Тёмный

Dawo heshiiska saciid Dani iyo qoor-qoor dhabarka ayay ka toogteen xasan sh farmajo oo fursad.. 

WARSAME MEDIA
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@isninoali9533
@isninoali9533 3 дня назад
Maan sha Allaaah guul guul labadamadax weyen guulasta dani qoorqqoor wuu solaban
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 3 дня назад
ماشاء الله تبارك الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@isninoali9533
@isninoali9533 3 дня назад
ALOOW SOOCELI QOOR QOOR WAA NIN WANAAGSAN AMIIIN❤❤❤❤❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 дня назад
Qoor qoor intii uu xilka joogay GMudug waa eey soo kabatay,xasiloni iyo mamul daadajin wadatashi bulsho shuruc wakilada GMudug iyo Mamulka iyado loo marayo Aragtida bulshada ayaa lawaday,Nasiib Munafaq HSM iyo Kooxda Villada sida Garaca Sadik John ee Ina Gelle u ah jaasuska Mahat Gawanle liiban Shuluq oo HSM ooga shaqeya in Dhiiga matida qaxa isku dilka wilashii dalka Cadowga kawada difaci lahaa,Dhaqlaha loogu talagay xasilinta deganadii laga xoreyay dhaqalihii Cimilada Degedda Hobyo ayaa loo weciyay in lagu dumiyo GMudug Puntlaand, KGalbeyd iyo in SSC lacuryamiyo. HSM waa in mamulada Shacabka Somaliyeeyd BFS labadisa Golle xukumad kushega kooxda yar ee qoyska ah lagu qaado banabaxyo iyo in latuso HSM in dalka uu kaweyn yahay.
@isninoali9533
@isninoali9533 3 дня назад
D5 CAAWIYA QOOR QOOR FADLAN❤❤❤❤❤
@isninoali9533
@isninoali9533 3 дня назад
ALOOW CAAWI QOOR QOOR AMIIIN ❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedMaame-g7t
@MaxamedMaame-g7t 3 дня назад
Guuul farmaajo Haa nolaado
@abcbc4008
@abcbc4008 3 дня назад
We need new one
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 дня назад
ilaahay hakalabojiyo umadasomaliyeed ilaahay bogood burcadha isomariyo melkasta oo ey jogaan Alaahu ma aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲 butland 👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 4 дня назад
ASC, Subax Wanaagsan, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Warsame Iyo Bahda WARSAME MEDIA, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Maalinlaha Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Runtii Waa Barnaamijyo Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴🇸🇴
@AbdulHassan-o5f
@AbdulHassan-o5f 3 дня назад
War wanagasan weriye camiya batahay illahay haku sacido aaaaaaaaaammmmm ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 дня назад
Wa Sax Runsheeg Batahay Ee Horay usoco ❤
@TmmmChcc
@TmmmChcc 4 дня назад
Siyaasiyiin iyo shacaba soomaalidu wax dhiba madhex taal ee waxa kadhex shaqsynaya oo isku diraya waa xasan waa in loomidoobaa OO laiska qabtaa xasan
@kiinadan6786
@kiinadan6786 4 дня назад
Ummadan meel baa loo waddaa waa qiyaamihii sida muuqata!😭😭😭
@Teacher9614
@Teacher9614 3 дня назад
Waxaa ka danbeeya xasan sheekh
@abcbc4008
@abcbc4008 3 дня назад
Please no farmaajo please
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 дня назад
Guul labada mw puntland siciid abdulahi dani iyo mw galmudug abdikariye qoor qoor shirka waxu ku so dhamaday guul iyo af karasho iyo 1 amiga 2 iskashiga 3 dhaqalaha 4 nabada labada dhinaca puntland iyo galmudug
@mursalmohamud8733
@mursalmohamud8733 3 дня назад
War Hada mxaa sheegtay wax cusub sheeg ama iska Aamu plz and plz
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 дня назад
Dawlada kamaji😅rto vilada jaale qawlaysatada vilada fadhida warkeda cidna marabto xamsana waa lasoo quraan saray lafta garen ayaa ushegay ooka sootumay habisadii
@MaamaHibbo-kz5vj
@MaamaHibbo-kz5vj 3 дня назад
A s c
@CumarhaybeYackoo
@CumarhaybeYackoo 3 дня назад
Dib wax u baadh labada qabiilo balanbal way wadagaan mar aan ogaa dhan bari (habar gidir) iyo dhan galbeedna mareexaan reer siyaad waana 1981 oo shaqaale ka ahaa (macallin)
@isninoali9533
@isninoali9533 3 дня назад
Ina Adeer inta kale waamooryaan
@user-hl5yg7sj8b
@user-hl5yg7sj8b 4 дня назад
ganacsiga wa qodobka sadexaad
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 дня назад
Zanzibaariga wuxuu rabaa inu qoor qoor ku shubta afkaartiisa gurcan ee dowlad diidka ah. Qoor qoor dowladda ma ka hor imaan doona kulankan kadib?
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 3 дня назад
Muxuu uguyeertay reerputlaan xasangurguurto sirdoon tirobadanbuu usookexeeyeyqurbaha iyodalkauuyiri ogaadeenow rerputlaan wiilashooda dila dagaal hadhecee sirdoonkaasheegay waxaakujiradaahircalasow giidoqonka ahaah
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 4 дня назад
Inta Madaxweyne loogu yeerayo inay Soomaali israacdo ha ka yaabina.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
Yaa lagu shirqoolayaa kulamada ka dhacaya Gaalkacyo.?
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 4 дня назад
Deni is hero 🔥
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 3 дня назад
Salam wariye dawlada hassan sheick waati 91 moryanta grub hirab ku bililaqaystan kuna xasuqay shacbigi casimeda somaliyed dagaana dhagarki iyo bobki antiidi iyo xasuqay abiid ugu darna ee meel somaliyed kadhaca waa xamar ciida geeysatay waa kuwa mata ku jooga maagaca dawledi somaliya iyo abaayashod waaxa odhaan somalidi dhiibta iyo xasuqay logugeystey xamar shaacbki somaliyeed ee hilmaamay oo dhaafay waax kasto logugeystey magaaca hawiye maatana baarti shalay 91 kabilabay waaxa somalie ugu hadhay reerka hirab iyo xamar aniigu wagareen waayey meel kaasta dabka kahulcaya dagaal beledka kadhacayo gobol kaaste waa siyasadodi guracneed hassan dhiqo iyo moryane tiisa aya waado ee somaliyeey ka aqliyeeysta xamar iyo hirab oo hogaan udhibataan hawiye wanagsan oo dhaqaan somaliyeed l eh weey jiraan mororsade iyo xawadle waa somalie dhaab ah
@AbdulHassan-o5f
@AbdulHassan-o5f 3 дня назад
Mash allah
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 4 дня назад
Xaasid. Aanlaga. Xaasidsanan. Beenlow. Qabyaaladeyste. Isbaareystena. Adaa. Ah. Somalidu. Waxey. Ku. Mahmaahdaa. Gacan. Daahira. Ayaa wax. Daahirisa. Qoorqoor. Iyo. Deni. Maxaa. Kaagaley. Reer. Puntland. Ma. Qoor. Qoor. Bey. Soo. Celikaran. Doqon. Dabshidaya. Jaahila
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa 3 дня назад
Warsane hadalada aad dani kasheekedo maha hadal dani ee waa hadal cagdheer calashan xoghaye zamze geestiir jooji hadal raqiiska ah waxaad kuhadleso waa af ogaadeen😂😂 😂😊
@leban9958
@leban9958 3 дня назад
Sanbaloolshe waa in lagu xidhaa haduu tago maamul goboleedyada
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 3 дня назад
Annagu Hassan waxba ma weydiino
@h.abdallah.mohamed5484
@h.abdallah.mohamed5484 4 дня назад
Murusade iyo abgaal dhinacooda dagasl baa ka socda
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 4 дня назад
Wax mayaqaan baaad tahay ma dani baaaa doonaya xassan munaafiq kkkkkk
@mbadi818
@mbadi818 3 дня назад
BEEN LOOW BAA TAHAAY IMAANKA ALA JA QAADA
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 4 дня назад
Maanshaa alaah
@Marian-p9n
@Marian-p9n 4 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Далее
Ice Bear would appreciate some cheese 🧀
00:18
Просмотров 12 млн
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24