Тёмный

DEG DEG:DAAWO DAGAAL CULUS BEESHA MAREXAN OO GACANTA KUDHIGTAY|MUUQAL NAXDINLEH BUUHOODLE OO HADA 

Sool channel
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 часа назад
Ilaahay hakala qaboojiyo
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 часа назад
Subxaanallah Reer buuhoodle waa in aay waxan suuliyaan 😂😂
@HaniSheikh-r2v
@HaniSheikh-r2v 2 часа назад
Asc Mama Alaha Kuxifdiyo Aamiin Yaarabbi
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 часа назад
Mareexaan guul ayày ka gaareen weerarar ay ku qaadeen Xeraale iyo ssc oo Buuhoodle dagàal Kaga guuleystey SSB!!
@KiinMohamed-x5b
@KiinMohamed-x5b 3 часа назад
Allah akbar kabiiraa Allah akbar kabiiran. Allah akbar kabiiran
@NuurFilfil
@NuurFilfil 5 часов назад
War xasan sheekh waa uu waashey
@KiinMohamed-x5b
@KiinMohamed-x5b 3 часа назад
Allah akbar kabiran Allah akbar kabiiran Allah akbar kabiiran
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 5 часов назад
guul majirto ader waa somali is dishay wax kale sheeg adigu dhiiga muslimka hadhin waa guul from buuhoodle
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 часа назад
Waa Orom qudhmuunku ku faraxsan Somali isdilaysa subhannallah 😢InshaAllah way halaagayaan walahi 🤲🏼
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 3 часа назад
Hhh waar waad soo jarjartey maxaa usheegi weydey magaca masjidkaas Beenta iska ilaali Waa la duminayaa oo keliya ayaan maqaley ka wrn hadii dib loo dhisaayo
@SPharaoh
@SPharaoh 23 минуты назад
Orodooo urur samaale u oooy eeeyahooow diinta iyo calanka 🇸🇴 ku gabbanayaa. Reeer walba oo Daarood Ismaaciil ah ayaa weerar lagu soo qaaday kuwii soo qaada weey go’aanka waa guulo waaweyn.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 8 минут назад
@@SPharaoh fircoon baad labaxday markaad hadlaysaa waxa magaca kuu saaran pharaoh ilashay ku casiday markasad hadlay mujrim badtahsy kafir bedel magaca from buuhoodle
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 часа назад
ASC Masha Allah 🙏 VIVASSC KH Somaliya Allaha badbadiyo GUUL IYO Gobaniimo ✅🇸🇴✔
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps 5 часов назад
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar, waar,halaga,joojiyo,duminta,masjidka
@HaniSheikh-r2v
@HaniSheikh-r2v 2 часа назад
Aamii❤
@Umo580
@Umo580 4 часа назад
Xasan dadnol bugataye ma masaajid bucafiyaya Allaah baumaqan SOOMALI
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Час назад
Allaahu akbar, buuhoodle ayaan joogaa waa run waa dagaal khamriilayasl dhexmar
@KiinMohamed-x5b
@KiinMohamed-x5b 3 часа назад
⁸.Allah aga bar kabiiran
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 часа назад
Reer buuhoodle waxan hayska qabtaan😢😢😢😢😢😢😢😢
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 часа назад
Wcs wr wb
@LuulKhalif
@LuulKhalif 4 часа назад
Ninkaan waa waashay madaxweyne mahan
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 часа назад
Munaaqaf umada isku dira oo ilaah ka dheeraaday dadka reer miyiga alaha maslaxo ha dhexdhigo
@AxmedAhmed-y5n
@AxmedAhmed-y5n 2 часа назад
Kkkkkkkkkkkk
@bby6
@bby6 5 часов назад
Hassan qabuure faagte wa mooryan an xishoonin brother hagu yeerin madaxweyne please
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 29 минут назад
ilaahayow kalaqabooji labada dhinacaba wa wiilala Somaaliyed oo walaalo ah oo muslim ah isku dhiig ah o isu garab ah walee soomaliyey ilaahay caqlihaidin yelo butland 🥲🥲☝️☝️🤲🤲☝️🤲🤲🤲
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 4 часа назад
Ssc legend darawish
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 3 часа назад
War adigu weriyenimada khalad baad ka fahantey
@asiliwarsame318
@asiliwarsame318 3 часа назад
Sidii Abgaal dhexdoda isku sameeyeen
@MaxamedCabdi-e5w
@MaxamedCabdi-e5w 4 часа назад
Garage baa tahay🎉
@abdullashire9236
@abdullashire9236 4 часа назад
ha iibsado xamar oo dhan waayo iyagaa doortay xassan sheekh waa beertii aad tabcateen gurta miraheeda
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 5 часов назад
2 dhawacmay lug ayey kaga dhacday
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 5 часов назад
war axmad garaad kuli good
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 3 часа назад
Mashaa beel ka mid ah beesha surre iyo marexaan baa subixii hore degaal ka dhacay waana lagu kala baxay Meel jibsiile la dhaho waxaana la waragay malashiyo ka tiran beesha surre Waxaan malshada beesha marexaan Gadiid degaal baa laga furtay Mashiina qoladii xeraale bas la waragtay Ayagana degaanka markiisi hore Iska lahaa Marexaan ha iska dayaan degaalka Surre guul ka gari mayaan Qabiillo badan oo degaal la galay waay ka shalayeen Oo wiliba marrxaan ka awood badan Beesha surre cidana ma gar darastaan Cidii soo aadana way ka shalayaan
@HaniSheikh-r2v
@HaniSheikh-r2v 2 часа назад
Xasan seikh Iimaankii Baa Kalumay 😂
@bby6
@bby6 5 часов назад
Iririr samaale wa waxan darood aheyn ba la dhaha irir samale xata raxanweyn wa irir samale
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 3 часа назад
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.rabbi
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 часа назад
Soo Argagixiso maaha meellaya joogan waxan isku sheegaya iriri 😉
@cismaanjamacyusuf4669
@cismaanjamacyusuf4669 Час назад
Khamrigu ama maan dooriyuhu faro kulul buu ku hayaa 2daa maamul puntland iyo khaatumo ssc
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 часа назад
Orom yahow uraya nacalatullah calayk waligaaba isku dir Somali walahi waad halaagi goor aan fogayn InshaAllah, qudhmuun yahow garaca ah Ethiopia 🇪🇹 wuu halaagi walahi tufuuu calayk nacald idinku dhacday iyo wixii taageera Ethiopia 🇪🇹👎🏼🗑️🇪🇹🇰🇪🇮🇱🇬🇧🇳🇴🇸🇪🇪🇺🇦🇺🇺🇸🗑️🤧💩🤢🤮👎🏼
@Umo580
@Umo580 4 часа назад
Meshani umaeka buhoodle Mel dhagaxah maciicasa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 часа назад
Xaaramiyinta waa in gacan bira llagu dhiga fooloxumaya ku dhimanayan aakhirana waa jahanamo 🥹
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 4 часа назад
Hoyada ayaa madax u ah argagixisada😅😅😅😅
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад
oo mala qab qabto horgalada khamriyacabka ah wayba muuqdaane
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 5 часов назад
Mareexaan ma loo kala nas nasanayaa Daaroodka kalena ma daawanayaan walle waa yaab
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 3 часа назад
Xaaraame Xasan weligiis ma dumin Masaajid ee naceybkiisa baa kaa batay, lkn waxba kama tareysid Xaasid qabiileyste ah baad tahay, waana waxa aad horumar ugaari weyseen adiga iyo kuwa aad ka dhalatay.
@abdirisaqarab5956
@abdirisaqarab5956 4 часа назад
Yarkan reer ssc maaha ee lasocda somaliyey qashin sool chanal
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад
qofka muuqalka duubay iyo kuwa qoryaha hayastaba wa horgalo jilaya film si ay reer ssc ufool xumeyan
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 4 часа назад
Waxay ilatahay ruuxii guriga alle lagu caabudo kadhiga gurigiisa inuu alle kadalbaday inuu tuso inuu guriga lagu cabudo dago
@saacidqaylyahan6409
@saacidqaylyahan6409 4 часа назад
Gafbaa galeysaa Wana kala labtey falowgii
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад
oo waxa diyaaradaha lagu duqeyay ma mareexan ba war dowlada soomaaliya wa in maxkamada laso taago
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 4 часа назад
Mareexaan ka waxaan kula takin lahaa in ay sameeystaan Maxamed siyaad bare sawirkiisa oo aad modi’s in uu nool yahay waxeey qabiilada kale ka dhigeeysa a in ay kala carara an ileen waxeey idinkula dagaalamayaan warre mood aan in siyaad bare nool yahay
@Amineta.0
@Amineta.0 4 часа назад
Soomali is dileyso Kuma farxeyno Allah Kala qaboojiyo wax la dhoho guul ma jirtee wiilal baa isku go ay
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 5 часов назад
axmed garaad ayaa buuhoodle xaaraan ku haysta qaar ithiopianka ayey ushaqeeyasn qaar waa ssc qaar waa puntland.
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Час назад
No dagaal dagaalka ha la iska daayo ilaah ha kala qaboojiyo
@MahamedAfey
@MahamedAfey 4 часа назад
Aasha ayaad hadashey mareexaan wey kujabeen dagaalkaa hubkana iyagaa lagaqabsadey
@musamohammed7184
@musamohammed7184 4 часа назад
Warb ninku ma caruurbaa mise waa nacasa war xumaa
@museosman8296
@museosman8296 5 часов назад
Hadii uu mashid gato xasan dhiiqo uu googoi lahaa
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 5 часов назад
Guul walahay mareexan darood harti mantay wey cibadeysdan dhar baxo kul bey ku dhufdan dir hawiya dabacayun metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hubki masar laganey wa laga qabsaday jub iyo ha lag ba la garsiyey dir iyo hawiya dabacayun odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada madaxtooyada villa damajid shbb dacish wey fashil man wey jaban dagal mareexan iyo diri hawiya dabacayun waxa ka dabayey odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada madaxtooyada villa damajid shbb dacish sas ogda dalxa iyo somaliweyn
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 4 часа назад
Waxeey u baahan yihiin in ay qaataan sawirka siyaad bare madaxweynihii hor oo ay ka baqaan ha ku caysadaan sawirkiisa keliya way ka baqaan in uu nool yahay bay moodaan waxeey kula dagaalamayaan waa sidaas wax kale kama dhaxeeyo
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 3 часа назад
Kani gay ahaa miyaa goorma ayuu wariye noqday cidkastaa mobel keeda ayay wariye kunoqonaysaa miyaa waar waxakan ha dhagaysanina beenaalaha ah
@FartunK
@FartunK 4 часа назад
dhalinyaro xoolo dhaqato ah oo reer cali dalal ah ayeey moriyantii huwanta dir aheed oo al shabaabkoodii wato baa weerarka soo qaaday
@abobasement346
@abobasement346 5 часов назад
kan waxan maqlay wadamadah carabtah bah lagah so masafuriyay waa yutubar radinayah fayus war umadah bentah iyo doqonimadah kah jojih umadah wuxuu is moday mid war shegayah war kan fuyus ha sininah ina gumedkan bentah lah waregayah dadkan u shegayoh waa dad somalih ah waaa ku doqonimoh in aad ku faraxdoh dhig muslin war kan hadu jogoh lasaanod no shegah
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 4 часа назад
Tiimkaasow iyo hawiye iswata saaxiiba aalkolaysta ah ayaadilay familj nayroobidagan hooyo caruurteed faamil mj hadakahor wiilbaydileenreerbicidyahana hadanawiil ciise maxamuudabay weerladheceen
@dahirfarah7959
@dahirfarah7959 3 часа назад
Waryaa waxaadtahay qabyaladeyste waxad tahay afkunarlaha dadka isku dira iskuna babi iya dadka somaliyed wey israci donan adna walau xisabindonaa bidnilahi kariim
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 часа назад
Ilaahay hakala qaboojiyo
Далее
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Ururka KAAH oo wacdaro ka dhigay Boorama.
7:50
Просмотров 2,5 тыс.
WEREERISO (4879)
1:01:16
Просмотров 894