Тёмный
Sool channel
Sool channel
Sool channel
Подписаться
Комментарии
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d Минуту назад
adeer maxaabiistaasi weligood la sii deynmaayo waana wada xukumanyihiin madaxaa ha ku furto qaybtoodna waa dil iyo deldelaad. firdhiye masii deynkaro ninkalana ma sii deynkaro shantii kun ee qof ee ay dileen qaybna dhaawaceen iyo magaalooyinkii ay burburiyeen burburiyeen yaa bixinaya oo masuuliyadeeda qaadaya ma firdhiye ayaa bixinaya waa kii jabuuti ku sii ordayaye maxaa jabouti naga galay haddaanu nahay reer ssc waa waxba. firdhiye isagay u taallaa jabouti wuxuu ka doonay, maaha wax reer ssc u yaala. wararkale ayaanu ognahay oo uu kala hadlay oo ku saabsan macdanta reer ssc sida ceelasha shidaalka shidaalka waxaas oo dhan waxba kama socon doonaan.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 минуты назад
😂😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 28 минут назад
guul guul guul ciidanka dowlada barakeysane ssc khaatumo iskanadiifiya jaajusinta
@user-pp3se9re2o
@user-pp3se9re2o 28 минут назад
Harti dheh Ssc keliya maaha
@munayousuf8460
@munayousuf8460 32 минуты назад
Waa meeshan dhulbahante ayaa degan
@xamarimohamed9080
@xamarimohamed9080 32 минуты назад
Somaliya guud ahaan waxay noqdeen maamul qabiileed is mahadiyay meel kasta dalka ee wariye ka daa so/land argigixisada.
@bby6
@bby6 32 минуты назад
Iidoor wa habro marqansan war mahayan viva khaatumo state of Somalia
@user-dw4zp6pu7u
@user-dw4zp6pu7u 32 минуты назад
?
@Eclipse836
@Eclipse836 Час назад
War kan hadalkaaba dhibaaya waa hadal qabiileysi waa dhiban yahay
@Eclipse836
@Eclipse836 Час назад
Waryaa warka beenta jooji dowlada ma aha ee waa mamulka k/galbeed ceelasha biyahay waxay ka tirsan tahay k/galbeed la soco waryaa
@abobasement346
@abobasement346 Час назад
Kan waxan ku nacay wax bu bunbuniyah waxan u shegilahah shacabkah ssc nocan waa kuwah ku nol bentah iyo dacayadoh raqisah ninkah gurih bu kah so dhaxqayliyah nocan waa fayus radih waxan u shegi lahah mamulkah ssc in nocan sharcih lagah so saroh bah wanagsan malin walbah wuxuu no shegayah shekoh ciyal plz orodoh shaqoh donoh
@bashirdulane9580
@bashirdulane9580 2 часа назад
Warkaaga oo dhamaystiran
@bashirdulane9580
@bashirdulane9580 2 часа назад
Waxaad tahay wiil horgal cusub u muuqdo. Waase ku sugaynaa
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 часа назад
Ilaa ay aqbalaan laba maamul yaan laga yeelin faysala hala toogto
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 часа назад
Warya sool channels hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@roodacawad13
@roodacawad13 2 часа назад
Uskag fashilmay doofaar alle ku qabay
@roodacawad13
@roodacawad13 2 часа назад
Beeeeeenaaale af cas
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 2 часа назад
Soomaaliland argagixiso maahan waa nacayb aad u qabataan isaaqa siddaasina ma fiicna dad walaalihiin ah ayaad haddana aad ku tilmaantaan yuhuud sababta aad u neceb tihiin dad soomaali ah oo walaalihiin ah aad heer Kaasi ula gaaraysaan subxaanallaahiye aad iyo aad ayaan iddiin la yaabay waa cajiib nacaybka siddaasi Ayaan la yaabay maleeshiyaad ma ahan Isku xishooda oo wax isku fala subxaanallaahaahiye ilaahay ka xishooda qof walaalkaa ah lama canbaareeyo ilaahay ka baqa subxaanallaahiye walaahay waa yaabka yaabkiisa acuudu bilaahiye wax aan sabisgaraab kuuma saaraayo iga tag mogdisho waxa ka socda maad ka hadashid iyo xalane waxaa ka socda iyo khaniisiinta lagu arkay iyo maydadka meesha ku aasan ee laga saaraayo maad ka hadashid meel laga saaraayo maydadkii oo laga dhigaayo hoteelada iyo Dadka xaq darada lagu dilaayo oo aan gelaynin xaqooda
@Mahametthasan-h7q
@Mahametthasan-h7q 2 часа назад
Fadlan kor ugabax maxaabiista sawiradeeda intaa kadib maxaabiistu waa maxaabiis dagaal wixii aan ahay dembiilayaal dagaal waxaa loo marayaa sharciga waxayna ku xidhanyihiin heshiis nabad gelyo wixii noqda dembiile dagaal iyana sharciga ayaa lamarinayaa tankale maxaabiista waxaa kala qabsaday laba maanul ee makala qabsan laba beelood sidaa darteed waxay arintaasi utaalaa siyaasiyiinta labada maamul
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 2 часа назад
Waa run geylan mediya ayaa soo bandhigtay
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 3 часа назад
Waa waali maxay tahay bilaa shuruud hhhhhhhh yaanlaga yeelin tol a'ay dhulbahantoow hhhhhhhh
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 3 часа назад
Dhulbahantehu Nugulaa Cajiib 😂😂😂 Ceebtoodii Ayaa Loo Tegay. Dhulbahante
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 3 часа назад
Subxanallah War adigu Allha ku abuuray ka cabso dad islaamah Ayaa maalin waliba aad ku sheegato aragixaso
@yasminali5763
@yasminali5763 3 часа назад
There's no odayaal is hor fariisanaya ssc is a state snm waa state marka maxaa keenay oday dhaqameed maxaabiista dhiig harti ayay kuqubeysten maxaa hadal keenay muuse iyo firdhiye ayaa kawada hadli kara 😮😮
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 3 часа назад
Yes way dhici doontaa
@CabdiQatro
@CabdiQatro 3 часа назад
Argagixiso iyo qudhunba adigaa ah
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 3 часа назад
waxba ka dhiman taarikh 7/28/2024 ya og
@abdirahman6614
@abdirahman6614 3 часа назад
Insha allah aadan madoobe ayaa xilka laga qaadaya kadibna xasan dhiiqo xasan munaafaq xasan dal xaraashe xasan iimaan laawe xasan tuug xasan qabuure faqde xasan mayd cashuure xasan sheekh maxamuud alshabaab ayaa kuxiga insha allah kadibna marxuum xamze aya kuxiga insha allah
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 3 часа назад
Suxufi baanku moodayay mana ihid dadkii lahaa baaleh ina afqayne baa leh dhulka oo waxaa banaynaya lafta gareen marka qiiro jabaanta ilaali
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 часа назад
Ceelshabiya waxa ku dhuumanya mooryaan dhiigyocab ah oo hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey laga sifeeyey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 часа назад
Kaahin waxa uu rabaa inuu isku diro dhulbahante
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 часа назад
Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa ICC AYAA LOO GUDBIYEY XASUUQA LAASCAANO maxaabista uu sheegayo waa wada Criminal
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 3 часа назад
Beenaale
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 3 часа назад
Ma hooyadaa baa leh. Waar munaafaqadda iska daa dugaag yahaw
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 часа назад
SSC KHAATUMO WAA U DHAMATEY SNM MAXABISTA XOOG LOOGA FURTEY
@KhadarCabdilaahi-vk5kz
@KhadarCabdilaahi-vk5kz 4 часа назад
Hootaawas argagaxiso
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 часа назад
Faratoon waa ninka daarood ugu caqliga liita iyo ay cankaa tahay hadana waaninka caqliga aynu arag ciqli xumadaad aragnay wuxuu ku hogaamiyaa argagixisada idoor
@bby6
@bby6 4 часа назад
Ader cabadweynta way iska hadlen hadalkoda macna maleh
@user-de4xy4nx5u
@user-de4xy4nx5u 4 часа назад
Asc walaal warkaaga usmee taariikhda iyo maalinta waxay tahay tusaale masnta waa axad
@munayousuf8460
@munayousuf8460 5 часов назад
iidoor belaa wadata welogood ma dhul harti isuku soo karkabeyn
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 часов назад
in sifududu lagu sii daayo dhagar qabayaasha xasuuqaya shacab aan waxabo kasameen waa waxan dhaceen iidoor ha iska riyoodan😉
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 часов назад
Yaahu dagaal ka dheer soomaaliland ee war kale ma hasaa
@user-vo2kn7wu7y
@user-vo2kn7wu7y 5 часов назад
Sax sax inaader
@Umo580
@Umo580 5 часов назад
MAANSHALLAA SSC GUUL ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@aminaboon1290
@aminaboon1290 6 часов назад
Quumey habaar hootada mafhaafoo
@user-yk5tk4ee4n
@user-yk5tk4ee4n 6 часов назад
Waryaahe cardaawo sidii falastiin ayey daarood noo garaaceen isaaqa idinkaa dhagarta ku horeeyey daaroodoow
@user-yk5tk4ee4n
@user-yk5tk4ee4n 6 часов назад
7:05
@user-yk5tk4ee4n
@user-yk5tk4ee4n 6 часов назад
Maxaad uleedahay somaliweyn ayaanu doonaynaa sowtaa faromadhni kala soolabanaysaan muqdisho laascaanood tuulo
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 6 часов назад
Weji looxow beryahan xagaad la qabtay beentii aad nagu maaweelin jirtay waanu U Xiisnaye? Maanta ma Fartoon ayey u shitan tahay ,Odaygu gurigiisii ayuu maamulanayaa ye ka daa beenta sxp.
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 7 часов назад
Wanaagsan oo wacan
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 часов назад
walaal dee khayara kama muuqato
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 7 часов назад
Faratoon caqligaa ka lumay waa oday islaan haber awel ahi ku haysato xoog