Тёмный

Deg Deg Faafahinta Qaraxii Ugu Waynaa Ee Ka Dhacay Xeebta Liido, Itoobiya Oo Wadahadal Codsatay 

Garaad TV
Подписаться 562 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@HusseinMohamoudali
@HusseinMohamoudali 2 месяца назад
Alleh guri janada ha ugu dhiso marxuumiinta oodhan & waalidkeyba iyo muslimiinta😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲
@FatoumaAwaleh-t6n
@FatoumaAwaleh-t6n 2 месяца назад
Allow u nqxariiso
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 2 месяца назад
ina lillah wa ina ileyhi raajicun allah u naxristo inti ku dhimatay qaraxi liido wa musibo😢😢😢
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
ilaahay ha unaxariisto.shacabkaa
@SumayooMaxamed
@SumayooMaxamed 2 месяца назад
ilaahay xaunahariisto😢😢😢😢
@user-nr6gc4ch6f
@user-nr6gc4ch6f 2 месяца назад
Alha Unaxaristo Dhamaan Intii Ku Geriyodey
@KhalidMaxamed-nm6po
@KhalidMaxamed-nm6po 2 месяца назад
😊😊
@yaasirismaacil-di4kx
@yaasirismaacil-di4kx 2 месяца назад
😢😢
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 2 месяца назад
CBB DHAN QARAXAAN WEY BUUN BUUNINAYAAN WAA LA IDIN FAHMAYAA ,,SAXIIBAYAAL
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 месяца назад
qaraxyada liido ee muqdisho yaa igu abuuray saacadihii iigu murugada badnaa aduunka ALLAH how u naxariisto dhamaan dadkii somaliyeed ku dhintay qaraxyada ehelkoodiina Samir iyo iimaan hakasiiyo , dhawacana ha caafiyo
@abdirizackkatuso6299
@abdirizackkatuso6299 2 месяца назад
Asc
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 месяца назад
اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين
@WaliXariir-qt2vm
@WaliXariir-qt2vm 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmeddembilguelleh
@Ahmeddembilguelleh 2 месяца назад
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun hawlgan Wayne ayaa looga bahan yahay cidanka qaranka dadwaynuhuna waa inay gacan kasiyaaaan
@NaimaDahir-ol9zg
@NaimaDahir-ol9zg 2 месяца назад
Sorry😭😭😭
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 2 месяца назад
Ilahayow unaxariso inta dimatay, ilahayow cadhowga umada kaqabo
@ElamaMohamed
@ElamaMohamed 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад
Ciidamada afrikaanka ah iyo xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe iyo kooxsha sb waa isku xiranyihiin
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 2 месяца назад
Guurguurte abaal iyo ballan midna malaha wa dayuus cuqdad qabiil ay ka buuxdo ilahey dalka iyo dadka soomaaliyeed haka qabto xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis
@BicharHassan-w2t
@BicharHassan-w2t 2 месяца назад
itobiya oo tacsi u dirtay dadkii Ku dhamaaday xeebta liido
@CabdulaahiYasiin-pi7ny
@CabdulaahiYasiin-pi7ny 2 месяца назад
Asc. Hogaaminta dalka ee Mdxw Xasan shiikh waxaan kumeteli karaa sidan soo socota, 1- Afartii sano ee hore waxaan kumetelay sida bahalka(gungumaha) layiraahdo oo koritaan kujira balse aan weynaan lana waayay shacab iska qabta. 2- Afartii sano ee Mdxw. Farmaajo lagama nasan ee gungumihii waxuu udillaacay(badbaado qaran) oo waa sii koray ilaa kaweynaaday gungumihii oo baalal ayuu yeeshay. 3- Hadduu gungumihii oo baalal leh soo noqday markale waa afarta sano ee hadda ah , suntiiisi waxay kufidday Magaalo madaxdii Xamar, maamul goboleedyada, qubuurihii, ciidankii dalka ee dhisnaa,iyo shacabkii oo ladhiig baxaya suntii Gungumaha iyo damuljadiidkiisi oo isubeddelay( Al-shabaab). Qoraha xaqiiqda geyigeenna oo ubaahan samotabixin. Mahadsanidin.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 месяца назад
Farmaajo isagaa Shabaab la shaqaysan jiray oo Soobe 1 iyo 2 intii ku dhimataa ka badnaa ee waxba ha inoo xayaysiin madaxweyne ka xun dalka sooma marin soomana Mari doonto Bi.idnilaahi Kariim
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 месяца назад
KUMAYAN SOMALI AYAA LA DILAYAA HAL NIN ARAB AYAA MUDAHARAD LOO SAMENAYAA SHACABKA SOMALIYA WAA EEYO DHINTAY
@anaswasuge9050
@anaswasuge9050 2 месяца назад
😭😭😭🤲🤲😱
@xuseendiiriye6973
@xuseendiiriye6973 2 месяца назад
Rabbiyow caziizow ugurmo umadani Islamka e cadawgu heeray meel ay jooganba, Rabbiyow khaliqow muslim adiga unba wali u ah e Rabbiyow cadawga kaga goobo calamul Islam dhamantiinba
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 месяца назад
DAWLADA IYO SHACABKA GACMAHA JIJIMO GASHTA NAAG WAXBA MADHANTAN 17 SANO AYAADBISKA CELIN WEYDEEN GUMEYSIGA YAHUDIGA MADOW WECELADA SHABAB.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Ciidanku muxuu Afjarayaa ma marka boqolaal qof dhaawac iyo dhimasho Noqdeen.hal.qo.ayaa.galaaftay.boqolaal.qof
@WaliXariir-qt2vm
@WaliXariir-qt2vm 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SleepyAlpineSkiing-gn9pz
@SleepyAlpineSkiing-gn9pz 2 месяца назад
Waartarikhda sheeg wagorma
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 месяца назад
Hhhhhh munaafaq taahaaye garaad laawow Dawladda Soomalia Ee Aad leedahay waxay difaacay waxa Aad ku sheegtay Qaranimadeeda iyo Midnimadeedu may difaacdo maqaaxiyaha yar yar Ee Muqdisho ku yaala sida ta shalay lagu halaagmay Ee liido war ilayn Af Aanad lahayn ma qabatid waxaan kuu sheegay naa Mr taahaaye In Aan Ethiopia iyo Soomalia is haynin Ee ay cida is haysaa tahay Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomalia yaad khaldi kartaa Mr taahaaye
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
DAWLAD la.aantu xumaa waa dawlad lashaqaynaysa..Argagixisada❤
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 2 месяца назад
Dowladeena allaha barakeeyo waxbadan ayey qabatey.Muqdisho waa nabad 100% , qaraxaan yar waxba yaan la buun buunin
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад
xamar markaan marekan wuu rabaa qiimaha soomaaliyoo dhana waad qabtaan 30 sano xasana barkacayaasha cagaf ha ku qaado shabaabna qarax ha ku dhameeyaan ama xalane dagaal ku qaada ama xamar isaga baxa hadii kalae waad ku dhamaaneysaan dhaliyarada hadii la dhameeyo kuwa waaweyn waxba ma qaban karaan wuu la wareegi karaa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Xasan Gurguurte intuu ku mashquulsan.yahay.badda dal.aanu.lahayn.muu.ku.mashquulo.amaanka inta uu xukumo❤
@liinaun
@liinaun 2 месяца назад
Furo qaldan baa sidataa 😅
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Dawlada xasan Gurguurte ayaa ka danbaysa Qaraxyada
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 2 месяца назад
AAD BAAN UGU FARAX SANAHAY WAXA KUDHACAY QADAAD WAYN IYO XAMAR
@ibrahimmaidane8642
@ibrahimmaidane8642 2 месяца назад
Hala barto Ashabaab
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 месяца назад
TURKI GET OUT SOMALI AFFAIRS. INTERNALIONAL COMMUNITY WE BEG TELL TURKI NOT INTERFER DOMISTIC AFFAIRS SOMALIA..
Далее
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,3 млн