Тёмный

Siyaasi Qardaawi: "Maxamed Abiib waxuu doonayaa inuu sidii Maxamuud Xaashi dhakhso u'taajooro" 

Red Sea News Network
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 10 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 13 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 19 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 16 часов назад
Geeeeeeeeeesi Qaran adiga iyo Somaliland guuuuuuul iyo gobanimo
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 15 часов назад
RUNTII ARINKAASI HALISTA AH EE MADAX DHAQMEEDKAN KU MILMAY SIYAASADA WAXAY U TAALA REER SOMALILAND INAY GO'AN KA GUURIDAN KALSOONIDA MADAX DHAQMEEDYADAN OO U GUURAN HOGAANSIGA DAWLADNIMO MADAAMA RUNTIINA AY DAWLADU AY KA WADA MASUUL AY TAHAY.
@TaaroAli
@TaaroAli 18 часов назад
Fikirkaa sulaadiinta ee ay baada kaga doonayaan madaxwaynaha waxa soo af jari karta shacabka j.somaliland oo runta u sheegi karta waayo sulaadiintii koofiyadda loogu talogalay inay shacabka ugu adeegaan oo ay reeraha is laaya iyo magaha umada u kala qaadaan loogu talo galay waxay bilaabeen inay madaxwaynaha kursiga ku qabsadaan oo ay noqdaan sulaadiin siyaasadeed oo ka talisa ama ku haysta kursiga madaxwaynaha taasina inama anfacayso hadaanu nahay shacabka j.somaliland oo inagaa kala saari karna inay sulaadiintuna ay ku noqdaan sundaladoodii oo koofiyada ugu adeegaan shacabka iyo qabiilada is laaya sidii ay u heshiisiin lahaayeen?Sida ay shacabku u kala saarayaanna waa inay doortaan madaxwaynaha j.somaliland ee shacabku hore usoo doorteen imikana ay doortaan madaxwayne muuse biixi cabdi si uu u kala saaro sulaadiintan ku haysta kursiga oo ay ugu noqdaan koofiyadoodii si madaxwaynuhuna ugu madaxbanaanaado kursigiisa si uu dalka u maamuli karo oo odayaasha dhaqankuna dhaqankooda ugu eekaan lahaayeen qarankuna u heli lahaa kala dambayn iyo nidaam sharci oo buuxa oo oday dhaqameed kana loo qaban karo hadii ay dawlada kusoo xad gudbaan oo ay siyaasada iskugu soo qaadaan inuu madaxwaynuhu iska qaban karo oo iskaga xidhi karo waana sababta ay imika ugu urureen ama uu cabdiraxmaan ciro u urursaday si ay ugu ololeeyaan taasina waa nidaam xumada ay inagu hayaan ee kolba ay sharciga inooga kharibayaan ama ay sharciga ay sharci kale oo ay iyagu jeebka kala soo baxeen ugu dul masaxaan shuruucdii dawladu lahayd?markaa taasina inama anfacayso oo waxay inagu keenaysaa inay qaran iyo dawladnimada inaga dumiyaan ee shacabow aynu sharciga iyo dawladnimada u hiilino oo aynu doorano madaxwaynaha dawladanimadeena inoo dhisaya ee hanaanka dawlada inoo dhisaya ee hanaanka uu dawlada u dhisayona lawada arkayo aynu sanadkana doorano oo sulaadiintanna iska qabano markaasaynu wada guulaysanaynaa oo dawladaha kale na ka adkaan karnaa?guul iyo gobonimo j.somaliland iyo madaxwayne muuse biixi cabdi ba.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahaiban1
@ahaiban1 9 часов назад
Madaxweynuhu wuu ku hagaagsan yahay inuu albaabada ka xidho....
@intisarAhmed-yd9rz
@intisarAhmed-yd9rz 10 часов назад
Inta hore wax badaan oo xaqiiqa ah ayaad ka sheegteey lakiin xaaga danbee ayaad ka xumeeysey wareesiiga, Waxa fiicnaa inaad kuso af jarto Madaxweenaha haawl badaan ayaa u qabya ah oo in u fuliyo ah, wax badaana wuu qabteey marka dib halo doorto oo hala siiyo chance kale, Waxaay aheed in aad aad uga waranto xusbiga Waddani iyo Ciiro hagar daamada aay wadanka u geesteen walina aay ku hayaan iyaga oo gacaan saar la leeh cadowga Somaliland sidaas daraadeed waa in Muse Biixi diib lo doorto si u Dalka u badbaadiyo..
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef 7 часов назад
Waa runta geesi qaraan. Waa tuug lacag rabaa oo dhaqalah iyo ab'nigaa wadanka dulimaad ku ah
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 6 часов назад
Kan anaa afsoomaali dhaama lkn waa nin aan taageero xaqiiq
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 13 часов назад
Dagaalka wuxuu bilaabmay naaliintii oday beeleedyada laaluushka loo diiday 2017kii markii uu muuse yimi. Waddani=tuugtii lagasoo eryey kulmiye iyo oday beeleedyo hunguri ku wada socda.
@ukulm6841
@ukulm6841 18 часов назад
Siciid ciise Ileeye iyo Muhamed Qardaawi oo ah laba halyey oo hadal koo du waa muhiim iyo wacyigalinta bulshada reer soomaalilaand gaar ahaan bulshada reer Hargeisa labaduba hanoo laadaan.......
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 13 часов назад
Qardaa.nin.XoGbadan.Haya.baad.Labixinmaayo.waa.sax
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 14 часов назад
Xaaran cun ayay noqdeen koofiyad baclayashu
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 12 часов назад
Salaadiinta beeshii dooratay umada haka fadhiisiso waar bahashu waaba lacag miidhan show waawaxay ubateeen oo loogu dagaalamo
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 19 часов назад
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤𝐚𝐧𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐛𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥
Далее
Тренеруем память physics drop 103 - 104
00:51
LIVE: BBC Question Time US Special | BBC News
58:33
Просмотров 53 тыс.
War Deg deg Ah
11:52
Просмотров 2,1 тыс.
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27