Тёмный

Deg deg Argagixisada M. Cagjar Hogaaminayo Addis Ababay Qabsanayan! Gen. Jula 

Dal Jire Tv
Подписаться 385 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 216   
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Месяц назад
Guul Soomaalida guuleeyasata guul guul guul guuleeyasata goortii walbaba guuleeyasata goobtii walbaba guuleeyasata guul 💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️
@salebanomar76
@salebanomar76 Месяц назад
SOMALIA YEEY ❤️ 🇸🇴 GEERI LOO DHALAY MIDNIMO XAMAR HAWIYE DAROOD DIR DIGIL IYO MIRIFLE JARER WEYNE FADHIGA KA KACA ADUNKII XOOG IYO GUMEYSI AYUU GALAY??? WALAAHI
@omartoukaleh
@omartoukaleh Месяц назад
Djamac Gallad aad iyo aad ban ku salaamaya waxa tahay geesi somaliyed sida dadka somaliyed aad u dhiirigalinayso aad iyo aad ayad ugu mahadsantahay
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 Месяц назад
Aamin aamin warak goobolka sitti goobolka de haaa gauer guushaa Soomaadii galbéed gadhaay ooaq ytee de 😊🎉😅😢❤❤❤❤❤
@qaadiro3466
@qaadiro3466 Месяц назад
Waxaan joogaa hargeiasa waxaan jecelahay midnimada lkn waan laheshiinayn
@xasancabdulqadir1075
@xasancabdulqadir1075 Месяц назад
Wll haquusan wa inoomuhiim waayo dadku makalamaarmaan haatan dhanwalba mahadsanid
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Месяц назад
Hadii ay ogolyihiin laba dal oo walaalo ah si fudud ayaa loo heshiin. Hadii kale nin jirotaankaaga diididan sideed ula heshiin.
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d Месяц назад
Wax midnimo la dhaho ma jirto Koonfur ta waa bahalo dad kuma noola markaa ma dad qal ayaa midnimo ka rabtaa
@MaxamedAhmett
@MaxamedAhmett Месяц назад
Soomaaligalbeed guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maheapnourofficial7997
@maheapnourofficial7997 Месяц назад
Oramada afar nagusoo hubaysay gunimo nalarabeen laakiin waa kabadbaadnay walaahi gafedhe waa geesi ninkaa halataageero jamacow 🦾🦾
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Aamiin jaamacow. Haday soomaali 40 noocaa jaamac galad oo Kalo ihi ay ku jiraan.igu wallaahi waan dhaartay e afrikaba Waynu qabsan.lahayn.
@xerilaliye
@xerilaliye Месяц назад
Jamac galad legend hadal heli ogaa ninkan faladiisa wlh waa ku heysta muqalka computer ka dawada waku ceshtaaa❤❤
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Месяц назад
64 jir Gobonimada somalia 🇸🇴 guul.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 Месяц назад
Haa wallaahi noo bilaaba tan waatii aan SG uga hois bixin la'hayn, noo bilaaba janaa dagatay, tii 1981 mid ka fiican ayaan haysanaa,
@abdifarah3545
@abdifarah3545 Месяц назад
Waa runtiis jaamac waana ku raacsanahay itopia ma jeclo somalida ama dabadhilif u ahoow ama mucard ku away wa isugu mid itopia itopia waxay ka heybeysataa oo keliya cidii iska dhicisa ee somali waxa halkaas dhigay waa madax xun oo dabadhilif ah
@sheikhali1903
@sheikhali1903 Месяц назад
TII AXMED GUREY BAA MAANTA SOCOTA horey usocda geesiyaal
@user-qv4lw1fc3d
@user-qv4lw1fc3d Месяц назад
Asc. Suxufi. Jaamac. Glad. Aad. Ayan. Idiin. Salaamey. Adiga. Iyo. Saxibkaa. Suxufiga. Kale. ❤❤❤. Allaah. Yaxfadakum. Walalayal. Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw. Scw.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Месяц назад
Inshaaallahu , soomalida way guulaysan .
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Месяц назад
Waa runti Jamac..Somali State resistance Army..
@laangasgaming5577
@laangasgaming5577 Месяц назад
guul guul guul guul guul 🔥🔥🔥🔥
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
Gen. Gafaydhe marshal haloo dalacsiiyo waanu siinay darajadaas✌️
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 Месяц назад
Inshallah somalia tariiqhdada way soociilin 😢
@rahh4137
@rahh4137 Месяц назад
Etoobiya ayaa waligeed argagixiso ahayd ee hala is daba raaciyo. erya erya erya erya erya erya erya.
@abdillahiaden-yr3gj
@abdillahiaden-yr3gj Месяц назад
Inshallah guul iyo gobonimo somaali
@MustafeHassan-lg9ie
@MustafeHassan-lg9ie Месяц назад
Walaahi jaamacaw laba hadal oo maanta aan idhi ayaad ku hadashay maynaan is ogayn jigjiga ayaan joogaa hadii dhulka ilaahay lalagooyo iyo hadii aan madax wayne ahay waan dagaalamilahaaa naftu mar uunbay baxdaaaa inaa uunbaan maanta sheegay
@user-lg6vh4vy7q
@user-lg6vh4vy7q Месяц назад
Guuleyso Halgamaa Jaamac Galad Aaway C/laahi Maqdal Daahir waa cali wacdaan
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Месяц назад
Waa runtaa hadii lahelo rageedii madaax iyo mijaba e hadayse sidan u siisocoto kala daad sanaanta soomasalida waxba kama naasa cada e waa nimba halka lagu gaadha uun base Allaah ☝️ Hamideeyo soomaalida in shaa Allaah ☝️ Guuuuuul iyo gobanimo Soomaali galbeed in Shaa Allaah ☝️ ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👃🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪
@user-fv3ce8tn1x
@user-fv3ce8tn1x Месяц назад
jamac galad hoyada ninbay dhashay
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 Месяц назад
Insha allah maciina ayaanu nahay jihaadna inoogu dh
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Месяц назад
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalies states sitte
@faysalfarah910
@faysalfarah910 Месяц назад
insha allaah guul somalida
@abdiresjama6046
@abdiresjama6046 Месяц назад
Mashallah waa run
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy Месяц назад
Dadka iyo ciidanka halyeeyada soomaalida guuul iyo gobanimo insha allah
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Месяц назад
Hala soo qabato burhaanoow juula gacanta ha lagu soo dhigo nijaas nijaastu iska dhashay
@AadanBashir
@AadanBashir Месяц назад
Waaaaruuuun
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 Месяц назад
Geesi Soomaaliyeed mujahid jamac✊
@AamiinDubed
@AamiinDubed Месяц назад
ethiopia waa ethiopia ee tashada
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Месяц назад
Amxaaradu waligeed sidaas Bay aaminsanayd mida kale canfari waligeed dhulka soomaali leedahay ma damaacine arinka amxaaraa wadatay
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
Alaha u naxariisto sheekh ibraahim❤
@abdirizaksheikhadanabdiriz12
@abdirizaksheikhadanabdiriz12 Месяц назад
Soomaali weyn guul iyo gobonimo
@Mahamud-x3d
@Mahamud-x3d Месяц назад
Shalay Maha manta shiirojoga mustafe
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Maanta raga jilicsan sida dameeraha ayaa loo rartaa lakin ninka xitaa dharbaaxo cadowgiisa ku dhufan si kasta oo looga awood badan yahay hadana waxay is lee yihiin tolow dharbaaxadii armuu wax kale ku soo daraa ugu yaraan inaad wax iska celin karto bay ogaanayaan cadowga muslimiinta iyo cadowga dadkeenaba Allaha qabto aamiin
@rahh4137
@rahh4137 Месяц назад
❤Soomaaliya guul guul guul ❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤ hanbalyo jamhuuriyada soomaliland
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo soomaliland
@AliWarsame-rl9pj
@AliWarsame-rl9pj Месяц назад
Thanks you jamac galladaw your speach right.beause if they not free the land now cafar will take sitti for ever
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw Месяц назад
Waan ku wataa🇸🇴🇸🇴
@abdinuromar5575
@abdinuromar5575 Месяц назад
asc ilhay ha xafedo jamac galad, war waa geese geese dhaley. waan nika kaleya oo soomali dheere galeyo
@c.qaadirxasanwarsame140
@c.qaadirxasanwarsame140 Месяц назад
A s c w w، jaamacow, aaway maxamad maqtal daahir, wiilkii isku dayay in uu inqilaabo m m s Barre ee dilka ku xukumay Hase yeeshee ilaahay ka bad baadiyay, mase akhrisay kitaabki uu qoray ee uu ku maga caabay: sakaraatul mood? Maqtal waa geeriyooday, wuxuude ka tegay geesi xukum jecel mana maqal in uu dhintay. Mahadsanid.
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb Месяц назад
Somaalidu maaha argagixiso laakin jabhada cafarta ee gugumo iyaa argagaxiso ah
@snw9257
@snw9257 Месяц назад
Jaamac waan ku racsanahay fikirka ah adhis ababa halagu duulo.ethiopia maanta maalin ay ka xuntahay majirto oromo hala garaaco
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 Месяц назад
Walee ninkani waa geesi Somaaliyeed .Guul iyo Gobanimo Umadda Somaliyeed u raba.
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Месяц назад
Xabasho ayadoo intaan ka Atwood badan ayaa jabhad yar ladagaalami jiray
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Месяц назад
Guul iyo gobonimo inshallah
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Месяц назад
Allaha jabiyo injirey habur burto bi idnillahi kariim
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Месяц назад
Allahou rayamou aux martyrs musulmans midnimo somalies states sitte
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Месяц назад
Amiiin. Amiiin. Amiiin. Qali. 🥰🥰🥰🥰
@user-sg3bh7ib1d
@user-sg3bh7ib1d Месяц назад
Manta iyoo barriiba ormoo kumaamusha ilaa qiiyamhaa dadkana hadhameeynin somaali ❤❤❤ cadawgeedana ❌❌❌
@88waaye
@88waaye Месяц назад
DDS guuleyta❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 Месяц назад
Jamac galada iyo sxbkii Afhayeenkii argagisada ayuu isu bedelay yaabyaabkii , waxay noqdeen arki jiray doon, waxii aragtidii lixdankii ee ahayd shanta SOMALIYA ayay doonayaan in soo noolayaan, taasina waata burburisay sababtayna soo kabasho la,aanta 33 sano
@dhirbaaxo5097
@dhirbaaxo5097 Месяц назад
Waynu guulaysan inshaa allaah, madaxwaynahana waxaan kulatalinlahaa in uu ciidanka dhextago kanasoodhexhadlo,ciidankana dhiirigeliyo.
@MustafeCarab-vh6hy
@MustafeCarab-vh6hy Месяц назад
Zxp soomli Guul guul
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Месяц назад
umada Somaliyeed oo dhan aa is garab istaagayan
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Месяц назад
ha noolado mw musdafe iyo xukumadisa iyo shacabka iyo cidanka dds guushu waa xagena insha alah
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 Месяц назад
Soo dhawaada
@matoorh94
@matoorh94 Месяц назад
Aamiin
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Месяц назад
waryaaya burhanu jula miyaa yiri mw musdafe waa argagixiso mw musdafe ma aha argagixiso caalamko dhana waa la wada ogyahay sida uu argagixiso u galay iyo sidi uu u jabiyo ku dayashadisina calamka makhrati kacay waa gesi musdafe aan khaladka aqoonin cidi dulan wadana iska celiya waxaa argagixiso ah burhanu jula iyo dawlada oromadan ah ee shuftada ah ee xasuuqday shacabki itobiya ey ey dhalay oo oroma waryaa u shega in aan talabo ka qaadayno julaga dayuuska ah oromka ah waan ishayna oromo dawarsato qadhmuun badan waa lalayn kuwa hortagan cidanka insha alaah
@AamiinDubed
@AamiinDubed Месяц назад
Warfalastiintii 2aad hanoqdaan
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc Месяц назад
Waanuwasaynaa waajabhadii horyaal habiqin waasamaroon siciid
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc Месяц назад
Waadhimanaynaa waajabhadii horyaal
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Месяц назад
Mustafa hadhaho .ok. Wan ogoladay wana qadanay in an ahay madaxweyne iyo dadkisa o argagaxiso ah intas kaliya hakashego idacada injireyda
@rabiibrahim7893
@rabiibrahim7893 Месяц назад
Aaaaar soodhwoow wel came to Addis Ababa haaaahaaaa tani Waa Ethiopia
@user-xe3qd9fv6o
@user-xe3qd9fv6o Месяц назад
Guul
@haniabdi4026
@haniabdi4026 Месяц назад
Itoobiya in bdn ayay nagu shaqaysatay lkn maanta saani la isku bartay somaliduna itoobiyaan maba aha qasab iyo siyaasad xumaa lagu haystay ciidankoogana ciidan ka fulansan ma onlf ciidanka itoobiya ayay ka dhacaysay somali dagaalkeedana waala yaqaana mantay ugu qurux badan oola moodaa in dullinimadii laga baxayo
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Месяц назад
Allaw Calanka Muslimka laga taago Adis
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Месяц назад
Jaamac-gallad , Ina Cagjar iyo kuwa lamidka ah horta calan muslim marabaan ? Mise qabyaalad ayaa diin u ah ?
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah Месяц назад
Qolaba calankoodu waa caynoo inana keeni waa cirka oo kalla'ee
@husenaxmed3384
@husenaxmed3384 Месяц назад
Jaamac galad. Noolow. Wiil jira. Oromo na guumaysan mayso. Guul ama geeri. Burhaano jula isaga ayaa argagiso ah. Dayeer dhuusay qaylo qaab daran mooyee qiimo kale male. Sida buurhaano jula.
@AwalehZamzam-ht2kz
@AwalehZamzam-ht2kz Месяц назад
Jamais galad waa geesii
@DiranehharbielmiElmi-rf3zz
@DiranehharbielmiElmi-rf3zz 28 дней назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p Месяц назад
اللهم عليك.إثيوبيا وأعوانهم
@elmi-bt2jg
@elmi-bt2jg Месяц назад
Now it clear Aby federal forces and all other leaders before him don't consider Ethiopian somali not Ethiopian
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
KACOO DAGAALAMA GEERIDU MARBAY NOLOSHA DHAANTAA
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah Месяц назад
Jaamac galas war inaadeer geesi illaahay wuu uhiiliyaa
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Месяц назад
Soomaali ha is disho, cadawgeedana ha dilo, ileyn ayagaa isbaday e
@Fays2010
@Fays2010 Месяц назад
Kkkk nin waalan, Burahanu Jula.
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
WAA RUNTII JAAMAC ETHIOPIA 1000 SANO MAANTA AYEY UGU DHAWDAHAY EE MAANTA HALA QABTO
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l Месяц назад
JAAMACAW DDS DAGAALKU WAX BADAN AYUU RABAA HANYAHAY MA ISKUFILAN YIHIIN
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Kuwii ciyaalka iyo dumarka soomaalida xasuuqayey argagixiso ma ahayn miyaa
@ferhanahmednur7233
@ferhanahmednur7233 Месяц назад
Hadaadan madasha degaalka diyaaar u ahayn, sidanna aaad u hadlayso, sheeekadaaaadu saw maaaha GALLA DEGAALKA ANNA HAAN WAR TABINTA DOLLAR KA SAMEEYEEE. kkkkkk. Meeesha arin Kuma hayside irsiq dhaaama allaha ju siiyo.
@user-fv3ce8tn1x
@user-fv3ce8tn1x Месяц назад
jamac galad d
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 Месяц назад
Somali xaasida Midka xamar kunoliyo Kooda xeebta jogiyo Kii amxaarku raran jiray Xadhigii isku xidhaa Uu yahay xumeeiyo Xiqduu aniga iiqabo Miyaan xabashi dayoo Yuhuud aniga iga xigin
@user-yo1nt1id5g
@user-yo1nt1id5g Месяц назад
kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk jaamac kaalade soo gal maxaa ku horjooga Waa sheekadii maxkamadaha taasi
@user-zk6yi5sd5o
@user-zk6yi5sd5o Месяц назад
War waxan u yedhayna al shabab
@roblehhassan
@roblehhassan Месяц назад
Jamac galadow jabutina wa 27 jun ha ilawin sxb
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 Месяц назад
Nimankan milatariga ah. Waxay usxiiso qaban ama uhelanyihin in lagu soo daayo argagixiso,iyo Alshabaab Run ahaantii uma arkaan in ay ilaaliyaan ama ka horjoogaan Ciidanka deegaanka somalida
@AhmedMohamed-sr3ji
@AhmedMohamed-sr3ji Месяц назад
Oohin caadiya Kii waraysanayay ayaa ku qoslaya 😂😂
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Месяц назад
Siilka hooyadaa yaa oyneysa a nagaa naqaan oramada afsoomaaliga baratay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Месяц назад
Salam wariyasha sharaftale dhab weyan dagal waad kujiirtan wana gulesandona ogaden iyo isse naftoohorayal gashan burta militeri maata asasten waa tariiqgal ciid ishortagi karta majirto jamac et guled iyo nur barre abdurahman daad wanagsan oo dhiglay dhaqanka somalida wadhaxal abayal wanagsan adkarebten wadaa dhiragalinta allah hanixafido viva ogaden viva darodwene viva issa kuwa afka oromoda ku hesayay argeysa jogana allah hasohaydeyo somalie kalahufentey qashinkodi iyo miirti dhabta ah somalie viva guul gobonimo
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Месяц назад
Ethopia somaliland ayaey imanayaa Sidee dhabarkiina jooga u yeeranaya. Anigu waxaa oranlahaa. Difaaca ha la xirto😊
@dhirbaaxo5097
@dhirbaaxo5097 Месяц назад
Iimaan hadaad leedohoo,aadkudhimanayso Ushaad haysataa iyo madhfucu,waa isku itaale Axad waliba waa nafqudha,wuxuu ilaashaa. Alle hawraxmadee gabaygii xaaji aadan af qalooc.
@Abdikadirheegaale99
@Abdikadirheegaale99 Месяц назад
Mustafa waa inudhahaa Somalia galadagaalka
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc Месяц назад
Waanu wasaynaa
@Blackiislo
@Blackiislo Месяц назад
Mar dhaw jigjiga ayaa maqan garba ciise marka laga imaado
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah Месяц назад
Maxtal libaaxii
@QasimAli-jw3ts
@QasimAli-jw3ts Месяц назад
Guul mujaahid jamacgalad
@abdelgadirabdollhi3760
@abdelgadirabdollhi3760 Месяц назад
JAAMA 1977-DII CIIDANKII SOOMAALIDU WAXAY AHASYEEN 30.000 OO KALIYEH MAANTANA DAD BAA QABA ETHIOPIA WAA NAGA BADANTAHAY IYO WAA NAGA ADAG TAHAY.-
Далее
Hubka Mareexaan qabsaday yaa lahaa Xog rasmi ah
24:48