Тёмный
Aftahan Production
Aftahan Production
Aftahan Production
Подписаться
Комментарии
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 Минуту назад
Xassan shiikh illahay hanadhaafiyo mid kakhayr badan oo dalka iyo dadka noobadbaadiyana Allaha noogubadalo
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 5 минут назад
Madaxwayne Farmaajo dhiigiisiibuu ushubay dhawacyadii xiligaas.
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 8 минут назад
Madaxwayneheena Mohamed Abdullahi Farmajo guul iyo gobonimo Cadowgiisa cagta hoosteeda Allaha galiyo
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 28 минут назад
Farmaajo wa gesi❤❤❤
@mohamedwarsame9588
@mohamedwarsame9588 50 минут назад
balwaan waxaad tahay soomaali dhab ah allaha nasiiyo dad badan oo adoo kale ah si dadka iyo dalkaba loo badbaadiyo inshallah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 59 минут назад
Xiligaa xasan dhiiqa shacabka qaraxijireye iyo kooxodiisa oo shabaab lashaqeeseta MD maaha ee waa ganacased ka ganacasada dhiiga shacabka muqudisho😏
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Час назад
ilaahaya ha xifitiyo farmaajo hadii maanta sidii farmaajo u joogo vilada sidan ma ahaateen muqudisho nayuuyogo baya ahaan laheeyed ee sidan maya ahaateen🥰
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Час назад
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa waa shabaaba isagaana qaraxiya shacabka muqudisho xitaa markii farmaajo joogeye si vilada u tago oo dhiiga shacabka muqudisho u ga ganacasado waana tamaanta taagan🥹
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Час назад
Ciidamo xoogana Oo Kacdoon dhalinyaro Ayaa Kacay waxa lasameeyey Ciidamada 14ka Ocktoobar Xooga Dalka Ayaa looga Faaidestay ilaa iyo hada waxey ka Howlgalaan shabeelada Hoose ee Mamulka Konfur Galbeed❤❤❤
@saidabdi136
@saidabdi136 Час назад
Reer Muqdisho si ahaan waa habaaran yihiin waxaan aad ula yaabay qaabka ay qabyaalada u isticmaslaan oo nacasnimada ah. Mas'uulkii asxaan u sameeya oo xoolahooda iska ilaaliya ayeyba aduunka ugu neceb yihiin. Dadkaan ayagaa dhibka rabee Rabbi hasoo hanuuniyo.
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Час назад
Weli shacabka muqdisho wax ma oga Ilaahay ay leeyihiin
@saidabdi136
@saidabdi136 Час назад
Waa lagu sugaayee waa lagu salaamee soo daa akhbaarta.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Час назад
WAA KU WIIRSI 😡😡😡 DAWLADII LAGA SUGAYEY IN AY KU DHAQAAQAAN SOO QABASHADA IYO LADAGAALANKA CIDII QARAXA GEYSTEY BAA BANAANBAX IYO TALASHLAYN KU WIIRSI AH,NOOGA DHIGAY WAX TARID. NACALAA IDINKU YAAL MUNAAFIQIINYAHAY GACAN KU DHIIGLAHA AH😡. ILAAHAY NAARTA IDIN KU SHUB DHAMAANTIIN🙏
@bby6
@bby6 Час назад
Wallahi balwan wa nin aragti dher runti
@muhanadmustafa87
@muhanadmustafa87 2 часа назад
xilibanadii geyay waa in tirka lageyaa cid kale magetnin
@muhanadmustafa87
@muhanadmustafa87 2 часа назад
shacabka waa iney sida kenya oo kale waa iney xakumada kuridan dadkan barlaman xitaa uma maqna xakumadan xadhacdo
@abdulahiali896
@abdulahiali896 2 часа назад
Kabaahani somaali dan kamale oo uu iibsani kursiga ka rabaa dhaama alaw xasan soomaali ka qabo amiin amiin inshaa alaah
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 2 часа назад
Waa xaqiiq
@MohamedAbdilahimuse
@MohamedAbdilahimuse 2 часа назад
Farmaajo ❤
@badelsheikh8931
@badelsheikh8931 2 часа назад
Very good balwaan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 часа назад
Waa runtaa Farmaajo waa nin aan baahneyn ❤❤oo madaxnimada ku dhashay wuu so noqon
@geenyodila9095
@geenyodila9095 3 часа назад
Xasan muaafaq waa shabab Roobow baa ah fadhiya tik tik m. Salad sanbaloolshe iyo qaar kalo badan xaa sugaysiin xasan Asa dadka laynaya see wax u jiran shacabow dowlad ma jirto ee kiciya
@sadoabdi5739
@sadoabdi5739 3 часа назад
❤❤❤❤❤❤ Waxaadtahay runsheege caawiya dadka ladulmiyo ilaahay hakudaayo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 3 часа назад
Alle ha kashifo tuugta sharciyeysan
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 часа назад
Farmasjo.isagaa.lacag.kubiyay..fahsd.yaasiin.koo disa.oo.muqdisho.jooga...afududayay.waligiina.qaraxyyada.lagugumaadayo.hawiyaha.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 часа назад
Aamiin
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 часа назад
In Loo Qashuuco Quraan Loo Aqriyo loo Duceeyo Bey Mudnaayeen Ee Amarkaa ALLAH xukmey
@badelsheikh8931
@badelsheikh8931 3 часа назад
Runsheeg baad tahay
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 часа назад
Mw Hassan Guuleyso
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 часа назад
ASC MW Hassan sh. Xaraga kajarey Dekedda Garacad saxiixey Laami weyn I'll ogadeni Guulweyn Gaarey waan wadadii Magaciisa ❤❤❤
@user-pp3se9re2o
@user-pp3se9re2o 2 часа назад
Oo meeyey jidka laamiga ah ee uu dhisay.
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 3 часа назад
Walaalow, haisbar-bardhigin nin munaafaq ah, iyo nin waddani ah,!!! Xasan madherge waa nin qaa'iin ah,qabyaaladiiste ah, ajnabiga-na(mid dhintay iyo mid noolba u sajuuda).!!!!! Farmaajo wuxu aha nin qab weenimo dowladnimo ku jirta,daacad-na u ahaa waddanka, difaaca waddanka aad u dhisay.!!!!!
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 3 часа назад
Ninkaasi farmaajo ahi wuxuu ahaa waxaa u marqaati furey xasan shiikh oo burburin dilal iyo dhac iyo xasan oon eegeynin dhibka marka uu ku dhaco bulshada .dadaalkii farmaajo iyo tanaasulkii badnaa ee markii xaaladu ay adkaato wuxuu ahaa furihii rajada soomaaliyeed wuxuu dhisay goleyaal fulineed .sharci dajin iyo garsoor hufan wuxuu taabo galiyey dhismaha ciidamada qalabka sida wuxuu ilaaliyey xaquuqdoodii sidoo kale wuxuu ilaaliyey hantidii qaranka wuxuu ka dhax muuqday hogaaminta beesha caalamka wuxuu sababay in la aamino soomaaliya khaladaad wuu imanayaa hadii ay shaqo jirto balse wuxuu ku xalin jiray dublamaasiyad daganaan waxaase dhacay waxa noo muuqda dalkana waxaa ka socda waxay kasii darnaan doontaa 34 tii sano wixii kasoo dhacayey marka lagu daro khaatumo iyo awdal oo hada xadka ku jirta maamulada xukuumada wardhoigley baa ku sagaal ah mid ku xiran mid kalena ma jirto halkuu xasan talada ka qaadan lahaa madaxda gobalada iyo siyaasiinta ama wax garadka soomaaliyeed wuxuu sivtios ah ugu xirmay ismaciil cumar oo aad wada og tihiin dhaca iyo burburka uu u geystay somaaliya xasan ku soo talo siiyey in uu la dagaalamo beelaha lagu og yahay waxay yihiin iyo xukunka in uu ku koobo gudaha hoose sidoo kale maalmahan waxaan arkayey taliyihii ciidanka lugta ee biixi lagu badaley oo loo tashanayo laguna eedeynayo dunuub ay galeen taliyaha xooga iyo wasiir difaaca iyo mahad salaad taasina waxay dhali doontaa wax la eedo
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 3 часа назад
War xalane burburiya kuwa fadhiyo laya iska sara ma SYL baad ka lidataan laya doofarta dowladina ma jirtee
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 4 часа назад
balwaan allaa yabaarik if iyo akhiroba alla haku guuleyo cadowgaaga alla ha jebiyo sidaa dadku kuu jecel yahay illaahay haku u jeclaado janata fardowsa illah hakugu abgaal mariyo inshaa allaah
@luulhussein7191
@luulhussein7191 4 часа назад
Farmaajo wuxuu ahaa nin og xilka uu haayo inuu u haayo shacabkiisa ilaalinaya in shacabkiisa eedi ka soo gaadho laakiin xasan waxaas wuxuu ka jecel yahay kenyaanka iyo kuwa xalane fadhiya
@adanbile4237
@adanbile4237 4 часа назад
Ku darsoo dhaawicii Qadar iyo turki ayaa subixiiba loo qaaday. Isbitaalladana dhaawac lacag cidi ma weydiinayn.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 часа назад
War waxan dowlad maha tuugada mooryanta WA mashruuc dhaqaale uruursanayan sorry wlhi 😮
@shukrilibax
@shukrilibax 4 часа назад
Ilaah hano xifdiyo mw farmajo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🩵🤍💙❤️❤️🌹🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️👏👏👏 ilaah ha u naxaristo inti dhimatay kuwa dhaawacana ha caafiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲
@xogogaalmedia1751
@xogogaalmedia1751 4 часа назад
🌟 Bangaladeshiyiinta aan cabsida lahayn ayaa jidka na tusay! 🇧🇩✨ Sidokale dhalinyarada Gen Z-ka Kenya u bedeleen dawladooda. Waxaan sidoo kale u baahanahay mudaaharaad nabadeed oo ka dhaca Soomaaliya qasataan Muqdisho. waa waqtigii aan kici lahayn oo aan isku dayno. Inaad maalin libaax noqotid ayaa ka wanaagsan lax mar walba! Uruur ann kudawaqno dhalinyo, dalka an badhbaadhino.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 часа назад
War xassan gurgurte imaraatka WA isagii U ordayey murugo U mujinayey muxu dadkii liido lagu xasuqay Uma tacsiyeyn sorry war Kan damiir malaha😮
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 4 часа назад
Qkf reer sheikh isxaaqah oo naanta hadla aan arko,war ka jooga Xabashi maa taqaannaan Aduunka ayey kuugu neceb yihiin,in aad jirto maba rabaan,adinkuna saaxiib ayaad ka dhigateen,waa yahay ka faaiida!!!.
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 4 часа назад
0:13 shaqaalihii dawladda oo keliya ayey ahaayeen waana runtaa.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 4 часа назад
Farmaajo isagoo 20 jir ah ayuu diplamaasi noqday,washington ayuu joogay,dameer culusow maa aha higaamiye,waa qabiiliiste xanuunsan,Allah haa caafiyo.
@Cumarmaxamedwarsame-sf8sh
@Cumarmaxamedwarsame-sf8sh 4 часа назад
Waraabe haddii xaakin noqdey ari xaquuq maleh shacab waa saas dolada iyadaa ka macaasheyso isbitaalada iygaa leh qaraxana iyagaa geystey
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 4 часа назад
👍👍👍👍
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 4 часа назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@khadarismail1275
@khadarismail1275 4 часа назад
Wsc❤❤❤❤
@abdiazizali9573
@abdiazizali9573 4 часа назад
Farmaajo wa guul
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 часа назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wa runta xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo wa nin dalka iyo dadkaba jecal wngn ugu shaqo dacad ugu shaqan jiray wlkn abdulahi balwan dalki tuug ba qabsadey argixso snm shbb dacish damajid oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid somaliyey sas ogda shufdo argixso ba dalkan qabsadey
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 4 часа назад
Shacabow iskutashta oo fadiga ka kacaa, Hassan Diqo iskaqabta