Тёмный

Danta Soomaaliya maxey ku jirtaa Ma ku biiristaa, Mise ka joogista bulshada bariga Afrika? Part 1. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@zuhaibabdirahman2079
@zuhaibabdirahman2079 10 месяцев назад
Masha Allah Ustaad si Fiican baad u Sharaxdey Ku Mahadsanidiin Bahada Astaan ee Sida Qurux Da badan u Duubtey Iyo Ustaad Kaba
@ridwanabdi2501
@ridwanabdi2501 4 месяца назад
Well discussed economic profits and loses with their specifications. Great dr
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Год назад
Mahadsanid astaan iyo daadihiyaha barnaamijkan waa barnaamij faaido badan leh Fahanka dadkana ka caawinaya dhinacyo badan....
@abdirahmanali-8331
@abdirahmanali-8331 11 месяцев назад
Macluumaad hufan ustaaad mahadsanid
@apdimalikabdirahman9069
@apdimalikabdirahman9069 Год назад
Ustaad abdinuur wax badan ayaan ka faaidnay thanks
@sharqinhotube2164
@sharqinhotube2164 Год назад
Dean waa mahadsanyahay ALLAHA cilmigiisa u barakeeyo
@mohamedomar-sq1ct
@mohamedomar-sq1ct Год назад
Great positive economic analysis.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
Ku biira Afrika team, waayo soomaalida waa dad afrikaan ah kunayaalo Africa. Awalba 32 sano khasaarney, dagaalo iyo qarxinta iyo qabyaalada kudhamaaney. Kibirka iyo isqaad qaadka badan iskadhaafa oo E-Afrika kubiira. Mahadsanid walaal, waa barnaamij aad u fiican, thanks
@cadaanicadaani1793
@cadaanicadaani1793 Год назад
Aad baan uga helay❤💐
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 10 месяцев назад
Warninkaan economic ayuu iidhigi jiray xili uu shuluq aqaahay
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 10 месяцев назад
QARANIMADEEDII soomaaliya waad ka tanaasushay masidaas baad arday soomaaliyeed macalin ugu tahay
@YasinOsman-bj5km
@YasinOsman-bj5km 11 месяцев назад
Wax ka baxsan visa, ganacsi, wixii ka baxsan African kalama macaamili karno, Maxaayeelay dhaqan iyo diinba waan kala duwanahay diinteenuna beec maaha. Wixii ka baxsan labadaas madaxweyne iyo baarlamaan nooma go,aami karaan waa codeyn in ummada laga qaado loona sharxo dadka soomaaliyeed!
@Aflamta_filimada_afsomaliga
Wlhi faidoyin badana ku jiro ina ku birno ururka eastafrika
@aragti6702
@aragti6702 Год назад
Danta somaliya wadankonda shacabka haka bilaaan kadib wxii hasoo usoo jestaan
@suldaansakariye6862
@suldaansakariye6862 9 месяцев назад
RU-vidkiosa tolow maxaa ku qora
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 Год назад
Mustaqbalka dan manooga jirto ururka bariga Africa halaga k fikiro quburo ha loo diro
Далее
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 7 млн
DR ABDINUR SH MOHAMED : SHIRKI KAMBALA 2011
38:37
Просмотров 64 тыс.
QORSHAHA HORMARINTA EE SOOMAALIYA | Dr Abdinur Ali
17:25