waa legend taagero buuxda zhpo🤗
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
Cadnaan Jacayl zoCda😂 Najma mrkazta qaypTa FaqriGa ❤we Love U Guys
@ahmedmahamed6982
@ahmedmahamed6982 4 года назад
Hhhhh wlhy najma yar faqri bay ku dhamaystay
@hafsamahamed8135
@hafsamahamed8135 4 года назад
NaJma faqiir nimuun bay ku matali waa yaab
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
@@ahmedmahamed6982 😂Tayar alle kama dhiGo
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
@@hafsamahamed8135 absolutely
@ahmedmahamed6982
@ahmedmahamed6982 4 года назад
@@hunguridhubuq3275 hh Amiin
@mohamedabdi8749
@mohamedabdi8749 4 года назад
hob films keep going mar walbaba LallyaL💪💝👊
@mohamedabdi8749
@mohamedabdi8749 4 года назад
MoH zaki
@donny655
@donny655 4 года назад
Cadnaan -Solid Pro I'm Big Funn From America🇺🇸
@abshireertahfagad3839
@abshireertahfagad3839 4 года назад
Cadnan indho jacayl ayuu leeyahay woooow caaadi ma ahan miskiiin
@asmahamze2032
@asmahamze2032 4 года назад
Inta tAAgeerta najma Liketa ka muuqda😂
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Fadlan subscribe isar zxP
@sahrasaleban5231
@sahrasaleban5231 4 года назад
@@siciitHuriye g
@maxammedabdilahi3290
@maxammedabdilahi3290 4 года назад
Najma waaqufwacan
@zulthanzuriyaofficial8588
@zulthanzuriyaofficial8588 4 года назад
Aniga najma taageero u ah iyo kooxdaba
@mohamedshuaibomer999
@mohamedshuaibomer999 4 года назад
Nejma anaa jecele Halken kala xidhiidhaa
@khadararteta7743
@khadararteta7743 4 года назад
Heesta aad raadinaysaan Waxaa ladhaha Aheey aminada Ruux iskasiyo kujecel Ayan qudha lagamadhigo youtubeka hadad kuqortan way inisobaxaysaa dad badan oo heesta badigoobaya ayaan cmntga ka akhristaye intaas kadib Hop films good Jobs
@jackwillshere4357
@jackwillshere4357 4 года назад
Salaaam acalaykum Sxp saaad sheegtay waan ku waayaye Linkiga ma'iisoo diri kartaaa adoo mahadsan
@mouktarzerkah7638
@mouktarzerkah7638 2 года назад
Aaad umahadsantey shp qli zaan uradineyy wan dalee🥰🥰
@ayanabdisalam5475
@ayanabdisalam5475 Год назад
Wll yaa qaada heesta
@derajodegan7421
@derajodegan7421 4 года назад
Wlhi xaqiiq dhaba ayad ka hadashy cadnaan keep going bro
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Fadlan subscribe iisar
@taqridsidiiq8833
@taqridsidiiq8833 4 года назад
SIH FILMS haye wlla wan ku saraay
@dahaboquman271
@dahaboquman271 4 года назад
Iga xishooda xiliga sugye like isiiya hooydin lajaneeye🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 года назад
😄😄😄😄😄
@cawaleaxmed1945
@cawaleaxmed1945 4 года назад
Aamiin
@zahalaatham5051
@zahalaatham5051 4 года назад
Inta jiif ku daawanayza like izaar👉
@suldaansuhaib5029
@suldaansuhaib5029 4 года назад
Wllhi!! see ku garatay nio lkn like vudeoga saari waayay
@YusufAli-nw1hu
@YusufAli-nw1hu 4 года назад
Suldaan Suhaib official seas Dddddd
@YusufAli-nw1hu
@YusufAli-nw1hu 4 года назад
Suldaan Suhaib official 🇱🇨🇧🇱. 🖲🕹📀💿💾💾📸🔦💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💵💵💵💴💵💴💸💵💸💸💸💸💵💴💶💵💸💸💵💵💴💴💵💸💴💴💸💵💵💴💴💵💸💸💸💸💵💴💴💵💵💸💸💴💵💵💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴🛀🏾🛋🌡🔭🛏🚰
@muumtazcadey5722
@muumtazcadey5722 4 года назад
Ano ogaa inu jiilin yhy sas ey thy waan ilmeyay markey inanka ey qiiyantay una arkay iney qiyantay 😞 😢 😭
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Fadlan subscribe haygala bkhaylin HP
@abdijabarmohamed3249
@abdijabarmohamed3249 4 года назад
Najma inanta ugu quruxda badan hob films ❤
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Год назад
Hhhhh najmaa quruxlay
@najmaabdi6313
@najmaabdi6313 4 года назад
Najma yar like u saray 👍
@abdale_gamer
@abdale_gamer 4 года назад
Hop films waxaan ka codsanayaa inay inoo soo galiyaan hamigii xumaa inta igu raacsan like
@nashadcadey7832
@nashadcadey7832 4 года назад
Ninka sida dhabta kuu jecel wax kasta ayuu kuu sameyn Lkn dumarka inta bdn ma dareeman
@mazcuudpaazhe9393
@mazcuudpaazhe9393 4 года назад
Nashad Cadey caqliba kugu dhan gabadhey 🥰
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 года назад
Beentaa MaaHa wll
@nimcohasan1376
@nimcohasan1376 4 года назад
Qali dumarka oo keliya maha qiyaanada aniguba wiil yaan jeclahy heer aan dahabkeygiii aan u iibiyey ayaan gaadhay markuu i yiri bilaa talefan banhay markasana waxaan jeclahy inaanka farxiyo isagoo aan I ogeyn aan hadyqdaha aan u geyo taas ayaa I haysata isna agtiisa waxba kama ihi
@ayaanilkacas3590
@ayaanilkacas3590 4 года назад
@@nimcohasan1376 qaaLiYeeY Hadaad daacad ujeceshahaY oo uu ku Lug gooYo nafsi baan ka HadhaYn😢 Soomalida ku maahmaahda "Cuqubadu HaLkii Lagu galaY Caw ku Hurudaa CaruurtaY ka LaYsa ninkii caano baas dhama😓
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 года назад
@@nimcohasan1376 Iskaga tag inta wakhti badan kaaga lumin Wllo Alle ayaa faxane! Hadii kale sida ninkaas ku dhacday ayaad u dhawdahay inay kugu dhacdo!
@mumtimumti4768
@mumtimumti4768 4 года назад
Ala najma qof taageero wlhi💖
@jamuurihamuuriofficial5118
@jamuurihamuuriofficial5118 4 года назад
mumtaas wanku slmy walashy qaaliga Waxn ka codsanaya Subscribe waa cadsi walashy mcn haka tagin ado dhac siinin 🙏🙏🙏🙏🙏
@suldaansuhaib5029
@suldaansuhaib5029 4 года назад
No no no no no !!!!!! Cadnaan nio taageernaa
@mohamedabdiqani6134
@mohamedabdiqani6134 4 года назад
Ruwayadi Dan iyo jacayl inta sugaysa like i sara🤜
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 года назад
What a sad ending ??? 😓😓 Thanks Hob Films for this great video👉🎥🙌
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 года назад
Waa film reality ka hadlaya allaw ugargaar dadka masaakiintaa faqri ayuumbay kaga tagtay
@ifrahfarah5763
@ifrahfarah5763 4 года назад
Well done guys keeping go
@mubarakabdi
@mubarakabdi 4 года назад
AdnaaN nin Group ka wax badn Kuso Kor Dhiyay realy love pro##
@sagal447
@sagal447 4 года назад
Walaladey 1000 60 qof kaliya iga dhiman igaarsiya intana alle hayni sharfe😍😍
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Fadlan subscribe isar zhPo
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Wan ku saray
@sagal447
@sagal447 4 года назад
@@siciitHuriye mahad sanid wll qli ana wanku saray
@cawaleaxmed1945
@cawaleaxmed1945 4 года назад
Aamiin insha allaaah
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Hye wllo ku sarey adna iisar
@safiyolguliye6318
@safiyolguliye6318 4 года назад
Atorah filmka waa kabax satay salna sare zxb lkn filmka waxa rabanay in qeeb labaad leyahay wllhi jalinkad dada badan ayuu ka ohinsiyay keep going i live In CANADA
@ciyaalkaxaafada2093
@ciyaalkaxaafada2093 4 года назад
Dhuuso mareeb kasohadlaya like itabsiya
@amirbinabdi8588
@amirbinabdi8588 4 года назад
Haayaay dooliga geerashle ka qaad oo nin gaadhi wata shidaal ugu shub waaba film dhibkiisa wata
@ayanyusuf3332
@ayanyusuf3332 4 года назад
Amir Bin Abdi huuno dooliga xagee ku aragtaa???
@amirbinabdi8588
@amirbinabdi8588 4 года назад
Kalmada waan maqlaa un xataa macnaheeda ma aqaan 😁
@istahililwadsan2691
@istahililwadsan2691 4 года назад
@@amirbinabdi8588 dooliga reer xmrku jiirka ayey uyaqanan
@junioofficial9628
@junioofficial9628 4 года назад
Wll waan idin jeclahay wlhi da 💖💖 team hobfilms waxaan rajeynayaa sida muqalka filim ka kamuuqata inaa saaasoo kale uqalbiyo fiicantihiin Wll dayax wll madar 💖
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 4 года назад
Najma yar one love ❤️🖤
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Najma Jiliinkeda jecelhy wlhi wa Jilaac buuxda💯💯💯💯👸
@saciidoomar9006
@saciidoomar9006 4 года назад
Tan cabido la heyay jalniga waa lago fican yahy sibey tahy
@hamdamahameth4128
@hamdamahameth4128 4 года назад
NajMa haaban uhayaa iyo cadnaanba
@anazhuseyn365
@anazhuseyn365 4 года назад
Filmka xaqiiqdu kahadlaya 😥💯💔💔💔 hore usocdha Hob films
@hamdawijdaan4847
@hamdawijdaan4847 4 года назад
HoB Films mar hdii cadnan yimih izku dhamaaatay inoo wada hawsha🙏🙌
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 4 года назад
Illahayow naag lacag iga qaaday oo ninkale siisa ayaan kaa magan galay 😁😁😁
@zalmiinahassan107
@zalmiinahassan107 4 года назад
Illahy hakusahdlo mid khayrqabto
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 4 года назад
@@zalmiinahassan107 huuno jacaylkayga codsigeeda wan fuliyaa lkn hadii ay dadkale igu hoos wado waa xanuun 😁😁😔
@zalmiinahassan107
@zalmiinahassan107 4 года назад
@@hamseabdi7764 wlhi huno wawxlaga xumado qofsidaa udhaqmaya plze qofkii aqliga usaxiba masameyo wxsi
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 4 года назад
@@zalmiinahassan107 insha Allah waxkasta waxay noqonayaan sidaan rajaynayno waana sida aad u sheegtay sxb nooloow 😊🤘
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Maskiin😭😂😂😂😂😂
@abdirahmanbilalali133
@abdirahmanbilalali133 4 года назад
Tolow hablaha reer hargaysa ma iyaga lacagta bixiya anaga waanala diirtaa e 😂😂😂 from bosaso puntlnad somalia
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 года назад
Kkkk wa say tahy
@zira.rahmanhamze4065
@zira.rahmanhamze4065 4 года назад
Izka dul qaata 😂
@ameeshaqalih8088
@ameeshaqalih8088 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Waa nla diirty kuye😂😂😂😂😂
@kawsarmubarakxuseen9036
@kawsarmubarakxuseen9036 4 года назад
Ragiii gacanta furtaaa tahy kkkkkkkkkk
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 4 года назад
Stress ka qurbahay dawo ka yihin hop flms💕
@amirbinabdi8588
@amirbinabdi8588 4 года назад
Chenelkani bulshada wuu fahmay filmanta noocan ahna way ka xiiso badanyihiin kuwa kale axyaa dareen
@iam_zalman0726
@iam_zalman0726 4 года назад
Ma ila arktey
@quensuwara9807
@quensuwara9807 4 года назад
@@iam_zalman0726 haa wlhi
@ridwaankeeyo5021
@ridwaankeeyo5021 3 года назад
Cadnaan marku ooyayo waan la ooyaa walaahi cadanaan waa jecelhay 🥰🥰🥰
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 года назад
Axxx 😭 Jaceyl wxsa ku necy wllhi
@cabdiqanimaxamed4254
@cabdiqanimaxamed4254 4 года назад
Fadlan kooxda hope films waxaan idinka codsananaa qisada sahal iyo asli part7 nosoo galiya waad nugu raagteen
@yaasmiincilmi5201
@yaasmiincilmi5201 4 года назад
Waaaaaw hanbaliyo 50k subscribe cadnan jiliinkiisu inba caadi maaha 😥❤❤❤❤❤
@nanitonani3315
@nanitonani3315 4 года назад
Dhaadhankani caydhaa ee naag lacag ka qaadanya Waaa ceeb keep going hop films😍😍😍😍😍😍😍😍
@zalmiinahassan107
@zalmiinahassan107 4 года назад
His reaction so sad wlhi😢😢😢😭😭😭😭😭😭
@mahamedhasan425
@mahamedhasan425 4 года назад
HoB films wxn ka codzan lahaa imika fazaxii ayaa la galayaa mrkaa ruwaayadaha inoo zoo badiya tii jinka iyo dan iyo jaceyl
@_Khaalid
@_Khaalid 4 года назад
Waa Q2aad filimada wey wada wanaagsan yihiin lkn hadaad kolba mid inoo wadaan wey fiicnaan lahayd for example 3 move baa hada isku furan thx hob films group. Wishing you all the best @USA.
@shamsudinomar7593
@shamsudinomar7593 4 года назад
Cadnaan horay u soco zxb tageero buuxa ayaan kuu ahay libaax
@katarinafaysal9380
@katarinafaysal9380 4 года назад
Najma wlhi Wanku taageeraa xppty nolow❤❤❤👑
@inagurey3730
@inagurey3730 4 года назад
MuNa VieZaL nd DaYax Wn Idin ZLaaMaY
@amiinmuxumud3288
@amiinmuxumud3288 4 года назад
Hadiyamahamuud
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
Cadnaan actor weyn waxaan sugnaaba wa muhanad oo hobflims ku soo biira
@nuurarahaaf2542
@nuurarahaaf2542 4 года назад
Keep going time hop films♥️
@muhipoah3lmpdi159
@muhipoah3lmpdi159 4 года назад
Ax ax Cadnaan😔Ayaan qudha izmaan Odhaan😢
@mahadhiisofficials342
@mahadhiisofficials342 4 года назад
Hop films 🎥 naagta ceebla ee Hamanada ah noo so badiya from duestchland 🇩🇪🇩🇪
@dgziizoh4913
@dgziizoh4913 4 года назад
Azxpta hob films liketa izku raacino tagernimada
@nawalmohamud6755
@nawalmohamud6755 4 года назад
Koxdn xiliga saldey wax iska dubn ya ila arky🤣🤣🤣
@nlmcoabdi6518
@nlmcoabdi6518 4 года назад
haa nio waqtiga kga beegma u mlynyaa
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 года назад
😄😄😄😄 Ala mxd u fiirsatay nio
@asmacumar4637
@asmacumar4637 4 года назад
Nawal mohamud Anigu wlhi waaarkey
@hamdaabdirahman1355
@hamdaabdirahman1355 4 года назад
Hhh
@nawalmohamud6755
@nawalmohamud6755 4 года назад
@@hamdaabdirahman1355 ha xppt wa n arky
@qalinjacayl1315
@qalinjacayl1315 4 года назад
Caplada yar way shidantehee maw Sheegteeeen 👌👌😜😜👈
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 4 года назад
Mayee miyaan usheegaa😂👌 insha allah hdan arko☝️😁
@khadijohassan8956
@khadijohassan8956 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🧡😭🧡😭🧡🧡😭🧡😭😭🧡🧡🧡😭🧡🧡🧡😭🧡🧡🧡🧡🤴🧡🤴🧡🤴🧡🤴🧡🤴🧡🤴🤴🤴🧣🧣🧥🧥🧥🧥🧥🧦💍
@hakimhaji1178
@hakimhaji1178 4 года назад
War sheekadan jilicsan nagadaaya ee riwaayadii jinka noosoodaaya
@saynabmaxamuud8509
@saynabmaxamuud8509 4 года назад
Haa waxaan lahaynaa riwaayadii jinka
@dayaxahmed7460
@dayaxahmed7460 4 года назад
Wuu iska hadlayaa ee hasoo daynina ee waxaad soo daysaan flimkeeni taxnaha ahaa ee (dan iyo jacay)
@fahadfaarax8845
@fahadfaarax8845 4 года назад
Ar taaas hanaloo shego
@flsncabdi1413
@flsncabdi1413 4 года назад
Dr Somaliyed hhh ma can
@hakimhaji1178
@hakimhaji1178 4 года назад
@@flsncabdi1413 Haa Maxaad ku qosashayna🤣
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 4 года назад
#asxaapta HOB films liketa caawa jimcee igu saacid igu cumaamada #dhac ku siiya👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸☑️☑️☑️☑️☑️
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 года назад
CADNAAN TEZMA😭😭
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 года назад
Capla so noqotay 😯🙈🔥😍
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Waxn dagas dagas taa new word😂😂😂😂😂
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Go forward hop films
@Updirahmancc1
@Updirahmancc1 5 месяцев назад
😊l
@najahsaleban3579
@najahsaleban3579 4 года назад
2020 kii wxu noogu bilaamy nin hablha yr yar nusaacahooda Ka qaadya 😂😂😂
@sakariamustaphe5577
@sakariamustaphe5577 4 года назад
Film kii jinka qaybtii labad inaga soo saara azhped hore usocda insha allh
@maxamedaadan905
@maxamedaadan905 4 года назад
War NaGaTaN CepLa laLeeYaHaY aFweYnaa🤔🤔
@muhyadinahmed2134
@muhyadinahmed2134 4 года назад
I DAREEN SIIYA SOMALI NIMO LIKE BADAN RABA
@abdisalanaxmed6350
@abdisalanaxmed6350 4 года назад
👋niO Hadaad ToL TiHiin inanta Najma Bash ku noqdee I DOONA indeero idoona
@DrMahdi-fu2tj
@DrMahdi-fu2tj 4 года назад
Waar inanka inanta haloo doono
@DrMahdi-fu2tj
@DrMahdi-fu2tj 4 года назад
Kkkk
@asadboqor7453
@asadboqor7453 4 года назад
War nio taaa rag badan baa kula lahe Tankale cadna ku bedelo
@abdisallammuse4702
@abdisallammuse4702 4 года назад
Wr najma yar ha udhawaan dushan ka ilaashadaayeh 😘😘
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
Heesta dhamaadka filmka yaa qaday wllo HOB FILMS Hormar wcn ❤❤😙😙
@hani.bangaldesh660
@hani.bangaldesh660 4 года назад
Iga naso hadan ku dhibay ku qor
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 года назад
@@hani.bangaldesh660 Hhhh Aduunyada dumar iyo hees maxaa kala haysta!! 🙌🙌
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
@@itsmeyahye4904 🙄idinkana mxaa idinka kala hysta adunyda
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
@@hani.bangaldesh660 Thnkz qli❤❤❤
@sayidalisafaanaofficial8057
@sayidalisafaanaofficial8057 4 года назад
M.a hob filims keep going
@siciitHuriye
@siciitHuriye 4 года назад
Fadlan subscribe iisar zxP
@hodanmuhamed3516
@hodanmuhamed3516 4 года назад
Ax wllhi cdnaan kanxy wllhi anoo hdana toos ugaranyah iny shekadu filimthy
@acgoal2134
@acgoal2134 4 года назад
@@hodanmuhamed3516 subscribe isaar wll fadlan
@cccarab8496
@cccarab8496 4 года назад
Hye hye ku go kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@axmetocabdi922
@axmetocabdi922 4 года назад
Mansha alaaah nolada wlllyaal
@mahmadammiinhazzanaodi8070
@mahmadammiinhazzanaodi8070 4 года назад
Jacayl iyo busrad is eryanaya hhhh
@abdimalik3034
@abdimalik3034 4 года назад
HOBFILMS waxaan kula Talin lahaa inaanay jileyaasha madhxin oo ay ka daayaan SOMAL ENT & DAYAX SHOW waayo kuwaa horaa looga xiiso dhacay
@xamsemaktal6807
@xamsemaktal6807 4 года назад
Masha allaH hob films taageero
@kaamelthahir877
@kaamelthahir877 4 года назад
Filimka waxa fixiya dayax io muna
@abdifatahdanbal7459
@abdifatahdanbal7459 4 года назад
Hob films👑 hadl uma bahano way dhaqaqdy horey USOCO INSHALAAH 👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@bashashyusuf7517
@bashashyusuf7517 4 года назад
Waad salmntihen dhamteen hop films ❤
@shushuomar
@shushuomar 4 года назад
Film xiiso badan runtii. Team Hob Films keep going markasta waan idin sii jeclaanaa❤❤❤
@mohakhalif616
@mohakhalif616 4 года назад
Cadnaan Adke walaHi😂😂😂
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 года назад
GENERAL RULES FOR WOMEN 1. Haday lacag ku waydiisato kuma jecla 2. Haday markasta isii qaad ku tidhahdo kuma jecla 3. Haday telka ka qaban waydo kuma jecla 4. Haday markasta mashquul baan ahay dhahdo kuma jecla 5. Hadii ay fb ama whatsapp mssge xili dambe kaso jawabto kuma jecla 6. Hadii ay ka xishooto way ku JECESHAHAY!
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Facts 👏👏👏
@awoahmed1916
@awoahmed1916 4 года назад
No way that's cheating 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 NO WAY NO NO NO
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 года назад
AWO somali girls are cheating.
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 года назад
Hhhhhhhhh kapax najma adnaan io cabla siidhiga ayey uhysaa 👌👌😂😂😂xabadii nanaca ahyd ilaa maqribkii bey gaadhay keep it up wll najma🤓😂😂😂❤
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 4 года назад
Jamhuurdiyada alaha icturaafka siiyee gabdhii jinka ahayd ma la iidiiday😂
@a.a.z.a6339
@a.a.z.a6339 4 года назад
Wow wa filin caajib ah guul wacan sxbyal 💓
Далее
Godob Jacayl Part 3 2020
20:01
Просмотров 262 тыс.
Maseer Dumar Part 2 2023
27:05
Просмотров 595 тыс.
DAN & JACAYL FILM CUSUB Part 1 2020
16:48
Просмотров 564 тыс.
Damac & Holac Part 1 2020
23:55
Просмотров 106 тыс.
MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 2
27:05
Просмотров 545 тыс.
Ruwayad Nabsi Jacayl
22:31
Просмотров 450 тыс.
Jacaylkii Nasiibku Kabay Part 1 2020
17:37
Просмотров 108 тыс.
Riwaaydii Jinka Part 2 2020
16:13
Просмотров 1,3 млн