Тёмный

DEG DEG:DAAWO FIRDHIYE OO FARIIN ADAG UDIRAY|MOOSHIN HADA LAGA KEENAY GUDOOMIYAHA|XAALADA OO MEL XUN 

Sool channel
Подписаться 51 тыс.
Просмотров 18 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@shukrilibax
@shukrilibax 16 дней назад
Guuleyso walal ilaah dalkena diintena iyo dadkena hano badbaadiyo amiin 🤲
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Aamiin wllo❤
@Umo580
@Umo580 16 дней назад
FIRDHIYE IDOOR FIRDHIYE 👑👑👑👑👌👌👌✅️✅️✅️👍👍👍💪💪💪🫶🫶🫶💯💯💯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 16 дней назад
DADKA HA CAACIN DADKA HACAAYIN ILAAHAY KA BAQ ILAAHAY KA BAQ ADEER
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 16 дней назад
Good night guys.
@isninoali9533
@isninoali9533 16 дней назад
Maan sh Allaah Allaah kuxafido walaal dalxa❤❤❤❤❤❤❤
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 16 дней назад
PUNTLAAND UMA BAAHNA EE WAADANKA KHAATUMO DIB HA UBIXIN
@xaliimomaxamed1564
@xaliimomaxamed1564 16 дней назад
ma shaa allaah madaxwe fidhiye noolaw allaah ha kuxifdiyo
@siradhersi2273
@siradhersi2273 16 дней назад
Masha alaah rabbi ha xafido daarood ismaaciil, iyo shacabka soomaaliyeed inti nabada jecel. 😘❤️😘❤️😘❤️
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d 16 дней назад
maashaaallaah guuuuuuul ssc.khaaaatumo. inshaaallaah. forever.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 дней назад
ssc khaatumo wa inay iskaga hadho ismaacil horor wallahay inu dumiyu raba midkale reer ssc si alaale iyo si loogalo lagaran maayo wa dad cadowgoda kadabo orda
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 16 дней назад
That’s true ilaahay xaqa hatuso dadka umada isku dira
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 16 дней назад
Waa sidaas oo qudha masha allh D5 guul
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Guul iyo Gobanimo
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 16 дней назад
HADUU QABIILKU XUMAADAY!!!
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 16 дней назад
Kuwa dadka iskudiraya waa qabiilka lagasaaro sababtoo ah waa shaydaamo. Umada ale hakaqabto duliyiinta.
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 16 дней назад
Firehiye kugu maalnay inadeer from mj nin og in putland isaga la dhalatay ❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 16 дней назад
WERIYE MR DALXA 👑🐎🦁 JAZA KALLAA WA JAZAA AMEEN 🤲
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Shukran wllo❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 14 дней назад
❤❤❤ mahadsanid abti
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 дней назад
jabuuti waxay rabta inay maamul adoomo u ah kadhigto ssc khaatumo ee dhulhantow sidaas idinma caanfayso ee jabuuti iskaga hadha puntland ba idinku filane
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 дней назад
Dadka inyar baa fahameyesa dhagarta keligii taliyaha jabuuti dhulubahante ilaahaya wuxuu ku intixaamaya fudeeded ha iska daayan iyo aaminida deg deg ah inya u tagaaba ma aheen ninkii shalaya shacabkiisa xasuuqaya maantan mishimaya muuse juudan iyo keligii taliyaha jabuuti waya isla shaqeeyan waxa dhacaya waya isla ogo yihiin😟
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 16 дней назад
Adeer iska sax Qabiilku wax xun maaha waa wax fiican, Waxa xun waa Qabyaaladda ee maaha qabiilka. Qabiilku waa nasab laysku garto wixii wanaagana laysugu kaashado.
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 16 дней назад
Maalin wabaagsan.
@user-pq2yu7kw8d
@user-pq2yu7kw8d 16 дней назад
Geesi geesi dhalay
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 16 дней назад
Guul madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya guuleyso
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 16 дней назад
Caga juglen haddii joojin waayaan Boorsadadood horay ha u sii qaataan Xaavadahoda horay ha u aadan sidaas nabad ugu jirta ?????
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 17 дней назад
Badha. Saabaadii. Oo. Dhaan. Baa. Is waada. Haasata. Dada. Kiina. Waaqatiigi. Babka. Wade. Ilahoow. Saahal. Aamuuraha
@khalifjama3925
@khalifjama3925 16 дней назад
Guul khatumo puntland ❤ geesi firdhiye
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 16 дней назад
Anigu dulqaad aan ku daawado tikta malihiba dhiiga igu karaya waan iska deleday
@yasminali5763
@yasminali5763 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤d5 is one nation forever 🎉🎉
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 17 дней назад
Dhulbahante isaqa eyey ka xun yahin dowlada wa inatt so dhaweysay wa in ad la shaqeysan
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 дней назад
Saxee weeye hadalkaaga 👍
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Shukran❤
@engilyas44
@engilyas44 16 дней назад
Masha allah waad fiicantahay lakiin wad sharaxad badantahay intabadan adiga unba haddla Marka xaqiiqada sogudbii haddalkagana hayarado tky
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Mahadsanid
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 16 дней назад
Firdhiye geesi geesi dhalay daarood Ismail is super power ❤
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Alle haynoo xifdiyo❤
@AhmedRashid-j2z
@AhmedRashid-j2z 16 дней назад
Guul iyo gobanimo MD.fardhiye xaqiida ayuu shagay geese noolow MD.Firdhiye.
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 16 дней назад
Waa sax guuleyao DALHA
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Sharaf iyo karaamo❤❤
@calidaclood5205
@calidaclood5205 16 дней назад
ASC, Dalxoow Codka Firdhiye, lamaqlimaayo.
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Wllo sorry amuu talefankaga yahay
@farhiya4040
@farhiya4040 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamali4347
@zamzamali4347 16 дней назад
Puntland waa number one madaxay noo saaran yihiin
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Masha allah❤❤
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 16 дней назад
💝🌴 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك 🌴💝 🌴👑 Best Journaliste 👑🌴 Exactly that's true 💯👍 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً النصيحه مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Shukran wllo ❤❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 16 дней назад
Absolutely dayax waa kuaminsanahay waana kumahadsantahay shaqada adkayso dadka somaliyed thank you so much geesi qaran guuleyso Guuleyso Guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Shukran wllo.
@SulubHasan
@SulubHasan 10 дней назад
Ninkaa mr dayah Dadwaynaa soomaalieed Ee mudan sharfka iyo Qiimaha alle siyey please Hala garab galayo Samo Wade indinkana Ilaahay baa garabkiinna noqno
@KM_963
@KM_963 16 дней назад
Xildhibaanadani waa lacag doon way fakhriyeen Warkii da yaan la rumaysan
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 16 дней назад
Yaya xukumaan dadiiba dhamaye xataa dadak isku dhamaday xata hal mar kama hadal halasya fadhiyan oo canshuurta umada qaadanayaan
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 16 дней назад
Dandooda ba ay kadhex arkiwayeen ee shacab uhiilin mahayan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 16 дней назад
iska ceyrsha jaahilka oo afar jeeble ayuuu noqdey
@fadumoyasin3733
@fadumoyasin3733 16 дней назад
❤❤❤❤❤
@ismailahmed001
@ismailahmed001 16 дней назад
Fariid fariid dhalay
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 16 дней назад
Firdhiye muxuu ka doonay jabuuto sow cadawgeena ma ahayn wlh wlh ilaa maalintii uu aaday waa xanuunsana marka ninka ha loo sheego ha la weydiiyo waxa uu ka doonay jabuuti
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 16 дней назад
War parlamazn ma jito waa calooshooda u shaqasyayaal.waa la laayo.korka laga wada jro, laaluush cunayaal.laaaaluuush aan cuni umadan waa u shaqayn . Kala daa.
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 16 дней назад
❤❤firdhiye❤❤ guul❤❤guul❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@Channel.ports6
@Channel.ports6 17 дней назад
😂😂😂😂😂
@khalifjama3925
@khalifjama3925 16 дней назад
Cidna harti ma isku dirikarto ciyaalka TikTok waxba maha ninki dhagaysto baa ka liita
@user-um4hi7st1d
@user-um4hi7st1d 16 дней назад
O😅
@zamzamali4347
@zamzamali4347 16 дней назад
Ismail waa cadowga D5 laakiin siyaasadu madaxyo badan tahay waxaynuna ula dhigaynaa siday u ciyaaraan rag iyo rabbi bay leedahay
@bby6
@bby6 17 дней назад
Khilaf ba an ba ka dexjira dowlada mooryanta iyo qabuura faagida a muqdisho
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Waa runtaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 дней назад
MD firidhiye haka fogaado keligii taliyaha jabuuti oo yaan dhagarin shacabka hada kasoo kabanaya dhibaatadii iidooro u geyeseteye🥹
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 16 дней назад
Dalxa iyo aniga hadaan isku fikir nahay.saxwaa kaase dhulbahante ha dhahaan dalxa waa qadandanyahay vivi dalxa.ku socoo.you see guys.abaaba.
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
❤❤❤❤
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 15 дней назад
Inna adeer waxa ka qeeylinayo TOK TOK waa kuwa Magafe Soo maray o Qaarkod Sharci ma heestan 🤮🤮🤮 Nimanka aad maqleysid o Dhahayo Nin kale waan ku Wasin waa kuwa lagu soo Kufsaday 🤣 Wadanka waxaan ka soo Tagay 1986 anigo yar Dadkan TIK TOK ku jiro o SOMALIDA ah waan la yaabay Wadamada ey imadan Dhan weey ku Bahdilay yihiin🤮😡😡😡
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 16 дней назад
waa hambalyaynayas xildhibaanada mooshinka ka kernay afan madiobe , keep going brothers waa tuugo somaali meel xun ku wado reer qa uuro fallow
@JsheEhehej
@JsheEhehej 16 дней назад
Adah.tuh.ah.oo.rabah.inuuh.kagon Dorarkah.xasan.kusiyo.danah.kamah.lihid.dalkah.iyo.shacabkah.ee Wad.firsanaysah.dirarkah.ukusiyo Xasan.dal.xarasheh
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur 16 дней назад
Dhulbahahantoow waa inootahay waa ognahay xamaanta aad kuhaysaan buntilaand xasan shaikh baad ushaqaysaan
@soolchannel2329
@soolchannel2329 16 дней назад
Wllo Allah kabaq cid xumaan uhaysa walaladayo majirto anaa markhaati kaaga ah
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 17 дней назад
Badha. Saabaadii. Oo. Dhaan. Baa. Is waada. Haasata. Dada. Kiina. Waaqatiigi. Babka. Wade. Ilahoow. Saahal. Aamuuraha
Далее
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 252 тыс.