Тёмный

DEG DEG “ Maxamed Kaahin Loogama Baran Nin Habarjeclo Kala-Gur-gura lkn Hadalkaasi Waa Hada 

Darmaan Tv
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @darmaantv1
★ ★ ★ ELSAR ACADEMY ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔ELSAR ACADEMY Waxad Ka Helaysaa Casharo kala Duwan Oo Ku Saabsan Habka Wax Loo Sameeyo ✔ Video Editing ✔ Kala Suwan ✔ Photoshop✔ Habka Sawirada Loo Qurxiyo iyo Habka Codadka Loo hagaajiyo ✔ Audio Audition✔ / saxafi.elsar
Our Equipmentmen
1-Canon 5D Mark Iv
2-Canon 77D
3.Sony HXR NX100
4- NIKON D500
5-Nikon D90
6- Wireless microphone sonny
7-Wireless Microphone Boya
8- All In One Mac Corel i5
9-All In One HP Corel i5
10- Laptop HP Corel i7
11-Desktop Dell Corel i3
12- Kit COOPIC Lights
13-Speedlight YN565 1V
14-Speedlight YN560111
EDITING AND SOFTWARE
1-Adobe Premiere Pro Cc 2019
2-Adobe Photoshop Cc 2019
3-Adobe After Effect Cc 2019
4-Adobe Audition Cc 2019
5-Adobe Illustrator Cc 2019
And More
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / saxafi.elsar
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
WhatsApp: +252634333309

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Ilaahay ayaa xilka saaristiisa iyo ridistiisaba haya
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed 3 часа назад
Illahay cafimad hasiyo suldan abdillahi iyo cumri dheree 🤲🤲🤲
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 Час назад
War horta somaliland maa xabar-jeeclo iyo xabar ..... ayale ? Awey dee daadkikale
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Час назад
HABARJECLO WAA FARIIDKA ISAAQA FROM GARXAJIS
@omarjama7627
@omarjama7627 3 часа назад
Garacan in la soo daayo ma ahyn ! Isku dir buu wadaa ! Waa ictisam! Waa I. La xidhaaa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 часа назад
Ma runtaa Adeer lagu xidhayaa Waxaa uu ka hadlay waa wada sax ee is deji
@abdisamater3260
@abdisamater3260 2 часа назад
Kalayo wax gaad 🤴🏿dhilayay qasis
@Kbrallh
@Kbrallh Час назад
Hada waa ssb waa raga hogaamiya xiniinyihiisa hada dhulkiisa ugu jooga fikradiisa iyo xisbiguu taageerayana waa xor waayo waa muwaadin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 часа назад
❤ afkaaga caano geel lagu qabay buurmadow alle ha ku barakeeyo
@AbdilahiGurey
@AbdilahiGurey 3 часа назад
Boqorka waanu wadanay Larkin hada uu naga dhacay hadii aanu habarjeclo nahay fartayadana muusaale
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 2 часа назад
Walaahi..xarmadow.baatahay..
@Global.Nature1
@Global.Nature1 48 минут назад
Boqorka Africa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r Час назад
Anagu waxa nahay waddani lbaan ucodeyneynaa ..mahadsanid
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 3 часа назад
Anuu habar jeclo baan ahay anoo ixtiraamaya boqorka codkayga waxaan siin doonaa Muuse biixi inaha allah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 часа назад
Ina dhillo benaale
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 2 часа назад
Boqor suldaan cabdulaahi ma soo noqonaayo insha alaah. Waa nin jilicsan oo laaluush qaate ah. Boqor ha ka walwalin.
@NURSE-Hassan
@NURSE-Hassan Час назад
It's called turn the table boqor burmadow musse iyo feysal wuu kayapiyey😂😂😂😂😂😂😊
@Aniop45
@Aniop45 Час назад
IA HAAY AYAA BO QOAR AH EE BUUR MADOOW OO HADUU MUUSE BIIXI SOO NOQDO MAXAAD SAMAAYN QAAYBKANA ALAA OG❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯✌
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Waamaxay tirsashadan sidii dumarka soydikii lahaa waan dhamaynay miyaa shakideen
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Boqornimo kaadheer boqorada kuwa sheegtaa mahadlaan waaladaydayaa hadalkooda
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 2 часа назад
Buur madow mabou immana gourmoo mashaqilqnn iyo aflagada bilabay waa sahib al mashaqil subhanaleh
@leylaa3666
@leylaa3666 3 часа назад
Boqar lagama baran inaad beesha HJ aad u horaseedo kala tega iyo burburka HJ inataan ku taagerayey waxaad ka hadali jiratay HJ oo mid ah lakiin soo noqadakagii waxa uu hor seeday beeshii HJ ee lagu yaqananayo isku duubine waligay ma arag HJ qof haduu hadalo qof kale u soo jawaabo imakana waxay marasayaa halkii ugu hoosayay ilaa madax dhaqameed waxaba lasula hadhin xagaan ku socananaa ragii haday noqadeen waxaba la,aan aan haweenkanu u kacano inatay kala tag iyo kala burbur noqan lahayaan mida kale inagu madax weyane uma sharaxinan maxaa keenay waxan oo buuqa
@samiaguled3886
@samiaguled3886 2 часа назад
Waa sax . Mansha ALLAH.
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r Час назад
Itoobiyaanbuu badeena kuwadaa muuse biixi Uma codeyneyno sidii hore aanu ugu codeyney
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 35 минут назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜👍💜💜💜💜💜👍🇸🇴🇸🇴💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Waa Sidaa
@munirkh
@munirkh Час назад
Reerkii wuu kala qeybiyey
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 2 часа назад
Muse.ilaahay..ayaa.wataa..hadaalin
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 39 минут назад
gurigiisii sacad yoonis baa heysta mana iman karo
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 36 минут назад
habarjeclo ceeb buu nagu yahey nin soomaali ogtahey inuu dalaal yahey inuu boqor sheegto waa ceeb
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Waxba mahaysid miskiinbaatahay nFtaadaad dhibaysaa
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Maalinwalba jawaab miyaa damqateen
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 10 минут назад
Huuraale waxba ma tihid waxna cid Uma haysid...
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Hadal badnaanta iyo boqornimadu ismalaha
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Hadalbaa naftii kasaaray
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 часа назад
boqor waan kugu imanay ceelafwayn
@nimcomuse9898
@nimcomuse9898 21 минуту назад
Horta dilaalkan maxaa hadalkiisa laga wadwaadaa hhhh waaba dilaale
@yaxyecumar6812
@yaxyecumar6812 3 часа назад
Buur madow
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Laakiin adiga eaa lagaabartay dhibaataynta sland
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 часа назад
Ciro ma naga dhariseen inanu xamar nagu wadin
@saidhassan2048
@saidhassan2048 3 часа назад
Ninkan been badana subxanalah
@abdijama6977
@abdijama6977 2 часа назад
Boqorku waa ku Fadhiisiye Mar haduu Suldaankii na Gef kii uu ku yidhi Gartay oo Xaal ka bixiyey
@yaxyecigal2345
@yaxyecigal2345 3 часа назад
Buur madow waa nacebahay se waxan qirsanahay waa siyaasi geesiya oo hadal yaqaana , halkeedana dhiga, se kolkolbuuna waxba habeyn
@abdiali319
@abdiali319 Час назад
Waa tuug kha’in Alwadan ah Buurmadaw. Project Somaliland burburin ah ayaad sidataa. Waa in dalka laga qabto. Garaad Jaamac ayuu ku sheegay, Buurmadaw ayaa runtii Garaca. Wariyahan ciyaalka ahna wuu soo kiraystay. Ninkani aad dhegaysanaysaan wuxuu aaminsanyahay Midnimada Somalia.
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Час назад
Walee kuma rumaysto
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 40 минут назад
dalaal xun oo aan shaqsiyad laheyn habarjeclo ceeb buu ku yahey nin kaan dilaalka ah
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Час назад
WAA NIN RAGEED BOQOR BUURMODOW FROM GARXAJIS ❤❤❤❤❤
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 часа назад
😂😂😂😂😂😂
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 38 минут назад
tuun xun oo cumaamad kiro ah wata
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 часа назад
MUNAFAQ BUUUUR MADAW ILAAHAY CIMRIGAGA HASO KOOBO MUNAFAQ MUNAFAQ XAASID IIMAAN LAAWE WAXABA HAKADABAN ILAHAY IDANKII ILAAAAHAY KUQABAY UMADA RER SHEEKH ISAXAAQ HAKA QABATO ADIGA IYO QAAR KALE O BADAN
@Charkherad
@Charkherad Час назад
Salaamu aleykum, wll maxaad aakhiradaada u gubaysaa ?
@aaminacabdirahman7853
@aaminacabdirahman7853 2 часа назад
Cirro waa soomali wayn
@samiaguled3886
@samiaguled3886 2 часа назад
Hj waa Shia.Maanta Cirro . Muuse 7 sano buu ah MW . No more 7 kale
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 2 часа назад
Beenaale..ilaahay.ayaakukhashifay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 37 минут назад
been madow ku shubo ka shubo ku xayey siiso ganacsigaaga
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 41 минуту назад
been madoow
@mubarksm6560
@mubarksm6560 Час назад
Stop lier boqor
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 3 часа назад
beenaane walle ummada soomaaliyeed waa waalan tahay ilaa ninkaas ayaa odhan la,yihìn kir
Далее
ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali
23:06
다리찢기 고인물⁉️😱 Leg Splits Challenge
00:37
TOOS: Dunida iyo Maanta
59:46
Просмотров 3,7 тыс.
다리찢기 고인물⁉️😱 Leg Splits Challenge
00:37