Тёмный

Dastuurka dalka hadii lagu xadgubo Puntland waxey qaadi doontaa saddex tilaabo 

Aftahan Production
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@siradhersi2273
@siradhersi2273 7 месяцев назад
Balwaan jir o joog, sida xaqa u cadeysid una digtid dadka lagu xad gudbayo ❤️😘❤️
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 месяцев назад
soomaaliya haguuleysato oo xasan sheekh ilaahay hanaga qabto wadanka meel xun bu uwadaye
@abdallajama6066
@abdallajama6066 7 месяцев назад
Siyaasi Madaxweynaha ah ama madaxda ah waa Somali ee maahaa Hawiye ana Darood ee umadda ayuu dhex yahiin.
@calidaclood5205
@calidaclood5205 7 месяцев назад
ASC, C/llaahi Balwaan waxaan kuu rajeynayaa Cimridheer iyo Cibaado geeri gaadha. ILAAHAAY, Caqliga iyo Cimrigaba hakuu barakeeyo. Aammiin aammiin aammiin. Qore: Cali Jaamac-da lood. jooga Degmada Xuddun Gobolka SOOL.
@halimohassan4428
@halimohassan4428 7 месяцев назад
mansha allah sida aad dad kaaga iyo dal kaaga aad ugu shaqayso illahay adoo kale hanoo badiyo aamiin yaarabi❤
@bby6
@bby6 7 месяцев назад
Balwan wa qof indhed garad ah alaha ku hafido inshallah
@simaasma3095
@simaasma3095 7 месяцев назад
Guulayso balwaan❤❤❤❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 месяцев назад
❤❤❤ MAHADSANID adeer ❤
@AyanMohamed-p5w
@AyanMohamed-p5w 7 месяцев назад
Bravo❤❤❤❤❤❤
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 7 месяцев назад
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ❤ kuleyahay ❤❤❤❤❤❤ wlky ❤❤❤❤
@UbahAhmad-gw2zi
@UbahAhmad-gw2zi 7 месяцев назад
Gabdha ha somaliyed maserka heerkaa ha garsinina
@husseinjoffei1327
@husseinjoffei1327 7 месяцев назад
Shaqeyso, afkaaga , but Ina allah maca saberin
@maarmaar6136
@maarmaar6136 7 месяцев назад
Hinaase is not easy dhulbahantow gabadha halo dhibriyo hala dejiyo Idinka abaal marinta dhiibaye Thanks wariye abdullahi balwan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@cabdiwaduudmaxamuud401
@cabdiwaduudmaxamuud401 7 месяцев назад
Gabadhaas mageceed sxb
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад
daarood wasiradiisii waa la boobay walee warbaayaal hadhoow markaan xilka qabano yaan laqaaylin hawiyoow saanu u aamusanahay u aamusa uu soomalina waa ka markhaati baay karahay
@amalhassan7383
@amalhassan7383 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤Ssc guul Abdullah 😂😂😂😂
@abdigah5364
@abdigah5364 7 месяцев назад
Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly brotherly mutually benificial relations and ports deals
@free-thinker1046
@free-thinker1046 7 месяцев назад
Your topic is irrelevant
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 7 месяцев назад
The lady is Garaadsan and we're proud of her courage and consistence 💯👌👍😍🇸🇴👏🏿 Instead Deni should publicly state his clandestine relationship with UAE .
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 7 месяцев назад
Xagee ku danbeeyey qof iyo codkii xilligii Farmaajo la ansixiyey.
@saramohamud314
@saramohamud314 7 месяцев назад
Balwaanoow kadaa afkaaga qabilada soomaaliyeed jooji dagaalka qabiil ee aad faafineyso waxaas ma’aha saxaafad ee waa Cudur aad faafineyso ee jooji😭😭😭😭😭😭😭
@husseinjoffei1327
@husseinjoffei1327 7 месяцев назад
Do you busyness, we are the people of Somalia,
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 7 месяцев назад
Subxaanallah Balwaanow ilaahay haku xifdiyo , naag masarsaan sharkeeda Alle haku celiyo. Kkkk
@nasrahassan921
@nasrahassan921 7 месяцев назад
Gabadha haddaadan magaceeda sheegeyn iska aamu....
@husseinjoffei1327
@husseinjoffei1327 7 месяцев назад
Balwaanow shaqeydo. ❤
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 7 месяцев назад
Balwaan adoo isbaariiste ahaa dad badanxamar ku laayey maxaad ummada somaleed kaa weeydiinaa jaahiiloow dastuuraka
@jeelemohamed5344
@jeelemohamed5344 7 месяцев назад
Nin weyn nin wadaniya nin somaaliyeed waliga jidka runta kutaagnow waligaa
@user-it4ch8vn8h
@user-it4ch8vn8h 7 месяцев назад
Yan biyo logu kabanin taga hala noho hawiye oromo waye
@sharfmow9277
@sharfmow9277 7 месяцев назад
Sxb Dastuurka qaldan markii lasaxo oo ay dido PL dabcan SL iyana weydiidi doontaa markaas PL waxaa loola dhaqmidoonaa sida SL in arimaha siyaasada lagareebo in lagala hadlo oo lugooyo dambe lagayeelo imisaa Md Faramaajo Garawe iyo Dhuusamareeb badhiyay Md Xasan Sheekh lalugooyay hadaba waxaa Xildhibaanadeedana PL lagu soo doorto M. Muqdisho halkaasne ay ku dhamaato 4,5 in wax lagu qeyebsado iyo sadbursigiiii.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 7 месяцев назад
Midowga Africa goortuu maraykanku lahaa muxuu ugu darsaday baan la yaabeyney
@fartunfarah5075
@fartunfarah5075 7 месяцев назад
She was playing, came to whole time when she say the truth isaaq lost she couldn’t hide anymore. She switch. That’s why you never trust them. Isaaq
@Mogadishuinfo
@Mogadishuinfo 7 месяцев назад
doqon daahir calasow ka cabsaday miyaa xasan wax ka sheegi kara
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 7 месяцев назад
DHULKII GALGADUD IYO GALMUDUG HADDA WAXAA LA WAREGAY MUJAHIDINTA SHABAB HAMBALYO GUUL
@sahruja5777
@sahruja5777 7 месяцев назад
Balwaan waxaadtahay kobi cats qofwey aanan wax curikarin ayaadtahay waxaan kudhihilahaa intaad fadhi kudirirka iskadeysid iskoolgal eebaro saxaafada hadiikale waxaadtahay weeldabada kaduleela
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 7 месяцев назад
Asc Rabbi haku Barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Rashiid899
@Rashiid899 7 месяцев назад
gurgurta iyo xaarantisa waxa ku jira gobolada ku duula fidno ka ooga moqdisho idin soo hareeysa lakin moqdisho waa lagugu imaana waana lagugu wasaa adi mooryantada
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 7 месяцев назад
Xasan dhiiqo wadankan in naaf iyo maal lo wayay maba ogaa meel dheer laga kenay waa edeedesa hadadan shacabka somaliyed dhegesan
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 7 месяцев назад
Taasi iyadaa goorwalba ku jabi Doonta haddii Abtiyaasheed laga reebi waayey iyadaa kaligeed ku jabi doonta danteeda? Marka la ogaadee ?? Iska daa taas
@safiaelmi2149
@safiaelmi2149 7 месяцев назад
Abdullahi balwan qoftas masayr ayay kax latahay 🤣🤣🤣🤣🤣
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 месяцев назад
Naag masayrsan iga dheh tolow ma mida tiraahdaa mj baan ahay yaab mase waa midkale
@sahruja5777
@sahruja5777 7 месяцев назад
Balwaan sanbac warkaaga macnamaleh dalka dalxoreeye ayaa xukuma butlan deynlamacafinaayo waalacafiyay hubka yaanlafasixin waala fasaxay dalka Baarlamaanka ayaa kamasuula marka Dani gudoomiye dadkaaga dhinac karaac.
@FarxiyoCabdiraxman-s4r
@FarxiyoCabdiraxman-s4r 7 месяцев назад
Run badane cabdulaahi balwaan💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@ubahguled5047
@ubahguled5047 7 месяцев назад
Widow Africa, please xilka ha ka qaadaan Xassan Diiqo
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em 7 месяцев назад
Surtout pas aller cette réunion d'africains aucune d'internet pour notre pays 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊️✊️✊️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 7 месяцев назад
KHEYRE REERKIISA WUU WATEY REERKIISA AAD BRYNA UJECLAAYEEN
@abdigah5364
@abdigah5364 7 месяцев назад
Balwaanow iska dhararaqlee amma cirka soo taabo
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 7 месяцев назад
Comments beenlow warkiisa ayaa is fashiliyo.
@HusseinMaange
@HusseinMaange 7 месяцев назад
soomaalia inaay tagto shirkaas maaha hadaan doono afirka waan ka baxeynaa
@maxamedfilacaduur357
@maxamedfilacaduur357 7 месяцев назад
QABIILKA AAD LA MEEREY SANAY SA WAA LAGA GUD BAYAA EE SIDA U OGOW ADIGA BA XIQAYO UN EE XASAN KA FUQ
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 7 месяцев назад
Maxay guri dhisan u duminayeen nin naag leh naag kale la daba orod waa laga fiicanyahay
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 7 месяцев назад
Kkk walaahay waa sheeko yaab leh waxay ila tahay ninku haduu gabadh qabo gabadh kale oo reerka ah uma baahna faraska uun ha la siiyo maadaama aan loo baahnayn wax reerkii hore diminaya
@maryambishar1913
@maryambishar1913 7 месяцев назад
Balwaanow waxan raba su.aal inan ku weydiyo ninka madaxwenah ah ma.qabiil u qidmeeyo mise waa madaxwene soomaliyeed oo dhan war waxan qabiilka ah man kawaatoona dad yahow farmaajo ragi riday ma hawiye bey ahayen 🇸🇴💯✍️☝️🤲🤲🏃🏃
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc 7 месяцев назад
Madaxweyne xasan sheekh nin waalan ma aha wuxuu u diraa cali balcad
@cabdisamiicaxmed4280
@cabdisamiicaxmed4280 7 месяцев назад
Wasiir ku xigeen ha loo diro ama haga baaqdo.
@piemaggie2330
@piemaggie2330 7 месяцев назад
😂😂😂😂 maseyr is not easy, walle faras iyo gabar is Hella combo😂😂😂😂
@Bah123-wu4to
@Bah123-wu4to 7 месяцев назад
Garaney balwaanow iney is wareejisey aragney hhh
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 7 месяцев назад
Dhallankii talyaanigu ka tagay u ekaa
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 Abdullahi balwaan is not easy 😂😂😂😂 ❤❤❤❤
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 7 месяцев назад
Dhul bahante waa gar daranyihiin maxey ayada u abaal marin waayeen
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 7 месяцев назад
Maxaa qasbaya Maxaa ku ogeysiisayay xogta dawlada
@AndoAndo-p2o
@AndoAndo-p2o 7 месяцев назад
Adiga malako siyay faras iyo gabadh balwaan sxb aad ayan kusalamay
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 7 месяцев назад
Dastuurka dalka buntland waxba laga weydiin maayo, Dastuur u gaara wey leedahay !!. Dastuurka Marlamaanka ayeey shaqadisa tahay !!.
@MaxamedKhaliif-u6l
@MaxamedKhaliif-u6l 7 месяцев назад
Anklaga.iyodhagahaagu Ismamaqlaan.xasanmabaqo Sawdigiilahaa.waxbaasikaa Ah
@NurRoble
@NurRoble 7 месяцев назад
In aad gudiin ayaa soomaali da ugu jirtaa ceelal shidaala ayaa leedihiin Sooma tihiin kuwii hor istaagay deeynta in laga cafiyo somaaliya go cid idin rabto majirto waxaas oo dhan waa dani maxaa looga raayay doorashaddii fidiraalka haka daahina bay bay
@saladoAli-x2j
@saladoAli-x2j 7 месяцев назад
Nacas.nacasadhalay
@ClWailsuwiws
@ClWailsuwiws 7 месяцев назад
Waxaa. Lagu. Xad. Gudbay. J. S Lan.
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 7 месяцев назад
Qabiil ka kor
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 7 месяцев назад
Kkkkkkkkkkk gabadha in laqabo ba ma ogayne😅😅😅😅 Warbaa jira
@fadumogabweyn3132
@fadumogabweyn3132 7 месяцев назад
Naa ina adeereey waa tee taasi hadaad garaneyso
@karingarfod9151
@karingarfod9151 7 месяцев назад
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 7 месяцев назад
Nin rabo inu dhulkagi ka qaato kugu so duulo sided uu adeesa maba ah iney somaliya ka qeeb gasho shirkas
@zainabsulman3881
@zainabsulman3881 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 7 месяцев назад
Fooxland iyaga kaliya waxba laga ma weydiinaayo... Diwlada waa mid soomaali laakiin siyaasiyiintooda ayaa waxay ku dheereeyaan munaafaqnimada iyo gaalo kobo u qaadka...
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 7 месяцев назад
Waa lidataa wana walantadey
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 7 месяцев назад
jaahil jaahil dhalay IRAN iyo maraykanka oo xalada iyo colaada ka dhaxaysa la ogyahay sowta iraan hadana kasoo qayb gasha shirka qaramada midoobe ee sanad walba ka dhacay maraykanka adeer waxaanad aqoon u lahayn lagama hadlo sowta ruushka iyo ukrain ay wada yimadaan iyadoo colaada jirta la ogyahay hhhhhhhhhhh shiinaha iyo hindiya oo dhul isku haysta hindiya iyo pakistan sowkuwa yimaada maxaa ku jaban haduu xasan shekh kaqayb galo shirka kala saara khilaaf laba wadan u dhaxeeya iyo siyaasad iyo shirar calami ah "DIPLOMATIC GENERAL"
@aminaali9944
@aminaali9944 7 месяцев назад
Dhulbahante wax fiican ma suubin Mid bay dumiyeyeen midan way dhisayaa yaahu
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 7 месяцев назад
Dalxureeye isnot easy
@CumarMuxumad-g4y
@CumarMuxumad-g4y 7 месяцев назад
😂😢
@ClWailsuwiws
@ClWailsuwiws 7 месяцев назад
Waa. War. Baahin. Kasha. Qaysa. Isku. Dirka. Soomaali
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 7 месяцев назад
MIINEEY SIDA CIYAALKII AYAAD TIMAHA ISKA CALAAJISEE
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 7 месяцев назад
igu shubo aan hadlee😃😄😀😃😃😃😃😃😃😃😃
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 7 месяцев назад
ADIGA GABADHA IYO ABTIYAASHEED MAXAA KU DHEX GELIYAY KINTIROOW DHEXYAAL
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 месяцев назад
Dis like
@garaadmire7380
@garaadmire7380 7 месяцев назад
Balwaan waad ilowday miyaa inaad habar gidir radio uga shaqayn jirtay adigoo kaaran ka soo cararay taas waad ilowday anaku ma iloobin waqtigii aad caydiid iyo s.n.a inaad amaani jirtay oo aad daacad u ahayd maantay waxad tiri habar gidir maxay tahay sxb habar gidir waa kuwii aad radio mogadishu aad uga shaqayn jirtay anaka maanta ma dhalan waan ogayn waxa aad ahayd
Далее