Soomaliland u Hanbalyeey waxay qabsanayso 😂😂😂 MANSHA ALLAH I RAACI DEEQDA ILLAHAY KU ARSAAQAY🙏🏿🙏🏿SOMALIDA KALENA HA DADAALAAN WAY GAADHI HORUMAR💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
Waar horta waxan ma cidbaa dhegaysata waa beenaale meel uu wararka ka keeno aan lagaranay xataa waxa jira kuwa kale laakiin isagu wuu kasii duwan yahay waa ey iska ciyaya mise waxani waa oohin aan la aqoon😂