Тёмный
Garaad TV
Garaad TV
Garaad TV
Подписаться
Garaad Tv is an independent News update channel owned by Garaad Tv Inc. Established in 2013 by journalist, Garaad Tv is the largest Somali News update RU-vid channel.

Garaad Tv covers all the latest headlines in news, politics and society. Garaad Tv is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports.

Garaad Tv main headquarters is in Mogadishu capital city of Somalia. Main office Hargeisa, Garowe, Galkayo, Kismayo, Baidoa and Oslo-Norway.

To get latest world news subscribe our channel and spread share and like, enjoy our videos..
Комментарии
@user-qe5dp9bn6o
@user-qe5dp9bn6o 2 часа назад
Feysal canbuulo nin jiraa maaha waxa uu sidaas ugu calaa calaayo bari hadeey hargeeysa wax noqoto leeyn uu ka hantaaqo ka heli maayo waxuuna noqon doonaa tuke canbaar leh
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 3 часа назад
Shiikh Suufi
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 4 часа назад
War mouse hooyadii Malaha bada reer awdalbaa leh
@nazriomer9302
@nazriomer9302 4 часа назад
Somaliland ilahayba garab taagan somali hooray wax uga qadi wayday miise waba haada oo ay dawlaad tahay
@Haqiiqooyin
@Haqiiqooyin 4 часа назад
Waxaa xaqiiq ah maraykanku markii horaba dalkeena Somalia inuu danihiisa kawatay xoolaha xaaraanta ah uu kufaanayo ha haysto xamze dal soomaaliyeed oo xor buu masuul ka,yahay diintiisaana amraysa Muslimta falastiin inuu taageero🇸🇴❤🇩🇯❤🇵🇸❤🇾🇪💪 nagu kala wad dheh maraykan gaal
@MuseAbdi-ji6wo
@MuseAbdi-ji6wo 4 часа назад
Alle ha unaxariisto. Professor jawaaari. ❤❤😢😢😢😢
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 часов назад
Dawlada Somalia 🇸🇴 waxa loga bahan yahay inu hubeyo . Jamuriyada xorta ah ee malmo kaa dhiman yihin xorriyadeda , hadikale isaga kadanbeya xarashka somalida
@aliabuosman9759
@aliabuosman9759 5 часов назад
asc waxaan si Naxaariisi ku dheehantay idiinka codsanayaa in aad wararka graad tv ku taarikhaysaan day month year thanks
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 5 часов назад
Feisal waal warkiisa lama qaato
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 5 часов назад
TAASI WAA MUDO KOROSI EEY DAMACSAN YIHIIN.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 6 часов назад
Faysal Faaruq waa dilaalka siyaasadda, wuxu u gogol xaarayaa sidii Muuse u sii joogi lahaa. Markaa wuxu shacabka reer Waqooyiga ka dhaadhicinayaa in dagaal loo diyaargaroobo
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 7 часов назад
Qabuuraha sheikh suufi waaye, cali suufi ha dhihin
@nazdalaan
@nazdalaan 7 часов назад
Thanks to BIIXI “ the deaf” he put Somaliland in a predicament political position. Thank you BIIXI..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@baarmohamed8520
@baarmohamed8520 7 часов назад
soo kaxaye itopia dee bal inayidindafacaan duli foqal duli
@CabdiqaadirIbrahim-ej1fk
@CabdiqaadirIbrahim-ej1fk 8 часов назад
Hada maxaa laleeyahay❤
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 8 часов назад
Somali aduunka o dhan wa nahay o joogna wa dil cudurka itbiya wa maseyr maseyrna dawadiisa wa dil
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 8 часов назад
Itobiya waligeyn we fuck muse biixi dad u maleya itobiya jigjiiga wa dalka xayiwanada wa iska dhageyasna
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 8 часов назад
Asc Asxaabeey Ma Xamar ayaa wali Meeyd lagu Duugaa Xasan Qabuura Faagte miyaa ka tanusulay qodistii Qabuura ha Sow tii lahafii ANX Max,ed Suleeybaan Tubeec oo ahaa sataanta Qaranka lafahiisa bada lagu daadiyay.
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 8 часов назад
Kkkkk khaatumay is kacelinwayene ma Somali bay iska celinayaan
@Aboubakerahmed95
@Aboubakerahmed95 8 часов назад
Les moments où Moussa cesse de mentir à son peuple sont cruciaux. Il est allé trop loin. La petite autorité qui lui a été donnée a malheureusement été mal interprétée et il a dépassé certaines normes et règles. Il cherche à vendre l'honneur et la personnalité de l'homme somalien par une histoire de rancune. Le jeu est terminé. Vive la grande Somalie !
@user-xr2mq5jz2l
@user-xr2mq5jz2l 8 часов назад
Miyaad iloowday dhiigii Aad Ku daadiseen Laas Caano Middii Laas Caano Waa in la idinka Jaraa
@jandraravi9816
@jandraravi9816 8 часов назад
BAASTER WARAABE DHAB AH...HADAA ISKU DAYDO IN BADA SOOMALIYA AMXAARO LOO GACAN GELIYO WAANU KAA TIRTIRI ADUUNKA
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 8 часов назад
Wax soomaliland la yidhaa ma jirto ee waxa jira soomali diid argagixiso ah oo uu hogaminayo muuse juudan
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 9 часов назад
waa sax waxaa qasab ah in maamulka hargaysa meesha laga saaro, soomaali boog bay ku noqdeen, caqlina maleh waa dadka ay dawlad kasta oo dunida jirta ay ka dabar jarto dalkeeda, waa waajib diini ah in cagta la mariyo maamulka qudhunka ah ee hargaysa fadhiya !!??
@ja007mes5
@ja007mes5 9 часов назад
Somaliland waa dhooso , it doesnt harm any body
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 9 часов назад
SIMALILAND ITOBIYA IYO SHABAAB OO IS BAHEYDI NOQDAY DULAN KU AH INAY GACANTA KU DHIGAN SOMALI GUUD AHAAN.
@Kimodadon
@Kimodadon 9 часов назад
Doqonkaan ina Dhurwaa wuu waashey 😂😂😂
@user-fc3du7zj5n
@user-fc3du7zj5n 9 часов назад
Waan sodawenhaya arintas
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 9 часов назад
Xilligaasba Amxaaro oy umadex yahey mengiste hayle maryame dhiigyo cabkii qabiilka Amxaaro oo itoobiya korneylkii umadex ahaa yey kuso hogaamiiyeyn xuduudaha dalka soomaaliya Aagaas xarshintii muuse ka yimid iyo wajaalke otaangiyaddii anxaarada itoobiya so galsheyn beesha ISaaq oburburinta dawladdii kacaanka Soomaaliyeed iyaga iyo itoobiya ka madex ahaayeyn waa duuul yaab leh owaliba Soomalidiiid ah kuligoodba
@sour.candly7868
@sour.candly7868 9 часов назад
Waa isku Xaareen SNM Feysal Fulay Cafaayad Xiro waad ilowdeen markaad Rer Sool Xasuuqdeen tii baa leydinka jarayaa la soco............
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 9 часов назад
WAAAAAA SAX IN BIXXI GACANTA LAGU SO DHIGGA === WAAAAA QAWARIJ MUSE BIIXXI ILA SNM WAAAAAAAAA IN GACCCANTA LAGU SO DHIGGGGAA INTA SIYASADA KU LUG LEH OOOOOO DHAN DHAN
@fvys7264
@fvys7264 9 часов назад
Garaad Tv jira oo jooga waxaanba idinku jeclahay wararka xaqiiqada ah iyo sida aad wararka ula soo dhaqsaneysaaan❤❤🎉🎉
@BobbyBrumaghim
@BobbyBrumaghim 9 часов назад
Le niveau de nuance et de complexité de cette conversation est vraiment impressionnant. C'est comme éplucher les couches d'un oignon.💞
@user-go1pl4ot8k
@user-go1pl4ot8k 9 часов назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-...........
@dargo114
@dargo114 10 часов назад
Garaad TV, kasoo hadla Gobolka Sitti oo dagaalo kasocdaan.
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v 11 часов назад
Ina lillaahi wa ina ilaahi rajucun.Aamiin!
@nailsissak3207
@nailsissak3207 12 часов назад
Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajucuun illahay ha u naxariisto professor jawaari illahay qabriga ha u nuuriyo samir iyo imaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay amiin yaa allah
@Aminaaliomar-m3k
@Aminaaliomar-m3k 12 часов назад
😊
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 12 часов назад
Run aanlagafiirsan waakadarantahay beenlagugudurayo ee iskafiiri saxafi mahadssanid
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 12 часов назад
Adigu katfishinahaan aadushaqeeneesa meeska eegtay eeda dusha usaarta walaalha turrkiga
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 13 часов назад
Md. Dani, wuxuu noqday mid u xiriiran dowlada Ethiopia oo uu adeecsanyahay asago uga tagay Somalinimadii. Waxaa nomudda xaraashka uu ku sameeyay maamulka Puntland, hadda taagan tahay middii ugu xumayd dad reer Puntland.
@aabubakar6615
@aabubakar6615 13 часов назад
Somalida waa dad jira se daciif ah,qaranimo iyo qabyaaladna wax la is ag dhigikaro maahan se hadana Somaliya in qabyaalad lagazuliyo wax sahlan oo 500 oo sano sosota lazulinkaro mahan se ahate aan kadhigano qabyalada wax inoo gaar ah anaga dhexdena oo aan ku xifaltano se ahate hadey shekadu ay noqoto shisheeye somalidu waa iney isku af kuhadasho oo isgarabtagto oo cadowgeda hal meel ogasojesato,dadka madaxda ah kursiga qabyaalad aya lagusarey ee doorasho kuma joogo saas darted dadweynaha qabyaalada jecelow madaxdina waa inaad kursiga katurtan kursiga si kii aad adi kursi sartey cadow kugu soo hogaamin
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 13 часов назад
Yes talabo halaga qado talabo
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 14 часов назад
Excellent
@nailsissak3207
@nailsissak3207 14 часов назад
Guul turkey Erdogan guuleyso ❤❤❤❤
@nailsissak3207
@nailsissak3207 14 часов назад
Inta Ethiopian u adegaysa iyo daba dhilif oo dhan illahay umada ha ka qabto way naceebeeyeen qashinku uf waxaas baa Somali sheeganaya cadowga u adeegaya
@flackflick689
@flackflick689 14 часов назад
puntland + somaliland sxb number one ethopia KKKKK🤣
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 14 часов назад
Beenaale wax xidhiidh ah oo burburyaa Ma jirtee beenta jooji
@zanko6317
@zanko6317 15 часов назад
Damiir malaha kuwa taageerayo itobiya ee allaha jabiyo
@jamacadan2200
@jamacadan2200 15 часов назад
Waa sax hadalka turkiya uu u diray in maanta adaka somaaliyeed oo baarlamanka oo xildhibaano ah ama madaxkamid ah inmaanta ey qaarka mid ah ey lasafanyihin itopia deg deg halo xiro Hana ladilo deg deg maantaba .